Dr. Xuseen Xoog oo ka waramaya Xanuunka Macaanka waxyaabaha keena iyo dawooyinka loo qaato

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid ✔

ความคิดเห็น • 12

  • @marwo228
    @marwo228 2 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalah Dr xasan iyo sheekh
    Inan yar oo 8 jir ah ayuu igaga dhacay ee igu sooduceeya un Allah iiga shafiyo

  • @muuseaskarimuuse7056
    @muuseaskarimuuse7056 2 ปีที่แล้ว +2

    Dr xuseen alleh Ha kaa Abaal mariyo wa Dr kii ugu sharaxaada fiicnaa uguna Aqoota badnaa dhamaan gayiga somaalida xanunka macaanka

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallaah allaah ha ka korqaadi aniga iyo dadku hayaba macaanku

  • @wacanabdalla1236
    @wacanabdalla1236 2 ปีที่แล้ว

    M.A jazakallahu kharian. Allaha ka caafiyo intii uu hayo

  • @sulaaqocali6765
    @sulaaqocali6765 2 ปีที่แล้ว +1

    Iso doceya xanunka macanka baihaye

  • @runloow2202
    @runloow2202 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah, Dr. Xuseen Xoog, tilmaamaha aad bixisay iyo taladaaduba oo ku saleysan aqoon cilmiyeysan & khibrad waxa ay gaareysaa ummad aad u badan ee af-somaliga ku hadla dibedda iyo gudahaba waxtar weyna u yeelaneysa, maareynta, ka hortagga cudurka macaanka iyo kuwa ku bahda ahba, badbaadineysa in badan oo xanuunka qaba ama uu kusoo socdaba
    JAZAAKALLAAHUMA Adiga & Sh. Muxammad Ismaaciil

  • @khadracige9582
    @khadracige9582 2 ปีที่แล้ว

    Alleh hanooga korqaaado dadkuu hayo

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabbi naga ilaali, inta qof muslim uu hayana caafi

    • @umuzeiynab4420
      @umuzeiynab4420 2 ปีที่แล้ว

      Alaahuma amiin amiin amiin

    • @aminaabdi1295
      @aminaabdi1295 2 ปีที่แล้ว

      Allahum Amiin Allahum Amiin Allahum Amiin 🤲

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 ปีที่แล้ว

    Wcslm maash ahAll.

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 2 ปีที่แล้ว

    Allow ka badbaadi muslimka oo dhan anigana iga Fogeey yaa rapi