2 MAKIINADOOD OO WAXTAR LEH AAN DALKA TURKIGA KASOO GATAY 🇹🇷

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 175

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 ปีที่แล้ว +20

    Dalabka mashiinada kasoo dalbo
    Suuqaturkiga@gmail.com
    La xidhiidh Somali transport wixii cargo Turkiga ah: +905355436466
    Volume moobilka dheerayso cilid xaga muuqaalka daraadeed.

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 2 ปีที่แล้ว +3

      Zakariyoow waa Bashiir Sweden walaal Mahadsanid aadbaan uga helay 2 makiinadba.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 ปีที่แล้ว +2

      @@BEERYAHAN MashaAllah walal Bashiir wakugu diyaar Xafiiska Turkiga soo dhowow macmiil qiimo badan 🙏

    • @haithahmedchannel401
      @haithahmedchannel401 2 ปีที่แล้ว

      Walal machine Kali oo faaida leh.manala wadaagi kartaa

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ZakariyeCaawiye BARAKOOW walaal qaaliya.

    • @xamsejamaxamsejama1091
      @xamsejamaxamsejama1091 2 ปีที่แล้ว +1

      Saka riye walaal codka dalaco laguma maqlayo
      Qiimaha labad mashiina siday u kal leeyihiin maloo istic maali karaa makiinad hadhuudh ahaan

  • @AANUUR1
    @AANUUR1 2 ปีที่แล้ว +3

    Sakariye wll dadka hawl muhiima ayaad u haysaa, allah khayrkeeda haku siiyo

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin

  • @Tebisshow
    @Tebisshow 2 ปีที่แล้ว +2

    Sakariye waad mahadsnthy sidaad wixii faa,iido leh nala wanaagtid
    Waxaan kaloo rajaynayaa inaad Nala wadaagtid bacaha xorfadaha ama dhaamamka la dhigo sagxada inaad igana barnaamij inooga soo diyaariso

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 2 ปีที่แล้ว +17

    wll sakariye waxa tan ka baahi badan oo aad loogu baahan yahay baca biyaha lagu kaydsado ee dhaamamka lagu rido kuwaas oo biyaha roobka lagu kaydsan karo kana qiimo jaban barkadahan sibidhka iyo shubka ah ee dadku aanay awooday bal bacahaa raadi noona faahfaahi anaa dalka jooga oo dadku aadbay ugu baahan yihiin wll waan ku baryaa kasoo hadal bacdaa pond liners ayaa la yidhaahdaa

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว +1

      Waaruntaa walaalkey bacahaasi anigaba waa raadinaayaa laakiin China inlaga helaan umaleynaa

    • @cabdiqaadircirro228
      @cabdiqaadircirro228 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ibrahimali250 haa wll lkn waxan ka ubaahanahay faahfaahintooda mishiin yar oo laysugu dhajiyaana wuu jiraa

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdiqaadircirro228 sxb websidka Ali baba sikastaan ooga raadiyay booyado unbaa iisoo baxayaa bal hadaan arko adna waan kulasoo socodsiinayaa adna hadaad hesho ilasoo socodsii insha Allah horumarkeynu udareereenaaye

    • @cabdiqaadircirro228
      @cabdiqaadircirro228 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ibrahimali250 wll waxa la yidhaahdaa geomembrane liner
      hadii aad magacaa ku raadiso meel kasta waad ka helaysaa
      sidoo kale mishiinka yar ee isku dhagiya waxa la dhehaa geomembrane welding
      bal sidaa u raadi

    • @ibrahimali250
      @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiqaadircirro228 OK wll waad mahadsanyahay anigaa sifiican ubaaraya insha Allah

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 2 ปีที่แล้ว +1

    Qalbi wacan iyo naseexo walaalnimo ayaa kaa muuqata, maa shaa Allaah Allaah haku barakeryo

  • @hajiadan9056
    @hajiadan9056 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sxp horey u soco allaha ku barakeeyo

  • @cabuuja_lacageey_lacag8408
    @cabuuja_lacageey_lacag8408 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal sakariye. Allaha ku abaal mariyo.

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Alaah zakariya Allaha kaa jizaai siiyo sida aad noogu soo bandhigtay

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll wad mahadsanthy barnamijyadada waan ku taxanahy waxnka codsanya mashinka cagadaha balastikada ah lagu shiido inad wax iiga sheegto iyo mida lagu dhalaaliyo ayagoo mashino yaryar ah

  • @nasteehshariif250
    @nasteehshariif250 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waad duceysantahay waxaa kuu duceeyey dhalin yarada

  • @abdirahmansayiid8588
    @abdirahmansayiid8588 2 ปีที่แล้ว

    Mashaaa allah war alab ad iyo ad oo anfacaysa dhaman wadankena

  • @muhammedkayze4341
    @muhammedkayze4341 2 ปีที่แล้ว +9

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir💔😭😭😭

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zakariye waa mamo sahro oo joogto ankara inaad gaar iiso wacdo ayaan rabaa mamo

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 2 ปีที่แล้ว +1

    Noolow Sakariye.

  • @muusewarsme4556
    @muusewarsme4556 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid wll zakriye wa guul runtii

    • @ibrahimhassan9206
      @ibrahimhassan9206 2 ปีที่แล้ว

      Asc sakariye midda haruurka lagu dhambalo magaceeda ma ila waagi karta ado mahadsan?

  • @saafimedia3589
    @saafimedia3589 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs walal mahadsanid balse aniga waxaan dhaqdaa digaag waxaan kaa rabaa in aaad warbixin iga siis o cunooyinka digaaga iyo dawooyinkaba war bixin ka soo diyaarinadigoo mahadsan walalo cunada ugu badan aan digaaga hadda siiyo waa sareynka dawooyinkana waa kuwo aan farmasiyah ka soo iibsado madaama aad dad turkiga joogo xirir la leedahay bal noo weydii mahdsnid

  • @abdelfatahl1111
    @abdelfatahl1111 2 ปีที่แล้ว +1

    asc wllo marka hore waad ku mahadsantahy barnaamijyada qurxoon aad ina soo gaarsinayso teeda kale waxaan rabay seeds ka baradhada hadaan dalbado soomaliya malagu beer I karaa oo maka baxda oo haday ka baxdana waxan jeclaan lahaa inaad barnaamjidka kaso samayso min beeritaan ilaa iyo suuq gayn asigoo ka tusaale qaadaya 5 kun oo geed mahdsanid

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha tabaarakalaah walaahi waa rabaa tan waana kula soo xirior doona insha Allaha

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal wax fiican baad noofaaideysay oo runti loobaahnaa qaasatan qalabka beeraha loo isticmaalo noosoobadi

  • @tutorhusseinshanfoole5414
    @tutorhusseinshanfoole5414 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll qiimaha mawaxa ku jira xataa kii lagu keenayay dalka .
    Anigu burcan jooga wll wanan ubaahnahay

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 2 ปีที่แล้ว

    Baarakallaahu fiika
    Wajsaakallaahu kheyran

  • @jamasoliman5717
    @jamasoliman5717 2 ปีที่แล้ว

    Asc Zekeriye waan ku salaamay walaalo xagee lagaa soo xiriiri ksraa

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 ปีที่แล้ว

    Allaah swt ha ku barakeeyo walaal zakariye

  • @sulaimanyusuffarah5434
    @sulaimanyusuffarah5434 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan kuu Salaamayaa kuuguna mahad naqayaa Walaal

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll ilaahey hakuu barakeeyo zakariye mida lagu ridqo Budada soo qiimè

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallaa Like anigaa kugu horeeeyo wala ISOO booqo 👈

  • @sophiaali6941
    @sophiaali6941 2 ปีที่แล้ว +4

    Wallo midka caanaha lagu liso oo lo'da io adhigaba ah inoo soo ogow insha allah

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 ปีที่แล้ว

    JZK LAAHU QEYRAN habaryar,wiilasheydaa kula soo xiriiri doona,joogta sweden una rabta Muqdisho🙏🏽🌹

  • @mujdemehmet2501
    @mujdemehmet2501 2 ปีที่แล้ว +1

    waan kaaga mahadcelinayaa markasta sida aan noola wadaagto wax yaabaha muhiim ka ah

  • @omhassbint-om8559
    @omhassbint-om8559 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Ilahay SWT ha kaa ajarsiiyo

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 2 ปีที่แล้ว

    Alah khayr badan ha ku siiyo

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 2 ปีที่แล้ว

    m.a libaax umada shaqa muhiim ah u heysaa guul i.a

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 2 ปีที่แล้ว

    Makiinad Hadhuudha Turkey ah wll warbixin ka soo samee 😍😍

  • @ziyadproduction1006
    @ziyadproduction1006 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb wllo zakariye waan ku salamaya salan kadib waxan raba hadii aad waqti ii hesho imisu soloriga koorontada dhaliyo ka jooga turkiga

  • @cabdiwahabcali4937
    @cabdiwahabcali4937 ปีที่แล้ว

    asc sheekh zakariye hal mar waxaad kasoo hadashaaa mashiinka leebaajada waxan rabaaa inan hargysa kasamaysto mahadsanid wll

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 ปีที่แล้ว

    Likta waa iga horeyasaa zaki horey usoco

  • @abdurahmanhussein3254
    @abdurahmanhussein3254 2 ปีที่แล้ว

    Jaxaakalahu kheyran

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว

    Waa imisha wllo machine ka cawsaka jaraya

  • @yohnk
    @yohnk 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad makiinada 1aad marka lugushidayo geed qalalan ayada makadhigi kartaa geed qoyan ama jilicsan oo xoluhu cunikaraan?

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay barmaamij qiimo badan leh ayaad bulshada u soo gubisey insha allah ana waan kula soo xidhiidhi.

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 ปีที่แล้ว +1

    ZAKARIYOOW MAHADSANID. MUUQAALKAAN AADBAAN U SUGAYNAY RUNTII.

  • @mustafeahmed6124
    @mustafeahmed6124 5 หลายเดือนก่อน

    ASC walallow xagee kala soo xiriro was mustafa to uk to jijiga Ethiopia

  • @aidarousmeirane9471
    @aidarousmeirane9471 2 ปีที่แล้ว

    Insha allah haye walal

  • @rudwaan
    @rudwaan 2 ปีที่แล้ว

    Sakariye xoolaha und miyaad leedahay?

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 หลายเดือนก่อน

    Diesel ka waxaa loo badali karaa In uu ku shaqeeyo Electric motor farasama yaqaanadii hore ee dalka omar from 🇬🇧

  • @faysalismail9202
    @faysalismail9202 6 หลายเดือนก่อน

    Alaabta macdanta lagu baadh ka jadal saaxiib ?

  • @zubeirqalifmohamoud2099
    @zubeirqalifmohamoud2099 2 ปีที่แล้ว

    Walaal makinada saliuda iyo xabsoodada muqaal kasuubi odo mahadsan

  • @safiaomar2157
    @safiaomar2157 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakuu barakeeyo anfaciisa

  • @bashirhassan8939
    @bashirhassan8939 2 ปีที่แล้ว

    Waxaanu ubaahan nahay mishiin jaban
    Oo aanu kushiidno macasarada iyo xabaasuuda
    Mahadsanid

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ka jazaa siiyo walaal🥰

  • @Quran.allkarem
    @Quran.allkarem 2 ปีที่แล้ว

    Sxbow waxan u baahna saacada dahabka lagu baadho in xooga xog ah layga siiyo qiimaheda iyo tayda sido kle laso iibiyo

  • @ismaaciilyuusuf7646
    @ismaaciilyuusuf7646 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa makiinado dadkeena anfacaya

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 2 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu barkeyo
    Mashiinkaaga

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 2 ปีที่แล้ว

    Asc Zakariow walal waxad kaso hadasha mashinka so sara Cooking oil ama salid cuntada ama warshada so sarta Salida Cuntada in laga heli karo Turkia balso radi Sunflower oil machine

  • @omarabdulle1101
    @omarabdulle1101 2 ปีที่แล้ว

    Asc, Walaal khayr Allaah haku barakeeyo, waxaan Jeclaa hadii aad macluumaad ka hayso Mashiin lagu sameyn karo hilibka Kababka, noo soo gudbi, Allaah ha ku xifdiyo

  • @xaliimomuxumud2886
    @xaliimomuxumud2886 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah illahey qeyr ha ku siyo

  • @fisaali648
    @fisaali648 2 ปีที่แล้ว

    sakariye waxa aan rabaa hadii ay xumadzn xagee laga helayaa isberkiisa

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 2 ปีที่แล้ว

    Gaas layskama bixin karo ama kharashkeeda lagama bixi karo,mid biyo ku shaqeenaaya ma la heli karaa?

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ilaahay hawlahaaga hakuu sahlo

  • @cawilaadan5194
    @cawilaadan5194 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid🥰

  • @engyaasiinsiciid8634
    @engyaasiinsiciid8634 2 ปีที่แล้ว

    Asc sakariye sxb codka dubitaankaaga ayaa hooseeya waxaan kaa codsan lahaa in haddii ay suuro galtahay inaad kor noogu qaado markaad duubays waad mahadsantahay

  • @tiktoksomalifunny1609
    @tiktoksomalifunny1609 2 ปีที่แล้ว

    Machine ka xaninta maleyahay machine cajiin ah? Walal waan ubahanahay

  • @nasrudiinabu-yaxya4499
    @nasrudiinabu-yaxya4499 2 ปีที่แล้ว

    السلام علیکم Adeer waxaan donayaa inaad iiyara sharax

  • @houbullah402
    @houbullah402 ปีที่แล้ว

    Asc hn
    mashiinka wax ridqaya maheli kara

  • @hassangeele4275
    @hassangeele4275 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal eaxan raba hal mishin o ku shaqaynaya laba nac chaff iyo grinder
    So sheeg qimaha to Hargaysa

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 2 ปีที่แล้ว

    Thanks zak

  • @kaderraz4159
    @kaderraz4159 2 ปีที่แล้ว

    Walal dawlada deegaanka miya la gadhsiin karaa delivery ga

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 2 ปีที่แล้ว

    Mashiinka baylinka lagu sameeyo asana noo so gubdi sxb

  • @faisalainab7029
    @faisalainab7029 2 ปีที่แล้ว

    Asc kan yar ma loo isticmali karaa raashinka an shiidano sida sorta

  • @han-san8755
    @han-san8755 2 ปีที่แล้ว

    Midka saliid lagu sameeyo ayaan rabaa war IGA Soo sii sxb

  • @cabdiqanimaxamed7542
    @cabdiqanimaxamed7542 2 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @saladdhicisow9500
    @saladdhicisow9500 2 ปีที่แล้ว

    Walaa horta aad bad ugu mahasantahy xayeesiiskada wuruxda badan waxa aan udaneynayaa machinka lagu diyaariyo sillageka fadlan hadad whatsapp isticmasho ii reeb wan rabaaye

  • @dayahaden3370
    @dayahaden3370 2 ปีที่แล้ว

    Wll jabuuti ayaan deganahay ee machin daas ma la iikeeni karaaa ilaaa jabuuti ?

  • @hassangeele4275
    @hassangeele4275 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal waxan raba hal mishin o ku sheqeya

  • @MohamedAli-br2qf
    @MohamedAli-br2qf 2 ปีที่แล้ว

    Wcs walaal qaali sakaria

  • @faisalainab7029
    @faisalainab7029 2 ปีที่แล้ว

    Mashing yar ma loo isticmaali karaa sports iyo mushaarida ama daqiqda bro

  • @sulaimanyusuffarah5434
    @sulaimanyusuffarah5434 2 ปีที่แล้ว

    Wanna kulasoo xidhiidhayaa inshaa allaah

  • @BARWAAQO-TRADER
    @BARWAAQO-TRADER 2 ปีที่แล้ว

    Codkaada waa gaabanyahy waxba lagaa ma maqlo wllo maku daawanaa mise dhagta ayaan sameecada saaranaa

  • @XasanmaxamedCali-e6h
    @XasanmaxamedCali-e6h 10 หลายเดือนก่อน

    Asc walaalkeey makiinada burka malagu shiidikaraa

  • @abokorawale3118
    @abokorawale3118 2 ปีที่แล้ว

    Ad u mahadsantahay

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 ปีที่แล้ว

    Waa meeqo lacagta mashiinad

  • @siilanyoasad4070
    @siilanyoasad4070 2 ปีที่แล้ว

    Zaki xager kala soo xiriiira wlll plzz

  • @samsamahmed6892
    @samsamahmed6892 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu kheyran walalo waan rabaa lkn markan wadanka tago ayan sodalbanaa iinshaa Allah qalabka beeraha ayan rabaa mashinada wanrabaa

  • @daadir3042
    @daadir3042 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay

  • @idilcabdullaahijaamaccabdu5367
    @idilcabdullaahijaamaccabdu5367 2 ปีที่แล้ว

    Walaal talefoonka xafiiska hargayso sooqor mashiin baanrabnaa

  • @badridualle
    @badridualle 2 ปีที่แล้ว

    Xage eeka hela wll qiimuhuna Waa misa

  • @shaakir222cabdirahmaan2
    @shaakir222cabdirahmaan2 ปีที่แล้ว

    Mashiin caanaha geela lagu qalajiya ma la helyaa wllo ado raaliya

  • @mohamuudmohamed2778
    @mohamuudmohamed2778 2 ปีที่แล้ว

    Asc sakariye wll waxaan donayay greenhouse in aad iisharaxdo wll hadii allaah idmo markaa wll iiga soo jawaab

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah.

  • @axmedxasan3089
    @axmedxasan3089 2 ปีที่แล้ว

    Walaal codka aad ku duubtay was ayuu u gaaban yahay hadii aad wax ka bedeli wey fiicnaan laheyd

  • @fadumabarkhadle5199
    @fadumabarkhadle5199 2 ปีที่แล้ว

    Asc sakariya

  • @maxamedxasan4851
    @maxamedxasan4851 2 ปีที่แล้ว

    Waa shaqadii Adeerkaa miyad is haysaan adeer shaqo kale samayso shaqada ADEERKAAA BAAD SUUQA KA SAARI MIYAA

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 2 ปีที่แล้ว

    Asc Janatul Firdowsa Allah hakugu a Baal mariyo wax wayn ayaad somalida u tartey

  • @Shaafka
    @Shaafka 2 ปีที่แล้ว

    Mashiinka saliida xabad sowdada muuqaal kasoo sameey

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว

    Cawska iyo galeyda calentoda iyo qudar halaysugu daro xoolaha siya

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 2 ปีที่แล้ว

    Xagee lalaguu iibiyaa walaal

  • @abdirizakahmed1802
    @abdirizakahmed1802 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaal mashiinkii Ceelasha lagu qodo ee aad tiri tijaabo ayaa lugu sameenayaa kawaran.
    Waan u baahnahaye

  • @adam.somali643
    @adam.somali643 2 ปีที่แล้ว

    Waan doonayaaa sxb