Dhallinyaro Farsamo Cusub Biyo Kaga Soo Saaray Dhul Oomane Ahaa Masnana ka Dhigay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 2 หลายเดือนก่อน +8

    Rag rag dhalay mashaa Allah. Ilaahay haydinku guuleeyo

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaahay swt ha idiin barakeeyo xoogiina

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waan ku hambalyeynayaa dhallinyarada somaliyeed oo dadaalkaas mujiyey Allah ha idin barakeeyo

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 หลายเดือนก่อน +7

    Lkn waa rag dalaalay Allaha barakeeyo❤

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 หลายเดือนก่อน +5

    Well done. Waa dhalinyaro dadaalaya.

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp 2 หลายเดือนก่อน +2

    Islii Nairobi kenya sanadkii marar badan daynabada la badelaa lacag badan ba ku baxda waqti qaato mansh Allah

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 2 หลายเดือนก่อน

    aad iyo aad baan idiin salaamayaa akhyaarta sharaf taleh.
    illaahay aduun iyo aakhiroba haydin barakeeyo waan idiin hambalyeynayaa bilyan jeer.
    Wax qabad kaa balaadhan iyo wax soo saar kaa muhiimka ah waad ku mahadsan tihiin bilyan jeer masha Allah tabarakallah.
    Hal su’aala fadlan magaadhaan ceelka burco??
    Talabaad qiimuhu waa intee ceelka 60-100 mitirka ah??
    Ugu danbaayn guulaysta aduun iyo aakhiroba illaahay idankii.

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hanbalyo in aad maskax iyo cilmi isku kenten kana guul gadhen beeralaydu ay ku dhiranayan in wax labero oo wax sosar badan oo dalka ku filnada beeran hanbalyo guul

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, Hambalyo ❤
    Gaalo wax ha ka sugina .

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa Allaah tabaaraka Allaah yaassiinkee reer somalilandoow cadawgiin ha jabee u mahad naqa ilaahay-- Aamina ciidiinna hooyo oo ka shaqaysta waa hodane insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +10

    ceelka afkiisa hala yareeyo saan dadku ugu dhicin

    • @kedirindhoyare2044
      @kedirindhoyare2044 2 หลายเดือนก่อน +2

      Maya koor halo qado afka sii dadku uga baydhan

  • @sulaaymanaxmeddiiriye3892
    @sulaaymanaxmeddiiriye3892 2 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน +2

    Great Idea 👍🏾👍🏾

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ima ayaa lagu qodaa

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 หลายเดือนก่อน +2

    165miter wax sahlan maaha.waad dadaasheen e ilaah havidiin fududeyo Hana idin barakeeyo.aad ban u jeclahay rag shaqeysanaya.

  • @farahhirsi8185
    @farahhirsi8185 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khatar weeye wallaahay

  • @younge252
    @younge252 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalan yarada hala maal galsho

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa farxad

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    Banka biyaha soo tuura iyo motorway wareejinaya waa aqoontaydii aan kaga shawayn jiray watshadihii wakgtigii dowladii somaliya hadaan dalka soo dego waan caawon lahaa danyarta xaga farsamada

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 2 หลายเดือนก่อน +1

    Good job

  • @reemachannel299
    @reemachannel299 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah. Walaalo numberkooda maad nala soo wadagi karta?

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน +1

    masha Allh Allaha idin La Garab Galo

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hanbalyo ❤❤❤

  • @YuusufMoha-h5g
    @YuusufMoha-h5g 2 หลายเดือนก่อน

    Wll injineejka igu soo xira ama Lan barkiisa isoodire please 😢😢

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ mashalaah

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 หลายเดือนก่อน

    Qiimahu ceel ilaa 35 mtr waa imisa?

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah walaal Anaga noo iyaada Burco ayaa bacaada ah biyeheeduna waydhowyihiine

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb waan ku salmy Harerah isha fura

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn walaalyaal ceel-gacmeed waa la qodi jiray maxaa cusub ? Ma deegaankaan ayuu ceelasha nuucaana ku cusub yihiin ? Meesheenna ilaa 65 m ayaan sidaan u qodnaa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +1

    Miraha aad dhulka ku riday inuu kuu biqliyo oo ay kuu tigaado ayaad Allaah ayaad ka sugeysa
    Xooga, caqliga aad ku beeranayso Allaah ayaa ku Siiyey hal second kama maarantid Allaah SWT talo Saaro.

  • @adendouale7346
    @adendouale7346 2 หลายเดือนก่อน +2

    Halkee laga heela walaal

    • @maalchanneltv
      @maalchanneltv  2 หลายเดือนก่อน +4

      0636480124 Numberkaa kala Hadal

  • @badridualle
    @badridualle 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee kala xidhiidha waan u baahanay

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 2 หลายเดือนก่อน

    Lamberka shirkada soo raaci

  • @farahhirsi8185
    @farahhirsi8185 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in kor loodhisaa

  • @MubaarakFarm
    @MubaarakFarm 2 หลายเดือนก่อน

    25 miter imisaa ku bixi

  • @barako1980
    @barako1980 2 หลายเดือนก่อน

    Shirkada ceel maal Whatisup keeda ma heli karaa

  • @mos1954
    @mos1954 2 หลายเดือนก่อน

    Waawaxlagufarxo

  • @maajidmustafe252
    @maajidmustafe252 2 หลายเดือนก่อน +1

    Telfonkga yaa hya

  • @halimamohamed9350
    @halimamohamed9350 2 หลายเดือนก่อน

    Biyaha roobka isku daya in la keeydsado
    Ceelku biyaha dhulka ku Hajaaa ayuu Vito dhow ku Keenan.
    Biyaha roobka Hala qabsado baliyo u sameeysya iyo Geedo ku beera dhulkak iyagaa idiom so dhoweeynaya. dhir waa weyin Berra dhulkana daboolaa oo qoraxda ka daboola.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaad oogu soo qabanaysa Beerihii
    India ee Pabayga
    War beenta jooji runta sheega

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 2 หลายเดือนก่อน

    Away ninkii chanel Kan
    Kacaytamijiray

  • @ibrahimnour4221
    @ibrahimnour4221 2 หลายเดือนก่อน

    Wax gaabad fcn ayaad jidheneysan inchallah shirkada ceelmal hormar ayan u rajeynaya viva Sland

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maskax Iyo Muruqmaal Ayaykuxidhan Tahay

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 2 หลายเดือนก่อน

    dedaalkeenna waa maxay?waxad tidhaahda dedaalkayaga, idinkaa iska hadlaaya, annaga waad noo warramaysa ee idinka mid miihin.

  • @MAILMAFIA
    @MAILMAFIA 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah guul somaliland Salam from London