- 17
- 130 100
HUSSEIN GADHWAYNE Official
United States
เข้าร่วมเมื่อ 17 ส.ค. 2016
TEAM GADHWAYNE
วีดีโอ
imashaha America iyo lacagta qofku helo 1sano marku joogo
มุมมอง 1.4Kปีที่แล้ว
imashaha America iyo lacagta qofku helo 1sano marku joogo
king ck iyo cabdle roy oo America sogalay 🇺🇸
มุมมอง 1.5Kปีที่แล้ว
king ck iyo cabdle roy oo America sogalay 🇺🇸
COOD SIR AH OO LAG DUBAY NIMCO JOKAR WAXS MA ARIINBA MARKA
มุมมอง 1.5K2 ปีที่แล้ว
COOD SIR AH OO LAG DUBAY NIMCO JOKAR WAXS MA ARIINBA MARKA
LACAGTA DALKA AMERICA QOFKU KUSHAQEYO WAA IMIISA
มุมมอง 31K2 ปีที่แล้ว
LACAGTA DALKA AMERICA QOFKU KUSHAQEYO WAA IMIISA
MAANTA LAGA BILABO WAD SOGALI KARTAN AMERICA 🇺🇸
มุมมอง 4.1K2 ปีที่แล้ว
MAANTA LAGA BILABO WAD SOGALI KARTAN AMERICA 🇺🇸
HUSSEIN GADHWAYNE IYO VS AADAN BEEDKA MA CUUNTA
มุมมอง 2K3 ปีที่แล้ว
HUSSEIN GADHWAYNE IYO VS AADAN BEEDKA MA CUUNTA
America ma.imankara hadi sharci yurub ah aan haysto
มุมมอง 4.7K3 ปีที่แล้ว
America ma.imankara hadi sharci yurub ah aan haysto
hussein gadhwayne iyo aadan maxa kala qabsaday xalaay
มุมมอง 3K3 ปีที่แล้ว
hussein gadhwayne iyo aadan maxa kala qabsaday xalaay
adam iyo Amira and hussein gadhwayne maxa kala qabsaday
มุมมอง 2.2K3 ปีที่แล้ว
adam iyo Amira and hussein gadhwayne maxa kala qabsaday
SIDE AYAAN KU IMAAN KARA AMERICA 🇺🇸 WATAN JAWAABTU
มุมมอง 52K3 ปีที่แล้ว
SIDE AYAAN KU IMAAN KARA AMERICA 🇺🇸 WATAN JAWAABTU
shiine culay iyo najuu caraale war somalidu benbadana wixi.larbo aya lagu.shega
มุมมอง 1.1K4 ปีที่แล้ว
shiine culay iyo najuu caraale war somalidu benbadana wixi.larbo aya lagu.shega
Hamigeyga waa america
Thank you brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxay idinka muuqan ladahy Marka lacagta intaas leeg
Asc walaale waxaan kuweydiiyey khofka ardeynimada kuyimaada seeshokho uhelay yaa
Somalia ❤
America ❤
Seen kusooogalay ma anaagaana naqaana dee😂😂
m.a
Sheikh garweynw waadmahadsan tahy sida aad USA uga soo sheekeysa lkin kasoo hadal dadka zitinka yurub haysta ee usa lmaanaya shaqada ay qaban karaan
Niyaw horta liketa iga hoo subscribetana gadaal ayaan kaasaaraya insha allah
Waan kugu so biray❤❤
Hadaa bishii 10.00 qaato kirada guriga wa imisa
Dadka haka waalin xariif 😊
Garweynow ha ku meereysanin yurub ee inoo sharax shaqooyinka la qabto sidey kala yihiin iyo sidey u kala lacag badan yihiin waqtigii ba waxaad nooga dhameysey yurub 10000$ loogama shaqeyn karo iyo mareykan baa shaqooyin yaaliin mana noo sheegeysid shaqooyinka sidey kala yihiin iyo sidey u kala lacag badan yihiin.
Somali maxamed wxa niga codsanaa iga i garab istagtaan manta garab wllo nimo niga bahanhy Wxa ku shaqeysto io ama wxa dalka ug baxo side hoyadey wlldey waxa ug taaro nolol adag ku so koray bilaaa abo ah 23sano silac raafad hoyadey nagu so korisay plz i garab istaag saan hoyadey dhibka ug bixiyo hoyadeyn waa qof naaafo ah aduuun wallo lagu yhy illahey dartis iii cawiyaa 😢😭
Abyo I.a waad kabixi doontaa hooyana alle hanoo ilaaliyo😢
Zxp seluguimaha isheg
Bern badan bishii 4000 buu samya
Ninkaani dadkii waa ka waalay
Walaal wx yar aya khaldan ila tahya. Dadka Africa ama Europe joga ma fahansano. 10 kun marka qadatit bishee wx laga jaraayo canshurta la soco.
Waxan ubahan ahay vis america ah sidan u helikara wll
❤❤❤❤❤
Wan ku tabty
Walaahi bilaahi nolosha aan uk 🇬🇧 ku heysto inaan mareykan ka heleynin sidaan aamisanahay, fiiri 10,000 doolar oo mareykan lagu qaato waxaa laga jaraa canshuur iyo qarashaad badan after taxation and other expenses waxaana usoo haraayo 4 kun laakiin dadka ka shaqeeyaa hilibka la qalaayo ama Amazon ama warehouse kuwaas waxaa bishii soo gala 2,000 doolar ama kayar waayo marbaan bilooyin holiday ah aan joogay ee dadka hawaalin
Wll UK waxan maqlay shaqada ku yar intii carona virus kadib maxa ka jira arinkas
Gadhkow barnamij kale ayan kogo oga gormad buufis team noqotay
Xuseen sxb been baad sheekaysaa maraykan rafaad mayaalo boorama iyo aakhroba ushayqayso ayaa la yidhi sxb waan kusalamay caydiidka
Asc wll side uhela ad Ayn ugu bahnhy darufo jiro awged isojiwab
Asc walal, basboor kenya haystaa, malta sideen ku iman karaa
Zxbow sidee ku imaankaraa
Waxso dhan waxa igu daran canda rabaa lcgna ma heysto faqiira ahy allow wad awooda iwad africa shaqo la'aan ku hayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Pasporka wayna imisa lagu samysan kara wllo
OK sida ugufudud eelagu iimankaro waxnogasheg
Lanbaraka iisoodir
Lanark iisoodir
Lanark iisoodir
Lanark iisoodir
M
Aniga oo wax aan baranin shaqo nuclear kashaqeynaa
😮❤🎉😢
Sxb laym safe ah oo iib ah ma heli kara
Sxb whatsapp kada iso qor
Haaji waanku salaamay
Ani 10k lcg oma arko isbuci 30k ban raba😂😂
Mashaa allaah
Ok sxp hargaysa kaso baxayna inshlh
Lejinow wa kujeclhy hdl kga
In faro liska qaado waajib miyaa walal
Qof soo jabey aa tahay wll 😂
Asc wll aniga waxaan rabaa inaan maraykanka imaado wll xagee waxkabilaabaa
Gabar baa tahy mxaa america ku falaystaa walagu guursan doona 😂😂
😂😂😂
Illaah baa lasagna ku siiyey ee alxamdullilaah dheh walaal illaah baa kaga sooqaaday gaalada