Fandhaal Podcast | 36 | Karti .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.พ. 2023

ความคิดเห็น • 271

  • @ogaansho
    @ogaansho ปีที่แล้ว +152

    Walaal cumar noo soo badi xalaqaadka fandhaal podcast adigoo mahadsan .🙂

    • @dreamerboy8693
      @dreamerboy8693 ปีที่แล้ว +10

      🤣 maad isku camiraysaa.
      Legend Omar inshaar

    • @sirtanolosha1122
      @sirtanolosha1122 ปีที่แล้ว +3

      Hye diyar wll

    • @mohamedadan7815
      @mohamedadan7815 ปีที่แล้ว +5

      سبحان الله العظيم 🤣😂🤍akhi maxaa jira hal yeey ♥

    • @ustaadaadam
      @ustaadaadam ปีที่แล้ว +1

      Seed leedahay omaroow maanta maaad isku camireesaa kkkkk

    • @barkhad21
      @barkhad21 ปีที่แล้ว +13

      Waxay muujinaysaa inaad naftaada ixtiraam uhayso, waxa aad soo gudbinaysana ay yihiin 100% wax aad ku kalsoontahay, sigaara waxaan kuu leeyahay waad mahadsantahay.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +122

    Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤🥰

  • @luulmaxamed8100
    @luulmaxamed8100 ปีที่แล้ว +43

    Waqtiga quruxda badan aad galisaY vidiyowgan waan kaga mahad celinayaa walaal omar ❤️👍

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 ปีที่แล้ว +22

    Wllo waanba yaabee mar waliba mawduuc igu taagan aad ka hadashaa ani aahaan kartida waanba udhashay dad baa iiga horyimaado oo aan isugu dhacnaa kartidayda aawadeed waxaan doono qofna ugama joojiyo waxaanan doonayan na qofna igalama hadli karo in uu igu qasbo warkeeda daayey kaliya Allaah baan tala saartaa badanaa saaxiibaday saas baan iskula soconaa qaarna waaba iskaga hor imaanaa maanta udambayday saacada ka hor waan is ku haysannay haddana waxaanba arkaa adoo ka hadlaya wlhi waxaanba is dhahaa mararka qaar Ustad ku aduu kula hadlayaa mahadsanid Ustad.

  • @ayaanlemahamed5234
    @ayaanlemahamed5234 ปีที่แล้ว +31

    من لا يملك قوته لا يملك قراره
    (نصيحة مني)
    WALIGAA ISKU DAY DADKA INAAD KAMAARANTO DADKA ✌

  • @ramadanhassanhaji8256
    @ramadanhassanhaji8256 ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid omar inshar
    Channel ka kaliya aan jeclahay inaa waqtigeeyga ku bixiyo wa chanelkaan
    Alle haka ajarsiiyo brother

  • @sacdiyocali9686
    @sacdiyocali9686 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid ustaad omar mowduuc muhiim ah wye xaqiqdii

  • @mohamedameen9709
    @mohamedameen9709 ปีที่แล้ว +15

    Masha AllaH walaal waxaad tahay qof aad uu qiimo badaan sabaabto aniguu in muudo ah ayaan kugu xidhaan nahay wax aad uu ficaan ayaan ka faa iiday. Alle khier Haku siiyo walaal omer muuqaalada aadka uu xiiseeyo waxaa kamid ah' waxayabaha ku sabsan qanacada ama ku qaancida qadarka Alle subahana wacatala inoo qoray noloshena Mahadsanid mar walaal waraysan omer inshar♥️♥️

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 ปีที่แล้ว +4

    Psychology markaan cml wxuu dhahaa
    Learn the power of "NO"
    shukran ustaad.❣️

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Ustaad Eebbe ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo waqtigaaga qiimaha badan ee aad marwalba inoo hurto🥰

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi8559 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah manta waxan nasib uyeshay in aan noqdo fofka uhoreya e darsiga dhagaysta

  • @muthalipcade
    @muthalipcade ปีที่แล้ว +4

    M.a Allah wll cumar run ahaaantii hadii aan shaqsi ahaaan kuu aqoon Lahaaa Abaalkaaga baan gudi lahaaa 💯
    yacnii agtyda macalinkayga baad ka tahay taa ogsonow.

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walal Cumaroow dhab ahaantii maktabad guuraysa ayaad tahay Alle haku karaameeyo.

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ustaad mowduuc muhim ah ayaad ka hadashay Allaha ku barakeyo
    Thank you.

  • @Quran-Heals-Heart
    @Quran-Heals-Heart ปีที่แล้ว

    mowduuc aad muhiim u ah!
    جزاك الله خيراً أخونا الغالي.

  • @Geogofari
    @Geogofari 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar Inshaar illahay haku barakeeyo mawadiicdadu waxay iiga qiimo badanyihiin dhaman waxan kadhagaysto baraha bulshada

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 ปีที่แล้ว +13

    xaldan waxn kusoo jiray ilaa muddo lkn wxaan ogaday in nafteeeda dambi wayn aanka galaayo naftada xaq ayay kugu ledahay😢(wali nafsika calayka xaq)

  • @inahussein5973
    @inahussein5973 ปีที่แล้ว +2

    Waa qodob aad umuhiim ah Alleh hamu xafido wllo Hada ayaan dhameystey wax badana waan ka faaidey Alleh sw miisaankaaga aakhiro hakugu daro inshaa allah 21:34 Habeenimo 18.Feb.2023

  • @cabdwasaccabdwasac4999
    @cabdwasaccabdwasac4999 3 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا اخي الفاضل ❤

  • @ismailyg3493
    @ismailyg3493 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad mahadsanid mowduca wax badan baan ka faidey allaha ku barakeeyo

  • @naimohassan2183
    @naimohassan2183 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah bowe ilhy miisanka ha ku saro aqiro jasakalaahu janatul fardowsa😘😘😘😘💖🧕

  • @mustafamaxamed2823
    @mustafamaxamed2823 ปีที่แล้ว +2

    Ustad Waa ku salamey Anaa ugu horeyey manta respect kuu haaya 🙏🙏🙏

  • @abdisalaam4077
    @abdisalaam4077 ปีที่แล้ว +1

    M.a mahadsanid ustaad

  • @inahussein5973
    @inahussein5973 ปีที่แล้ว +1

    Ustaadow illhy sw haku barakeeyo dhabtii wax badan baan kaa faaidey Alleh sw miisaankaaga aakhiro hakugu daro

  • @dreamerboy8693
    @dreamerboy8693 ปีที่แล้ว +1

    Waa Xaqiiq markaan dharka iibsanayo waan ka yara xishooda inaan maya idhaahdo.
    Muuqaal muhiim ah

  • @Naisa641
    @Naisa641 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا اخي

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi ปีที่แล้ว

    Waa moduuc inbadan qalbigeeyga ku jiray ustaadka moo kahadlo masha Allah moowduuc masha Allah waaye walaah ustaad cumar inshaar shukran

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss ปีที่แล้ว

    Runti wa wada so tijabiyay intaba wana ka gudbay alx
    Mahadsanid omar inshar.❤

  • @lhamlaham432
    @lhamlaham432 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal cumar inshar 💞

  • @Maandeeq_channel
    @Maandeeq_channel ปีที่แล้ว

    mahadsanid mowduuc muhiim ah aad ka hadashay

  • @umalkhayrcabdilaahi8559
    @umalkhayrcabdilaahi8559 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad omar inshar runti lama sookobikaro waxan kafa idnay jasaakallahu khayr

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah runti wa rumesanhay arimahan oan aad shektay master inshar wan iney dadk bararugan ey kukalsonadan runt jisakallah

  • @saidabdulahiabshir6769
    @saidabdulahiabshir6769 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad noo SOO padi Podcast-yada runtii aad io aad ayaan u dhagaystaa

  • @Maan_Aaden
    @Maan_Aaden ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ♥️🥳

  • @Cuddoon
    @Cuddoon ปีที่แล้ว

    Waa mowduuc muhiim ah mahadsanid

  • @abdulahimuseayo9829
    @abdulahimuseayo9829 ปีที่แล้ว +3

    Golden voice ilaahay haku dhawro

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @ahmedabdi1484
    @ahmedabdi1484 ปีที่แล้ว +3

    Ogaansho abaalka jano alla haka dhigo waxyaabo badan ayaan kaa faaidey macalin omar inshaar

  • @rahhmamohhamed9027
    @rahhmamohhamed9027 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid jaale

  • @yaxyeek5495
    @yaxyeek5495 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cumar intaa chanalkaga kuxernaa waxyabo badan ayaa kafaiday keepgoing

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid walal omar

  • @mahaaricade4824
    @mahaaricade4824 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay ustad omar inshar

  • @Wallaalcade
    @Wallaalcade ปีที่แล้ว +1

    thanks walalkey wax badan waa kaa faaiday

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ustaad omar waxaad ka hadasho waan la soconaa wax badan neh waan kaa faaiday shugran Alle hakaa ajar siiyo

  • @Karbuun1
    @Karbuun1 ปีที่แล้ว

    waxa aan ku farax sanahay in aan daawaday klibkaan waxyaabo badan ayaana ka faa,iday waxa aan ahay qof aad u ilaalsha dadka kale dareen kooda balse aana naftiisa fiirin wlhi waan kaga mahad celinaya aad iyo aad waxa aana jeclaan laha in aad kasoo hadasho marar badan wacyi galinta dhalin yarada Ustaad omar illah ha dhaafo dambigaga❤

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 ปีที่แล้ว

    I got the significance. thank you

  • @AyaanIbraahim-cw9mc
    @AyaanIbraahim-cw9mc ปีที่แล้ว

    Bismilaahi muqaalkan wankayabay muhimadiisa ❤❤❤ alle hakaa ajarsiiyo cumar

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 ปีที่แล้ว +15

    Waxabad mooda inaad igah hadlayso basku markuu meeshayda marayo cod aan kaygii ahayn baan ku istaajin jiray mid udhow qof xanuusanaya 😂

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll 100%

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar

  • @suhaybzalaad
    @suhaybzalaad ปีที่แล้ว

    War wll aad baad ugu mahadsantahay, sidaad dhaliyarta u dhirigalinayso . Gaar ahan naftayda wax wayn baad ku kordhisay. waad mahad San tahay.

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah waxaso dhan walashay Iso bartay markan 10 jir aha allah haku naxariisto wll Ilahada waxan ahay qof adag oo isku kalsoon kuxisay wll macalinki noloshadaydaay

  • @AbdifatahFarah-b7x
    @AbdifatahFarah-b7x 25 วันที่ผ่านมา

    ❤masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @hamseyare4451
    @hamseyare4451 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid sxb cumar inoo soo dhameeyay video adsoo dhigtay ogaasho oo Isle imika wax kale oo daawdyid ma haysid baan arkay kan oo afar daqiiqo kahor soo dhogtay nooloow wll alle haku sharfo aduun iyo aakhiraba

  • @boqorobilan1974
    @boqorobilan1974 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا يااخي ❤❤❤❤

  • @isiisoh4931
    @isiisoh4931 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay ustaad waana ku la socdaa marwalba waxan dareysanahay inan dortay meyshi iku habooneyd 💯🙏

  • @Goojacadegangs
    @Goojacadegangs ปีที่แล้ว

    Big legend 🙏🙏🙏✍️ pageka keliya aan si toosa ugu xidhanahay

  • @ismalure-25
    @ismalure-25 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @hassanwarsame3121
    @hassanwarsame3121 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Macallin 💯🙏🙏

  • @salma_abdirahman18
    @salma_abdirahman18 ปีที่แล้ว

    Rabbi haku barkeeyo omarow alle dartii ku jacelahay

  • @omarfazu1621
    @omarfazu1621 ปีที่แล้ว

    Aaad ayaan uga faa iday thank u ustaad👍

  • @mohametharawaati4230
    @mohametharawaati4230 ปีที่แล้ว +1

    Omar jasaakallah ustaad

  • @abdimalikali1297
    @abdimalikali1297 ปีที่แล้ว +1

    The best video woow ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @aljanahmedia8537
    @aljanahmedia8537 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @edowaligey9595
    @edowaligey9595 ปีที่แล้ว

    MashaAllah waa arinta ihayista manta kadib waa katashana

  • @kaltuunaadam7629
    @kaltuunaadam7629 ปีที่แล้ว +2

    waxan rajyna insha Allah in an wax badan ka fa'ido 😊🙏

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว +1

    Waaw mahdsanid wax an qoraal lagu so koobi karinaa ka faiday

  • @Mohan_Abdullahi
    @Mohan_Abdullahi ปีที่แล้ว +4

    Best youtuber wll omar

  • @moohamoohadeik2481
    @moohamoohadeik2481 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @samiiraomaar1757
    @samiiraomaar1757 ปีที่แล้ว

    Wallahi waxad la mooda inaad aniga iga hadlayso subxaan allah

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 ปีที่แล้ว

    Wcs wr WB aadbad u mahadsan tahay Walaal.

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 ปีที่แล้ว +4

    Thank walal wlhi ani xajigey ma firi garo manta la ka bilaabo waa inan galsoni iska baaro 😊

  • @qalbidhayaciirale5808
    @qalbidhayaciirale5808 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad

  • @dahabahanam3303
    @dahabahanam3303 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @nasritaabdi4671
    @nasritaabdi4671 ปีที่แล้ว

    Walal Omar inshar Alle khair hakusiya

  • @axmedmacalin4531
    @axmedmacalin4531 9 หลายเดือนก่อน +8

    قيل للحسن البصرى - رحمه الله - : ما سر زهدك فى الدنيا ؟ فقال: علمت بأن رزقى لن يأخذه غيرى فاطمأن قلبى له، وعلمت بأن عملى لا يقوم به غيرى فاشتغلت به، وعلمت أن الله مطلع علي فاستحييت أن أقابله على معصية، وعلمت أن الموت ينتظرنى فأعددت الزاد للقاء الله.

  • @Maria-elv5
    @Maria-elv5 ปีที่แล้ว +1

    Aaad iyo aaad ayuuuu muhiiiim uyahy podcast kan wuxuu kalsooni galinayaaa dad badan ooo u baahan ❤❤❤❤ mahad sanid

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wllo ❤

  • @Hogaanka252
    @Hogaanka252 ปีที่แล้ว +3

    Marmarka qaar waxan isdhaha omar inshar mawuxu ula socda dadaka si toos ah marka aan arkay qaab hadalkisa Amazing wlhi🙏❤

    • @abdi1985
      @abdi1985 ปีที่แล้ว

      Anigaa yaabay mashalaH😮😮😮

  • @jiimbaalcadaala9775
    @jiimbaalcadaala9775 ปีที่แล้ว

    Subxaana Allah mowduucaan walhi si xad dhaaf ayuu ii saameeyay
    Mida kowaad arinta dukaanlaha waxaa arkay anigo lacag carbuun dhiibay niyadeedana ku jirin inaa usoo laabto yacni ka tag dukaanlahaan oo kaliya
    Mida labaad arinta wax aadan ka maarmin inaa qof deymiso Deen iska daaye anigo lacag inti igu danbeysay heysto ayaa qof isi I dhahay aanan u diidi Karin Ina deymiyo iska daaye 😢 mida sadaxaad anigo shaqo ku jiro shaqadaasna lacag ku qaadanaayo ayaa qof inu ii imado so bax iraac I dhaho ka diidi karin anigo shaqo lacag ku qaadanaayo kaso tagaayo misane bilaa micno daro asiga iska raacaayo yacni sxbke waye
    Aad ayaad u mahadsan tahay ustaad cumar inshaar mowduucyadaa boqolkiba 90 saameen ween aye igu leeyihiin mar kale ♥️ ustaad aad ayaad u mahdsan tahay

  • @idabdi1281
    @idabdi1281 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aad baa umahadsantahay

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 ปีที่แล้ว +2

    Thanks omar

  • @asiyomahamud8363
    @asiyomahamud8363 ปีที่แล้ว +1

    Maanta waaxa ahy qofka ugu horeeya wali madhagaysan waxaa rajaynaYa inaa wax badan kafaaido

  • @abdullahhassanwehlie7731
    @abdullahhassanwehlie7731 ปีที่แล้ว

    You're massage has been received and understood wllo

  • @bilesomalichennal5580
    @bilesomalichennal5580 ปีที่แล้ว +3

    Omar inshaar wllhi ani ba iga hadloysaa hada kadib may wa in isbaraa

  • @mohayaasir1812
    @mohayaasir1812 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah maclin Omar respect wow

  • @farhiaayaanle1353
    @farhiaayaanle1353 ปีที่แล้ว

    anu waxaaa dhahaa ma freee baaad igu siinaysaaaa😂 waaad mahadsanthy wllo cumar waqti loo baahanyhy baa ka hadashy 😍🙏👍

  • @pdf5_
    @pdf5_ ปีที่แล้ว +2

    Mhd snd wll omar.
    Waqtigaga io maskaxdada sida noosineysid
    Maanta hadan wax awoodi lahaa bulshada somaliyeed oo dhan kugu soo xiri lahaa sida inay wax kaa faa'iidan.
    Warejeynayaa inad Million gashid sida ugu dhakhsiyaha bdn

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

    Keep going walaalkay ❤

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว +2

    Ala aniga dadaka ayaa igu dhaha wada nahurufi anguna mahurufe wadabecdida waxan is dha sidad is kaga jarat dabecad mana is lawni man waji xumi waku mahadasatay barabajkada wanagasan ada nosogudubisy walal omra inshar 🥰🥰🥰

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว +1

      Hdaba na hurufe😢

  • @wizzyare2988
    @wizzyare2988 ปีที่แล้ว +3

    Moowduuc mar hore sugaaye ❤❤

  • @FPT326
    @FPT326 ปีที่แล้ว +1

    Topic cajiiba weeye runtii. Nasiib uma aanan helin barnaamijyo noocan oo kale waxtar badan u leh ddhalinyarada

  • @daadir3042
    @daadir3042 ปีที่แล้ว

    Thank you ustad

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 ปีที่แล้ว

    Jasaakallahukhayran🎉

  • @Geogofari
    @Geogofari หลายเดือนก่อน

    At the time I listened this podcast for around three weeks ago i practiced looking the eye of the people directly first days i experienced some how difficult but i do not have any problem actually it is good point to practice

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 ปีที่แล้ว

    Shukrn wll

  • @cosoble
    @cosoble ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar
    Waxaan àhay dadkaas runtii aadka u liita màrka Laga eego àrinta katanaasulida hadafkeeyga ama qiyamkeeyka
    Waxan rajeeynayaa in aanan maanta kedib in aanan síí àhaan doonin

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. ปีที่แล้ว

    Wcs omar walallal nagu qaliya mahdsanid

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 ปีที่แล้ว +2

    Masalh you good 👍