ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Rashiid Bullo, Soomaaliyeey u duceeya. Allahayoow naxariistaadii durduursii. Aamiin
alle ha,unaxariistowaa hindi asalkiisu
Allaha yarxam. Al ikha rashiid bullo ibraahim. Fanan caan ah. Mu alif. Shacir. Mulaxam.
Allaha unaxaristo
1952, ayuu heesayay. Allah ha u naxariisto Rashiid Somaali dhab ayuu ahaa. Inkasta oo uu Hindiya awoowgii ka yimi.
Mujaahidka waxan kuxasuustaa heestii uu laxanka usameeyey Mujaahid Maxamed Mooge ee Mahiigaan ilahay ha unaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo labadoodaba
Allah hawnaxariisto Rashiid bullo Ibrahim
Muj Rashiid Bullo Alle Hakuu Naxaristo
Allah qabriga ha u nuuro marxuumka. Iyo dhamaan faniinintii dhimatay.
muxalamiste fanaan abwaan mujaahid illahay jano fardawsa hkugu abaal mariyo rashiid bulo ibraahim
Hindigaa asagana ma mujaahidiintiina beenta ah baad Ku dartay
@@hajiali1120 wa runde e snm ayu ku jiray wax ka hadal saxib afkay kaaga hadhe afka nooley 🤫🤫🤫
Allahayow u naxariisto rashiid bulo
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo fanaan rashiid bulo
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyee
Waw Allaw kuu naxariiso
Al fanan Rashid bulle
ILahay ha unaxristo muj bullo
Aduun micno male walahi tani wa hargeyse
Waxaan haystaa sheeko layska dhaadhiciyey, markii aan yaryarayn ee aan Hargeisa joogay, anoo caruur ah ayaa marka Idaacada Hargeisa ka baxay ee heesta waan hoyanayaaye habeen wanaagsan ayaa ayeydey odhan jirtay aun, bakhtii ayeeyo waan hoyanayaa waa habaare, ninkii sameeyey wuu dhintay maalintuu qaadaye, markaasaa markay maalmaha dambe soo gasho orod aan degdeg u bakhtiin jiray, malaha waa Rashiid Bullo oo iska nool
Allow khaatumada inoo suubi 🤲🏻
Tani waa hargeise hererka gaaban idinkala hadleysee habeen wanaagsan
allow u naxariisto
Anigoo AH adan cabdillahi cabdi SHUBE allahe haw naxareeste heesahan uu sheeganayo Rashid bullo ma laha waraysigi hore wuu Sheegay inuu SHUBE leeyahay
Heesahan ma oran anaa erayada leh lkn waxa uu sheegay inuu isagu qaaday.
Adigu haddii aadan tahay Ina Cabdillaahi, aabbahaa aun Buug ka qor oo uruuri wixiisee, hadba hees ha qabsan eh
Waa heestee?
A.u.n rashiid aamiin
a.u.n amin amin
Waxaan xasuusta markay soo gasho heesta " Tani waa Hargeysa, waan hoyanaya habeen wanaagsan" ayaa ayeyday odhan jirtay bakhtiiya waa habaare, markaasaan bakhtiin jiray degdeg
Alla yaaraxma
Abdikadir Muhumed alaa yaraxma
AUN RASHIID
Waaya waayo
Marxuumku halgankii SNM aad buu UGA qayb galay
Rashiid Ibraahim Cali (Baaluu) Naaneystu bullo maaha waa Baaluu waa af hindi oo micnaheedu yahay KhyreRsshiid Asal wxn waa nin hindi Ilaahy haunqxriisto
Horta IIN muxuu u dhahaa Axmed Siciid ?
alleya raxma
Allah unaxresto
Allah yarxam rashiid bulo jokar buu ahaa dhankasto ku fiican
Rashiid Bullo, Soomaaliyeey u duceeya. Allahayoow naxariistaadii durduursii. Aamiin
alle ha,unaxariisto
waa hindi asalkiisu
Allaha yarxam. Al ikha rashiid bullo ibraahim. Fanan caan ah. Mu alif. Shacir. Mulaxam.
Allaha unaxaristo
1952, ayuu heesayay. Allah ha u naxariisto Rashiid Somaali dhab ayuu ahaa. Inkasta oo uu Hindiya awoowgii ka yimi.
Mujaahidka waxan kuxasuustaa heestii uu laxanka usameeyey Mujaahid Maxamed Mooge ee Mahiigaan ilahay ha unaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo labadoodaba
Allah hawnaxariisto Rashiid bullo Ibrahim
Muj Rashiid Bullo Alle Hakuu Naxaristo
Allah qabriga ha u nuuro marxuumka. Iyo dhamaan faniinintii dhimatay.
muxalamiste fanaan abwaan mujaahid illahay jano fardawsa hkugu abaal mariyo rashiid bulo ibraahim
Hindigaa asagana ma mujaahidiintiina beenta ah baad Ku dartay
@@hajiali1120 wa runde e snm ayu ku jiray wax ka hadal saxib afkay kaaga hadhe afka nooley 🤫🤫🤫
Allahayow u naxariisto rashiid bulo
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo fanaan rashiid bulo
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyee
Waw Allaw kuu naxariiso
Al fanan Rashid bulle
ILahay ha unaxristo muj bullo
Aduun micno male walahi tani wa hargeyse
Waxaan haystaa sheeko layska dhaadhiciyey, markii aan yaryarayn ee aan Hargeisa joogay, anoo caruur ah ayaa marka Idaacada Hargeisa ka baxay ee heesta waan hoyanayaaye habeen wanaagsan ayaa ayeydey odhan jirtay aun, bakhtii ayeeyo waan hoyanayaa waa habaare, ninkii sameeyey wuu dhintay maalintuu qaadaye, markaasaa markay maalmaha dambe soo gasho orod aan degdeg u bakhtiin jiray, malaha waa Rashiid Bullo oo iska nool
Allow khaatumada inoo suubi 🤲🏻
Tani waa hargeise hererka gaaban idinkala hadleysee habeen wanaagsan
allow u naxariisto
Anigoo AH adan cabdillahi cabdi SHUBE allahe haw naxareeste heesahan uu sheeganayo Rashid bullo ma laha waraysigi hore wuu Sheegay inuu SHUBE leeyahay
Heesahan ma oran anaa erayada leh lkn waxa uu sheegay inuu isagu qaaday.
Adigu haddii aadan tahay Ina Cabdillaahi, aabbahaa aun Buug ka qor oo uruuri wixiisee, hadba hees ha qabsan eh
Waa heestee?
A.u.n rashiid aamiin
a.u.n amin amin
Waxaan xasuusta markay soo gasho heesta " Tani waa Hargeysa, waan hoyanaya habeen wanaagsan" ayaa ayeyday odhan jirtay bakhtiiya waa habaare, markaasaan bakhtiin jiray degdeg
Alla yaaraxma
Abdikadir Muhumed alaa yaraxma
AUN RASHIID
Waaya waayo
Marxuumku halgankii SNM aad buu UGA qayb galay
Rashiid Ibraahim Cali (Baaluu)
Naaneystu bullo maaha waa Baaluu waa af hindi oo micnaheedu yahay Khyre
Rsshiid Asal wxn waa nin hindi Ilaahy haunqxriisto