Narrated Abu Huraira: The Prophet (ﷺ) said, "Whoever does not give up forged speech and evil actions, Allah is not in need of his leaving his food and drink (i.e. Allah will not accept his fasting.)"
10 u dambeyay ihey hana dhigo kuwi nasiibka u yeshay inay ka faidestan inshaa alaah walalayal an dadalno ramadanka dambe inadan nasib u helin ayaa laga yaba
Cuntada masar ee aad amaaneyso ma koshiri iyo dhiiga la fadhiisiyay ee lagu leyahay waa beer iyo fuul ceesh ma waxaas baad cunto u taqaanaa. xanuun baa laga qaadaa.
Zhp music inaga daa oo quraan ama wax kale oo bilaa music ah saaro bilis waa bil ramadaan zhp wan kutaagera dhakhtar adi iyo gedi sahan iyo saaxibka qays qaysar ❤mahad sanid zhp muqalka quruxda badan ee aad natustay masar
@@USSEIN_WAJEER mudo fog ayan ku nola dib u fiirso waxay lacag maraykanka kaga qaatan caburinta xuquuqda rer falastiin xukumadi siyad bare waxay u gaysteen dhaawacyo culus dagaaladi itoobiya ninka hada xukuma wa nin dhiigyo cab oo u sabab ah dhimashadi maxamed morsi
@@ibrahimgas6536Stop your nonsense, you ignorant person. Egypt fought Israel, America, Britain and France for twenty-five years from the mid-forties until the seventies. Palestine is not only Egypt’s issue, but the issue of all Arabs and Muslims.
As people from Somali, we shouldn’t differentiate between Mogadishu and Hargeisa. They are both beautiful, alhamdulilah to Allah who has given us both.
@@SheekeyeSharmaarke 😂😂😂Wu iga qasliyay marku yidhi dhakhtar reer kaygi iya meesha lagu qalajiyay dadka intooda badani ma fahmayan oo réer somalilad ma aha ilmaderaday iyaay meesha ku qalajiyen wa reerka isaq ugu dhiiga badan ilahay hano daaye sidan uu jecelay noolada ilmadero ya
Acww waad ku mahadsan tahay laakiin barnaamijkii af sax ayaa kula jooga markaad afkaaga hooyo qoreysid iska hagaaji xarfaha waa iga xasuusin sida adduunka maxay kaga duwan tahay halka aan u socdaana xarafka laba laabma ee adduunka mahadsanid.
sxp dha2qtar hadaa talo kugu darsado madama soon ey tahay videogaga aan daawaneeno oo aan soomanahay videoga waxaa kadeesaa heesaha music le sida hada dhantada kusaran oo kale si aan ugu raxesano videoyasha anaga oo sooman
Wiilku carabta waxba kama yaqaano inay caruurta iyo Dumarka caabudan ,oo Haddad ag marto waxay moodayn inaad kufsanyso ,sideena oo kale Maaha ee ha Deg degin dheh 😂
@@musinhoosman-du9hi 😂😂😂 Maya ma caabudaan balse dumarka aad Bay y ilaaliyaan, in kastoy ilaalintaa badani ay keentay inay hablihii hadhow markay jaanis helaan ay faraha ka baxaan
May Allah guide them I.a they should tek example whts going in Gaza ,they should benefit from the peace in way Islam teaches not music and mixing of oposit gender. . wa ummad lonsan
@@AbdulahiSergio Narrated Abu Huraira: The Prophet (ﷺ) said, "Whoever does not give up forged speech and evil actions, Allah is not in need of his leaving his food and drink (i.e. Allah will not accept his fasting.)"
@@Hornscope ma adiga ah allihii aqbalaayay war somalida wax aan loo dirsan jeclaa inay ka sheegeeyaan war umadoo umada ka dhamaaw illah isaga og waxa ka dhaxeeya adoonkiisa iyo isagee
@@MARYAM-12105 Allah (Glorified be He) says: “The believers, men and women, are Auliyâ’ (helpers, supporters, friends, protectors) of one another; they enjoin (on the people) Al-Ma‘rûf (i.e. Islâmic Monotheism and all that Islâm orders one to do), and forbid (people) from Al-Munkar (i.e. polytheism and disbelief of all kinds, and all that Islâm has forbidden); they perform As-Salât (Iqâmat-as-Salât), and give the Zakât, and obey Allâh and His Messenger. Allâh will have His Mercy on them. Surely Allâh is All-Mighty, All-Wise.” [Al-Tawbah: 71]
Xaqjir Argagixe baad tahay horena waan ku arkay adigoo leh 'ala fiicnaydaa hadii la qarrxiyo xarunta hidaha iyo dhaqanka ee hargeysa ku taal ee kabanka lagu tumo ehelada iyo asxaabta ku caweeyaan. Illahay ma tihid wuxuu illahay aqbalayyo maxaa ku ogeeysiiyey? Waxyaabo aan jecleeysan oon maala yacni u arko waan ku arkay masaarida laakiin illahay ma tihid ma odhan kartid soonkiinu lama aqbalayyo! Keliya waxaad odhan karta waxaas iyo waxaas ayaa ila khaldan.
Dunidaaan masoo Marin ruux ka qayr badan nabi Mohammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Scw
Nabiga like haku radinin
Scw scw scw
@@IsmailKhan-jy9mp waxba ku yeelimaaye ku salli xabiibkeena wllo scw scw scw wlloh bakhaylkii Rasuulku sheegay ha noqon scw scw scw ilaahay kaama dhigo adigiyo annagiyo islaamkabe aamin inshaa AllAAH SCW SCW SCW
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
Narrated Abu Huraira:
The Prophet (ﷺ) said, "Whoever does not give up forged speech and evil actions, Allah is not in need of his leaving his food and drink (i.e. Allah will not accept his fasting.)"
Sallalaahu caleyhi wasalam
Qaza oo ujirta wax yar dhiig baa qulqulaya
😢😢😢
Waxba uma qadan karaan hadeey is waalaan qaahira baa dhiig qulqulayaa. Carab waa laangaab caadi ah. Ilahay umadaas dhibka haka saaro.
😢😢
Ale igeeg Masar Qaahira Insha allah Asxaabta igu so duceya😢😢
I love Egypt 🇪🇬 because is beautiful ♥️♥️♥️👍🏻
Gabadha waa inti wilka anta masar axla balad wa uxiisay 2022 igu danbeysay Egypt 🇪🇬 love you
10 u dambeyay ihey hana dhigo kuwi nasiibka u yeshay inay ka faidestan inshaa alaah walalayal an dadalno ramadanka dambe inadan nasib u helin ayaa laga yaba
Kkk masha Allah carabiga xoogaa waad yara keentay balse raga iyo haweenku weeraha weey ukala duwan yihiin Ata raga ayaa loo isticmaalaa haweenkeena waa Ati
Magalda sharma Al sheekhna dalxiiska ku dara oo war bixin kasoo diyaaariya libah
Save journy
Waa Ramadan ee musiga iskada waliba tobanki danbe ayaa bilabmaya ee cibadayso video yawyada iskada😢😢😢
Musigu maaha xaaraan
@@AhmedAli-fb7ub waa xaaraan nijaas yahow
@@AhmedAli-fb7ubshaki kuma jiro inay xaraan yihiin
Masar waa dal kamida kuwa aadka ugu jecelahy m.a cuntooyinkeegana lagama sheekayn karo ❤🇪🇬
Absolutely 💯 haa
😂😂😅
Cuntada masar ee aad amaaneyso ma koshiri iyo dhiiga la fadhiisiyay ee lagu leyahay waa beer iyo fuul ceesh ma waxaas baad cunto u taqaanaa. xanuun baa laga qaadaa.
Cunto iyo masar kala dheer , nin cunto karin iga neceb majiro hadana waxay igu kalifeen inaa cunto karsado wax aad mehradooda kacunto heli maysid , fuul iyo kadaran cunaan
@@Cristianocr7-j5ldushaas uun baan ka arkaa dhaldhalaalkooda miyay cunto xunyiin kkk
Dhakhtar Wad ka haysa taliye❤🎉
FROM SOMALILAND HORE USOCO BRO❤🎉
😂😂
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
❤😮🎉
aggah hahahaha
😂😂😂
Shuubo madow super madow
Zhp music inaga daa oo quraan ama wax kale oo bilaa music ah saaro bilis waa bil ramadaan zhp wan kutaagera dhakhtar adi iyo gedi sahan iyo saaxibka qays qaysar ❤mahad sanid zhp muqalka quruxda badan ee aad natustay masar
Carabta aniga shaqsi ahaan waan ku xajiimoodaa. Naceyb uma qabo laakin kama helo.
NIO Catabta waa bakhti Alle Rasuul midna oqoonin
❤❤❤hablahoda qurux badnaa masha Allah
Dhakhtar iyo inanatu way isku soo baxayaan ❤
Hadad doonayso taariikhdoda
Wa cadowga musliminta
Wa dad lacagta caabuda
Wa dad dumarkoda iibsan karto
Wa dad taariikhdoda mugdi u badan
Why bro?
@@USSEIN_WAJEER mudo fog ayan ku nola dib u fiirso waxay lacag maraykanka kaga qaatan caburinta xuquuqda rer falastiin xukumadi siyad bare waxay u gaysteen dhaawacyo culus dagaaladi itoobiya ninka hada xukuma wa nin dhiigyo cab oo u sabab ah dhimashadi maxamed morsi
@@ibrahimgas6536marka ma mujirmka dalka haysta baa dadka reer masar oo dhan kaga qiyaas qaadatay?!
@@ibrahimgas6536Stop your nonsense, you ignorant person. Egypt fought Israel, America, Britain and France for twenty-five years from the mid-forties until the seventies. Palestine is not only Egypt’s issue, but the issue of all Arabs and Muslims.
Masha Allah Ramadan Mubarak
ramadan iyo music bismillahi
Ramdaan kariim wll dhakhtar 🎉❤❤
Ramadaan kareem dhakh tar horey usoco ❤❤
As people from Somali, we shouldn’t differentiate between Mogadishu and Hargeisa. They are both beautiful, alhamdulilah to Allah who has given us both.
WE need somalian union
Muqdisho and hargeisa are not same country they are like qahira and Khartoum
🤣🤣🤣😂@@khaledomer468
@@khaledomer468😂😂been badnida farax
Some of best Somalian TH-camrs keep up mi prozki dhakhtar❤
Jah ilmahyga mustqblka gurikooda Egypt 🇪🇬 🙏 💙
Ani xitaa aad ayan ujeclahay
Salaam sare inader wa daawac ku subsgareyey. good job inader fro u.s.a.
انت. جميلmaha.
Waxa sax ah انتِ جميلة
My role model
Mohamett dhakhtar ❤
Run sheeg
Dakhtar flog yo cajiibad so gudbisa imika keep going brother ❤🎉
Dhakhtar wx tagta meesha somalida taariikhdeeda taalo please
Dhaqtar waxa noga soo warantaa qiimaha guryaha new cairo inta lagu kireesto iyo skolada iyo qimaahooda
Nolasheda qali mahan
Egypt 🇪🇬 cairo 🥰🥰
When He says "Reerkaygi bay Hlka ku qaliJiyeen " I Can't stop laughing 😭😭😂😂
Me walbod tagto allha kugu nabad yelo wll qali❤
insha allh Dhawan iman isleyahay
Wlle waan kuu xerenhy ee waxaan kaacodsanayaa inaad naga deyso heesta
Masha allah anigu masar ayan kula jooga gar ahan hfada lixda october❤
Min al somal ❤
Wllo musika naga daa waramadane hesbila musik ah nosar wllo 😊🤗❤
Dhakhtarr horumar waad gaadhay zxp
Habarjeclo poawer ❤🎉
Asc Dhakhtar sxb Well done brother carabidii lkin beerka ayaad ka laaday 😂😂
Alla ma dawacadeeni bay qalajiyeen war si inoomay galin😂
Waa in aynu dagaal qaadna siisina waa hawdka burco lagu maxkamadeeya 🤬😡
@@SheekeyeSharmaarke
😂😂😂Wu iga qasliyay marku yidhi dhakhtar reer kaygi iya meesha lagu qalajiyay dadka intooda badani ma fahmayan oo réer somalilad ma aha ilmaderaday iyaay meesha ku qalajiyen wa reerka isaq ugu dhiiga badan ilahay hano daaye sidan uu jecelay noolada ilmadero ya
Music_gan youtupe ka geedi sahan baa caan ku ah😁
Mcha allah go forward brother ❤
reer burco waa dad wacan lakiin carabida way ku liitaan , tolow ma schoolo arabic ah ayaan ku oolin meeshas
Acww waad ku mahadsan tahay laakiin barnaamijkii af sax ayaa kula jooga markaad afkaaga hooyo qoreysid iska hagaaji xarfaha waa iga xasuusin sida adduunka maxay kaga duwan tahay halka aan u socdaana xarafka laba laabma ee adduunka mahadsanid.
sxp dha2qtar hadaa talo kugu darsado madama soon ey tahay videogaga aan daawaneeno oo aan soomanahay videoga waxaa kadeesaa heesaha music le sida hada dhantada kusaran oo kale si aan ugu raxesano videoyasha anaga oo sooman
You deserve a 👍
Zhp dhakhtarrr dadka iyaga OO sooman ayey daawanayaan ee music ka dhaaf
Gabadh yaroo carab ah haku odhan
أنت جميلة
Yaan aduunka lagu dhaafine
يا عمو يا خالو
Taas adeegso
Waa maxay micnaheeda?
@@KalelaChannel
Wuxuu ku yidhi: waad qurux badan tahay
Wiilku carabta waxba kama yaqaano inay caruurta iyo Dumarka caabudan ,oo Haddad ag marto waxay moodayn inaad kufsanyso ,sideena oo kale Maaha ee ha Deg degin dheh 😂
@@musinhoosman-du9hi
😂😂😂
Maya ma caabudaan balse dumarka aad Bay y ilaaliyaan, in kastoy ilaalintaa badani ay keentay inay hablihii hadhow markay jaanis helaan ay faraha ka baxaan
zxp burco madagantahay hadaad dagantahay xaafada hodan makadagatahay makasiidagantah masjidulxudayfa hadaad dantahay waan inaqaanaa zxp 😢😢inaankurkobaanrabaa😢😢😢masjidulxudayfa alle hanagukulmiyo😊😊😊😢😢😢
Masaajid baan kugu dhexdaawanayaa music ga ka daa masaajidka 9:59 dalacaad iyo naaqusaadbaad nagu dishee 10:06
M.a keep going bro ❤😊
And I miss Cairo ❤
Masar habeen kii ayaa la socdaa maalin wax sucdo waa dad shaqo aaday iyo arday
Mansh Allah Allah wa cashar reer Somaliland guul
Adoo 50k maraayo aa follow kuso dhahy ilaa hda waan kula socdaa tlyi dharka ciida ii gad😂
Bal wrn niow 😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🏆🏆❤️🌹❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️
Wan vicnhy ee zonka kawaran lbx 😊😅
Waad ka maseyertay markii lagu yiri muqdisho wey quraxdahay yaa hargeisa ka yaqaan calamka hargeisa somalia dheh wa la fahmaa markaas
I miss Cairo 😢🎉❤
HEESTA QASIIDO KU BADAL BILAA MUSIK AH THANKS SXB
Bro plz music naga dhaaf
Zxp dhakhtarow heeseha ka badal ramaadanta iyo mararka kale ba
Subxanallah , Ramadan and music ?
Masar ayaan tegayaa wll😆 2:41
War sxb masar aadaan uguxiisaqabaaye muuqalada soobadi❤
Anta kuye anti dheh😂😂😂😂
Inankaygii Allah ha ku xafido
Waar meheradii fircoon ee kacday vlog ka soo samee😂😂
😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂
Ama tii haamanba 😂🤔
Garacow fitcoon meherad miyu laha 😂😂😂
Maasha allaah ❤
sidaan usugayay ban daala video-yada thank u
Dhakhtaroow Taa yar ma numberkaad ka qortay The Legend😂
Garacoww hda niyada ku hayay wlhi 😂😂
M.a keep going my brother
❤ good sister❤
5:07 mashAllah.😅
Incredible videos ❤
waan kusoo raacay dhakhtar
May Allah guide them I.a they should tek example whts going in Gaza ,they should benefit from the peace in way Islam teaches not music and mixing of oposit gender. . wa ummad lonsan
I am came in very very very soon inshallah
Mansha Allah ❤
Best TH-camr
Fav YoutuBer Dhakhtar ❤
Masha Allah
Dhakhtarow sxp heesta ku dulduuban Kadaa sxp si asn videoga udaawano
Waaaawa waan jeclahay wlhi kunafaha
Masar Umu dunyaa😀🤚🏾
😂wallo markad imanayso xalwadas noso qad❤
Wllkay hore u soco dhakhatar ❤✋
Neo Gabdhaha maxe ka rabeen
Ramadan laydinka aqbalayo ma jirto ee Wakhtigiina si fiican isaga qaata oo waxba ha soomina
Maxad kutiri hadalkan prof ukeen bal?
@@AbdulahiSergio Narrated Abu Huraira:
The Prophet (ﷺ) said, "Whoever does not give up forged speech and evil actions, Allah is not in need of his leaving his food and drink (i.e. Allah will not accept his fasting.)"
@@Hornscope ma adiga ah allihii aqbalaayay war somalida wax aan loo dirsan jeclaa inay ka sheegeeyaan war umadoo umada ka dhamaaw illah isaga og waxa ka dhaxeeya adoonkiisa iyo isagee
@@MARYAM-12105 Allah (Glorified be He) says: “The believers, men and women, are Auliyâ’ (helpers, supporters, friends, protectors) of one another; they enjoin (on the people) Al-Ma‘rûf (i.e. Islâmic Monotheism and all that Islâm orders one to do), and forbid (people) from Al-Munkar (i.e. polytheism and disbelief of all kinds, and all that Islâm has forbidden); they perform As-Salât (Iqâmat-as-Salât), and give the Zakât, and obey Allâh and His Messenger. Allâh will have His Mercy on them. Surely Allâh is All-Mighty, All-Wise.” [Al-Tawbah: 71]
Xaqjir Argagixe baad tahay horena waan ku arkay adigoo leh 'ala fiicnaydaa hadii la qarrxiyo xarunta hidaha iyo dhaqanka ee hargeysa ku taal ee kabanka lagu tumo ehelada iyo asxaabta ku caweeyaan. Illahay ma tihid wuxuu illahay aqbalayyo maxaa ku ogeeysiiyey? Waxyaabo aan jecleeysan oon maala yacni u arko waan ku arkay masaarida laakiin illahay ma tihid ma odhan kartid soonkiinu lama aqbalayyo! Keliya waxaad odhan karta waxaas iyo waxaas ayaa ila khaldan.
Jin iyo iinsiba iskugu imanayaan😂😂😂
Ilahow wadankena oo saan ah natus
Keep going pro 😊😅😮
Allow tabta dhawtar mawel iyo qayz
Ma khankhalilah ayad joogta wllo
War rerkena ino so qad wayyyy xagay uqalajiyen😂😂😂
Habar jeclo miyaa😂
@@mahdimo6276 haaaa inader
Nagamey xishoon wuxu 🦊 in reer dhan logadooda thy ma oga😂
@@SheekeyeSharmaarke ha wle😂
Gabdh malaga helayaaa masar nio
hees baan ka carari video guna inyar hdu saa usoc do music io hees baa ku jidha 😂
Scw scw scw scw ❤❤❤😊