WARAYSI CABDINAASIR MACALIN CAYDIID IYO CAABI MIRE WARIYE CUMAR SEERBIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +1

    Jiim shiikh muumin iyo kinsi xani adan labada qof aan jeahay ayey ahayen kinsi Allh yarxam jiim waxa uu ahaa kabaniste
    Dariiq gooni ah bilaway allow cimre dheer ku sii iyo cafimaad
    Iyo ustad cabdinasir

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka maanta hargeisa joogee jecel inuu barto kabanka walahi wu iga nasiib badan yahay ee haka faaideysto ustaadka intuu noolyahay 😔 Cimriga ilaah ha u barakeeyo Cabdinaasir Macalin Caydiid 🙏🤲

  • @worldactivatechannel1676
    @worldactivatechannel1676 5 ปีที่แล้ว +3

    woow allah ha ku daayo cabdinasir shay mire allah ha u naxariisto caabi adna nabad ku waar

  • @siidalimohamed9198
    @siidalimohamed9198 3 ปีที่แล้ว +3

    Wareysigan 200jeer waan daawaday kamaba dhergo Allaah yacizzakum...

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaruntii caabi shay mire Isaga Ayaa Ka Caansanaa xiligaa somalidu Imika Ayay Ku barteen Heesta muxu nabarka caashaqu 🙌🏻 Balse Caabi Ayaa Ka Sii Fanaan Sanaa

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

      100kiiba boqol shay mire aya cansan muxu nabarka cashaqu
      maba la aqoon
      beriganu heesta
      wale xalay xogtan helay
      dhegaysan jirnay
      iyo heesa kaloo badan
      hesta muxu nabarka cashaqu
      dhalintan yaryare fan waxba ka aqoon ayaa
      sanadadan danbe bartay
      weliba ma jecla markay kamanka tahay
      marka fananinta yaryari musiga ku tumaan ayey jecelyihin
      anigu musig maba dhegaysto hadan kaman ku jirin wax macno ahna maleh kamanka waxy modan wax laga tegay wana aqoon darada fankii qimaha laha aynu u fahmi lanay

  • @mohamedyasiin8280
    @mohamedyasiin8280 4 ปีที่แล้ว +2

    abwaanka nawaal curuyay waxa la odhan jiray cumar nabaal ilaahay ha u naxariistee

  • @abdirisaqmoalinahmed1416
    @abdirisaqmoalinahmed1416 6 ปีที่แล้ว +7

    Alla maxaa duruuf iyo darxumo ka muuqda fanaaniinta Soomaalida. Halkii xirfaddooda ku maalilahaayeen ayaa maqan

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 ปีที่แล้ว

    Laac weeyi heesta qaraamka ah eed uu qaadayo abdinaasir waana laxamda u macaan qaraamka

  • @maxamedaxmedabdulaahi583
    @maxamedaxmedabdulaahi583 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah alle cimrigiina ha dheereeyo

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 5 ปีที่แล้ว +4

    C.nsair waa runtii Jiim Sheekh muunin Caadi maaha Wlhi wa mucjiso

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว +5

    Wariyaha waxbaa kakhaldan Cabdinaasir macalin ayuu kabankii kudaaliyey waraysigaa muhiima taariikhbaa lagabartaa dadkana fursad ayaa lasiiyaa

  • @Mubarikabdiozman
    @Mubarikabdiozman 4 ปีที่แล้ว +2

    Wx laanta iyo waayaha aduun waligii naflhu kuma waaraye one day we will come true my dream
    10/march/2020 zalaza

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdinasir waxaa ka muuqda gabow iyo foolxumo
    Bal muu waxan iska daayo oo aakhiro wax sii hormarsado

  • @xuubsiibtaysiibte6587
    @xuubsiibtaysiibte6587 4 หลายเดือนก่อน

    Waa uu waali hadlaayay

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 ปีที่แล้ว +5

    Cabdinaasir mcln caydiid😥😥😥😥

  • @kekebozzyare8109
    @kekebozzyare8109 5 ปีที่แล้ว +2

    HormuDka fanka👑

  • @Beerjacayl_official.7
    @Beerjacayl_official.7 3 ปีที่แล้ว +1

    Caabi mire aniga waa macalinkaygii waxan kusoo gadhay hiddo dhawr

  • @xuubsiibtaysiibte6587
    @xuubsiibtaysiibte6587 4 หลายเดือนก่อน

    1983 sawkii qadar joogay danan may jirin

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว +2

    Shay mire ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 4 ปีที่แล้ว +2

    Cumar Seerbiya Salaan Sare 👋
    Xageen kaala soo xidhiidhi karaa Pls?

  • @kaban1245
    @kaban1245 6 ปีที่แล้ว +4

    walaal waxaan
    doonayaa
    inaan barto
    kabanka
    ma ii tilmaami
    kartaan
    siyaabaha lagu
    baran karo

    • @ashrafbhai4453
      @ashrafbhai4453 6 ปีที่แล้ว

      Kaban 12 iskada habaran bro waana kuu shaqo la'an oo dadkan hawlahan gala gaajay ugu dhimanayan wata labade akhiradada waa camal xuno xata ilaa marka dhimato denbigagu wu soconaya waxan kugula talin inaa waxkale barto thnks

    • @ashafarah6052
      @ashafarah6052 5 ปีที่แล้ว +2

      Yaa aakhiro waxkaa waydiiyey qof jaahil ay baatahaye su,aal baa lagu waydiiyey ama
      Ka jawaab ama aamus

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 4 ปีที่แล้ว

      @@ashafarah6052 kkkkkkk

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 ปีที่แล้ว

      @@ashrafbhai4453
      Walhtigu waa qaali markaa wax if iyo aakhiro ku anfaca baro wall

    • @candaloforextreding7467
      @candaloforextreding7467 3 ปีที่แล้ว

      Cabdinaasir m.anaa kuugaynaya

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 2 ปีที่แล้ว

    Allow ino cafii adeer Amiin dhaha 😢

  • @HassanHassan-qm3vu
    @HassanHassan-qm3vu 5 ปีที่แล้ว +5

    Mafahmin caabi shay mire anaa kacaansan miyuu yiri

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +2

      Hassan Hassan waaruntiisa Wallo Isaga Ayaa Laga Jeclaa Xiligiii Waabari shay mire Imika heestii Nabarka caashaqu Ayay Somalidu Ku Baratay Ee Lama Aqoon

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 6 ปีที่แล้ว +2

    CabdiNasir Maclin Maclin weyn weeeeyE

  • @zakariyesnuur7290
    @zakariyesnuur7290 2 ปีที่แล้ว

    Babaaaaaaa

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว +4

    Cabdinaasir macalin Kabanka ayuu aad utaqaanay waxa uu utumijiray AHUN tee Axmed Gacayte Yuusuf

    • @ilhamfarah9971
      @ilhamfarah9971 5 ปีที่แล้ว +2

      Macalin kabanka maad ibarikarta wlhi wn jacelhy

    • @mohietizmon4691
      @mohietizmon4691 5 ปีที่แล้ว

      Sahal Cali maalintaad baxaysay ee aad mgaalada ka
      dhooftay

  • @maxamedofficial8990
    @maxamedofficial8990 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdinasir macalin caydiid

  • @cabdimajiidabokorxussen5783
    @cabdimajiidabokorxussen5783 6 ปีที่แล้ว +5

    amazing subscribe igu qabta paapa

  • @FaraskaCad
    @FaraskaCad 6 ปีที่แล้ว +2

    #horMood

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว +4

    Halgankii ayuu caanku ahaa

  • @xuubsiibtaysiibte6587
    @xuubsiibtaysiibte6587 4 หลายเดือนก่อน

    Been been been