Waad keeni kartaa xaaskaaga/xaajigaaga!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 124

  • @halhaystv
    @halhaystv 5 หลายเดือนก่อน +1

    IR1 visa ayaan ku imi xaaska ah
    Bil iyo bafh green catd ma hayo
    Lkn inti kale wan helay
    Green card imisuu qaata

  • @ayubbashir08
    @ayubbashir08 2 ปีที่แล้ว +7

    Walidka ilmahoda u dacwonayo iyo sanadka loku xarinkaro part 2 inshlh thnks

  • @abdirahinhassanabdi815
    @abdirahinhassanabdi815 2 ปีที่แล้ว +5

    Nin daacad ah ayaa tahay masha Allah. Lkn nasiib daro cid kama garanayo wadnka oo dhan .

  • @habooncumar3409
    @habooncumar3409 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks alot brother alah ku xiftiyo alah ku barakeeyo

  • @Hamza_sancho7
    @Hamza_sancho7 3 หลายเดือนก่อน +2

    Shaaciye wall wakhti intee leeg ayay qaadanaysa in lagu so aqbalo aad maraykan timado Markad marayso wadadaj qabniinka

  • @MaxamedMaxamuudguure
    @MaxamedMaxamuudguure 16 วันที่ผ่านมา

    Adeer adiga oo aad u mahadsan waxaan rabaa in aan ku weydiiyo wiil jooga k/afrika ayaan rabaa mareykanka oky gabar dhalinyaro ah oofariid sharci leh oo aanka iibsano hawshaa dacwada anagoo looyar la kaashaneyna guurka mid Dhab ah aan ka dhigno sinan danbi uga fogaano arintaa ma heleynaa imisa ayey ku kacee wadadee u marnaa mahadsanid

  • @asmaabib3165
    @asmaabib3165 6 หลายเดือนก่อน

    Shaaaaciye 6 years ayaaan isqabnaaaa xaajiga walina ima keeenin UsA 🇺🇸 🥲🥲🤣🤣🤣

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 ปีที่แล้ว +2

    Tnx

  • @AkrmAlhdad-m7z
    @AkrmAlhdad-m7z ปีที่แล้ว +1

    Asc wll.waxnoogasheegikartaa.Arimaha qaxootiga canada

  • @lukmaanabdullahiahmed9035
    @lukmaanabdullahiahmed9035 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll shaaciye aad baan Kula socdaa wax badan baa kaa fa iday

  • @khalilalhusari
    @khalilalhusari 2 ปีที่แล้ว

    asc shaaciye waan ku saalaaamay walaal bal ka soo waran jaamacadaha maraykanka EILTS iyo SAT.

  • @naasirtusmochannel1414
    @naasirtusmochannel1414 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllakay shaaciye wax aan kaa sugnaab waa wax cusub insha allah alle ha ku garab gali

  • @yassinmohamed4233
    @yassinmohamed4233 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi brother you are the best. may Allah guide you and your family

  • @addehaji3421
    @addehaji3421 2 ปีที่แล้ว +2

    Pro dhanka carurta information buxa naga sii sida lagu keni karo USA ✌

  • @Khaled_Bille
    @Khaled_Bille 2 ปีที่แล้ว +6

    mahadsanid sxp shaciye sxpow waxa muqaaal kaso sameysa viza business ah ma jiraa o lagu imaan karo canada ama USA hadii u jiro programkas muqaal kaso diyaari waxi maclumaad loga bahan yahay bro ✌

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa rajaynaya inu codsigaas arko si an u faidaysano

  • @mowlidibrahim9819
    @mowlidibrahim9819 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll shaaciye masanid bro thanks you informations ℹ ℹ ℹ

  • @ebadaabdi444
    @ebadaabdi444 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks my brother🥰🥰

  • @cabdiraxiincabdulahi5676
    @cabdiraxiincabdulahi5676 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks wallka🎉

  • @cabdallecabdi7057
    @cabdallecabdi7057 2 ปีที่แล้ว +1

    Bahamas ayan jogah ka soo hadal zxp sidih an maraykan ku soo galih lahaah zxp bal

  • @fatimamahamed1972
    @fatimamahamed1972 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa maxadsantshay shaciyo hooyo macaan wilkeyga oo marekanka joogo iyo anihoo ku jiro kaxotiga kanbaala nakafali ma iso dacwonkara Ii Soo jawaab shaciyo mahadsanid

  • @cabdimalikjilacow1681
    @cabdimalikjilacow1681 2 ปีที่แล้ว

    shaaciyow sxbow halkeee kalasoo xiriraaaaa

  • @xuseendoy5398
    @xuseendoy5398 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadii markii hore singl kuu qornaa mowdac woon kartaah

  • @gunjig9547
    @gunjig9547 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shaaciyow meeqo lacag ayaa processes kaas ku bixikarto

  • @ayubbashir08
    @ayubbashir08 2 ปีที่แล้ว

    Thnks bro qali aad u mahdsanthy

  • @Moha_filims_channel
    @Moha_filims_channel 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh

  • @adamyare7153
    @adamyare7153 2 ปีที่แล้ว

    Asc sxp shaciye iga wrn Mexico mala furay mise wali wey xirantahy sxp?

  • @MaHir3050
    @MaHir3050 ปีที่แล้ว +1

    Warqada meherka somaliya malugu sameeya hdey Haa thy itilmama asxabey❓🤔

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back bro

  • @rayanqali1182
    @rayanqali1182 2 ปีที่แล้ว

    Thanks wll wa sugayey arinkan inad ka hadasho

  • @hodancraxmaan4902
    @hodancraxmaan4902 2 ปีที่แล้ว

    Qoxoti nimo sen ugu imankara wll

  • @drhamdiabdi6006
    @drhamdiabdi6006 2 ปีที่แล้ว

    Wll waan ku salamey shaciye mahadsanid in badan gireenka iyo basaborka wayn kee baa fudud in xaaska logu dacwodo

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว +4

    Hello 👋 gabar USA 🇺🇸 joogta meshaan maku jirtaa 😂✌Thanks shaaciye legend keep going brother ❤✅

    • @umuyahyabeautychannel6698
      @umuyahyabeautychannel6698 2 ปีที่แล้ว

      Haa 😂anigaa iso raac free

    • @Somali450
      @Somali450 2 ปีที่แล้ว

      Line iib ah yaa hayo 25000 usd

    • @MaHir3050
      @MaHir3050 ปีที่แล้ว

      @@Somali450 wl gnacsi ma ku gasho inta leen ku ibineysid lacagtas

  • @naasirtusmochannel1414
    @naasirtusmochannel1414 2 ปีที่แล้ว

    Hore u soco pro

  • @a.shariifka1590
    @a.shariifka1590 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shaaciye waa ku salamay sual ayaan wataa
    Single nimo ayaan ku xaraystay hada waan guursaday
    Hdii uu isoo boxo single nimada ku dhamaysto gur anan sheegan
    Markan tago USA sanado ka Dib xaaskayga ma wadan karaa

  • @xayaataxmed1480
    @xayaataxmed1480 2 ปีที่แล้ว

    Wall hadan passport Sweden wato dagaansho USA mahelaayaa qofna ma uka dac woon karaa iso jawab plz

  • @UmalkhyrMohamed-b8i
    @UmalkhyrMohamed-b8i หลายเดือนก่อน

    See lagula soo xidhiidhyaaa

  • @mohamedamiin2708
    @mohamedamiin2708 6 หลายเดือนก่อน +1

    Looyarada xagen kala xidhiidhna

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 2 ปีที่แล้ว

    Farah iso dacwado o i kala kaciya fadlan lacag iga qado africa iga qad

  • @sekeriehori1973
    @sekeriehori1973 2 ปีที่แล้ว

    Warbixin faah faahansan waxaad iyga siisa mar hadaan Dv Lottery aan helo ama waxa layga rabaa inuuu qof wehel inoqdaa inuu iraaci karo sidaasay ayaan rabaa inaad war cad iyga siiso inshallh waxan maqlay inuu markast qasab ay tahay inaan laga marmarin qof kale inuu kula maro jidka

  • @videoprank8904
    @videoprank8904 ปีที่แล้ว

    Asc, bro waxa weye su'asheydu adigon horey u buxin inad gursatey kadib marka ann guleystay ma ku darsan karaa gabadha ann gursadey, maxase laga raba iyada document

  • @abdihakinhersi8604
    @abdihakinhersi8604 2 ปีที่แล้ว

    Zxp qof jooga xeryaha qaxoontiga ee GREECE ma looga dacwoonkaraa wadamada
    1.USA
    2.NORTH AMERICA OR CANADA
    Note , family ahaan

  • @fatumoabdikedirahmed3115
    @fatumoabdikedirahmed3115 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Wllky qali
    Waxaan canada ka helay shaqo iyo Visa bilaash ah
    Waxayna iso direen waraqo labucinayo plz iga caawi si aan kula so wadago lnbarkada

    • @Dhama_dhayda
      @Dhama_dhayda 2 ปีที่แล้ว

      Wllo Ma ii sheegi karta shaqada aad ka heshay Canada iyo waxa ay tahay side ku heshay Visah bilaashka fadalan baclumad iga sii ado raliya?

  • @abdirahinhassanabdi815
    @abdirahinhassanabdi815 2 ปีที่แล้ว

    Alaashan qof kama garanayo gebi ahaanba lkn waan kula socdaa sikasto muhasanid

  • @ahmedneymer6976
    @ahmedneymer6976 7 หลายเดือนก่อน

    Shiciyeh

  • @omarahmed-ur5hv
    @omarahmed-ur5hv 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll shaaciye clipkaga arkay wll waxaad iso sheegta matalan gabadha ka xeynayso ninkeda ma loga bahan yhy in come keda inu wanagsanado mise hadu in come keda uu yar yahay ma udacwon karta ninkeda wad mahadsan thy

  • @umumahmedhajiabdirahmaan252
    @umumahmedhajiabdirahmaan252 ปีที่แล้ว

    Suaal Dad Wayne Caruurta Hadii Basaboor loo Qado Adi laga REBO MARKAY CARUURTA HAWSHU UDHAMATO MIYAA LAGU BILAABI KARAAAA

  • @balqeisaadan3796
    @balqeisaadan3796 2 ปีที่แล้ว

    What about my brother please answer it

  • @abdulkadirbootaan6862
    @abdulkadirbootaan6862 8 หลายเดือนก่อน

    Wakhti intee ayey qaadan karta markan xaaskayga rabo inaan keeno

  • @abddimajiidibraahim6792
    @abddimajiidibraahim6792 2 ปีที่แล้ว

    Wallo waxan raba inaan tago ignlnd sidee ku tagi karaa plz ka soo hdal

  • @mahomedcise336
    @mahomedcise336 2 ปีที่แล้ว

    Shaaciye shp qaliya waxad wllo ishegta hada lotary waxa ipux puxiyay qof maraykan joogo ahna famllyga gar ahan Washington dc marka waxa uu igayidhi hadi ad mar kugugulaysatid ana waxkasta dhamaynaya marka hadhaw wax Aqapada ma igu keni karta hawshyi mida kale ka Africa laga puxsado iyo ka qurpaha laga puxsado wa ay yara kala duwan yihin layga yidhi iwm pose wll su asha iga sojawap celi

  • @calicusmanibrahim2805
    @calicusmanibrahim2805 2 ปีที่แล้ว

    sxb sare waan kusalama yaa ee waxan kaga soxad layaa dalka Yemen oo kaso cota mar xalad xun dagaal iyo wax walba khali ah

  • @usaamaibrahim6866
    @usaamaibrahim6866 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxan ku wey dina cafimad ahan maluguso dac woon kara jawab ado rali ah please🙏

  • @raxmokhalidcabdallegeyre6739
    @raxmokhalidcabdallegeyre6739 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal pls ila soo xirir waxan raba qof i xareya leeyn anka ibsado ila soo hadal

  • @lakimahamet4986
    @lakimahamet4986 2 ปีที่แล้ว

    Walaluhu maysu dacwoon karaan wll mise lama ogalo plz jawaap

  • @Moha_filims_channel
    @Moha_filims_channel 2 ปีที่แล้ว

    Wna xaresty blse hda gulesto 260ga marka xareynayo hada qaf ka aqonin mesha mxa sameykara

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 2 ปีที่แล้ว

    Wll Hal su aal muhiim ii ah ayaan raba adigo mahadsan ina iga jawabto waxan joga yurub xaaskeyga ayaa amercia jogto waxe ahesata dhalashada USA inta enan tagin America ugandha jogtay ayey 10 sano kahor ayey qoratay magaceyga sidee kufuran kara dacwadaas ma iga cawin karta mahadsanid

  • @zeynabcali786
    @zeynabcali786 ปีที่แล้ว

    Walaalkey wankusalaamey

  • @abdiwali____hazard5019
    @abdiwali____hazard5019 2 ปีที่แล้ว

    Shaciye basaboor la aan maxaresankraaa wll

  • @yaxyeshiine1030
    @yaxyeshiine1030 2 ปีที่แล้ว

    Zxp xage kaala so xariira hadi an u baahdo ina su aal kuwediyo

  • @jookarcade129
    @jookarcade129 2 ปีที่แล้ว

    Shaaciyeone show walal DV lottery ayamahan wad dhafaatay xaa jiro

  • @apdiasisahmed8681
    @apdiasisahmed8681 2 ปีที่แล้ว

    labada qof hadey is meher sadaan iyagoon is arag ma isku dacwon karaan oo warqada meherka oo kaliya cadeen makuu noqon kartaa

  • @calicusmanibrahim2805
    @calicusmanibrahim2805 2 ปีที่แล้ว

    walal shaciy woray baan qoral kuso daray ma aadan jaso jibaabin dalkan Yemen somalia way kudhe bey san taha maxaa yelay wax darye lay mala han

  • @footballlovers230
    @footballlovers230 2 ปีที่แล้ว

    Xaaskeyga greencard heysataa maigudhoofin kartaa sxb

  • @zachariadahoudmohamed73
    @zachariadahoudmohamed73 2 ปีที่แล้ว

    Sxb ado mhdsn leen Canada oo group 5 ah Ii raadi

  • @nissoosman317
    @nissoosman317 ปีที่แล้ว

    Wll DNA in lookal qaadayo labada qof oo isqabaa lasoo rogay ayaan maqlay maxaa kajira?

  • @mohailkacase3256
    @mohailkacase3256 2 ปีที่แล้ว

    Hadaan casuumaad ku imaado America 🇺🇸 ma isdhiibi karaa Wall mcn

  • @hafoozimohammed7675
    @hafoozimohammed7675 2 ปีที่แล้ว

    Abowey loyaar inaad igu xidhidhsan rabaay ee intey kalaso xidhidhaah

  • @muhamedhuseen1764
    @muhamedhuseen1764 2 ปีที่แล้ว

    Pro waxaan xreestay family ok markaan ku guuleysto markaas qarashaadka miyuu kadanaa ka aniga igu baxaaya

  • @ayaanbashiir9314
    @ayaanbashiir9314 2 ปีที่แล้ว

    Canada kasoo hadal walal

  • @nuraomar5757
    @nuraomar5757 2 ปีที่แล้ว

    Walal waxad ishegta waxna 20/7/2020 uxareyey xajigaygi wali alan jawab imay so dirin. Wax information ma iga sinkarta aqabda aha inanay wali xiliga iso jawabi malintan xareyey. Week kadib idhahen documente gagi wan helnay. Wax jawabo daban igamay socelin Wax ka qaldan wakhatiga dheer

    • @barlinosman8755
      @barlinosman8755 2 ปีที่แล้ว

      Cova 19 ayaa wax badan bedelay looyar haduu kuu xereeyey waa ok haba iska raagtee

    • @guuleed7538
      @guuleed7538 ปีที่แล้ว

      Hada jawaab maheshay wlal

  • @sugaalchannel4217
    @sugaalchannel4217 2 ปีที่แล้ว

    Asc marka hore wlle

    • @sugaalchannel4217
      @sugaalchannel4217 2 ปีที่แล้ว

      Waxn u baahna inan si gaara kula xidhiidho hlken ka helee.

  • @Sadamshariif
    @Sadamshariif 2 ปีที่แล้ว

    Lottery Ayan kugulestey mala iso dacwonkara wayo interview la iima wicin

  • @sadaqmahat4578
    @sadaqmahat4578 2 ปีที่แล้ว

    Wall aniga iga so jawab sualaha dv lottery aniga iyo familkina xariysanaay mamada pasa poorlah max nagala rawa max samiyniyna hadu noso boxo wall eso jawb plzz

  • @khatromahamed2863
    @khatromahamed2863 2 ปีที่แล้ว

    Wlal aniga o DV lottery in liqabina kuxaresatey xajikeyga vis casumada ah imuisodirika us plz jawba o maboqoqankara

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa waad booqan kartaa wuxuuna Kuusoo dirayaa Visa Casuumad ah oo leh Muddo cayman intaas kadib markay dhamaato Muddadaasi waad kasoo noqonaysaa.

  • @iqradahirnaxar14
    @iqradahirnaxar14 2 ปีที่แล้ว

    Shaaciyow hdii qofka bilawgii ku xaresty single maxa xal ah gadaalna ka guursado kaso hdl taaasna

  • @dekahassan65
    @dekahassan65 2 ปีที่แล้ว

    Visa viyansi kasohadal walal kheyr alla kusiiyee

  • @mohamedhaaji3898
    @mohamedhaaji3898 2 ปีที่แล้ว

    family kasoo hadal sxb hooyo ama abo usa 🇺🇸 jogaan ma qaxeen karaan caruurtooda age ahaan 27- 30 ma qaxen karaan

  • @drhamdiabdi6006
    @drhamdiabdi6006 2 ปีที่แล้ว

    Green car ka ma fudud yahay

  • @asmaabib3165
    @asmaabib3165 6 หลายเดือนก่อน

    1$ kiii waaan helay xageeen keeeyaaaa huno plz helpi me

  • @safioahmed4103
    @safioahmed4103 2 ปีที่แล้ว

    Plz nomber kaga u bahnahay waayo waxaan raba lowyer

    • @haniadam2018
      @haniadam2018 2 ปีที่แล้ว

      isoo sheeg mid fcn hadii aad hesho

  • @AbdullahiAbdiweli-p1g
    @AbdullahiAbdiweli-p1g ปีที่แล้ว

    Sxb degdeg maan kubixi karaa mise hadii xaaska iidacwoonaayo

  • @Somali450
    @Somali450 2 ปีที่แล้ว

    Shaaciyaw transit visa see loo xareysan kara

  • @Moha_filims_channel
    @Moha_filims_channel 2 ปีที่แล้ว

    Qaf kama aqano ama address iyo namabar maxa ifuran Ina sameyo

  • @Iamsadak
    @Iamsadak 2 ปีที่แล้ว

    Walal waxan radinayaa cid iga iibsato
    Kinada qof Somalia joga ilasoxariir American

  • @maskacade6713
    @maskacade6713 2 ปีที่แล้ว

    Malgu shaqeyn karaa kaarka green card ka ee dv lottery ga

  • @abdulaahiaar6742
    @abdulaahiaar6742 2 ปีที่แล้ว

    Shaciye kabe waxad igu so xirta naag aan lacag siiyo oo ii dacwooto dalaal diyar wye

  • @rizak_abdul
    @rizak_abdul ปีที่แล้ว

    Cadaymaha shime loo baahanaa i130 kadipa mise ka horba

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 2 ปีที่แล้ว +1

    qoyska hano dambeeye waalidka aabo kaso hadal.

    • @liilbaliil_official1113
      @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว

      War legendnow iwaran lipx tiktokta kugu aqaanaye halkaana majoogtaana 😂😂✌

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 2 ปีที่แล้ว

      @@liilbaliil_official1113 😂😂😂😂Haaaa

  • @lakimahamet4986
    @lakimahamet4986 2 ปีที่แล้ว

    Walshay ayaa saas ku tagtay muudo kooban wllkay ayaana idhahday waan qaba

    • @raqiyaugas2246
      @raqiyaugas2246 2 ปีที่แล้ว

      Maqay Ku qadatay Abaayo

    • @lakimahamet4986
      @lakimahamet4986 2 ปีที่แล้ว

      @@raqiyaugas2246 marki hore ithopia ayaa loga xareyay wayna ku yara adkata ka bacdi kenya ayaa logu watejiyay labaa wiig ka bacdina way ka dushay wllo

    • @raqiyaugas2246
      @raqiyaugas2246 2 ปีที่แล้ว

      @@lakimahamet4986 haa maansha Allah ana ii Soo ducaya adiga asxabta Ku xiran xajigayga ii xarayay in Allah ii fududeyo

    • @lakimahamet4986
      @lakimahamet4986 2 ปีที่แล้ว

      @@raqiyaugas2246 amiiin zhip intaa englishta si fican u si baro ani xataa wax baa isocda wll

    • @anisaabdullahiabdi634
      @anisaabdullahiabdi634 2 ปีที่แล้ว

      Wll wadada lomaro ifahansii ana wan ubaahnaye

  • @lukmaanabdullahiahmed9035
    @lukmaanabdullahiahmed9035 2 ปีที่แล้ว

    First pin 📌 saar macalimow

  • @shuceybcabdi6002
    @shuceybcabdi6002 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo kwrn ma u dacwoon karaa

  • @mohaarab611
    @mohaarab611 2 ปีที่แล้ว

    Sxb wxban ku weydinayaa luuqa so Gal

  • @hassangureeyofficial1589
    @hassangureeyofficial1589 2 ปีที่แล้ว

    Su,aasheyda waxeey tahay Soomaalida Waxeey kubaxaan guur Feeg eh Ama been eh Ayagoo isticmaalaa sharci kala gadasho moowduucaas kasoohadal WLL

  • @Sadamshariif
    @Sadamshariif 2 ปีที่แล้ว

    Naag iwadato Maxa lo wayey😂

  • @calicusmanibrahim2805
    @calicusmanibrahim2805 2 ปีที่แล้ว

    sxb dagaal xogan baa nugu socdaa anugu waxaan jogaa xader tan magalada les kuheys to marib

  • @khatromahamed2863
    @khatromahamed2863 2 ปีที่แล้ว

    Wlal aniga o DV lottery in liqabina kuxaresatey xajikeyga vis casumada ah imuisodirika us plz jawba o maboqoqankara