QISADA SUCAAD QALBIGAY TABANAYSA!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 499

  • @amaaldegan4156
    @amaaldegan4156 วันที่ผ่านมา +46

    Miskiintaa alllah ha u naxariisto aniga waxay ila tahay waxay la qaylin weyday. Naxdin iyo yaab iyo teeda oo dhamaatay. dadka qaar allah waxba nooguma daro

    • @Iqrayariy
      @Iqrayariy 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Alha unaxaristo

  • @fooziyoifka2077
    @fooziyoifka2077 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abyo sowdo allah haku barakeyo wlhi qisoyinkaga dhan intan dhameystay ayan malinwalba sugaa sidii musalsalka okale shaqada iyo guriga howshi markan qabanayo wan ku duceyaa wll❤🥲

  • @AishayusufAbdullahi-rx9wc
    @AishayusufAbdullahi-rx9wc 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ilhy haunaxariisto wllashena waxay laqaylin wayday waxaysan filaynin ayay walasheda kala kulanthy😢😢

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 วันที่ผ่านมา +17

    Ilaahay haa uu naxariisto walaal sucaad way shoogtay 😭

  • @abshiroxassan5224
    @abshiroxassan5224 วันที่ผ่านมา +16

    Ajasheedii ayaa aamusisey miskiinta allaha u naxariisto

  • @FatmaAbdulahi-lr9pz
    @FatmaAbdulahi-lr9pz วันที่ผ่านมา +8

    Maskiin allaha unaxariista ❤❤❤ weyqaracanty waqtigeeda intaa ku egaa😢😢😢

  • @NimcoDagan-fq5jf
    @NimcoDagan-fq5jf 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Sawdo qisoyinkaga heer waxan garay family ka dhan an jecleysiyo io qarabada wlhi Masha Allah habo Allah haku barakeyo codkaga aad ka u madan ❤🥰

    • @RahmaRahma-bb7qg
      @RahmaRahma-bb7qg 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      M.a abayow aniguno sidokale walahi sowdoy wan kujeycelnahay ilahay haku jeclado amiin yaa rabi❤❤❤

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Camir cunug an dhalay in an ubaxsado aya jecla balse wil camir ladho aaba isla socona wa qiso cajib ah habo sow da guul ❤️

    • @MaryamoSayid
      @MaryamoSayid 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa camir ina camir un😂😂

    • @Filsan-o1o
      @Filsan-o1o 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MaryamoSayid abucamir camal ma ka wada 🥱🤣

  • @ixsaanmaxamed2070
    @ixsaanmaxamed2070 วันที่ผ่านมา +20

    Inaa lillahi wainaa ileyhi raajicuun mawaxaas naa walal la odhankaraa wA doqone sorry walasheed beey nin dhaafsatay sorry qalbiga iholcaaya subxanallah

  • @Aishamustaf-r7z
    @Aishamustaf-r7z 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤

  • @SiciidoCalimaxamuud-r9i
    @SiciidoCalimaxamuud-r9i วันที่ผ่านมา +12

    Shukran ❤❤❤❤ sirdar wajuieclay janada alaah hanagu kulmiyo ❤❤❤❤❤

  • @nurae2280
    @nurae2280 วันที่ผ่านมา +14

    Subhanallah dadka qaarbaa markay naxaan hadalkudhegaa ilhay how naxariisto saacadaa kadhamaatay

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni วันที่ผ่านมา +15

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ dhamadka duco bilabka duco allow ku sharf sanngu alle haku sahlo amurahaga odhan qoskga alle haku barakeyo ❤❤

  • @cabduqadirlakiman4353
    @cabduqadirlakiman4353 วันที่ผ่านมา +9

    Scw qaadanwaa kudhacey gabadha

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikraam28
    @ikraam28 วันที่ผ่านมา +14

    Scw abyo sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha nagukulmiyo i.a amiiin❤❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 วันที่ผ่านมา +15

    Isla sheekadan kanaal kale ayaan ku ku arkey isla caaws.
    Ka dinna Markaan bilaabay ayaan hadana u Soo noqday halkan .
    Waayo habka aad u Soo gudbiso ayaan ka helay.
    Si Kooban oo aanad wax kalana dhexgelinin.
    Mahadsanid

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 วันที่ผ่านมา +12

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 วันที่ผ่านมา +13

    Aniga fikirkeygu waxa weyaan in gabadhu is tidhi sharafta wllshaa dhowr yayna derisku ogaanee kolay ilaahay ayaa og

  • @AsiyamaxamuudMaxamed
    @AsiyamaxamuudMaxamed 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sababtey uqaylinaywayday waxa weeye sacadii ay noolan kahayd ayaa dhamaatay waxa ku xukunayd mawd❤

  • @hiboxuseenmaxamed4186
    @hiboxuseenmaxamed4186 วันที่ผ่านมา +21

    Sawda waan ku tacaluqaydee ilaan cawa ugu horeeya 🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gabadhey Sawda , aad iyo aad ayaan ugu xumahay Lu'aya iyo Ibtisaam waxa ay sameeyeen haddane abaalkoodi way heleen, Aduunyo iyo Aakhirane way ku khasaareen
    Midda kale 1) Sucaad yaab amakaag ayaa ku dhacay 2) Naxtin badan ayeey naxday, laga yaababa iney wadnahu istaageen. Allah ayaa wax og! Sucaad Allah u naxriisyo. Sawda qaalib waad mahadsan tahay.

  • @Suhaybcade-suhayb
    @Suhaybcade-suhayb 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walashey qurux badaney qalbi furaneey walaashey macaney sowda qalibey qalbi furaneey waan ku jeclahay walaashaye ❤🎉❤

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry วันที่ผ่านมา +10

    Waaw waa sheeko Aan kahelo. Wax ladiley iyo meydka .jacelow xaal qaado . Masha Allaah sis❤❤❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 วันที่ผ่านมา +10

    Wa calaykuma salam Sawda Qalib iyo Team Sawda Qalib ❤❤❤❤❤

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 วันที่ผ่านมา +11

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.

    • @SacdaOptional
      @SacdaOptional 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sawda qaalib waan ku salamai quso ayaan ku hayaa

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 วันที่ผ่านมา +7

    Maa Shaa Allah may Allah bless you abayo Thank you

  • @abdirashidadan8169
    @abdirashidadan8169 วันที่ผ่านมา +6

    Mnsha allah Mnsha allah Mnsha allah Sawda pilan waan ku salamay 🎉

  • @FadumaAbdi-h9u
    @FadumaAbdi-h9u วันที่ผ่านมา +6

    Wacaleykusalan warax matulaahi wabarakaatu sowdaqali salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley ❤

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy วันที่ผ่านมา +23

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد 💙🤍

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 วันที่ผ่านมา +3

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @asmoMohamed-s4r
      @asmoMohamed-s4r 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Scw 🎉❤😊😊🎉🎉❤❤❤

    • @MANSOUR-i4z
      @MANSOUR-i4z 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      صلى الله عليه وسلم🥺❤😭🥰🥰

  • @nimomohamud5497
    @nimomohamud5497 วันที่ผ่านมา +6

    Waa yaabka iyo sadmada walaashed ey ka qaadey shutdown bey noqotey ilaahey ha unaxaristo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish วันที่ผ่านมา +40

    Waa macalinkii oo idin leh Team Sawda Salaan khaas ah oo Qalbiga ka timid❤❤❤

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud วันที่ผ่านมา +6

    Scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo halmaleh hore ayey iskadhiibtay sacadeeda ayaa intaa ahayd illahy hawnaxariisto aamiin aamiin

  • @FatimaApdirahman
    @FatimaApdirahman 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Congratulations 150k xpptie horumar wacan❤

  • @FartunIpra
    @FartunIpra วันที่ผ่านมา +5

    اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أهلين أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @UmuKheyr-w8j
    @UmuKheyr-w8j วันที่ผ่านมา +7

    Asc sawdaay abyo waxay laqaylin wayday waanaxdinta iyo filan waaga kudhacay ibtisaam ayada ugu talaxun nin maysan helin walaashedna dishay

  • @AishaJamac-s4t
    @AishaJamac-s4t วันที่ผ่านมา +4

    Wcsw scw scw Sowda ilahay ha ku barakeyo aduun iyo akhiro adiga iyo inta kugu xiran. Ilahay reer falastiin allaha u gargaro, gabadha LA dilayna ilahay ilahay hasoo if bixiyo dafkii dhibatada u gaystay

  • @ZahraJamacCarte
    @ZahraJamacCarte 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ismalaheen way ku dilayaan ❤❤❤

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ wcs wlle salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim salallahu caleyhi wasalim

  • @SehamOsman-m9q
    @SehamOsman-m9q วันที่ผ่านมา +5

    sowda qurux thankss abaayo alllah ku sharfo❤❤❤

  • @NimcoMuxamed
    @NimcoMuxamed วันที่ผ่านมา +8

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @MANSOUR-i4z
      @MANSOUR-i4z 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @NimcoDagan-fq5jf
    @NimcoDagan-fq5jf 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sawdo qisoyinkaga heer waxan garay family ka dhan an jecleysiyo io qarabada wlhi Masha Allah habo Allah haku barakeyo codkaga aad ka u madan ❤

  • @Zaynab-w4p
    @Zaynab-w4p วันที่ผ่านมา +12

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 วันที่ผ่านมา +1

      Salallaahu caleyhi wasalam❤❤ Salallaahu caleyhi wasalam

  • @rahmajama1586
    @rahmajama1586 วันที่ผ่านมา +5

    Salamu calaykum
    Walalo waqtigeedaa gabadha dhaaday 😢

  • @RoodaIshwaaq
    @RoodaIshwaaq 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Saacadeda intaas ku eked gabadhaas illaahy haw naxaristo

  • @MunaAli-be9qk
    @MunaAli-be9qk วันที่ผ่านมา +7

    Kalsooni ay isleedahay walasha waxba kuguma sameenayso ayay kolay la qaylin wayday 😢ama shock bay la amustay

  • @HaniitaJuniors
    @HaniitaJuniors 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😢 ilahay haw naxariisto qofka haday tiisu dhamato maba is badbaadin kartid ileyn sacadii ba ka dhamatee

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 วันที่ผ่านมา +6

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين

  • @umuaalaan
    @umuaalaan วันที่ผ่านมา +6

    Haa way jiraan dad aan qaylin markay naxaan mana carari karaan xataa caag oo kalay noqdaan

  • @MANSOUR-i4z
    @MANSOUR-i4z 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 วันที่ผ่านมา +3

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Luayibashir
    @Luayibashir วันที่ผ่านมา +29

    Wll Qisooyinkaaga heer aan ku seexdo ayaan gaaray ilaahaw aakhiro iyo aduunba ku cafi🤲🤲🥺

    • @FardowsaKasim-cp9dk
      @FardowsaKasim-cp9dk 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Kaligey umaleyay ma ila qabta

    • @RahmaRahma-bb7qg
      @RahmaRahma-bb7qg 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin❤

    • @Fathiabdi-y5k
      @Fathiabdi-y5k 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Kaligay ban isku qabay ilen dadkoo dhan baa kusexda🎉

    • @BilanYusev
      @BilanYusev 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ani markaan shaqynayo io marka baska saarnhy dhagystaa inta kale ano intarnyd ku jiro iskan fadhiya dulqaad aan ku dhagysto malihi 😂😂😂😂 marka baska jaamacada u socda bilaa intarnyd ahy dhagystaa😂😂😂😂

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv วันที่ผ่านมา +3

    Acudu bilahi mina shedani rajim allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @dheemandegan4603
    @dheemandegan4603 วันที่ผ่านมา +3

    Alla anaa saas ah ilaahayow cadowga naga heey

  • @ixsaanmaxamed2070
    @ixsaanmaxamed2070 วันที่ผ่านมา +6

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 วันที่ผ่านมา +3

    Subxanallah Nagaha Carabta ah aqli yara midhaa wa sababta eyujecelyihin in ey wiil dhalaan

  • @DeeqaXassan-f4x
    @DeeqaXassan-f4x วันที่ผ่านมา +5

    Qaadan waa ayaa ku dhacay miskiinta

  • @Quruxleyawad
    @Quruxleyawad วันที่ผ่านมา +18

    Nin walashay shukansaday mar baa aabihiis aabahay iga soo doontay si wiilkiisa lay siiyo markaasna walashay already waa xaas lakin waxa ii cuntami waayey nin walashay shukansaday walahi waan ka dhaartay waaba cararay eedadaybaan u cararay markii tolkii oo dhan aabahay cananteen rajana waan ahaa waa layga daayey markii dame alhamdulilah

    • @aaminamoha61
      @aaminamoha61 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nag nool

  • @isteelkaaxmed-qq6pg
    @isteelkaaxmed-qq6pg วันที่ผ่านมา +4

    Scw scw scw waan ku salamay sowda ❤❤❤❤❤

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc วันที่ผ่านมา +4

    Walaahi waa qaracan yaa😢 ilaahow imaanka nagali

  • @SafiyoBuqli
    @SafiyoBuqli วันที่ผ่านมา +1

    Scw

  • @CaishaMaxamed-w2i
    @CaishaMaxamed-w2i วันที่ผ่านมา +6

    صلي الله عليه وسلم ❤❤

  • @SowdoJeele-qp4tx
    @SowdoJeele-qp4tx วันที่ผ่านมา +8

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 วันที่ผ่านมา +1

      Salallaahu caleyhi wasalam❤ Salallaahu caleyhi wasalam ❤

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 วันที่ผ่านมา +4

    صلى الله عليه وسلم

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 วันที่ผ่านมา +1

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤

  • @Luul-ps7ym
    @Luul-ps7ym วันที่ผ่านมา +3

    Salallahu caleyhi wasallam

  • @marryali-m8w
    @marryali-m8w 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sowda Huno qali ❤Allah Dartiis ayaan kuu Jeclahaye Qisooyinkaadana waan ku Xirnahaye oo Xabadi ima dhaafto ilaa waan Dhageeystaa xitaa family waan ku xiraye oo weey daawadaan Maashaa’Allah Allah kuu Xifdiyo adigah iyo Familka quruxda badan aad heeysatid iyo ciyaalkaada Allhuma Baarik horaye u soco macanto we love you 😘 ❤❤❤❤

  • @SafiaaliSafiaali-rc3tw
    @SafiaaliSafiaali-rc3tw วันที่ผ่านมา +8

    Iso duceye inu alle ii sahalo waxa qalbiyade ku jirto adinka alle ha idina sahalo waxad jaceshahine oo qeyra ku jiro😢😢❤

    • @IndhoosAhmed
      @IndhoosAhmed วันที่ผ่านมา +3

      Wxaad jceshahy oo jano uweyn thy alle haku siuui

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 วันที่ผ่านมา +2

      Allaha kuusahlo qalbiiga wixii qeyr kujira oojanadu uhoreyso adiga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi

    • @SafiaaliSafiaali-rc3tw
      @SafiaaliSafiaali-rc3tw วันที่ผ่านมา +1

      @@IndhoosAhmed alahuma amen qalbiyee

    • @SafiaaliSafiaali-rc3tw
      @SafiaaliSafiaali-rc3tw วันที่ผ่านมา

      @@ugaasocismaan733qalbiyee amiin allow no rumey riyden intii dhiban rabow ka dul qada

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      AAMIIN Aamiin xbbti dhamaanteen allaaha inasiiyo wax khyr inoogu jiro

  • @noorxassan3018
    @noorxassan3018 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle ha unaxariisto

  • @axlamqodaxDiriye
    @axlamqodaxDiriye วันที่ผ่านมา +5

    Subxanalaah wllhi waa wax laga naxo walashaa ha ku disho nadan somalinahay waxaas naga suurtowdo

  • @SafiyoBuqli
    @SafiyoBuqli วันที่ผ่านมา +2

    Scw❤❤❤❤

  • @HanimohamedAli85
    @HanimohamedAli85 วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤❤❤

  • @FarxiyaAbdi-zq8og
    @FarxiyaAbdi-zq8og 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alaahu akbar

  • @inaharir5812
    @inaharir5812 วันที่ผ่านมา +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc วันที่ผ่านมา +3

    Way qaracantay ax ilaahay ha unaxariisto ax😢😢

  • @Umalkhairahmed1202
    @Umalkhairahmed1202 วันที่ผ่านมา +6

    Markan qisoyin Nocana arko walahi waxan ogaada somalinimado inay qaali tahay wayo qof somali ah waxas siday uga suragaal wey adagtay

    • @khadijobarkhadle8432
      @khadijobarkhadle8432 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Haa wllhi gabar somali iny waxas aqbasho wa mustaxiil

    • @Umalkhairahmed1202
      @Umalkhairahmed1202 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@khadijobarkhadle8432 Haa qali Alxmdulilah ilahay ayaa ku mahadsan dad wanagsan inaga dhigay

  • @ZamzamYusufYusuf
    @ZamzamYusufYusuf วันที่ผ่านมา +6

    Waad Mahad san tahay wallo sawad ❤❤❤

    • @Xamdiabukar223
      @Xamdiabukar223 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @asmoMohamed-s4r
    @asmoMohamed-s4r 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Scw🎉❤😊

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze วันที่ผ่านมา +6

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤

  • @NasraAbdiraxmaan
    @NasraAbdiraxmaan วันที่ผ่านมา +7

    Wcs scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Apdalla9..0
    @Apdalla9..0 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wallahy hadaan aad unaxo faryarada madhaqaa jinkaro

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 วันที่ผ่านมา +7

    Salamu caleykum ww

  • @NasraCabdiwahab
    @NasraCabdiwahab วันที่ผ่านมา +2

    Zawdaay waad noo dadaleysaa alla haku xafido habo macn❤

  • @AsiyaMaxamedaweys123
    @AsiyaMaxamedaweys123 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya abAyo dadka qara hadey naxanan maqeyliyan wayba qalafan hada gabaran isgaraneyno wasidas ookale alaha unaxaristo maskinta wankaxumaday😢❤😮

  • @ahmedadan1884
    @ahmedadan1884 วันที่ผ่านมา +4

    Wlh wan yabay malaha wax is dahay show maba ladalan gebeda walashed nin darti udileysa SubxanallAh

  • @MaxamedSiyam
    @MaxamedSiyam วันที่ผ่านมา +3

    Mudo ku dhaw 100 sano Ayaan ku barooranaynay miyuu soo baxo qof salaaxudiin oo kale ah, markuu yimidna, bahgooyo ban kaga tegnay, ilaa uu ul kula dagaalamo diyaarad.
    يا ليتنا
    Wuxuu dhashay 17 October, wuxuu jeelka ka soo baxay 18 October, Wuxuu dagaalka Duufaanul Aqza qaaday 7 October, waxaanu dhintay 17 October.
    Ilahay ha unaxaristo geesigi yahye sinwar

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj วันที่ผ่านมา +6

    Waxan umaleynaya iney shoktay dadka qaar hadey naxaan mahadlan Sawda shekada milowgiba wan fahmay in Sucaad ladilidoono sidad dambi Baaris noga shekeyneysay Sawday waxan noqonay qabiiro

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وآله وصحبه وسلم.
    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وآله وصحبه وسلم.
    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وآله وصحبه وسلم.
    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وآله وصحبه وسلم.
    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وآله وصحبه وسلم.
    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وآله وصحبه وسلم.

  • @Rahaana67
    @Rahaana67 วันที่ผ่านมา +7

    Weey I am so happy Sabatoo ah anaa uugu soohoreeyo🎉❤😂

  • @UpdiMalik53
    @UpdiMalik53 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qaracan io ciil bey la qeylin weyday waqtigeda inta ku eka 🥺

  • @ZamzamYusufYusuf
    @ZamzamYusufYusuf วันที่ผ่านมา +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ifraaxAbdi-d2l
    @ifraaxAbdi-d2l วันที่ผ่านมา +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Halimasadia-y3h
    @Halimasadia-y3h วันที่ผ่านมา +6

    وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
    ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥❤❤❤❤❤

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 วันที่ผ่านมา +3

    Afkaa juuqda gabay
    الله يرحمها

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanallah ❤

  • @iqraMohamed-zh5se
    @iqraMohamed-zh5se วันที่ผ่านมา +6

    Sowda Anigaa hadan isku naxo madhaqaqi karo wax walbo sameyo mana qeylin karo caag meel taagan ban noqona wana dhididaa h
    Allah ima tusa wax idhiba

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤
    Scw scw scw ❤❤❤

  • @CaashoAbdi-r2y
    @CaashoAbdi-r2y 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw scw scw

  • @aaminamoha61
    @aaminamoha61 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subhanallah Waxan sugaba wa shalayto

  • @FardowsoheydarNur-lu8qt
    @FardowsoheydarNur-lu8qt 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllhi waa musuubo wllshaa haku disho alle ha u naxriisto miskiinta