ASC dhamantin wxn manta idin hayna war farxadle oo ah waxan hayna Visa Colombia/ Suriname/ Brazil/ Panama/ Venezuela ayaan haynaa hada 🔥🔥 Ila USA WA laga cawina
As walaal Waxaan joogaa France Paris Waxaan donayaa USA sharci 10 sano ayaan heestaa nationalité ma anu qaadan 2 qaab ayaa luu imaankaraa ayaad dhahday lkn imaansho kale miyaa ama dib udejin baa lii ogolyahay & shaqo sxb mahadsanid
Kuwan qashinka ah er wiilka beenaale ku sheegayaan la yaabey, waa rintiis daf qoxooti ah oo Malta laga soo qaadey 2014kii mareykan waa la keeney anigaana arkey zataa soomaali kaliya ma lahayn ee wadamo kale ayaa ku jirey Eritrean baan arkey iyo soomasli Seattle la keeney, qofka beenaale laguma sheego wax aanad ofeyn. Wax kasta oo uu sheegey waa runtiis.
Islantan dharbaxada kala dashana xaged iska heshen .LOL 😂 First time and sub✅ Manta dhan qosol ban isku celinayay moji Good information thank you sxp garwayne
2018 oct 7 waxaan soo galay malta ilaa hada jooga wali jawaab imeynan sii nin America wuu xirmay hada wllhi nasib dara igu dhacday 😭faraha malta mana babi karo
Hal beena kuma jirto waxa uu sheegey, anigu isaga ma aqaano laakiin dad badan waa laga soo qaadey Malta ka hor 2017kii een Trupm qabsan wadanka oo soomali kaliya ahaybe ajaanib kale ku jiraan sida sudan iyo eleteriyan.
Waxso dhan waxa igu daran canda rabaa lcgna ma heysto faqiira ahy allow wad awooda iwad africa shaqo la'aan ku hayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
America ❤
Somalia ❤
Waa xidigi reer Neu-Ulm salamulaha guudomiye 🌹✌
Asc qahotiga yakujira south Africa kisas badan wasameste UNta hada mala ogolye mise wali wehirante UNHCR kolkad bareshar sartid wah wah kaheli somaha
Mash Allah
Walalkis ma ii fahansii karta qof sharciga weyn yurub kule wadee kugu fudud ee America ugu so guuri kara?
Asc walal, basboor kenya haystaa, malta sideen ku iman karaa
Keep Going bro
Oo malta 🇲🇹 see ku timid awalpa 🙅♀️
Mash Alaah hor from hargesa s/lander
Waan kugu so biray❤❤
Zxbow sidee ku imaankaraa
Xuseen mahadsanid wallaal waan doonayaa arinta ameerika
Sharma Mohamed bro hadii alle kunabad geyo nososheeg america inan imadan raba passport somalia wan wata
Wadsapka lanbarkee ku isticmashaa su alaa ku waydinayaye walal
In faro liska qaado waajib miyaa walal
Niyaw horta liketa iga hoo subscribetana gadaal ayaan kaasaaraya insha allah
Reer Malta 2008kii to Usa
asc sxb iwaran waxba ku way diin laha
❤❤❤❤❤
Seen kusooogalay ma anaagaana naqaana dee😂😂
Asc wll sharciga yurub e yar ayan haysta siden uguso guri kara plz isheg
Aac wll pls intee kala soo xirir pls
Jasiradaa noo tilmaam niow waxasi ma arinbaa
Pasporka wayna imisa lagu samysan kara wllo
ASC dhamantin wxn manta idin hayna war farxadle oo ah waxan hayna Visa Colombia/ Suriname/ Brazil/ Panama/ Venezuela ayaan haynaa hada 🔥🔥 Ila USA WA laga cawina
Intee la idinka soo xariira
Intee kala soo xiriira
Zxp ka maraykanka iga xery
WAN KU.SALAAMAYA HOUSSEIN GADHWEYNE.AAD IYO AAD.AYAAN KU SALAAMEY
Masha Allah Sxb
Waan kuu jooga sxb xussein
Wll waxan rawa America inan imado ma iga cawain karta
Asc wll aniga waxaan rabaa inaan maraykanka imaado wll xagee waxkabilaabaa
Gabar baa tahy mxaa america ku falaystaa walagu guursan doona 😂😂
Khof yurub joogo muxuu kufalaa ameeriko Hallow
Sxp side malta lagu Taga
Wan raba ani xita
War nagal tag waxasi arin mahe waxaan islaha wuxuu haya khade, waxey qaxontigi un baad noga shekese
Passport Kenya hesta siden ku imaan kara
Lottery ga 2022 xarayso bakhtiya nasiip enzhallah nasiipkaga ayaad qaadi
2014waaye sax walalkey baa ku jiray dadki usa
Asc wll xadee kala soo xarira plz iisheg
As walaal Waxaan joogaa France Paris Waxaan donayaa USA sharci 10 sano ayaan heestaa nationalité ma anu qaadan 2 qaab ayaa luu imaankaraa ayaad dhahday lkn imaansho kale miyaa ama dib udejin baa lii ogolyahay & shaqo sxb mahadsanid
Adaa europe jooga anagan african cararayna bal ka wrn
@@MOHAMED-tt8mf 🤣🤣🤣
@@MOHAMED-tt8mf wllhi benta ma ahan
@@MOHAMED-tt8mfhhhhh wa ika qoslisay zxb😂
Abti mcn waa lotteriye nagadaa inad tidha lotteriban ku so galad ka dhacaysaye in su aaalo laga waydiyad ka dhacaysaaa
Mxaad nosheegtay marka in aad qariibthybaa dalshisheeyey
Gadhkow barnamij kale ayan kogo oga gormad buufis team noqotay
Waa markii iigu horeeysay waxaa kasoo raacay TikTok hhhh
Wllo sidee Malta ku timid warbixin iga iso sii number kaga a iso dir thanks
Asc sxb
Malta raba Ina ado plz side lo taga
Ani xitaa wa rabaa
Kuwan qashinka ah er wiilka beenaale ku sheegayaan la yaabey, waa rintiis daf qoxooti ah oo Malta laga soo qaadey 2014kii mareykan waa la keeney anigaana arkey zataa soomaali kaliya ma lahayn ee wadamo kale ayaa ku jirey Eritrean baan arkey iyo soomasli Seattle la keeney, qofka beenaale laguma sheego wax aanad ofeyn. Wax kasta oo uu sheegey waa runtiis.
M a🥰
🥰🥰
WAAXAAN.KADOO NAYAA.INAAD. FAAH FAAH XIISO.SXB
Galkacyo ka Soo salamayah legend
Islantan dharbaxada kala dashana xaged iska heshen .LOL 😂
First time and sub✅
Manta dhan qosol ban isku celinayay moji
Good information thank you sxp garwayne
Ok sxiib
Lumberkaga
SIIDA AAN KU.IMAAN LAAHA
Sxb somalinimo ayn kuu wataa
Hadaan heysto pastpoor soomaali masoo gali karaa waliba qaab sharciyeysan yes or no
haa zxb amba saasan kugalay dalka maraykanka
@@maxsmedaxmed-fq9huzxb see ku tagtay ino fahfahi
Husein halkana madjogtay
war nagalatag orodoo waxani ma arinbaa😅😅
Wan ku tabty
Hussein waxasi arin mahee😂
War Gadhwaynow waxane ma arinbaa hhhh😀
sxb interviewka wxii lgugu weediyay nooga dhac
Hadanad kuguulaysan interviega maxa lagugusamayna
Ilahey wuunatusi karaa ameriko lug loga baxo cidkaso lugeyso ooynotimado
Hhh waar waxani arin miya ina TH-cam ledhahy weliga nomadan shigine
Qofkii diyar u ah tahriib latin america isoo raaac
Wllo isoi qabo
Hadaad.wax.isku.falayzo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂
hhhh wllhi ninkani waa lipaax kuu saray zxp waxaba.
hadaad wax isku falaysan usaara.
Waxani arin maaaheee nagala tag BEEENTA INDHAHA LEH gadhwaynoow😂😂😂😂
Wall qali lanbarkaga iisheeg
Naa orad nagatag waxasi arin mahee
Adiga meel aan kala soxidhiidho isheeg
@@husseingadhwayneofficial8345 walal ani ilasoo xiriiir
Dadka somaliyeed hawaalin yaaney soo tahriibine dhulkoda hajogane ileen Malta tahriibun lagu soogalaaye hadaanad qorshe kale hayn😅
Waa runtii ama rumeyso ama diid, dad badan oo malta laga keeney wey nowgu yimadeen USA oo Somali iyo Eritreans ah.
Garweyne wan saaray sxb like iyo subscribe
WADANKA. DJIBOUTI.AYAAN.JOOGA
😭😭😭 1ka rajo een layahay waa inaan america imaado oo kashaqaysto 😭😭😭😭😭😭😭 ILAAHAYOW II FUFUDEE😭😭
Me too wallhi rabbi ha inoo fudeedyoo🥺😭🤲🏽
@@Unique_girl77 ilahy ha inoo fudadeyo
ama sharci yar hayso ama mid wayn hayso visa ayaad u baahan tahay 🤣🤣🤣
2018 oct 7 waxaan soo galay malta ilaa hada jooga wali jawaab imeynan sii nin America wuu xirmay hada wllhi nasib dara igu dhacday 😭faraha malta mana babi karo
alle ha ku sahalo anigu 2013 ayaan soo galey malta hadana waxaan joogaa America
Rabbi ha kaa soo furfurto hno 🥺🤲🏽🥺
Wll zaki saliga badso iyo istaqfarta wa hele
Aniga america ban jooga zhp waan ku caawin somalia ku noqo waan kusoo dacwoon lacag xoga ah diyaarso aad kusoo tagto
@@TIITAFX_SOMALI need your number
Aderow mcn gobalke ka jogta
Qaf walba waxbaa u daran subscribe & information how to come the United state😂😂😂😂😂
😅😅😅😅😅
Kuu taabtay sxb
Xageebaad ka joogtaa America gobol kee.
Sax sax
Kkkkk
Saxib lootori ka so hadal
War nagala tag beenta gadweynow America ma fududee😂😂😂
Hal beena kuma jirto waxa uu sheegey, anigu isaga ma aqaano laakiin dad badan waa laga soo qaadey Malta ka hor 2017kii een Trupm qabsan wadanka oo soomali kaliya ahaybe ajaanib kale ku jiraan sida sudan iyo eleteriyan.
@@faizam523 haa grty
Qof soo jabey aa tahay wll 😂
Ma fahmin😂😂
Subscribe indrr👍🏽