Hooyo waxa raadinaysa wiilkeed laakiin ayada xitaa waalidkeed waa kasoo tagtay dibna uma raadin yaab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 4 วันที่ผ่านมา +1

    ‏اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شئت ‏ ‏سهلا.

  • @ju4965
    @ju4965 6 วันที่ผ่านมา +5

    Dhibaatada aduunka badanaa ilaahay ha sahlo hooyo macaan wiilkeeda😢

  • @xamdidaahir-il9ml
    @xamdidaahir-il9ml 5 วันที่ผ่านมา

    Allah soo wada sahlo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyadaas ayadaa khaldanayd wiilka yar cidlo bay uuga soo tagtay kaaga darane waxay tiri wiilka aabihiis wuu waalnaa marka ilmahaas yar hooyo la’aan iyo aabe la’aan buu koray Maskiin. Abaayo ilaahay hakuu soo sahlo walaalkaa la dayacay

  • @ashawooo
    @ashawooo 5 วันที่ผ่านมา

    illahaya ha ku sahalo walaalka hooyo rabi ha ka khada kurabada rabi ha isku keno inta kale maqan inshallaha

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 5 วันที่ผ่านมา

    Allah u sakhiro
    Bro Abdiaziiz Really Allah kaa Abaalmariyo Wanaaga Uheysid Umadda Somaliyeed

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow hooyadeeda u caafi wllkeedana u sahal

  • @AsiyaMoalim
    @AsiyaMoalim 5 วันที่ผ่านมา

    Mashal

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 6 วันที่ผ่านมา

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo walaalkaa insh allaah

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 6 วันที่ผ่านมา +2

    Allahayaw intiikala maqan soonabad ururi

  • @SiciidoCalimaxamuud-r9i
    @SiciidoCalimaxamuud-r9i 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaah usakhir

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m 5 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaan alaha u sahlo walaalkeed iyo reer abtigeed allahuma aamiin laakiin abaayo hooyo hada adiga iyo walaashaa ayaa ka masuul haday diiday inay idin raacdo adiga iyo walaashaa tashada oo midba lix bilood xamar hala joogto hooyadeed caruurtiinana soo wata hooyo yay dayacmin dadka da ada wayna daryeel bay u baahan yihiin ka ducaysta kismaayo waxaad u dagtay abaayo gabadhaada jiradeeda sidaad tiri hooyo ogow si aadan bari uga shalaynin xataa waxaa dhici karta inay is adkaynayso oo hadaad aad ugu muujiso inaadan ka tagi karin ay ku raacdo sidaa abaayo ula soco alaha kuu saqiro hooyadaa walaahu mustacaan

  • @MaryanAbdiqaador
    @MaryanAbdiqaador 5 วันที่ผ่านมา

    Walaalo wada mahad santahay sida noku shaqasay

  • @hakimamohammedibrahim1880
    @hakimamohammedibrahim1880 5 วันที่ผ่านมา

    Illahey ha idin salo insha allah

  • @UmaMaryan-o8b
    @UmaMaryan-o8b 6 วันที่ผ่านมา

    Allaha soodhaweeyo😢😢😢