The best interview I have seen in these years. Maansha Allaah. Allah bless you we hope you long life dear uncle scholar Mohamed and our senior reporter Mr.Herreri
Mohamed Bihi Yonis, an easy-going, decent and highly educated man with dynamic character and go-ahead spirit. Wish him nothing but the best of luck and success in all his life.
Waa dadka fara ku tiriska ah ee qawmiyadda Somalida ka dhashay lkn nasib darro dadka u kamif yahay khibradoda iyo aqoon tooda lagama faideysan soyaal shaqo oo an caadi ahayn bu leyahay cimrigisa illah haw barakeeyo manta somali dhexdeeda waxa yaal waa dadka qura oo ka shaqayn kara hadi dacad laga yahay
Waxba mahayo haddii dalkii canshuurtiisii wax lagu barey oo ka aradan yahy , wuxuu ku leeyahy dal somaliland iyo laba dal oo isku tagey iyo huuhaadii caruurta lagu maaweelin jirey, wa nasiib darro riyuu ku jiraa aan shaqeeneen . Waataa maanta irir samaale bey mareysaa
@@NewsFusion24 Haddii aan waxba u qaban dalka ugu yaraan kuma hadleen anoo nin weyna waxyaabaha ma dhaleyska ah ee wax ma garatada lagu khaldo. Laba dal baan ahaan jirney iyo, goorma dal aheyd , ma parliament ba laheyd ,calan , iyo madaxweyne. Dad gumeysi ka xoroobey ba aheydeen oo la midoobey walaalihiina kle. Bilaa shuruud
Mansha allah , masuul kan waa khabiir aqoon fiican u leh dhanka siyaasada arimaha dibada , dalka Sudan ee dagaaladu ka socdaana Allah haw gargaaro 🤲 nabadna Allah haka dhaliyo oo dhexdooda isfaham Allah haka yeelo , aaamiin
Mashlh waa nin ogaal badan leh lkn waxey ila aheyd in tariikhdiisa ay barnaamij gooni ah noqoto muqalkan cinwanka meesha Ku qoran xooga lagu saaro lkn qofka cinwanka arka muqalkan dawadaa bilowgiisa wuu Ku wareerayaa
Il n'y pas une organisation de nations unies réglementaire équitable et juste , cet organisme est au service du monde judéo chrétien . J'espère que Mohamed Youssouf bénéficiera ces savoir-faire d'une manière positive pour son peuple somali et qu'Allah le soutien et le guide amiin
Inaan la is khasbi karin haddii aad la socoto Reer Sool waxa loo laynayaa sow ma aha doonistiina ilaawa oo doonistayada nala qaata iyadu sax ma kuula muuqataa?
@M. REER Sool waa dad majeerteeniya. Ka boqonaaya oo iyaku is dilaaya waa laskugu dhiibay oo isirnacayaba. Ayaa haya oo dhul aanay lahayan SSC ula baxay Ceergabo iyo Caynaba Mida kale meesha xuduud baa ku yaala oo aanu leenaha Domaliand. Dhulku waa Waqooyi maha Somaliya
Nin Garxajis Ah aqoon kasta Oo uu Leeyahay Somaliland madaxweyne kama noqonaya sababta Garxajis waa cadowga koowad Ee Somaliland sidda dad badan oo reer somaliland u arkaan.
*Nin yahow Qof isaaqa uun baa Raadisaa, Madaxda Kale Ee Sudan Beelaha Somaliyeed ka soo jeeda Ma waraysatid, Extremists waa wixii BBC Somali lagaaga Eryey*
Maxamed biixii waa madax waynihii ay dadka reer somaliland garan waayeen siiba xisbigii kulmiye waxaan hubaa xalada maanta taagan in ay wax badan ka badalan lahaayen❤❤❤❤❤❤
Madaxweyen Muuse Baxii Cadawgisa badan lakiin illahey baa mahad leh madaxweyen nooga dhigey why somaliland weerar baa lagu hayey intii dlawada Xamar so noqtabeya nin aan isga aheyn ama Mujaahis snm soo marin kama dabaal karen ka dhukuran ciro haduu madaxweyen inuu yahey ciidana ma dhiseen manata wa la inala qabsan laha acimrigiisa iyo cafimaadkiisa illahey ha u daayo Madaxeyen Muuse Amiinc cadowgiisa ha dhaco ka hudaha iyo dibada Amiin Amiin
@@abdullahiomarali5241 Iminka waxa dalka ka socda yaa ka mas'uul ah. Meesha indhabeelnimada kala tag Muuse Biixi Lahayne sawka Gobol dhan gacantiisa ka baxay, ma waxay kula tahay in Laascaanood dambe Somaaliland ka talinayso. Xataa kaadhkii aqoonsiga muuse Biixi baa Gubay.
khalad ayay aheyd in turkiga wadahadal ku qabatan,,sababto ah turkigu marnaba dhexdhexad noqon mayo oo somalia wala saxib,,ta labad KURDISH aya raba inuu ka go,o ,,oo isaga ka baqaya haduu taagero turkigu kala go,a inay wado ku furto kala go, ah halka waxa ka muuqata doqonimada iyo diciif nimada mohamad bixi u dhashay
Dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyedba cid kala jari karto ma jiraan taasi in ay dhacdo waxaa ka dhow in uu qiyaamaha dhaco jabhada soomaali diidka ee.argagixisada ah ee gowalkada waqooyiga somalia heeysata kalama jari kareeyso wax waliba oo dhaca xitaa qof muqdisho joogo hadii xitaa kala jaro dalka somalia isaga laftirkiisa waa la dilayaa ee waliba hadii xitaa qasab ay noqoto in markale la duqeeyo hargesia iyo burco dhulka lala simo waa la sameeyn doonaa si midnimada dalka somalia u qaataan soomaali diidka ee maanta xasuuqay shacabka laascaanood ee barakiyay
Maxmed biixi wuxuu haldaly si wayo argnimo ku dheehantahay marka laga hadlayo arimah somaliland iyo soomaliya Walow dadka qaar qaab khadan ay u arkeen blse waa waayo arag
Markeey noqoto Arimaha Somaliland iyo soomaaliya si fiican ugama aadan wareeysan malaha herari doonistiisii jamhuuriyada ayaa ka tan badisay ee xaqiiqadu waxaa weeye somali hadii kooonfur is hagaajiso somaliland meel fog ma jirto
@@SuugaanSafari Alxamdulilah adeer qofgu xorbuu u yahay fikirkiisa laakiin maanta maalin ay jamuuriyada khayrka qabta ka wanaagsantahay ma jirto,waa ilaahay mahadii.
Nin been shegaya miyaa nabad ka keeni Kara dal maalintii ay ugu xumayd Somaaliland buu yiri waa markii ay ugu fiicnayd Carrurta beenta ka daaya oo Ilaahay ka baqa
Adeer ilaahaybaa u doortay inuu hogaamiyo madaxweyne muuse biixi jamuuriyada barakaysan ee somaliland ee canduuftaada dib u liq,waxaa aad ka sheekaysayna waa FADHI KU DIRIR IYO CAADADII.😂😂😂😂
Maxamed biixi yoonis iyo muuse biixi cabdi maalintii ay xisbiga kulmiye ee talada dalka haya musharaxnimadiisa ku tar tamayeen ragii ka hiiliyay Mohamed biixi yoonis waa raga godka dheer ku riday Somaliland alle naarta haku fogeeyee 😢😢
Odaygaas asago sidaas cuqdad u heyso ayuu dhiamana Somalia weligeed somali ayaa la haandoonta mana dhici doonto wax la yiraah somaliland oo aan ka ahayn in maskinta ku nool gobolada waqooyi loo shego been iyo hadaf aan jirin ayado manta ay dadkii aas aasay mamulkaas la xasuuqayo ma dhici karto aqoonsi iskadaye in xataa mamul ahan loo sii aqoonsado great Somalia again 💪🏻💯
The best interview I have seen in these years. Maansha Allaah. Allah bless you we hope you long life dear uncle scholar Mohamed and our senior reporter Mr.Herreri
Shaqo wacan; Weriye sare Hereri.
Alle ha barakeeyo; Maxamed Biixi, waa mid kamid ah odayaashii SL u soo shaqeeyey.
Maansha allaa taariikhda uu wax bartey iyo dada ka muuqataa isma laha illaahey ayaa cimrigiisa u barakeeyey
Aderkay kkkkkk
@@farahdaud6982
Ilaahey ha kuu barakeeyo adeerkaa
Very intellectual human, salute Mr Bihi and many thanks to Hereri for this informative interview.
I'm surprise those intellectual who eve does speak Arabic only somalia can be found
Mansha Allah Mohamed Bihi Yonis
Alle cimriga iyo caafimadkaba ha u barakeeyo.
Shaqo wacan wariye sare
#Abdisalan Hereri
Masha Allah adeerkay Prof.Maxamed Bixii may Allah give you long , healthy and happy life. Somaliland is proud of you!❤️🤍💚🦁
Very intelligent person noolow Mohamed Biihi yonis. God intervju hereri
Adeerkay prof: maxamed biixi rabi cimiri dheer ha siiiyo
Ilaahay dhibka walaalaheen reer Suldaan dhibka haka dulqaado dhibkana haka badbaadiyo tabaha Cadowga dalkayagi Soomaaliya haku tusaalo qaateen
Abdisalan wlal hadii aad Sudan wali ku sugan tahay bal badqabkaaga Noga so waran Allaha ha idin xifdiyo Gool ban Ku Rajeynayaa..
Mohamed Bihi Yonis, an easy-going, decent and highly educated man with dynamic character and go-ahead spirit. Wish him nothing but the best of luck and success in all his life.
He’s very humble guy Masha’Allah
Masha Allah, very educated man, good luck
Prof: Maxamed biixi Yoonis shakhsi Aqoon, waayo aragnimo, iyo kumanaan sifoo wanaagsan kulunsaday, waxaan qabaana inuu ahaa wasiirkii arimaha dibada kii ugu waxtarka badnaa Somaliland. Hadii uu Madaxweyne ka noqon lahaana maanta wadanka wax weyni iska bedeli lahaayeen.
Waxaan filayaa 2 jeer ayey S/land talo seegtay markii 60 kii inaga oo dawlad ah ku biirnay Somalidii kale iyo maalintii Maxamed Biixi ladooran waayey ee Muuse ladoortay.
Wa Nacas lakiin Muuse wa Fariid 😅
Idoorku niicda kama daalaan miyaa?
@@jax6277 Soomaaliya meeday Isaaq waydi hhhh bal wakase wax sameeya
@@muktaribrahim7397 Soomaliya SSDF, USC, SPM iyo RRA weeydii wadanka ee burburiyeen ayagoo wadankii idil qabaailo kusaleesan qabiil ee kala goosteen. Laakin Idoorku Soomalida kale waxee kaga duwanyihin niicda iyo calaacalka iyo faatadhugta badan ee ninyahow calyada iska duwa. Soomaaliya hanoo laato🇸🇴
@@jax6277 hadad dal Lee dahay Dalkaga aamin Shamta Soomaali midkad tahay ba wa walaalo wa dad Muslim ah
Mohammed biixi guul iyo gobnimo
Waa bil Ramadan waliba aakhirkii ❤🎉 Muse Biixi siyaasad buu u ciyaray,Alla ninku adkaa ,nimankii wiziirada ahaa ee Xirsi iyo Mohamed bixii hogaminayeen wakii afka danbaska u mariyey khiyaamo meel ma gaadho.was tariikh!
Waa dadka fara ku tiriska ah ee qawmiyadda Somalida ka dhashay lkn nasib darro dadka u kamif yahay khibradoda iyo aqoon tooda lagama faideysan soyaal shaqo oo an caadi ahayn bu leyahay cimrigisa illah haw barakeeyo manta somali dhexdeeda waxa yaal waa dadka qura oo ka shaqayn kara hadi dacad laga yahay
Waxba mahayo haddii dalkii canshuurtiisii wax lagu barey oo ka aradan yahy , wuxuu ku leeyahy dal somaliland iyo laba dal oo isku tagey iyo huuhaadii caruurta lagu maaweelin jirey, wa nasiib darro riyuu ku jiraa aan shaqeeneen . Waataa maanta irir samaale bey mareysaa
@@MH__1__MH cashuurta ma dad gaara laga qaadi jiray, gobollada uu kasoo jeedoba soo lagama qaadi jirin. intaasoo sano macallin buu ahaa. dalku muxuu karrabaa? adiguse dalka wax ma uqabatay? adoon been sheegeeyn tubtii aad wax ugu qaban lahayd mahaysaa? caaddifadda intaad iska dayso ugu yaraan calanka profile-ka soo saaro.
@@MH__1__MH cashuurta ma adeerka ayaa ka bixinaayey isaguba wuu bixin jire
@@NewsFusion24 Haddii aan waxba u qaban dalka ugu yaraan kuma hadleen anoo nin weyna waxyaabaha ma dhaleyska ah ee wax ma garatada lagu khaldo. Laba dal baan ahaan jirney iyo, goorma dal aheyd , ma parliament ba laheyd ,calan , iyo madaxweyne. Dad gumeysi ka xoroobey ba aheydeen oo la midoobey walaalihiina kle. Bilaa shuruud
Very iformative interview thanks mr hereri
Best interview ever seen somalia expaert FRM envoy Mohamed Bixi yunis
Mansha allah , masuul kan waa khabiir aqoon fiican u leh dhanka siyaasada arimaha dibada , dalka Sudan ee dagaaladu ka socdaana Allah haw gargaaro 🤲 nabadna Allah haka dhaliyo oo dhexdooda isfaham Allah haka yeelo , aaamiin
mshaa alh waraysi waxtarleh weeye ,falastiinta ilahay un umaqan
Masha allah waa nin aqonyahana maxamed bexi younis
Ma'muun Bexeeri wasiirkii koowaad ee Maaliyadda Sudan iyo Bankiga Sudan, gabadhiisa ayaa macalimad ii ahayd.
Khabiir Sare Mundane Maxamed Bixi Younis
Waa aqooyahan wax badan lafaguray runtii, lakin somali khayr malleh ninkaas iyo Muuse Biixi ayey kala Doorteen, waa ciqaab Adduunyo.
Alle ha ilaliyo Sudan nabdda Dib ha ugu so celiyo
Khilaafka Sudan wuxuu sal ku hayaa Dahabka badan ee waqtigan kala guurka ah la urursanayo
mr.bixi haku mashquulin israel iyo palastain caraba ka quusateye
waxa sudan ka socda ka hadla
Axxxx Maalintii muuse biixi la dooranayay miyay doortaan maxamed biixi.
Laba nin oo la is bar bar dhigi karo maaha.
Mashlh waa nin ogaal badan leh lkn waxey ila aheyd in tariikhdiisa ay barnaamij gooni ah noqoto muqalkan cinwanka meesha Ku qoran xooga lagu saaro lkn qofka cinwanka arka muqalkan dawadaa bilowgiisa wuu Ku wareerayaa
Mohamed bixi iyo Dr beyle waa dadka Aqoonta uleh arimaha bankiyada wxan rajeynyaa inaad Dr beylana wareysi kan ka xiisa badan aad ka soo samysan
Horunar beel
Il n'y pas une organisation de nations unies réglementaire équitable et juste , cet organisme est au service du monde judéo chrétien . J'espère que Mohamed Youssouf bénéficiera ces savoir-faire d'une manière positive pour son peuple somali et qu'Allah le soutien et le guide amiin
Mansha Allaah waayo arag siyaasi ah Maxamed Biixi Yoonis...
Waataa maanta halkaa. idn dhigtay.
Inaan la is khasbi karin haddii aad la socoto Reer Sool waxa loo laynayaa sow ma aha doonistiina ilaawa oo doonistayada nala qaata iyadu sax ma kuula muuqataa?
@M. REER Sool waa dad majeerteeniya. Ka boqonaaya oo iyaku is dilaaya waa laskugu dhiibay oo isirnacayaba. Ayaa haya oo dhul aanay lahayan SSC ula baxay Ceergabo iyo Caynaba Mida kale meesha xuduud baa ku yaala oo aanu leenaha Domaliand. Dhulku waa Waqooyi maha Somaliya
Wariye heer caalami ah.
Idoorku aduunka meel walba wa joogan
Inkaar an ahyn khalij dadka islmka ahi ma laha
Ninkani dowlad la'aan baaheysa sida falastiin ayuu haddaba meel u duulduulaya waayo dowlad somalia ayuu wax ku ahaan lahaa
Somalia waa Labo GoboL oo isu tegay layskuma raacsana somalia wll koox gaar ah ayaa wadata somalia oo duuLisa halka koox kalena aanay aaminsanayn markaa somalia waa failed state
Nin Garxajis Ah aqoon kasta Oo uu Leeyahay Somaliland madaxweyne kama noqonaya sababta Garxajis waa cadowga koowad Ee Somaliland sidda dad badan oo reer somaliland u arkaan.
Bisinka maxaa garxajis cadow kadhigay, walal ha odhan sidaa
Langabkayahow Mareexan Ninkan Waa Sacad Muuse
@@ilkacaselyricslyrics2723ilaayn waa reerihi waxaan laha muxu sidaa uleeyahay nafar inaga ah baa moodaayay hahahah yaahuu yaa yidhaa isaaq dhexdoodu idinma deeqdo qashin
Adiga maxaa kaa galay Somaliland umabaad dhslanne?! Caqli yardaa ma in aan lagu garanayn ayaad moodaysaa!
Horomar beele
Masha allah maxamad&harari
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Nimcooyinka alle na siiyey waxa ka mid ah amniga ama nabada alle nabada iyo kalo danbeyntii alle ha idin. Soo celiyo walalheen suudan
*Nin yahow Qof isaaqa uun baa Raadisaa, Madaxda Kale Ee Sudan Beelaha Somaliyeed ka soo jeeda Ma waraysatid, Extremists waa wixii BBC Somali lagaaga Eryey*
Masha allah nabad hasiyo
MASHALLAH AQOONYAHAN MAXAMED BIIXI YOONIZ
#dhiirigalin buuxda😔💪💪💪💪
Cinwaanka iyo mowduucu ismalaha mudane
Wadaadkan reer somaliland isagaaba u eeg Sudanese 😅😅😅😅😅😅
Kkkkk lagama gartaba
Walay kathy
Waa ninkii aynu fahmi weynay "qofku waxaanu garanaynin waa u cadaw".
Muuse biixi baa ka wacan wllo Waayo waa mujaahid
@@ahmedyaasiin5881 cawaan caadi ah aa tahay wlhi maskaxda xaar baa ku fadhiyee orod mujaahidnimo wax ha tarto waa kaas maanta Somaliland meeshaas marinayee
Wark somaliland iyo lasca inyo miya 💊💊💊💊🔨📢
👋 Wuu Mahadsanyahy Weriye C/Salaan Hereri& Max,d Biixi Yoonis.
Dadkii Madxweyen Muuse Baxii laga soo daayey meesha Muuse Baxi laguma wareysanyo
odeygaasi waxa ka maskax badiyey Xirsi Gaab
Waraysi labaad kaso qaad asaga iyo muuse biixi halka ay ku kala danbeeyeen
Well done
Madax wayne somalind ayuu kufiicnaa inuunoqdo
Isaaq inta uu dago haduu rabo inuu la goa waa la ogolyahay lkn wax kale Cidina yeyzan ku riyoonin
Inta aanu degno hadii naloo aqoonsanayo waaba ogolnahay balse somalia ayaan ogolayn sidaasaan dhulka kale ugu dheganahay
Weriye Ruugcadaa ah iyo aqoonyahan waayo arag ah
Maxamed biihi yoonis 😊
Maxamed biixii waa madax waynihii ay dadka reer somaliland garan waayeen siiba xisbigii kulmiye waxaan hubaa xalada maanta taagan in ay wax badan ka badalan lahaayen❤❤❤❤❤❤
Madaxweyen Muuse Baxii Cadawgisa badan lakiin illahey baa mahad leh madaxweyen nooga dhigey why somaliland weerar baa lagu hayey intii dlawada Xamar so noqtabeya nin aan isga aheyn ama Mujaahis snm soo marin kama dabaal karen ka dhukuran ciro haduu madaxweyen inuu yahey ciidana ma dhiseen manata wa la inala qabsan laha acimrigiisa iyo cafimaadkiisa illahey ha u daayo Madaxeyen Muuse Amiinc cadowgiisa ha dhaco ka hudaha iyo dibada Amiin Amiin
@@abdullahiomarali5241
Iminka waxa dalka ka socda yaa ka mas'uul ah.
Meesha indhabeelnimada kala tag Muuse Biixi Lahayne sawka Gobol dhan gacantiisa ka baxay, ma waxay kula tahay in Laascaanood dambe Somaaliland ka talinayso.
Xataa kaadhkii aqoonsiga muuse Biixi baa Gubay.
Runtii anoo sharaf iyo maamuus u haya mudanahan,markii uu madaxweyne siraanyo u yeedhay gaalo iyo islaamba way OGAAYEEN INAAN ISAGA WAXBA LALA DOONAYN OO MADAXWEYNE MUUSE BIIXI UUN LOOGU YEEDHAY IN LAGU GARAACO,TAANA MADAXWEYNE MUUSE WUU OGAA OO WUU KASII HOR DAGAY SHAXDA.WA BILLAHI TAWFIIQ.
Maxed biixi waa laga faa,ideysanwaayey khibradiisa inkastoo uu iska raacay ninkii dhamaa ee la lahaa hogaamiyuu noqonayaa ayaa Xirsi uun iska raacay
khalad ayay aheyd in turkiga wadahadal ku qabatan,,sababto ah turkigu marnaba
dhexdhexad noqon mayo oo somalia wala saxib,,ta labad KURDISH aya raba inuu ka
go,o ,,oo isaga ka baqaya haduu taagero turkigu kala go,a inay wado ku furto kala go, ah
halka waxa ka muuqata doqonimada iyo diciif nimada mohamad bixi u dhashay
Dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyedba cid kala jari karto ma jiraan taasi in ay dhacdo waxaa ka dhow in uu qiyaamaha dhaco jabhada soomaali diidka ee.argagixisada ah ee gowalkada waqooyiga somalia heeysata kalama jari kareeyso wax waliba oo dhaca xitaa qof muqdisho joogo hadii xitaa kala jaro dalka somalia isaga laftirkiisa waa la dilayaa ee waliba hadii xitaa qasab ay noqoto in markale la duqeeyo hargesia iyo burco dhulka lala simo waa la sameeyn doonaa si midnimada dalka somalia u qaataan soomaali diidka ee maanta xasuuqay shacabka laascaanood ee barakiyay
Ku dhex waloo
3 kilometres aay Cidaanka 🇺🇬 Uganda ilaaliso Halkaan ma aah
Futaadaada Wax uu daydaayo
@@Abdisalaanfaray adiga iyo awoowgaadi yahuud madow ee Etiopia u dhashay u sheeyk riwaayadasi beeynta ah
Midnimo Somaliyeed kaama muuqato ee nacayb umadeed ayaa kaa muuqda Somalia waa labo goboL oo iskubiiray oo waa aniga iyo adiga waynu isku fahmiweynay waanaynu kukala tagnay Somalia koox gaar ah ayaa duuLisa oo Layskuma raacsana waana failed state
Mahad sanid hereri sifican baan u garanayaa maxamed biixi yonis nabadglyo
Somaliland haka faideysato rug cadaga iyo aqonyhnka maxamed biixi yoonis
Proff:Mohamed bihi yonis wuxuu kamid yahay dadka faro ku tiriska ah ee leh waaya'aragnimo intaas le'eg. runtii haddii S/land ictiraac rabto waxay ilatahay inuu ninkaani ku haboonaa Siilaanyo dabadii. Nin lifetime kiisa 40 years ka shaqaynayey International-organization shaqadiisuna ahayd Conflict resulation wax sahlan ma aha.
Ninkani maxay reer somaliland ugu dooran waayeen Madaxweyne. Unfortunately bad luck of them.
Odayga aad wareysaneyso wuxuu u eg yahay raiisul wasaaraha Sudan..
Diplomaasi sharaf leh prof biixi
Maxmed biixi wuxuu haldaly si wayo argnimo ku dheehantahay marka laga hadlayo arimah somaliland iyo soomaliya
Walow dadka qaar qaab khadan ay u arkeen blse waa waayo arag
Siyasiyiinta isaqu Runumasheega dadka kunol gobolada waqoyigalbed ben iyo munafaqad bayisku maweliyan
Hore usoco
Waraysi qiimo leh
Markeey noqoto Arimaha Somaliland iyo soomaaliya si fiican ugama aadan wareeysan malaha herari doonistiisii jamhuuriyada ayaa ka tan badisay ee xaqiiqadu waxaa weeye somali hadii kooonfur is hagaajiso somaliland meel fog ma jirto
Libaax soo qabatay saaka.
Odagu groonkiisii dib igu noqday oo
ictiraafkii oo qof ah reer somaliland odaygan hala doorto,
Adeer illahaybaa u doortay madaxweyne muuse biixi inuu hogaamiyo jamuuriyada barakaysan ee somaliland.
Illaahay baa nagu imtixaamaya samirkayaga
@@SuugaanSafari Alxamdulilah adeer qofgu xorbuu u yahay fikirkiisa laakiin maanta maalin ay jamuuriyada khayrka qabta ka wanaagsantahay ma jirto,waa ilaahay mahadii.
Nin been shegaya miyaa nabad ka keeni Kara dal maalintii ay ugu xumayd Somaaliland buu yiri waa markii ay ugu fiicnayd Carrurta beenta ka daaya oo Ilaahay ka baqa
Odayga wad aan wada ognahay buu ka hadlay
Even the intelectuals from Northern Somalia are still dreaming of secession, how about the direction of unity, truth, forgiveness and reconciliation?
Beenaale
YES WE ARE SOVEREIGN COUNTRY NO ONE WILL PRESSURE THE PEOPLES WILL. AMA DIIDA AMA DOODAA SOMALILAND WAAA DAWLAD DAL IYO CALAN IYO TAARIIKH LEH
@@mohamedabdirahman5840 wadan layiraahdo Somaliland ma jidho. DREAM ON .
Say Somaliland intellectuals
Alwalba ayaga nagu Soo biiray Hadana qasab wax kuma laha haday doorteen ee been ta aa la isku sheegin hadaa nahay reer koofur
Aqoonyahan Mohammed Biixi jir oo joog waxaad tahay raga loo baahanyahay maanta inay ka saaraan dhibaatada JEEGAANTA ee DUMISAY SOMAALILAND Viva HABARMAGAADLE VIVA GARXAJIS IYO INTA NABADA JECEL
Adeer ilaahaybaa u doortay inuu hogaamiyo madaxweyne muuse biixi jamuuriyada barakaysan ee somaliland ee canduuftaada dib u liq,waxaa aad ka sheekaysayna waa FADHI KU DIRIR IYO CAADADII.😂😂😂😂
Maxamed biixi yoonis way nagu Duntee maad naga soo gaadhid hhhhhhhhh
Maxamed biixi yonis masuul qaran
OOOOO teenii baa gubanaysee maxaa midkale loogu ariminiyaa oo. Hadii aqoontan xildhibanka/agoonyahanka Somaliya soo bar baarisay maxuu wax oga qaban/hadli waayey kornayl biiixi iyo xasuuqa Laas caanood. iyo waliba dalkii Somalia ee wax soo baray?
Somalia waxba kumuu baran, meeshu waa Somaliland. Indhaha furo.
Somalia wax la yidhaahdo majiro wl waa failed state aan layska ogolayn oo Layshor fadhiyo oo koox gaar ah ay wadato
Waar ka xishooda dadka sharaf ta leh hereri waa nin somaali ku leh waa geesi taariikhda Baal dahaba kaga jira
Maxamed biixi yoonis iyo muuse biixi cabdi maalintii ay xisbiga kulmiye ee talada dalka haya musharaxnimadiisa ku tar tamayeen ragii ka hiiliyay Mohamed biixi yoonis waa raga godka dheer ku riday Somaliland alle naarta haku fogeeyee 😢😢
Hush Hush
somalia uga fiicneed unuu u hanqal taago meshu u halqan tagayo somaliand oo hada sii kala jarantayba
Somalia Miyu U Dhashay Meesha Hawidaar Leeyahay
Somaliland masii kala jarmi karto wll khiLaaf yarbaa jira
Reer Somaliland wanimanka ninkana ka hiileyey musena madaxwayne u doortay ilahay dalandoli idinka dhigi waaa
Mash Allah
Odaygaas asago sidaas cuqdad u heyso ayuu dhiamana Somalia weligeed somali ayaa la haandoonta mana dhici doonto wax la yiraah somaliland oo aan ka ahayn in maskinta ku nool gobolada waqooyi loo shego been iyo hadaf aan jirin ayado manta ay dadkii aas aasay mamulkaas la xasuuqayo ma dhici karto aqoonsi iskadaye in xataa mamul ahan loo sii aqoonsado great Somalia again 💪🏻💯
Aallah Aamiin
Codka la waraystahu waa naaqus fadlan wax ka qabta.
Meel sawan ka jiro si fiican loogama maqalayo