This is my field last 21 years in the USA. I feel chills when I see how primitive our infrastructure is. Insha Allah we will bring GE 7FHA gas turbines that will provide more than 150megawatt each. Millions of dollars but first class equipment
Mahadsanid walaal. Dabcan, waa rajeynayaa maalin maalmaha ka mid ah inaad cilmigaaga uga faaiideyn doontid dalkaaga insha Allaah. Dabcan, saad adba og tahay shirkadahan yar yar ee adeegga korontada baxsha waxaa iska leh dad ganacsato ah oo isugu tegay hab share ah oo is xilqaamay. Waxaad fahmi kartaa inaan xataa hal qofi u bareeri karin socodsiinta shirkaddaas haynta dhaqaale oon saas u sii buurnayn darteed. Marka waa iska dareemi kartaa inaynaan waqti xaadirkan qalabkaas aad sheegtay la hirgelin karin costga oo aad u sarreeya dartiid. TH-camka waxaan ka fiirsaday in xarunta ugu weyn ee GE 7FHA gas turbines laga hirgeshay 2011 Sacuudiga. Halka xabbo qaarkood ay soo saaraan in ka badan 500+ meggawatt oo koronto ah taasoo boqolaal kun oo guri adeeg koronto siin karta. Mahadsanid Cabdullaahi
MAA SHAA ALLAAH. Necsom. Shirkadda geyiga, wax weyn bay ka baddeshey iftiiminta & nalaynta caasimadda Garowe iyo guud ahaanba magaalooyinka kale ee PUNTLAND iyo Somaliyaba.
Nabad, biyo, tamar(cunto iyo koronto) haddii la helay horumar lixaad lihi waa iman karaa. Waxaan marwalba la yaabaa markaan arko meel shaqo ka socoto oo dhulkii dhagax iyo habaas miiran yahay. Ma shamiitadaa qaali ah wadanka mise dadku maba yaqaanaan sida landscape loo horumariyo. The next big project for Somalia has to be the development of the sewage system, period. Because there is no health without waste management.
Maxaad ninkaan xaasidka oo aan dhulkiisa hargesa ka soo duubin meel fool xun maxaad uga yeeshaan inuu xaasidkaan iyo kuwa la mida in ay camera da meel walba ku qabtaan. Cadaw kuwaan SubhanAllah
This is my field last 21 years in the USA. I feel chills when I see how primitive our infrastructure is.
Insha Allah we will bring GE 7FHA gas turbines that will provide more than 150megawatt each. Millions of dollars but first class equipment
Aqoontaada wadanka ugu faaiidee.
Come back to home Xamar, kismaayo,Gaalkacyo garoowe,boosaaso,burco,hargaysa and many more
Thanks adeer/Abti come back Inshaa allah waxaa helaysaa atleast 15 Millions eager to get energy
Mahadsanid walaal. Dabcan, waa rajeynayaa maalin maalmaha ka mid ah inaad cilmigaaga uga faaiideyn doontid dalkaaga insha Allaah. Dabcan, saad adba og tahay shirkadahan yar yar ee adeegga korontada baxsha waxaa iska leh dad ganacsato ah oo isugu tegay hab share ah oo is xilqaamay.
Waxaad fahmi kartaa inaan xataa hal qofi u bareeri karin socodsiinta shirkaddaas haynta dhaqaale oon saas u sii buurnayn darteed. Marka waa iska dareemi kartaa inaynaan waqti xaadirkan qalabkaas aad sheegtay la hirgelin karin costga oo aad u sarreeya dartiid.
TH-camka waxaan ka fiirsaday in xarunta ugu weyn ee GE 7FHA gas turbines laga hirgeshay 2011 Sacuudiga. Halka xabbo qaarkood ay soo saaraan in ka badan 500+ meggawatt oo koronto ah taasoo boqolaal kun oo guri adeeg koronto siin karta. Mahadsanid Cabdullaahi
yeah, why don't you go back and help build your country?
very informative and honest guy.
Necsom iyo gabadha🙏💓 injeeneriyada ah ilaahey ha idiin siiyo horimar wasac ah iyo qayraad vadan aammmiiin
Maansha Alaah guul wiilasha soomaali kaga horownay ajnabi
MAA SHAA ALLAAH. Necsom. Shirkadda geyiga, wax weyn bay ka baddeshey iftiiminta & nalaynta caasimadda Garowe iyo guud ahaanba magaalooyinka kale ee PUNTLAND iyo Somaliyaba.
Waryaa been badinadaa Necsom Garoowe maahee magaladee kale bay ku jrtaa puntland
Masha Allah reer putlaan and reer Somalia
Horumar wanaagsan insha allaah
Su’aalaha Wariye A Hereri waa su’aalo qiimo leh, wuxuu weydiinayaa su’aalo dhageystaha iyo dadka shirkada ku xiran faa’iido badan uleh… Cabdisalan Hereri aad baad u mahadsan tahay.
M.a walashy qliya saida hassan aadan dalab hormar wacan baan ku rajeynayaa
Gabdhaha reer puntland oo halyeey adaa aadbaan idiinjecelnahay wariyeheena hareeri illaahay ha xafido
PUNTLAND WEY HORUMARYEY
#First Comment. Warshadu way daadaalaysaa. NECSOM. Hello #ISLAAN Abdirizak Sanyare.
Alla muxuu wariye kubanaaan yahy hareeri sual kastoo muhiima waa waydiiyey
C/SaLaaN HERERI LEGEND
Waa ruugcadaaga saxaafadeed ee somaali uharay allaah yaxfiduka
Aad baan ugu farxay in Gabdhaha la siiyo opportunity
Maansha Allaah
MAASHA,ALAAH WALAAL CABDISALAAM HARERI WAAD KUMAHADSANTAHAY SIDA AAD INOOGU SHARAXDAY XAQIIQADA KAJIRTA GAROOWE XAGA KORONTADA
Necsom saan maqlay karoontadeeda waa Qaali plz dhako keena oo waxa raqiis hayara noqoto
Nec dadka lacagtodi odhan iyada qabta wa very expensive garowe shirkado kalay ubahantahay
Ani mechanical engineering ayaa ahay necbiyaa markaan Électricité ⚡️ aan kashaqaynayo tusaale marka aad machines oo kle hagaajinaysid ama intaa samaysid aad isku rakibtid adoo inbadan rakibayey oo kun xadhig galiyey ayuu shaqaynwaayi kunkaa xafhig ka xun waa inaa Soo heshaa 😳😫
Hareeri moolow oo nabad gal
Nabad, biyo, tamar(cunto iyo koronto) haddii la helay horumar lixaad lihi waa iman karaa. Waxaan marwalba la yaabaa markaan arko meel shaqo ka socoto oo dhulkii dhagax iyo habaas miiran yahay. Ma shamiitadaa qaali ah wadanka mise dadku maba yaqaanaan sida landscape loo horumariyo. The next big project for Somalia has to be the development of the sewage system, period. Because there is no health without waste management.
Shamiitada wax ka qiimo badan bay haystaan dhagax cover stone bay heli karaan lkn soomaliga shaqo muruqa loo isticmaalayo ma jecla
M.alh dalkeyka hor mar walbu sameyo ad ayan ujeclahy .
Maxaad ninkaan xaasidka oo aan dhulkiisa hargesa ka soo duubin meel fool xun maxaad uga yeeshaan inuu xaasidkaan iyo kuwa la mida in ay camera da meel walba ku qabtaan. Cadaw kuwaan SubhanAllah
War ninku muxuu leeyhay muu afsoomaali ku hadlo muxuu engkish ka ugu hadlayaa somali baa daawanaysee
Dhibaatada lagu qabo iyo gumaysiga dadka Garoowe jooga un ba garankara shirkadan wa dhiig miirato ilahay hakaso gaaro dadka reer Garoowe
Cuuuc xoooolo
Beenta.jooji.wax.dhaama majiraan
Maashaa Allah