TUSAALAHA NIN DHALINYARO AH OO 1 MILLION DOLLAR DROPSHIPPING KA SAMEEYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/s...
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...
    #dropshipping

ความคิดเห็น • 162

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +41

    Fadlan ha ilaawin Like inaad Muuqaalka saarto maku xidhantahay Kanaalka Oliur?

    • @mascuudgurxan
      @mascuudgurxan ปีที่แล้ว

      wlo zakariye alle haku barakeeyo runtii waxad tahay qof bulshada qiimo ku leh oo u so gudbiya wax tayo leh wlo su.aal baan qaba
      hadaan haysto 1000 doller ma ku bilaabi kara mida kale waxaan u baahnhy hadaan ali baba wax ka dalbado si toos ah ma laygu keeni karaa alaabtii aan dalbaday

    • @yuugachannel6117
      @yuugachannel6117 ปีที่แล้ว +1

      thanks Mr zakariye

    • @abwaandheeg9936
      @abwaandheeg9936 ปีที่แล้ว

      Maya sxb

    • @sayd5301
      @sayd5301 ปีที่แล้ว

      maya

    • @apdirahmahmed8104
      @apdirahmahmed8104 ปีที่แล้ว

      wll su,aal maku wedikaraa

  • @sakariyecumar8793
    @sakariyecumar8793 ปีที่แล้ว +4

    sakariye zxpka kaliya een ku leeahay social media Allah hakaa abaal mariyo hurumaradaad nala.raadiso

  • @abaasmohamed9619
    @abaasmohamed9619 ปีที่แล้ว +7

    Sxb arinka badda kalunka iyo aragostada qalabkoda noga faidey bal sxb waxan ahay ganacsade u shaqeyaan saxiimado marka wixi ad ka taqano igu cawi

  • @abselma3330
    @abselma3330 ปีที่แล้ว +6

    Waa dhamaystay bro waana kaa faaiday, mahadsanid in badan.

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ ปีที่แล้ว +4

    Aad ayaad u mahadsantahay Macalin Zakariye runtii wax badan ayaan kaa faaiday Masha Allah ❤️ guuleyso walaal.

    • @zayn_jl
      @zayn_jl 11 หลายเดือนก่อน

      ASC! Waxaan arkey in aad xiiseesi fiidiyowyada TH-cam ee la xiriira ganacsiga, way caddahay inaan wadaagno danaha guud ee hal-abuurka ganacsiga iyo fikradaha cusub.
      Waxaan aaminsanahay in laxiriirinta shaqsiyaadka kula fikirka ah sidaada oo kale ay keeni karto wadashaqayn xiiso leh ama wadaagis fikradooyiin oo xiisa leh messe faa'iido leh
      Haddii aad u furan tahay, waxaan jeclaan lahaa inaan kula xiriiro oo aan ka sheekeysano isdhaafsiga fikradaha. Had iyo jeer waa dhiirigelin inaan ku hareeraysano dad wadaaga fikirkeena.
      Xor baad u tahay inaad ila soo xiriirti. Waana rajeenaa inaan si fiican kuu barato oo aan wada sahamino aduunka ganacsiga ee dalkeen Somali

  • @najiipzamriye5741
    @najiipzamriye5741 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii uu xaaran yahay ingDaa

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 ปีที่แล้ว +2

    Mnshllh ustaad wax faido leh ayaad nala wadagtaa mrksta aad ba u mahadsantahay zakariye

  • @kooshinderi731
    @kooshinderi731 ปีที่แล้ว +2

    Zakariye aad baad umahadsan tahay lkn ma arkin shirkad toosa oo samaysa shipping from China to somalia

  • @mohamedmuhudin6153
    @mohamedmuhudin6153 ปีที่แล้ว +3

    Cashar aad u muhiim ah waan dhamaystay thanks ustaad

  • @kawsarmuhumud6
    @kawsarmuhumud6 ปีที่แล้ว +1

    Waan dhamaystay program kaagana waan ku xidhanahay

  • @khalilalhuzari5729
    @khalilalhuzari5729 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah Zakariye waan dhamaystay...............

  • @cabdullahicabdi9661
    @cabdullahicabdi9661 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan pdf kii beeraha kusaabsanaa lacata kadhaafo waayo anigu lacagtaas ma awoodo lkn Waxaan rabilahaa markaan ogaado qiimaha iyo shey walbe intuu yhy in aan dad imaalgaliyo raadsado taasoo iifudud
    marka plz lacagta kadhaaf

  • @suhaybaadan1920
    @suhaybaadan1920 5 หลายเดือนก่อน

    Ugu Horeyntii waxaan islaaha Xaqiiji uu Guul ka Keen Lkn Hadiiba uu xaaran yahay iLaahay dartii ayaan uga Tagey isaga ayaana wax ka khayr badan iigu Badali doona i.a

  • @mohamedwarsame8169
    @mohamedwarsame8169 ปีที่แล้ว +2

    Thanks a lot ustd Zakarie

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154
    @ayuubabdisamadabdilaahi6154 ปีที่แล้ว +4

    Msha allah wll sida wanaagsan aad u wrmayso
    1. Faaidada
    2.iyo xalaasha
    Sida Aad isugu xejiso

    • @zayn_jl
      @zayn_jl 11 หลายเดือนก่อน

      ASC! Waxaan arkey in aad xiiseesi fiidiyowyada TH-cam ee la xiriira ganacsiga, way caddahay inaan wadaagno danaha guud ee hal-abuurka ganacsiga iyo fikradaha cusub.
      Waxaan aaminsanahay in laxiriirinta shaqsiyaadka kula fikirka ah sidaada oo kale ay keeni karto wadashaqayn xiiso leh ama wadaagis fikradooyiin oo xiisa leh messe faa'iido leh
      Haddii aad u furan tahay, waxaan jeclaan lahaa inaan kula xiriiro oo aan ka sheekeysano isdhaafsiga fikradaha. Had iyo jeer waa dhiirigelin inaan ku hareeraysano dad wadaaga fikirkeena.
      Xor baad u tahay inaad ila soo xiriirti. Waana rajeenaa inaan si fiican kuu barato oo aan wada sahamino aduunka ganacsiga ee dalkeen Somali

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb muqaalka si fcn baan u daawaday

  • @abdijama603
    @abdijama603 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid Zakariye , waxaan jeclahay inaan ogaado shirkada hubiya tayada alaabaha ay gadaan warshadaha China.

  • @qaranjogchannel2368
    @qaranjogchannel2368 9 หลายเดือนก่อน

    Zakariye shugran sifican ayaan u fahmay qorshahaas zxp qorshahaas maad ino radisid ani wadan adunka kadambeya ayaan jogaa oon isleyahay waalaga faaiidi

  • @zayidalli9736
    @zayidalli9736 ปีที่แล้ว

    Si prefect ah aa uga hadashay lagend-ow

  • @abdikarimhassan1557
    @abdikarimhassan1557 ปีที่แล้ว +2

    waan dhamaystay sxb jazaka llah kheyr

  • @abdihassan6570
    @abdihassan6570 ปีที่แล้ว +1

    So buuxda Ayan u dhammeystay.
    Mahadsanid

  • @dhadco6213
    @dhadco6213 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waxaan kaacodsan lahaa in viidiyow noogasoosameesid qaabka laiskaga diiwaan galiyo dorrpship iyo qaabka loogo xayasiiyo Facebook iyo isitgaramka

  • @dhadco6213
    @dhadco6213 ปีที่แล้ว +1

    Sxb mansha allaah mahadsanid waan dhamaystay

  • @Ahmed500
    @Ahmed500 ปีที่แล้ว

    Waan dhamaystay muuqaalka, Guulayso sxb, Waqti iyo juhdi aan xogta ku heli lahayn ayaad si fudud noogu soo koobtay. Thanks

    • @zayn_jl
      @zayn_jl 11 หลายเดือนก่อน

      ASC! Waxaan arkey in aad xiiseesi fiidiyowyada TH-cam ee la xiriira ganacsiga, way caddahay inaan wadaagno danaha guud ee hal-abuurka ganacsiga iyo fikradaha cusub.
      Waxaan aaminsanahay in laxiriirinta shaqsiyaadka kula fikirka ah sidaada oo kale ay keeni karto wadashaqayn xiiso leh ama wadaagis fikradooyiin oo xiisa leh messe faa'iido leh
      Haddii aad u furan tahay, waxaan jeclaan lahaa inaan kula xiriiro oo aan ka sheekeysano isdhaafsiga fikradaha. Had iyo jeer waa dhiirigelin inaan ku hareeraysano dad wadaaga fikirkeena.
      Xor baad u tahay inaad ila soo xiriirti. Waana rajeenaa inaan si fiican kuu barato oo aan wada sahamino aduunka ganacsiga ee dalkeen Somali

  • @naturerelexation9484
    @naturerelexation9484 ปีที่แล้ว

    wandhamystay wll waanad mahadsantahay sida aad macluumaadka ugu soo gudbiso dhalinyarada somaliyeed

  • @FeysalCajin
    @FeysalCajin 7 หลายเดือนก่อน

    Wa dhameystay wana ka faaidey thanks sxb

  • @djqarniofficial1
    @djqarniofficial1 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha Allh Sakariye mahadsanid

  • @Abuudypro
    @Abuudypro ปีที่แล้ว +1

    Waan dhamaystay macalin xog intaas kabadana wan radinaya mahadsanid ❤

  • @jibrilabdinur9604
    @jibrilabdinur9604 ปีที่แล้ว +2

    Zakariye aan kusaxo oberlo waa laga tagay suuqana way kabaxday saas u ogow mahadsanid

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 ปีที่แล้ว

    Macalin waad mahadsan tahay runtii waxaa tahay qofka kaliya ee aan jaclahay in aan waxkakororsado siiba green houseka soobadi Wali dadkeena waxaad moodaa in kafaa iidausigeeda uu kuyaryahay

  • @mukhtarosman2492
    @mukhtarosman2492 ปีที่แล้ว +1

    Mudane waan kaaga mahadcilinayaa waana dhameystay

  • @somalitiktok24h25
    @somalitiktok24h25 ปีที่แล้ว

    waan dhameesta muqaalada wax badan aya nah ka fa'iday mahadsanid alle kheyr ka siiyo

  • @mohaabdi3363
    @mohaabdi3363 ปีที่แล้ว +1

    Really i like u
    Waan dhamaystay sxb

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 ปีที่แล้ว

    Walaal aad baad umahadsan tahay dadaalka aad noo heyso allaha kaa abaal mariyo

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr wll

  • @Bikaac44
    @Bikaac44 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro wax badan ayaad Ii kordhisay

  • @harbidaher9773
    @harbidaher9773 ปีที่แล้ว +1

    Merci bcp frere zak

  • @atlastv2712
    @atlastv2712 ปีที่แล้ว +1

    Anigaa ugu horeeya manta

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +1

      Bravo 👏

    • @zamzamismailahmed7237
      @zamzamismailahmed7237 ปีที่แล้ว

      @@ZakariyeCaawiye thanks walaal wan dhamaaystay markastana wad noofaidaysa Allah haku xafiido

  • @hamseabdirahman4056
    @hamseabdirahman4056 ปีที่แล้ว

    Waan dhammaystay uztaad zakariye abdullahi

  • @wescore04
    @wescore04 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow idea dadka wad ushegeysaaa why ad Adiga usameynen oooh tusaalo ahan ugu tusinen

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Oo maxaan u samayn waayay weliba lacag fiican ayaan gadnaa sanad kasta
      th-cam.com/video/03vA0Ys37-c/w-d-xo.html
      Wixii ku anfaca ka qaado wixii kale toosin ahaan usoo jeedi adoon dhaliil wakhti gelinayn

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad, Saki DV lottery ga nooga soo hadal. Iyo sida lagu xaraysanayo.

  • @ahmadmohammed5553
    @ahmadmohammed5553 ปีที่แล้ว

    Waan talo wax ku ool ah, mansha Allah. Thanks Zakiye

    • @zayn_jl
      @zayn_jl 11 หลายเดือนก่อน

      ASC! Waxaan arkey in aad xiiseesi fiidiyowyada TH-cam ee la xiriira ganacsiga, way caddahay inaan wadaagno danaha guud ee hal-abuurka ganacsiga iyo fikradaha cusub.
      Waxaan aaminsanahay in laxiriirinta shaqsiyaadka kula fikirka ah sidaada oo kale ay keeni karto wadashaqayn xiiso leh ama wadaagis fikradooyiin oo xiisa leh messe faa'iido leh
      Haddii aad u furan tahay, waxaan jeclaan lahaa inaan kula xiriiro oo aan ka sheekeysano isdhaafsiga fikradaha. Had iyo jeer waa dhiirigelin inaan ku hareeraysano dad wadaaga fikirkeena.
      Xor baad u tahay inaad ila soo xiriirti. Waana rajeenaa inaan si fiican kuu barato oo aan wada sahamino aduunka ganacsiga ee dalkeen Somali

  • @nasircali4970
    @nasircali4970 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah

  • @nasiibwacan1262
    @nasiibwacan1262 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sakariye

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 ปีที่แล้ว +1

    Mawduuc aan ubaahnaa

  • @dhadco6213
    @dhadco6213 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @user-rt6ex6ly5s
    @user-rt6ex6ly5s 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @wacdiiyowaano7327
    @wacdiiyowaano7327 ปีที่แล้ว +1

    Wan dhameystay
    Dadkeyga waxaa ka maqan oo qaali ku ah app yada oo isticmaallo ganacsiga

  • @saalimcumar122
    @saalimcumar122 ปีที่แล้ว

    Aad io aaad baa uga faiday shukrn ustaaaD

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 ปีที่แล้ว

    Ustaad muuqaal hore waxaad noogu sheegtay in drop shiping iyo barnamiyo kale oo la mid ah aysan aheyn kuwo shaqeynaayo dhalinyaradane waqtiga looga lumiyo.
    Sidoo kale waxaad sheegtay dadka lacagaha ka sameeyo inee coursooyin iibiyaan ama youtube soo galinyaaan mooye sikale lacag looga sameyn.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Waa sax walal balse waxaan muuqaalkan ku gudbiyay in sida ninkan Badeecad Tayo leh oo iska tijaabiyay la dalbado website loo samaysto oo isagu Gurigiisa ku haysto wuxuu gado kuwaas oo ah kuwo tayo leh.
      Tusaale China ayaad ka dalbatay Dhar nooc gaar ah dun iyo qurux leh oo dalka oolin si gaar ah ayaad website ugu samaysay oo waxaad gaday wax tayo leh oo qurxoon.
      Waa muhiim sidoo kale in aynu xusno dadka Ganacsiyadan sida saxda ah u sameeya oo Kooras iyo khiyaali ka dayin.
      Mahadsanid

  • @abdiyusuf2535
    @abdiyusuf2535 ปีที่แล้ว +1

    Waan dhamaystay Zakariyow

  • @abdiyusuf2535
    @abdiyusuf2535 ปีที่แล้ว

    Thanks Zakariya walaal

  • @quwahgaming7516
    @quwahgaming7516 ปีที่แล้ว

    Suaal
    Qofka aniga wax iga iibsanaayoH sabab oo ani iiga iibsanaa tusaale product 50$ asigoo og ali baba inoo ka joogo isla product kaas like 20$?JWP WCN

  • @mkofficial6725
    @mkofficial6725 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @mohameddahir9227
    @mohameddahir9227 ปีที่แล้ว

    Waa dhamestay ustad

  • @hamseabdi4197
    @hamseabdi4197 ปีที่แล้ว

    Waan dhammeystay ustaad ee mahadsanid

  • @AbukarChannel
    @AbukarChannel ปีที่แล้ว

    Oberlo waalaga tagay DSR midka ayaa luu badalay

  • @fadumohassan5715
    @fadumohassan5715 ปีที่แล้ว

    Waa dhameeyatay. Kheer Allah ku siiyo walaal.

    • @zayn_jl
      @zayn_jl 11 หลายเดือนก่อน

      ASC! Waxaan arkey in aad xiiseesi fiidiyowyada TH-cam ee la xiriira ganacsiga, way caddahay inaan wadaagno danaha guud ee hal-abuurka ganacsiga iyo fikradaha cusub.
      Waxaan aaminsanahay in laxiriirinta shaqsiyaadka kula fikirka ah sidaada oo kale ay keeni karto wadashaqayn xiiso leh ama wadaagis fikradooyiin oo xiisa leh messe faa'iido leh
      Haddii aad u furan tahay, waxaan jeclaan lahaa inaan kula xiriiro oo aan ka sheekeysano isdhaafsiga fikradaha. Had iyo jeer waa dhiirigelin inaan ku hareeraysano dad wadaaga fikirkeena.
      Xor baad u tahay inaad ila soo xiriirti. Waana rajeenaa inaan si fiican kuu barato oo aan wada sahamino aduunka ganacsiga ee dalkeen Somali

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 ปีที่แล้ว

    Thank you, that amazing idea

    • @zayn_jl
      @zayn_jl 11 หลายเดือนก่อน

      ASC! Waxaan arkey in aad xiiseesi fiidiyowyada TH-cam ee la xiriira ganacsiga, way caddahay inaan wadaagno danaha guud ee hal-abuurka ganacsiga iyo fikradaha cusub.
      Waxaan aaminsanahay in laxiriirinta shaqsiyaadka kula fikirka ah sidaada oo kale ay keeni karto wadashaqayn xiiso leh ama wadaagis fikradooyiin oo xiisa leh messe faa'iido leh
      Haddii aad u furan tahay, waxaan jeclaan lahaa inaan kula xiriiro oo aan ka sheekeysano isdhaafsiga fikradaha. Had iyo jeer waa dhiirigelin inaan ku hareeraysano dad wadaaga fikirkeena.
      Xor baad u tahay inaad ila soo xiriirti. Waana rajeenaa inaan si fiican kuu barato oo aan wada sahamino aduunka ganacsiga ee dalkeen Somali

  • @ajchannel3269
    @ajchannel3269 ปีที่แล้ว +1

    Wan dhamaystay ustaad

  • @abdirizakmohamed1751
    @abdirizakmohamed1751 ปีที่แล้ว +2

    Somalia master card keedu waa debet marka ma aqbalayaan

  • @SadamBashir-i4r
    @SadamBashir-i4r 26 วันที่ผ่านมา

    Wan dhamaystay wll , mahadsanid.

  • @somaenglish4623
    @somaenglish4623 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad❤ like iyo subscribe micnaheedu waa inaad qof kaheshay oo aad wax kafaa,iiday maanta ayaan kugusoo biiray

  • @axmedchannel4472
    @axmedchannel4472 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll muuqaal haddaad bilowdo in aad dhameyso ayaa fiican si aad u ogaato biyo dhaciisa

  • @user-vx1bs2nv7g
    @user-vx1bs2nv7g ปีที่แล้ว

    Waan dhamaystay mahadsanid walal

  • @dalmar______media1104
    @dalmar______media1104 ปีที่แล้ว

    Wall aad baad umahad santahay dadaalka aan kala joogsiga lahayn ee aad noo wado wall bilow iyo dhamaad muqqal kasoo samee wall qali

  • @sayd5301
    @sayd5301 ปีที่แล้ว

    Waan Dhamaystay Sxp Sakariyow

  • @Facts_Asmr_
    @Facts_Asmr_ ปีที่แล้ว

    affiliate marketing ka soo hadal lpx

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 ปีที่แล้ว

    Sekeriye wllo haddii aanana waxba ku gadin website laakiin aan ku qoro qoraalo sida,waxbarashada,wararka siyaada ama kuwa kubbada cagta soo booqashada websitekayga lacag sidaas ma ku samayn karaa

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 ปีที่แล้ว

    Balse dhalinteena cilada heysata waxa ugu weyn waa luqada sidee uga gudbi karaan

  • @mohanalichanal8035
    @mohanalichanal8035 ปีที่แล้ว

    Juhaalo ayaa ku jirta

  • @Najibglobal
    @Najibglobal ปีที่แล้ว

    Wn dhameystay ustaad zakariye abdullali ali

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahdzanid

  • @maxamaddeeq5821
    @maxamaddeeq5821 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll intigram iga so jawaab

  • @abdurahmanarale2877
    @abdurahmanarale2877 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa alaah waa tusaale fiican oo lagu dayan Karo mahadsanid wll.

  • @blessed2023_
    @blessed2023_ ปีที่แล้ว

    waa bilaa cod masuul

  • @abdurazakabdulahi9169
    @abdurazakabdulahi9169 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb wll zakari waad kumahadsantahay waan dhamaystirtay fidiyawgan

  • @ziiziahmed7741
    @ziiziahmed7741 ปีที่แล้ว

    Shirkadaha tayada hubiya iso sheeg sxb

  • @abwaandheeg9936
    @abwaandheeg9936 ปีที่แล้ว +1

    Waan dhamaystay

  • @OsmaanHassan-wh2fu
    @OsmaanHassan-wh2fu 10 หลายเดือนก่อน

    Sms makugu shaqeyne

  • @ilaqosolchannel1979
    @ilaqosolchannel1979 ปีที่แล้ว +1

    Alibaba iyo AliExpress yaa ficaan jamlada markii laga iibsanayo wll

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Alibaba ayaa fiican walow labaduba isla hal shirkad leedahay.
      Alibaba waa B2B Ganacsi to Ganacsi
      Aliexpress B2C Ganacsi to Macmiil

  • @bashirshiinle7815
    @bashirshiinle7815 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 ปีที่แล้ว

    Waan dhamaystay ka.faidaystay m.a

  • @abdirahmanhibo9688
    @abdirahmanhibo9688 ปีที่แล้ว

    Adiga wan jaclahey

  • @maxamedkhalifa7665
    @maxamedkhalifa7665 ปีที่แล้ว

    zxp dropshippig malamhi danbe waa laga cabaneyey waayo dadka waxa loo dhibay alaab xun ama aan si nakhso ahayan in albta loogu geeyoo aniga talo ayan haya dropsing dadkale haloo

  • @wondercinema1773
    @wondercinema1773 ปีที่แล้ว

    Wan dhamaystay Sxb Jazakumu allah

  • @marianbihi367
    @marianbihi367 ปีที่แล้ว

    Waa dhamaystay. Mahad-sanid.

  • @abdirahmanhibo9688
    @abdirahmanhibo9688 ปีที่แล้ว

    Wan dhamastey

  • @abdulahihassanahmed3521
    @abdulahihassanahmed3521 ปีที่แล้ว

    Waan dhamayastay

  • @husseinibrahim2294
    @husseinibrahim2294 ปีที่แล้ว

    waan dhameystey wllkey

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 ปีที่แล้ว +3

    Dropshipping is haram because you don't physically own what you are selling.

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 ปีที่แล้ว

      Ask the sheikhs do not talk about it without konwledge!!!

    • @qalanjadaqaranka6171
      @qalanjadaqaranka6171 ปีที่แล้ว

      @@AxmedAlpha2024 I did my research and the sheikhs all said the same thing.

    • @dcfootball1
      @dcfootball1 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@qalanjadaqaranka6171Unfortunately, you're right

  • @jamalabdi3900
    @jamalabdi3900 ปีที่แล้ว

    Waan dhamaystay jaale Zaki

  • @natureandmotivationchannel3383
    @natureandmotivationchannel3383 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad Amazon Fb iyo dropshipng
    Farxaqiga udhexeeya waa maxay ustaad?

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Wcs walal Amazon waxaa lagu diraya warehouse yada Amazon iyagana macaamiisha u gaynaya badeecadaha halka Dropshipping supplier toos macaamiishu ugu diro iyo waxyaabo kaloo badan.

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 ปีที่แล้ว

    Wan dhameystay mahadsanid

  • @moulidhussein9807
    @moulidhussein9807 ปีที่แล้ว

    Meelan kala so xidhiidho isheg wllo adban kugu bahanahe

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 ปีที่แล้ว

    Asc ugaas suaal ayaan rabay inan ku wediyo marka uk ayaana kula joga ee number an kala soo xiriiro isoo qor thanks

  • @ayatiinmyfatherfarm7006
    @ayatiinmyfatherfarm7006 ปีที่แล้ว

    Asc Zakariye i wanted to know how contact you as i wanted to ask you orders regarding irrigation tubes. Can you let me know where i can contact you thank you

    • @zayn_jl
      @zayn_jl 11 หลายเดือนก่อน

      ASC! Waxaan arkey in aad xiiseesi fiidiyowyada TH-cam ee la xiriira ganacsiga, way caddahay inaan wadaagno danaha guud ee hal-abuurka ganacsiga iyo fikradaha cusub.
      Waxaan aaminsanahay in laxiriirinta shaqsiyaadka kula fikirka ah sidaada oo kale ay keeni karto wadashaqayn xiiso leh ama wadaagis fikradooyiin oo xiisa leh messe faa'iido leh
      Haddii aad u furan tahay, waxaan jeclaan lahaa inaan kula xiriiro oo aan ka sheekeysano isdhaafsiga fikradaha. Had iyo jeer waa dhiirigelin inaan ku hareeraysano dad wadaaga fikirkeena.
      Xor baad u tahay inaad ila soo xiriirti. Waana rajeenaa inaan si fiican kuu barato oo aan wada sahamino aduunka ganacsiga ee dalkeen Somali

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID WALAAL

  • @faysaldheere4137
    @faysaldheere4137 ปีที่แล้ว

    Maalin dhaweyd waad ceyneysee shopy maxaa is badal sxb

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว

      Waxba adeer ma caayo ee fariinta fahan.
      Dropshipping waa labo nooc.
      Mid aad gadayso waxaadan arkin oo howl iyo xayaysiis kharash badan gelinayso.
      Iyo mid xalaal noqon kara sida ninkan oo isagu wershadaha taga alaabta iska soo hubiya soo iibsada iyadoo wareejin ah kadib Website kiisa kusii gada.
      Waxaan sidoo kale markasta xusay in caqabada qofka Yurub ama Maraykan ka samaynaya aanay isku fursad ahayn qofka raba inuu dalkii ka hirgeliyo ee negative hadaad raadinaysay waa meesheeda.

  • @khadarxaajixasan6931
    @khadarxaajixasan6931 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxaan Rabaa Ganacsi online ah oo aan Xooga saaro barashadiisa Dalkana adoo jooga lagaga shaqaysan karo iga caawi wll