Alla haw naxariisto a waan Kiiluu xeesha dheeraa ee Xasan Sh Mumin. In qabill ahaan loo amaano umaba baahna; in qabiil ahaan loo dhaliilaana waa dulinimo tan ugu weyn. Anigu reer Ceerigaabo ayaan ahay, abwaankuna waa halyeygeyga, xikmad iyo cilmi aan laga faqriyin ayuu inooga tiger, khiyaal hodon ah iyo farshaxan maskaxda waraabiya ayuu dhaxal u siiyay ummadda Soomaaliyeed.
@@MohamedLakers Maxamed, qolyihiina barnaamijka sameeyay xil weyn baad gudateen. Anigu waxaan horta ka xanuusaday qolyaha raba in ay reer ahaan u dhaliilaan, iyo kuwa iyagoo is leh wax u Tara yidhaahda anaguu ahaa. Anaa jecel in aan qoraaladiisa wax ku darsado, Insha Allaahna wey iman Hawsha halkaa ka wada .
Kkkkkkkkkkkk QABYAALADDII WAXAY LA GAADHAY SOMALIDA BADHKEED INAY GOONNI U SHEEGTAAN SUUGAANTII IYO AF-SOMALIGIIBA!!!!!!!!! MA LAGA YAABAA BARI DHOW INAY AFSOMALIGA QAYBO KA MIDA SUNTADAAN OO YIDHAAHDAAN ANAGA OO REER HEBEL AH BAA ISKA LEH EREYADA AH.... LA LA LA IYO WAX LA MIDA !!!!!!!!!!! SHEEGASHADA SUUGAANTA IYO QABYAALADAYN-TEEDA WAXAA BILAABAY KAKI TALIYE AFWEYNE OO MAGCAABAY GUDIDDII AY MADAXDA KA AHAAYEEN AW JAMACII DHULBAHANTE IYO KA MARREEXAAN LA YIDHAA IDAAJAA OO SUUGAANTII SOMALIDA KU KOOBAY INTII LA SHEGAY INAY KU TIRAABEEN SHAKHSIYAAD DAROOD AHAA!!!!!!!! HADDII AAD AKHRISATO AMMA AAD DHAGAYSATO AW JAMAC AMMA IDAAJAA SIDA AY TAARIKHDA SUUGAANTII SOMALIDA U TUSMEEYEEN WAAD YAABI !!! MARKA AY SHEEGAYAAN TAARIIKHDA ABWAAN DAROOD AHAA WAXAAD MOODIBA INAY LA JOOGEEN MARKII DHACDOOYINKAASI DHACAYEEN !!!!!!!!! MARKA AY KA WARRAMAYAAN TAARIIKHDII DARAAWIISHTA WAXAY QARIYAAN OO AASAAN 13KII SANO EE U HODREEYEY EE AY DARAWIISHTU KA HALGAMAYEEN CARRO ISAAQ OO WAXAY U DHIGAAN TAARIIKHDA SIDII WAX DHAQDHAQAAQA DARAAWIISHTU KA UNKAMAY TALEEX OO MISNA KU DHAMMAADAY TALEEX. WAXAY QARIYAAN MARXALADIHII DHAQ-DHAQAAQA DARAAWIISHTU SOO MARAY OO AHAA MARXALADDII U HORREYSAY EE WADAADKU JOOGEY CARRO HABAR AWAL HALKAAS OO AY WAYEELKII BERBERA OO UU HOGGAAMINAYO XAJI CALI JAMAC HAABIIL AY KU SOO DHAWEEYEEN INA CABDILLE XASAN OO AY KA DHIGEEN IMAAMKA MASJID-JAAMAC BERBERA IYO MARKII UU U BAXSADAY MAGAALADA SHEEKH. WADAADKU CARRO HABAR AWAL WUXUU JOOGEY 3 SANNADOOD· WAXA XIGTEY MARXALADDII LABAAD OO UU OODWEYNE KU SOO DHAWEEYEY SULDAANKII GUUD EE BEELWEYNTA HABAR YONIS, SULDAAN NUUR AMMAAN OO ISAGU ASAASAY XARUNTII IYO SALDHIGII KOWAAD EE DARAWIISHI YEELATO IYO CIIDANKII UU KEENAY SULDAAN NUUR AMMAAN OO KA BADNA 800 oo LUG AH IYO 300 oo FARDOOLAY AH. DARAWIISHTU WAXAY KA DAGAALAMAYSAY CARRO HABAR YONIS 6 SANNADOOD IYO DHEERAAD. MARKII LAGA SAARAY CARRO HABAR YONIS WAXAY DARAAWIISHTU U GUURTAY CARRO CIIDAGALE GAAR AHAAN DAGAANKA LOO YAQAAN GURDUMI HALKAAS OO XARUN U AHAYD SAYIDKA IYO DARAWIISHTII MUDDO AH 5 SANO. 1913 AYEY ISKU DAYEEN NIMAN KHUSUUSI AHAA OO HARTI U BADNAA SHIRQOOL LA DOONAYEY IN WADAADKA LAGU KHAARAJIYO, SHIRQOOLKAAS OO LA MAGAC BAXAY SHIRQOOLKII GURDUMI. SHIRQOOLKII WAXAA LAGU MASABIDAY WAAYEELKII IYO CULIMADII IYO KHUSUUSI WIXII ISAAQ AHAA. WADAADKA OO LAGU YIQIIN FUDAYD IYO GACAN FUDAYD WUXUU DIL KU FULIYEY RAG BOQOLAAL KA BADAN OO WAXGARADKII HABAR YONIS IYI HABARJECLO U BADAN OO AY KA NID AHAAYEEN WIILASHII UU DHALAY DARWIISHKII WAYNAA EE LA ODHAN JIREY XAJI CABDILLAHI SHEXERI OO AHAA WAZIIRKIISII ARRIMAHA DIBADDA OO XILLIGAAS HUB KA SOO SIDAY TURKIGA!!!!!!!! WAAKII KU GEERAARAYEY MARKII UU GAWRACAYEY WIILASHII YARYARA EE INA SHEXERI DHALLAY: ".... ARKIMAYSI INA SHEXERIYOW INAMADAADIIYE, AAKHIREY U GUUREEN HADDAAD KU INDHA-KUULAN LAHAYDE...." WADAADKU MARKUU XASUUQAASI FULIYEY AYAA DADKII DAGAANKU KU KACAY MARKAAS BAA REER SHEEKH ISXAAQ KA DIDAY XARUNTII DARAAWIISHTA EE GURDUMI MARKAAS AYUU INA CABDILLE XASAN IYO INTII YARAYD EE DARAAWIISH KU HADHAY KA CARARAY CARRO ISAAQ OO U BAXSADEEN CARRO SHIRSHOORE HALKAAS OO UU JOOGAY ILLAA 1920, WAA MUDDO 7 SANO AH
Hasan Sheikh Moumin ma ahayn keliya abwaan balse wuxuu ahaa faylsoof aan geyiga Soomaalida hore u soo marin.
Xasan sheekh moumiin waan tageera alle haw naxariiste❤
Tariikhdiisa waxaa dhagaysanooyaa 6/6/2022 abwaan wayn Allah u naxariisto ma dhiman quluubteena ku noolyahay
Alle ha unaxariisto xasan sheekh muumin sifiican ban u aqaana ragii uu dhalay borama ayay qaar kood ku noolyihiin
Alla haw naxariisto a waan Kiiluu xeesha dheeraa ee Xasan Sh Mumin. In qabill ahaan loo amaano umaba baahna; in qabiil ahaan loo dhaliilaana waa dulinimo tan ugu weyn. Anigu reer Ceerigaabo ayaan ahay, abwaankuna waa halyeygeyga, xikmad iyo cilmi aan laga faqriyin ayuu inooga tiger, khiyaal hodon ah iyo farshaxan maskaxda waraabiya ayuu dhaxal u siiyay ummadda Soomaaliyeed.
Wad ku mahadsan tahay fal celinta Abwaanka qabil laguma amaanin kaliya in dadka somaliyeed loo gudbiyo taariikh nololeedkiisii ayay ujeedadu ahayd waanan soo wadnaa barnaamijyo kale.
@@MohamedLakers Maxamed, qolyihiina barnaamijka sameeyay xil weyn baad gudateen. Anigu waxaan horta ka xanuusaday qolyaha raba in ay reer ahaan u dhaliilaan, iyo kuwa iyagoo is leh wax u Tara yidhaahda anaguu ahaa. Anaa jecel in aan qoraaladiisa wax ku darsado, Insha Allaahna wey iman Hawsha halkaa ka wada .
Shabeel naagood waa riwaayada ugu xilmada badan riwaayadaha Soomaalida 🙏🙏🙏🙏
Maasha allah allaha unaxariisto adiguna aad ayaad u mahadsantahay
Legends are always born in awdal allaha u naxariisto abwaan fanaan maskaxdii dunido Malaasan xasan sh muumin
Kkkkkkkkkkkk
QABYAALADDII WAXAY LA GAADHAY SOMALIDA BADHKEED INAY GOONNI U SHEEGTAAN SUUGAANTII IYO AF-SOMALIGIIBA!!!!!!!!!
MA LAGA YAABAA BARI DHOW INAY AFSOMALIGA QAYBO KA MIDA SUNTADAAN OO YIDHAAHDAAN ANAGA OO REER HEBEL AH BAA ISKA LEH EREYADA AH.... LA LA LA IYO WAX LA MIDA !!!!!!!!!!!
SHEEGASHADA SUUGAANTA IYO QABYAALADAYN-TEEDA WAXAA BILAABAY KAKI TALIYE AFWEYNE OO MAGCAABAY GUDIDDII AY MADAXDA KA AHAAYEEN AW JAMACII DHULBAHANTE IYO KA MARREEXAAN LA YIDHAA IDAAJAA OO SUUGAANTII SOMALIDA KU KOOBAY INTII LA SHEGAY INAY KU TIRAABEEN SHAKHSIYAAD DAROOD AHAA!!!!!!!!
HADDII AAD AKHRISATO AMMA AAD DHAGAYSATO AW JAMAC AMMA IDAAJAA SIDA AY TAARIKHDA SUUGAANTII SOMALIDA U TUSMEEYEEN WAAD YAABI !!!
MARKA AY SHEEGAYAAN TAARIIKHDA ABWAAN DAROOD AHAA WAXAAD MOODIBA INAY LA JOOGEEN MARKII DHACDOOYINKAASI DHACAYEEN !!!!!!!!!
MARKA AY KA WARRAMAYAAN TAARIIKHDII DARAAWIISHTA WAXAY
QARIYAAN OO AASAAN 13KII SANO EE U HODREEYEY EE AY DARAWIISHTU KA HALGAMAYEEN CARRO ISAAQ OO WAXAY U DHIGAAN TAARIIKHDA SIDII WAX DHAQDHAQAAQA DARAAWIISHTU KA UNKAMAY TALEEX OO MISNA KU DHAMMAADAY TALEEX.
WAXAY QARIYAAN MARXALADIHII DHAQ-DHAQAAQA DARAAWIISHTU SOO MARAY OO AHAA MARXALADDII U HORREYSAY EE WADAADKU JOOGEY CARRO HABAR AWAL HALKAAS OO AY WAYEELKII BERBERA OO UU HOGGAAMINAYO XAJI CALI JAMAC HAABIIL AY KU SOO DHAWEEYEEN INA CABDILLE XASAN OO AY KA DHIGEEN IMAAMKA MASJID-JAAMAC BERBERA IYO MARKII UU U BAXSADAY MAGAALADA SHEEKH.
WADAADKU CARRO HABAR AWAL WUXUU JOOGEY 3 SANNADOOD·
WAXA XIGTEY MARXALADDII LABAAD OO UU OODWEYNE KU SOO DHAWEEYEY SULDAANKII GUUD EE BEELWEYNTA HABAR YONIS, SULDAAN NUUR AMMAAN OO ISAGU ASAASAY XARUNTII IYO SALDHIGII KOWAAD EE DARAWIISHI YEELATO IYO CIIDANKII UU KEENAY SULDAAN NUUR AMMAAN OO KA BADNA 800 oo LUG AH IYO 300 oo FARDOOLAY AH.
DARAWIISHTU WAXAY KA DAGAALAMAYSAY CARRO HABAR YONIS 6 SANNADOOD IYO DHEERAAD.
MARKII LAGA SAARAY CARRO HABAR YONIS WAXAY DARAAWIISHTU U GUURTAY CARRO CIIDAGALE GAAR AHAAN DAGAANKA LOO YAQAAN GURDUMI HALKAAS OO XARUN U AHAYD SAYIDKA IYO DARAWIISHTII MUDDO AH 5 SANO.
1913 AYEY ISKU DAYEEN NIMAN KHUSUUSI AHAA OO HARTI U BADNAA SHIRQOOL LA DOONAYEY IN WADAADKA LAGU KHAARAJIYO, SHIRQOOLKAAS OO LA MAGAC BAXAY SHIRQOOLKII GURDUMI. SHIRQOOLKII WAXAA LAGU MASABIDAY WAAYEELKII IYO CULIMADII IYO KHUSUUSI WIXII ISAAQ AHAA.
WADAADKA OO LAGU YIQIIN FUDAYD IYO GACAN FUDAYD WUXUU DIL KU FULIYEY RAG BOQOLAAL KA BADAN OO WAXGARADKII HABAR YONIS IYI HABARJECLO U BADAN OO AY KA NID AHAAYEEN WIILASHII UU DHALAY DARWIISHKII WAYNAA EE LA ODHAN JIREY XAJI CABDILLAHI SHEXERI OO AHAA WAZIIRKIISII ARRIMAHA DIBADDA OO XILLIGAAS HUB KA SOO SIDAY TURKIGA!!!!!!!!
WAAKII KU GEERAARAYEY MARKII UU GAWRACAYEY WIILASHII YARYARA EE INA SHEXERI DHALLAY:
".... ARKIMAYSI INA SHEXERIYOW INAMADAADIIYE, AAKHIREY U GUUREEN HADDAAD KU INDHA-KUULAN LAHAYDE...."
WADAADKU MARKUU XASUUQAASI FULIYEY AYAA DADKII DAGAANKU KU KACAY MARKAAS BAA REER SHEEKH ISXAAQ KA DIDAY XARUNTII DARAAWIISHTA EE GURDUMI MARKAAS AYUU INA CABDILLE XASAN IYO INTII YARAYD EE DARAAWIISH KU HADHAY KA CARARAY CARRO ISAAQ OO U BAXSADEEN CARRO SHIRSHOORE HALKAAS OO UU JOOGAY ILLAA 1920, WAA MUDDO 7 SANO AH
Alle hawnaxariisto xasan sheikh muumin🤲🤲
Dhilo
Legends are also born in awdal
My reer abtigay Samaroon
Iam MJ from South Somalia
Xasan alle ha u naxariisto
Abwaanku waxa uu ahaa mustajaabu dacwa ilaahay nabi muxamad scw allaha la xiriiriyo Aamin insha allah
ilaahaow rabigayoow unaxariiso abwaanka aamiin
Ilaahey ha u naxariisto abwaan xasan sh.mumin
Abwaan allaH haku naxsriistoh
Ilahay naxariis jano hakawarabiyo aamiin
Ilahay ha u naxareesto aamiin yaa rabbi
Waa dhab taariikhda wacan ee nikan
🥇🇸🇴🙏ilahaay haa unaxaristo amiin
Alle how naxariisto
waxaan ubaahanahy heesta Caawaad naga heleysaan ee uu alifay abwaan Xasan Sheekh Muumin, sidoo kalena lagu daah-furi jiray riwaayadihii hoboladii Waabari, magaceeda oo saxan bal igu caawiya
Ala yaa arxama raaximijn
Abawanku tarikh ayu ka taga allaha una xaristo
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Zhp wad mahad san taHay
Je sais pas qui tu es mais xasan sheekh muumin est ma famille
555
🤧😪😪😪🤧🤧🤧🤧
Waxa uu ahaa cabqari iyo mufakir yaab leh. Maxamedow si qiimo leh ayaad usoo tabisay taariikh waayo badan soo maray waxa aad u quruxbadnaan lahyd inaad adigu buug ka qorto taariikhdiisa inta dhalinyaro buug magac uuna soo saari lahayd.
Heesta calanka somaliland ayuu sameyey
6666
Rt
🥇🙏🇸🇴ilahaay haa unaxaristo amiin
Ssg