Maxaa keena Wadne Xanuunka? Dr. Maxamed Xasan.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Asc anigu DR. Markaan hurdada kasoo kaco waxan dareemaa wadna xanuun iyo wareer markaa maxaa xal uah?
Maxad isku dawaysay sxb
Dr maxamed xasan waxn bukaan ka xanusan wadnaha wxn kacodsanyna inaad butland timaadid kaalay nadaweey dr wan kubaryeyna somaliland masogalikarno wan kubaryeyna noimaw
Asc Hoyo ur leh ayan ahay wadno xanun iyo wadno gubasho Ka sexan la ahay maxa talo ah dr