I'm in Gaziantep turkey I would like you to visit us here and Expo explor and the opportunity they can get in this city by the way This city plays a major role in global trade.kheyr badan baan kuu rajeynaya.🙏
Wllkey Sakariye dhulkeena Soomaaliya carada ama dhulka meelaha qaarkii aad ayey u adagyihiin ee Biraha cagafka testing ku sameey inta qof soo dalabanaya hadhawdii kuu eedin waadna mahadsantahay.
Maasha Allah runtii waa warbixin aad u sareeyaa oo aad wax tar u leh bulshada danaynaysa in ay horumar sameeyaan dhanka beeraha. Taa intaa markaan ka gudbo wll sakariye waxaa iga suaal ah qiimaha cagafyada aad sheegtey ma waxaa raacsan qalabyada miyaa mise waa qiimaha cagafta un waaye. Bal inoo faafahi
Fadlan Like & Subscribe
Qofkii Dalka Turkiga Cagaf ka raba lifaaqa hoose nagala soo xidhiidh
wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
Magaalada baydhabo ayaan kaala soco zakariye barnaamijyadada aad ayaan u xiisewya walal
Sweden ❤
Mahadsanid Sakeriya waxaan kaa daawanayaa Mozambique
Asalama caleykum waraxma tullahi wabarakatuhu waxaan kaala socdaa caasimada waddanka Botswana caasimadiisa gaborone
shaywalada ku so dar sakariye mahdsanid
Ninkaan saki waa in loo magacabaa wasiirka shaqo abuurka waa legend walaahi yaa igu raacsan like
You are right
Wasiir ha nooga magacaabin dib u arki maynee 100 wasiir waa uu nooga wanaahsan yahay
from borama. horumar badan ayaan kuu rajaynayaa insha allah
*TH-camKII* ugu wanaagsanaa ayaan maanta helay. Mahadsanid. maanta wadankeena wuxuu u baahan yahay inaan beerano beeraha sidoo kale walaal KALUUNKA waa muhiim, waa inaan helno doomo casri ah oo badi waqti badan ku maqnaan karo. mar kale *MAHADSANID*
Thanks zakiriya you are done very nice job for Somali people
Nin fiican oo shaqo wacan dadka soomaaliyeed U haya ayaad tahay
100% waa run, waa Soomali jeceyl.
Kheyr alle hakusiyo from borama
Zakariye. I have learned alot from you.
Jazakallahu kheir
Wa iyaak walal many thanks for your feedback
Zakariya waad mahadsanid aad ayaan ugu baahan cayadan
Maashaa allaah waxaad qabatay shaqo wanaagsan جزاك الله
Mahadsanid Melbourne Australia
Zakariye legend dadkiis jecel iney heer isku filnaansho cuno graan tnks ❤
Jigjiga Ayaan Kaa Soo Salaamay Zakariyoow ❤
Baardhere ayan kaa daawanyaa mahadsanid walal❤❤❤❤
mahadsanid walal noo soo badi vedioda wax tarka leh, walaal noo soo duub qiimaha uu ku kacaayo cargoga noocwalboo alaab la saarayo.
Maansha allaah waxaanka daawanayaa somalia gaar ahaan argeisa waad mahad santahay sakariye
Sakariye szp mahadsanid wan danaynayaan cagafyadaan insha allh ilhy lacag an ku iibsado allh ha i sahlo
Walaal waad mahadsantahay 100%
Masha Allah London
Salaam From Ottawa, Canada walaal jira Zakariye magacaa ha jiro walaal jira abid❤❤❤❤
Masha allah.
Kheyr badan allaha kaa siiiyo.
Stockholm
Minneapolis,MM
Hore usoco zxb mahadsanid
Bristol, UK❤❤
Asc wllo waxan ka shaqeyaa kalluunka waxan jooga hargaysa waxan u bahanahy midiyaha kaluunka iyo mishinka jarjara sideen ku helayaa
Mahadsanid zakriye wan kuxirahay barmamijka Galcyo
mansha ALLAH
❤️❤️❤️❤️❤️
waxaan kadawanaya magalada
Vancouver bc canada
Waaad mahadsantahay qiimaha qalabka lagu xidhi lahaa raaci information
Thanks Sakariya
London Hayes.
Watching you from Hamilton Canada 😅
From London wan kula soo xiriirayaa Insha alah
I am Nasrudin watching from Djibouti, thank you very much for your info. Allah haku barakeeyo
From Canada Calgary Alberta.
Manshallah wll waa Khadar Denmark
Shukran mudane cape town south africa kala socdaa
Zakariye Jaabuuti ayaan kaa soo salaamay 👍
Aswr Sakareye sxb Cagafkan waddankee sameeyey inshallaah nala wadaag made in thanks bro
Somalia Mogadishu 😊❤🇸🇴
Keep up bro from paris
Mahadsanid walaal.
From Mogadishu evry videos zakariye
Anaa ugu horeeya mnsh alh😮
London UK ❤❤❤ Thanks 🙏
Waad mahadsantahay sakeriye aad baan uga helaa fekradahaagan waxan jooga somaalilaand g/sanaag waa dhiiri gelin fiican iyo xogo fekrado fiican
Zakariye i am from Somali Galbeed Ethiopia insha allaha waan iibsanaynaa
Luuq ganaane wallaal qaali mahadsanid
runti shaqo fiican baad haysa waadna ku mahadsabtahay xogta aad noo soo gudbisay
Masha alah shaqo fican
Paphos, Cyprus Ayan kaala socdaa wll
اخي اريد إله تفقيش البيض بكم سعرها 😊
Aad baan kuu salaamayaa waxaan kaa daawanayaa toronto canada
Waa imisa qiimaha cagafta oo dhamayatiran?
Garissa waanankugu hambalyaynayaaa shaqadada
Adhicadeeye
waa ku salamayaa indr
I'm in Gaziantep turkey I would like you to visit us here and Expo explor and the opportunity they can get in this city by the way This city plays a major role in global trade.kheyr badan baan kuu rajeynaya.🙏
Muqaal muhim ah wll ❤
Wey wanaagsan tahay waxaan joogaa xamar
Minneapolis stat Minnesota USA
Asc walal waxn u bahanahay Biyaha ceelka.
Marka u dhanan yahy wax maceynaayo turkiga malaga hela
Iska aas
Arintaa Biyaha bal badgitaan ku samee Ilaahay khayr ha ku siyee❤❤❤
Deegmad kharyool❤❤❤❤❤❤
Hargeysa soomaliland ❤
Hargeisa good job
Asc wllkey qaali waxaan ahay qof in badan kugu xiran waxaana joogaa oo aan kaa daawanooyaa magaalada baladweyne
Garissa county gaaar weeldoni
Kilmarnock Scotland
Wllkey Sakariye dhulkeena Soomaaliya carada ama dhulka meelaha qaarkii aad ayey u adagyihiin ee Biraha cagafka testing ku sameey inta qof soo dalabanaya hadhawdii kuu eedin waadna mahadsantahay.
Waxan ka daawanayaa uk, birmingham
Maasha Allah runtii waa warbixin aad u sareeyaa oo aad wax tar u leh bulshada danaynaysa in ay horumar sameeyaan dhanka beeraha. Taa intaa markaan ka gudbo wll sakariye waxaa iga suaal ah qiimaha cagafyada aad sheegtey ma waxaa raacsan qalabyada miyaa mise waa qiimaha cagafta un waaye. Bal inoo faafahi
Qiimaha cagafta uun baan u maleynayaa
😂😂😂
Masha allah sakariye waxan ka dawanaya somaliya khasatan gobolka nugaal gaar ahan degmada garowe
Massey oo weyn ayaa laga jecel yahay somaliya
Kabxanleey hiiran aya ka daawanayaa wxaa ahay beerley waana u bahanahay cagafta
Send us the prescription
Waxaan kala socdaa wadanka qatar doha
Wachin from Minneapolis usa
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ
Mr Zaki waan kusalaamay waxaana kaadaawanayaa Dalka Switzerland waana kugu xirnaa mudo dheer waana kaaha mahadceljnaayaa info ℹ️ aad nalawadaagtid
Mahadsanid walal Barakow
From shinile mahadsanid
Hargesa jam barakaysan
Model fiat 8066 mala helaaa wll
Asc cagaf baan rabaa
Caabudwaaq waxaan rabaa machine geela lagu liso
Köln Germany ayaan ka fiirsnaya sxp sakariyow.
Asc sxb waxan kadaawan muuqalkan garoowe gobolka nugaal sxb beeraley ban ahay oo cagaf malihi
Masha allah
Ethiopia 🇪🇹 Somalia 🇸🇴 🎉
IRELAND 🇮🇪 AYAAN JOOGAA DUBLIN
Kheyrbadan ayaa Eebe kaaga Baryay, waxaan Jooga Muqdisho, Waxaan run gareeya Wanle Agri Farm Enterprise LP, Headquarter keyga waa Badiyaha Dagmada Wanle ee gobalka Shabelaha Hooseweyn
Awoow like waan saaray l live usa
Baydhaba janaay
Bashiir Baydhaba waa magaaladan ku dhashay, Hooyaday ku dhalatay, walaalahay ku dhasheen ❤❤❤❤❤❤
Baardhere
Waxan kaadawanay USA Kansas
Seattle, WA
Magaalada borama ayaan ka daawanayaa
Somalia jooga cagafna waaraba Ila soo xirit
Mashallah ❤❤ gothenburg
baydhabo janaay
Magaalada aan ku dhashay Baydhaba janaay ❤❤❤❤
Hargeysa ❤❤
Waxan ka dawanayaa magaaladda JOWHAR
Tog Wajaale
Ali Elmi waxaan idinka daawanaya north Kentucky USA American
asc wlla waxaan kaa daawanayaa booram sxp allaha kaa jisaadi siiyo waxa faa.iidada leh ee walaalahaga u soo bandhigto sxp madax ayaad ii saaran tahay
From Arabsiyo gabilay