KUN DOLLAR KU BILOW FIGRADAHAN GANACSI | 1K Investment ideas

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2022
  • Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/sGK95
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127

ความคิดเห็น • 211

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +53

    Fadlan Like saar Muuqaalka nala wadaag Figradaha dalka ka banaan soo dhowaada.

    • @saynabnuur6922
      @saynabnuur6922 ปีที่แล้ว

      waan ku salaamaayaa zakariye walaal waxaan kaa codsanayaa inaad iga caawiso riiga qoda ilaa 200m qodi karo hadii aad awoodo

    • @nuurharuuse7654
      @nuurharuuse7654 ปีที่แล้ว

      Zakariya walaal waan ubaahnahay ganacsigaan
      Marka waxaan kaa codsanaa ila raadiso mashiinkaan

    • @cashuur10
      @cashuur10 ปีที่แล้ว

      Asc wll Sakariye waxa aan Raba in aan kula soo xidhiidho sidee kula soo xidhiidha wll qali

    • @CaynansheMuse
      @CaynansheMuse ปีที่แล้ว

      Asc sxb Mozambique imaw qorshe ban kuhayaye ilaso xariir fadlan

    • @cashuur10
      @cashuur10 ปีที่แล้ว

      Lkn what's app ama gmail Kaga mid ii soodir

  • @abdisamadjama1579
    @abdisamadjama1579 ปีที่แล้ว +20

    Your ideas is Gold bro ... aduunka waa la iibiyaaa fikiradaha noocaagan Bälle adigu soomaali bilaash ayaaad ugu sheegtay. Thanks bro

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +2

      Adaa mudan walal insha'Allah waxaan rajaynaya in dadkeenubka faa'idaysan doonaan

  • @ayuubmahamoud1834
    @ayuubmahamoud1834 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allah you are very important to our community keep going for the great work 🙏

  • @amiirocisman3480
    @amiirocisman3480 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my brother wax badan kaa faaiidaa

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 ปีที่แล้ว +2

    This is wonderful Zaki. Thanking you

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 ปีที่แล้ว +1

    Wnku saray wad istahisha madama ad fikiro wcn nala wadagto Jasakallahu khayr wll ❤

  • @munaabdirahmanahmed8730
    @munaabdirahmanahmed8730 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah Jazaka'Allah khayr

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid allaha kuxafido ajarna allaha kaasiiyo

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH TABARAKALLAH, Allah haku xafido habo🤲🏼

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ku barakeeyo, wax badan baan kaa faa,iidnay thanks 😊

  • @fadumoladan
    @fadumoladan ปีที่แล้ว +2

    Wll mhdsanid sariye Abdullahi wax badan waan ka faaiiday runtiii

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud7469 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid
    Ilaahay ikulansiiyay halkaan ayaa mahadleh alxamdulilah

  • @muktarabdullahi3528
    @muktarabdullahi3528 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wll jazaakallahu kheyr

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 ปีที่แล้ว

    Thanks brother figradahaaga wanaagsan jasaa kumu allahu kheyr jasaa brother

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid 🙏

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 ปีที่แล้ว

    Thankzz ustad

  • @abdiwalifarah9484
    @abdiwalifarah9484 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thank you

  • @cayuush145
    @cayuush145 ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @abaasmohamed9619
    @abaasmohamed9619 ปีที่แล้ว +12

    Wll zakariye waxan ahay ganacsade dhanka aragoostada iyo libax badeed blse qalabka Aya igu xun ee qalabyada kaluumeysida melaha laga helo pleas ila wadaag

  • @idirisahmed2409
    @idirisahmed2409 ปีที่แล้ว

    Masha allh sakariye

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 ปีที่แล้ว

    Maasha"Allaah Tabaarakallaah Jazaakallaah kheyran

  • @mohamudhajji5704
    @mohamudhajji5704 ปีที่แล้ว

    Good role model zakariye

  • @Wardajb
    @Wardajb ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll zakariye

  • @ugaasshalmad3081
    @ugaasshalmad3081 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @anasibrahim5278
    @anasibrahim5278 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll sakariye

  • @rdwaanfx
    @rdwaanfx ปีที่แล้ว

    Thks pro

  • @m.naima7
    @m.naima7 ปีที่แล้ว

    شكرا لك

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 ปีที่แล้ว

    Asc jzk Qayran Sakariye illaahey ha ku xafido.cilmigaagana illaahey ha kuu siyaadsho, aaaaaaammmmiiiiinnnn,

  • @abdallamaxamuud6681
    @abdallamaxamuud6681 ปีที่แล้ว

    Soo badi saaxiib mahadsanid

  • @ahmedjabriil9310
    @ahmedjabriil9310 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @abdihafidfarahahmedali9196
    @abdihafidfarahahmedali9196 ปีที่แล้ว

    Thanks you for the sharing this in

  • @cabdisalaansiciid9882
    @cabdisalaansiciid9882 ปีที่แล้ว

    manshalah waa kifiro fiican

  • @abdiadaan4905
    @abdiadaan4905 ปีที่แล้ว

    Mashallah jaAkalooho kheyra

  • @AhmedMohamed-xd9ii
    @AhmedMohamed-xd9ii ปีที่แล้ว

    Wll wax badhan ayan ka faidhe jano iyo cimri deer allaha kusiyo

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว

    That is great idea brother masha Allah keep it up good work bro.

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV ปีที่แล้ว +1

    Podcast ga ugu fudud.

  • @tunmed3393
    @tunmed3393 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @user-wj7yg5gj2p
    @user-wj7yg5gj2p ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @aboosto8773
    @aboosto8773 ปีที่แล้ว

    Shukrn

  • @user-fv3pd2nd7y
    @user-fv3pd2nd7y 9 หลายเดือนก่อน

    Allah yaabarig wllkay

  • @roodameecaad6057
    @roodameecaad6057 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wallal halkeaban kahla

  • @sadiaadam4030
    @sadiaadam4030 ปีที่แล้ว +1

    Ganacsi baraka leh allow🤲🤲🤲

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 ปีที่แล้ว

    Masha.Allaah barkallaahu

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 ปีที่แล้ว

    Mahadsanin walal 👍❤

  • @mohapdy9239
    @mohapdy9239 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfO prother wad sharfantee

  • @ahmedshire6434
    @ahmedshire6434 ปีที่แล้ว

    Zakariye Ilaahey Hali Sherpa.

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah

  • @ifrahomar6927
    @ifrahomar6927 ปีที่แล้ว

    ManshAllah wl keep going

  • @mohamedmustafehassan3711
    @mohamedmustafehassan3711 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahy allaha ku sharfo

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 ปีที่แล้ว

    Thanks wllo

  • @fadumosiyake6812
    @fadumosiyake6812 ปีที่แล้ว

    Fadlayn

  • @ilameerayso9160
    @ilameerayso9160 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 ปีที่แล้ว

    Ilaahay khayr haku siiyo walaal qali, Fikrado qaaliya ayaad markasta nala wadaagtaa. Shukran wll❤️

  • @Zayidamiir241
    @Zayidamiir241 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid walken sakariye mahadsanid waxaad nala wadaagtay fikrado cajiiba oo qof keen hadii uu ka faa'idaysto uu ku dhisan karro mustaqbal wanaagsan

  • @jamalabdi3900
    @jamalabdi3900 ปีที่แล้ว +1

    Likta waan saaray sxb horey u soco

  • @cabdirisaaqaxmed3375
    @cabdirisaaqaxmed3375 ปีที่แล้ว

    Mahasanid

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsan tahay habo

  • @harbidaher9773
    @harbidaher9773 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll zakariye

  • @mohaabdi3363
    @mohaabdi3363 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @ibrahimcandocsziizadam7593
    @ibrahimcandocsziizadam7593 ปีที่แล้ว +2

    Zakariyow buuga dhaqashada digaaga ee aqonyahanka somaliyeed qorey xageen ka helaa

  • @maxamuudxasanal4527
    @maxamuudxasanal4527 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 ปีที่แล้ว

    Noo soo badi wll

  • @burjilibax
    @burjilibax ปีที่แล้ว

    Nbrkaga iso qor zxp

  • @engabdirahmanmohamoud8407
    @engabdirahmanmohamoud8407 ปีที่แล้ว

    Iga war hay zxp qaali

  • @abdisookaxay
    @abdisookaxay ปีที่แล้ว +4

    Masha alllh sidan usugo video yadada ma malayn kartid alle haka jasai siiyo

  • @marrinetteali
    @marrinetteali 6 หลายเดือนก่อน

    Wallahi legend aa tahay 😢 🎉 waxaa kuu rajeena 2m inaa gaaro ❤

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer walaal

  • @yuusufak5844
    @yuusufak5844 ปีที่แล้ว

    Kabadan ayaa mudan thy sxb waana ka helay fikrahaada jasakalah

  • @nasrocumar2945
    @nasrocumar2945 ปีที่แล้ว

    The theory is money 💵 zaki bro tanks

  • @simanyariise9977
    @simanyariise9977 ปีที่แล้ว

    Ajar allaha kaasiiyo walaal

  • @Sultanmedia12
    @Sultanmedia12 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll zakariye waan ku sallaamayaa waxaan rabay machine ka ukunta lagu kicinayo inaan iibsado iyo sidoo kale housing ama bahal kan sida green house ka ah ee lagu dhaqo digaaga jigjiga ayaan joogaa sideen ku heli karaa kharashku se imisuu igu gaadhi karaa wll

  • @mariamscuud7512
    @mariamscuud7512 ปีที่แล้ว

    Shukran walal zakariye inbadan bad inoo faideysey

  • @najiibhazan6734
    @najiibhazan6734 ปีที่แล้ว

    Godhaadh noosharax

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 ปีที่แล้ว +4

    Maanshaa allaah ilaahoow ku xafid ina adeer dadka waa kaa faa ideen

  • @millionaireismail6895
    @millionaireismail6895 5 หลายเดือนก่อน

    Zakariye marka hore wadku mahad santahay dhiiri galinta ganacsi ee ad u,heyso dhalin yarada somaliyed💯
    Wll qali waxan heysta 1000$ waxana ubahanahay mashruuc digaag waxana rabaa inaad iga caawiso ilaa dhamaadka mhd snid

  • @maxamedrasaas8434
    @maxamedrasaas8434 ปีที่แล้ว +1

    Ack zakariyow waxan hasta kuun dolar ee Alabta ad Shegtay xagen ka helikara

  • @yusufahmed9848
    @yusufahmed9848 ปีที่แล้ว

    I soo sheeg qimihisa iyo wax qabdkusa mahasanud

  • @maxamedabdurrahman1728
    @maxamedabdurrahman1728 ปีที่แล้ว

    Walaal zakariye waxan ku weydiinaaya mishiinka afrika miyuu soo Gaaray waayo aniga wadankii ayaa jogaa lkin sideen ku heli karaa walal
    waa arin fiican ayaad inoo soo gudbisay waan ku wadanaa

  • @mashalaye9612
    @mashalaye9612 ปีที่แล้ว

    Libaax

  • @mukhtarbuh8732
    @mukhtarbuh8732 ปีที่แล้ว

    Aac wan kusalamay sxb zakariye figrada dhomaynku wa figrad igu cusub on haray umaqal waxan uban nahay fah fahin dherada halmar man gadana qabke lo keep gareya.

  • @shafiemohamed1054
    @shafiemohamed1054 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnaid

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd ปีที่แล้ว +1

    Markaa ku daawado niyadaa ii dhisanta

  • @engabdirahmanmohamoud8407
    @engabdirahmanmohamoud8407 ปีที่แล้ว

    Kula socdaaye

  • @haskeey9035
    @haskeey9035 ปีที่แล้ว +1

    Walal si fican manoogu sharaxi karta egg incubator kaligiis video hada kaso sameyn karto plz

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 ปีที่แล้ว

    Zakariye sxb waxaan u baahnaa inaad isoo shegto makiinada macsarada samayso magaceeda iyo waabka aan ku heli karo majadsanid

  • @zahraabdi9063
    @zahraabdi9063 ปีที่แล้ว

    👍👍👍

  • @mohamedyusuf7734
    @mohamedyusuf7734 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid wllkyaw vediogan yar faaiidada kujirta billions oo doller way ka badantahay runtii

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  ปีที่แล้ว +1

      Adaa mudan walal

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว

      ​@@ZakariyeCaawiye macalin ukunta marki mashiinta lagaliyo 21 cisho miyaaa ilmihi kusoobixi? Mideeda kale in mudo intee laeg ayey ukuntu mashiinta kujireysaa?

  • @user-ou4jv3vs7m
    @user-ou4jv3vs7m 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb zakariye aad ayaad u mhd snthy fikradahaada aaad u quurxda badan waan la socdaaa waana ku mahadsanthy sxb waxaad iga caawisaa sida aan u gadanayo tusaale hadii aan u baahdo in aan iibsado pagka gadaal laga sii iibinayo sidee baan u iibsan karaaa igu caawi sxb adoo mahadsan

  • @cabdilaahifaarahAwil
    @cabdilaahifaarahAwil ปีที่แล้ว

    sakriYe waxaaa kasoo hada shaa loteriga bal wax fa,iido ah ma lee yahay

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 ปีที่แล้ว

    Ustaadow zakariye waxaa aan magalada baydhabo waxaan aan heysa lacagta xagee aan ka helaa mishiinada
    Magalada baydhabo lagu ma iibiyo mishiinada

  • @alihuseein-ec7oh
    @alihuseein-ec7oh 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxaa tagay nin fahansan ganacsiga dhalinyarada. Markan warbixtada fiirsasado waxaan heldag fikrad cusub oo glansiga ah .
    Guuleeyso.

  • @abdisalamshariif4923
    @abdisalamshariif4923 ปีที่แล้ว

    Sxp waxaad inoo soo gelisaa sida loo isticmaalo Go daddy thanks

  • @kaartokariye6355
    @kaartokariye6355 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mohamedawilabdullahi2046
    @mohamedawilabdullahi2046 ปีที่แล้ว +1

    Hada waa laga helaa wlle daawada cadayga 2.5 from bosaso

  • @ilaqosolchannel1979
    @ilaqosolchannel1979 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll zakariye aniga yurub ayaan joga waxana rabey ganacsi an ceerta uga baxa igu cawi wll ado mahadsan mahadsanid

  • @mohametthambuuse7963
    @mohametthambuuse7963 ปีที่แล้ว

    Ustaad laundry business ka wrn

  • @maamsahra2941
    @maamsahra2941 ปีที่แล้ว

    Zaki bro dhor jeer kula soo hadlay telkaga kaa codsaday ilaa hada wax jawab kama haayo bro please

  • @user-fv3pd2nd7y
    @user-fv3pd2nd7y 9 หลายเดือนก่อน

    Allaah will noso badi please acontiga lagadanayo iyo sida loogato😢😢❤