Beenaley an illaahay iyo rasuulkisa scw aqiinin baad tihin Aj waa nin darood ah mj cm ah reer mahad ah anaaga naqano xamaru ku dhashaay ee eedab yasha subaxallah
Daahir waa nin ciilan rag buu rabaa in uu u gafo lakin waxba ka qaadimayo wiilka noloshisu ku maseyray shalay sharma boy buu laha ninkala dhalay hunguri baa halka kagalay
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ana dhalay ha idhihin aya hoyo ilmaheda uga tagta wa sheka kale
Ala hooyo macan miya ku heShey 😢😢😢hooyo macan hadey ku noshahay aj wanasib badantahay
Hooyo cidaan aan la joogaa anaa dhaley ha i dhihin 😢cajiib oo haye intay dhahday bay ka tagtay maxaa qaldan oo maamada ma waalnayd koleey aniga hooyo ayaan ahay mana yeeleen haday igu dhici laheyd wiilkeyga gacantaan qabsan lahaa meelna ugama tageen maamada ayadaa dayacday wiilkeeda hadii arinkaan sax yahay !
9 jir waa Nin weyn oo garanay waxuu yahay
Nin walan wayeh Dahir dhaqan raxaween aya leyahay ku laha sheko
Horta Hooyo cunugeeda hunguri u daynayso majirto waxbaa qaldan
Yantaar waa Qabiil layaqaano oo Mirifle ah, Waxey Degaan laleeyihiin.
AMA Udhaxeeyaa Degaankooda
Geeledle iyo Hubeer.
Yantaar iyo hubeerun), Yantaar Waa Yantaarow Cade mirifle , Hubeer waa ina Yaabur Samaale , waxaana kulmiyey Deegaan;
Meelo Badan ayeey Degaan Laakin Koronbood ayeey Aad udegaan, Waa Xoolodhaqato iyo Beeraleey iskujira.
Beenaley an illaahay iyo rasuulkisa scw aqiinin baad tihin Aj waa nin darood ah mj cm ah reer mahad ah anaaga naqano xamaru ku dhashaay ee eedab yasha subaxallah
Naya he afkada wax iskula hadh aj asaga afkisa ka dhahay mj we icawiyen sidasa ku jecladay marka wuxu yahay alah ba og
Asc war somaliyey riwayada maad naga deysin hooyo wiil ay dhashey dhahayo haishegin oo katageyso majirta maxey udacwey weysay
Gabareey kulahaa, war Iskuxishood waa Hooyo waayeel ah , Daahirow isdeji walaal.
Aj hooyadiis marku dhahayo cidana la joogah hooyo iyo Aabe wey dhintena dhaha gaaju ka cararaaye xili dagaalana wey eheyd Marka fahma
She looks like aj bismilaah
AJ WAAA BASTER DHAQAN MALAHA ILSHAYBAA HOYO KAA KAA KAXEE YAY.
🎉🎉🎉🎉
Lama hubo waayo aduunkaan qofwalbaa dhowr qof oo isku ek ayaa ku nool
DNA unbay kukalabixi karaan gacantana waa nin kujiro internet ka ku jiro
😂😂😂😂😂 maxkamad daahir calasow shaqa heesa dad iswaayey wa isku keenay dad isdagaalsan wa isku keenay
Malina mama farngo kudheg malina aj kkkk
HOOYADII WAA MRRCSLANKA SOO DAAWADA MARKUU U DABSLDEGAYO🎉
Hooyadi buu u egyahay
Masruuf & caawimaad ayaa kuwaajibey
Walaahi maxkamad daahir calasow waa nin duceysan ee daahir qeyr alaha siiyo
Daahir waa nin ciilan rag buu rabaa in uu u gafo lakin waxba ka qaadimayo wiilka noloshisu ku maseyray shalay sharma boy buu laha ninkala dhalay hunguri baa halka kagalay
Orod shaqo raadso uf
@@marianosman2515 AJ XAASKIISA 2.LABAAD MIYAAAA TAHEY 😂
CAAWA WIILKEENII🎉BAA LOO DOO BARIIS TOONTAY😂
Aj I thought he was Mj
War islaantu wey u eg tahay aj
Dadkan sida lokenay kuwa kariyeena ha lokeno
Ñinkan ma xishodo subhanallah
Afsomaali waanu kuwada Hadalnaa laakin Waa Maay iyo Maxaaytiri.
Dadkaan barakacayaashey Devan yihiin
Wixii dhalay iyo cidii majeerteen ha keeno
Haaa aada iyo aad
Haa والله
😂
Adba caruurtaada ad kasoo caratey
Wey u eg tahay
Afsomaali waanukuwada hadalnaa laakin Afku waa Maay, Waa Afmacaan.
Ma ninbey ahan jirtey wll
Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢mamada
Maxamad aan Aad bay ugu egyahay
Kkkkkkkkkkkkk cajiib
Maxamed buskud sooka qac kaa yeersiiyey
Waa u egyahay
Hooyada waa u egyahay run bay u egtahay
Aj ba ku walateen
Hooyadiis ii iyo aabihiisii majeerteen ka ahaa ha keeno
May mayga af- soomaali maahan miyaa tolow?😂 waali badanaa
May afsomali ma ahn daahir aya fahmi laha soma ahn turjubaan ayu raba somalia dhaxdooda luuqado badan aya luguhadla mana lisfahmaayo 😷😷😷😂😂😂
Hooyada waa u egyahay run bay u egtahay