@@mohammedabdisalancali2051 hhhhhhhhh adiga siday kula tahay inay saxsantahay ma in la xuurteeyo mise in lugta la qabto waxay la cararayan dee waan la barin aniga sidan maba aamini karo
Reer somaliland si inaga duwan ayey ariga u lisaan🤔🤔 rida madaxeeda hoosta la gashanaa. Waaban ka cabsan lahaa in ey geesaha i geliso. Anigu meesha aan ka imid rida lugta danbe ayaan jilbaha gashan jirney. Labadeeda lugood oo danbe dhaxdooda anaga oo gacanta lagu lisaa ku heyno. Gacanta bidixna weelka ku heyno. Kala duwanaanta dhaqanka aan arkey ayey ka mid tahay.
Hadad ruwayadan dib uso boqatay like igu cimaamada
Mash ah hibaaq iyo ceegag si fiicn bay wax dhaqanka u fahmayaan❤💯
Mansha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
musalsalkan waa asal lakiin waxan maxay kaga soo cel celinayaan waar musalsal cusub soosaara soomaaliyoo dhan baa idin sugaysee
Masha Allah run ahantii waa wax lugu faano hidaha iyo dhaqanka guul iyo Gobo nimo
Musalsalkan xusuus baan ku galaa waagaa miyiga riyaha ku lisi jiray 😢😢🙏
Ma nooshey tolow 2024 😂
Nosoo daaya dhaqan miyi iyo dhal magaalo soonka 😮
Hibaq gobaad iyo yussuf cigaag mashallah 👌
Yuusuf ceegaag reer miyi cadiyuu metely
Dalkeena nimcaa fadhida Mashaalah ilaahayow barakee jamhuuriyada barakaysan ❤️❤️❤️
Ilahayow bisha sowm caafimd inagu gaarisii oo inoogu dhamee adiga caadile
Allahu ma Aaaamiin wll
Allaahuma Aamiin inshllh
❤❤💚 waa majaajilo tii ugu wanagsaneed
Comantigagu waxa u isoo gadhey 2024 ka ma noshey tolow😂😢
Cegaag kaalay badanaa niin la haayo uma xuma
Ku lahaa wayahanba inaan ima soo hor mariin
Alla ma radkeeda ursadaa🤣🤣
RIWAAYADDAAN, RIWAAYADAHA UGU WNGSN, KUWA QARNIGAAN AYEY KA MID TAHAY.
Riwaaayadu mayna ahayn tii dhamaaty Mise waa qayb kale
Musalsal Macan Ayey No Bilaben 1 ila End Wan La Socon insha allah 🥳😅
Waa riwaydan ugu jeclahay maxad lakaca fadhisan baa xasuusta😍😍😍👍
M.a 💕💕💕💕💕💕wan jecalehaye ruuunti walakey qaalika ayatahaye
هذ الفيديو بتقدير ممتاز 👍
hhhhhhhhh ridaa geesaha dhaadheer sideed lugahaga dhexdooda ugu aamintay anagu markaan lisano lugtaan qabana sidani waa qaab daro
Angu sas umala malin dhowyd ban arkayay
Ri lug lahoyo lamayo wanba yabana
Anaga lugta way kaa cararyn kuma is tagayn way kaa cararyan
@@mohammedabdisalancali2051 hhhhhhhhh adiga siday kula tahay inay saxsantahay ma in la xuurteeyo mise in lugta la qabto waxay la cararayan dee waan la barin aniga sidan maba aamini karo
Isoo boqda walalayal🥰👏
Flim cajiib ah
geela deelka leh ma dir baa iska leh walow aana waligay arag del kor ujeda waryaa ila arkay soomaalaay😂
Mashallah
Mashallah
Mansha allah
Iga tag mid cusubaan moodayoo waan soo cararee
Wow mcn
M.a
Mshlaah
Ala xasusbaan galy take me back to baadiye balaayaa markan soo aadaa dad wada caydha oo hal neef uxaraysnayn......
RIWAAYADAN MIYEYNAN AHEYN MIDI DHAMATAY MISE WAA XUSUS OO MIDKALA SOO SOCOTO IYO RAMADANI AYA LAGAARAY WAAYE HOWSHU
War ceegagow geela 🐪🐪 kala qaad waa soone 🤣🤣
Season 2gii ban Modayba Wan so carary mid cusub soo Sara
🤔 Didn't this come out later year
Cumar bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn
Oo Ruwaayadani maanay ahayn tii hore u dhamaatayna
Maa dibaa loo soo celiyay? Misa waa qaybtii labaad?
Apdizamad wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn
@@kabtancabays Hye zxp
Meshan ma saraar ba tolow??
Film ka season two inaad ku maqan thiin ayaan moodayee
Waxaan kahosbartay cegaag sida gabdhaha looshukaansado
Wllhi waa riwaayad xisehega wadata
Yusuf cegaga wa ka hela jilinkise sifican wax uga fahmin
Aqyaarey maxaa idinka qaldan ilaa hada qeybihi kaleh sugeynay waaba inoo soo bilaawdeenee🙃🙃
war waaxay waxa ay raggu dilayaan
qofkii garanayaa ha iiga fa iideeyo walalayaal
MAxad u joojisen filmki Sirta qoyska
Covid-19 dartiis😥🤔
Geela imika caano maleh abaar ayaa ka jirta halkaa
Video wxa la duubay mrkii dunidu ay barwaqo ahyd
Ilaa hada waa haveen weye
Ma filinki hore buu kahdhy kani
Waar heesta garawga saxa
Oo baarqab lasaytaynayaayi muxuu yahay?
War yusuf ceegag maxad sameysay sxp
Wa mxay inantu siday ariga u lisaysa sowti lugta la qaban jiray ma ahan
Oo haaye sidaan aqaannaye sidani maxay ahayd?
Deganada aya kala duwan sida loo liso xoolaha bari iyo galbed konfur iyo waqoyi intaba wa kala duwanyihin
Anigu geela sidu u lisaan ka boodayba miyanu suulka ku lisayn mise ana mooda
10:49 hesti xssan adan baa sarneyd mxaa loga qaaday
😅😊😊😊😊😊🎉
Reer somaliland si inaga duwan ayey ariga u lisaan🤔🤔 rida madaxeeda hoosta la gashanaa. Waaban ka cabsan lahaa in ey geesaha i geliso. Anigu meesha aan ka imid rida lugta danbe ayaan jilbaha gashan jirney. Labadeeda lugood oo danbe dhaxdooda anaga oo gacanta lagu lisaa ku heyno. Gacanta bidixna weelka ku heyno. Kala duwanaanta dhaqanka aan arkey ayey ka mid tahay.
Sidaad aad zheegyzidna waan U lizanaa wllo macn lapada hapa waan iZticmaalna
Rida lug dambe ayaa jilbaha lagu qabtaa adigoo fooraro ee madaxa jilbaha looma geliyo
Asc🌾🇸🇴🙄👍🤲
Abdi bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa.subscareb iisaar wll mcn
@@kabtancabays okay
haye
ee musalsalkani soo tuu dhamaaday
Ruwayadan sowtay dhamatay maha
Aryaa meshaan igeyo
Ku celis miyaa mise qaybtii 2aad
Mahad bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn
Waa saaray wll
Miyaa lagu soo celiyey
Raygal bro icaawi aduunkaan isku caawin. Karaa subscareb iissar wll mcn
Yusuf cegaag cadi maha
rueayadi wa tii hore o lacusboneysiyay
metelaada soomaalida in badan oo ka mida maxaa qaad dhex dhigay waa fashil
Ku celis marabno plz
J
She don't know how tu milk goats
OO KU CELIS AH.
Ff
😂😂😂😂
m.a
Moha bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn
War rabadanta miyan laso wadin filim
Aragsan wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn
Hhhhhhh
Musasalka maxaa u xiraysiin dislike 👎 saara inta ka xun
Meshan somaliland waba saxare xolaha maxay ku noolyihin war koofurta uso guura anu yabaye
Indhaha xasidku ma arkan barwaqada iyo wanaga xaga xun aya shaqysa marksta barwqada ad shegyso adu iimanso calacal loma baahne
Waaba saxare kulahaa😂🤣🤣🤣
waxaaza kugu qufuleen markasay furihii kaga hadheen
M.a
😂
😅😮
😢😊