Always samixa oo ku bartay Nayroobi ha ku jisaarin samiixa iyada ayaa ku bartay Nairobi ruuxa koobaad ee aad dadka u mahad celiso ha noqdo gabadhii halmayan ku gaadhsiisay
Wlhi sxb waxan ahay taageero numer one ❤ lkn sxb Nairobi iinti aad joogthey wan kayabanaa 😢 maxa heeley wad isbedeshey dhinac-walba lkn anigu ma jaclaan 😢 sobabdo ah markad joogthey Autriche you was very very legend 🎉 and I thing you lose some of your support to Nairobi. But the time is now bro i should be more and more support for you so welcome back realy dirisle abdi ❤ one love ❤
Kolay , Girgidii Aad ku soo kortay Ayaad Tagaysa, midana waa iga Talo Naag Social media ku jirta Ha.Aaminin , Hadad Rabto Cafimad kaaga Hadii kale waad Ka Qooma mayn❤
Dadka maxaa ka qaldan ishwaaq neirobi aan ku bartay oo dhahay wiilka ee ma dhihin neirobi ayadaa i bartay teeda kale samiixa ayagaa iska kiin yaqaaniin ee gabadha magaceeda ka daaya meesha
Do you know why I said you are in love ,,because you never claim the ex that you had it’s First time,, hear you claim Ashawaq ❤️❤️❤️ ,,win for you guys happy forever sincerely,,,,
Abdirazack AbdiQadar maygaag i love you❤
AROOSKU WAA GOORMA WLLO😂❤
Vidéo jawab celina noso dhig dee
Sister, you are first love to dirisle abdi so keep going gays ❤
Masha Allah illhy calaf haysagu kiin daro
@@AyehMoumin gay nagaqaboo hee telefonka sidad gay uu qoreysee wuu iskajecladee xiraa😂😂
Jasaar ha noqon Samiixa waa naagtii u kabo xidhatey in ay qarkaa ku dhaafiso ee one million ku gaadhsiisay
😂😂😂😂
Samixa dabeecad xumo ayay leedahay😊waxay lahaan jirtay saaxiibo badan oo aanay hadda saaxiib la ahayn
Always samixa oo ku bartay Nayroobi ha ku jisaarin samiixa iyada ayaa ku bartay Nairobi ruuxa koobaad ee aad dadka u mahad celiso ha noqdo gabadhii halmayan ku gaadhsiisay
Waan ku salamay bro full respect you and doumachi achwak from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn 😢😢😢😢😢😢
Samixa xtaa horumar weey kula rbty sidaan filayo
WELCOME BACK BROTHER INSHA ALLAH WAX WALBA KHAYR AYAY KU DHAMAAN.. LEGEND DARISLE ABDI MAYGAAG.
insha aLLah walal DirisLe Nolol dheer oo qurux badan baan ku rajeyn❤🙌"
I respect you and bro from Djibouti
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Kwenda samiixa was a good gurl ayada Nairobi kugu sodhaweysey bro
I feel emotional for this vedio wlhi blhi🥺 sxb derislow legend kii youtuberadow Dadka Hooyo io aabo ALLAHA kga dhigo sxbkeyow 🥺🥺🤲
Dirislow waxa tahay halyeey somali ah aragti ahan aniga waxan ku arka indhaha mustaqbalka hadal oo dhanka iyo siyaasada uso weeco wan huba wad kuso baxeeysa keep going for somali boy
Thank habaryar dirisle abdi Allaha ku xifdiyo habaryar
Welcome back the real dirisle brother hadaan xiise kuuhaynaye qolkagi xuma kaso dhex qayli sasa ku fcnyde😂😂😂😂
😅😅😅
😂😂
😂😂
Goat social media dirisle cabdi noloshu kuma xumayso zxb❤
Brother guuleyso best somali youtuber💯
dirisle the best youtuber somali
Wlhi sxb waxan ahay taageero numer one ❤ lkn sxb Nairobi iinti aad joogthey wan kayabanaa 😢 maxa heeley wad isbedeshey dhinac-walba lkn anigu ma jaclaan 😢 sobabdo ah markad joogthey Autriche you was very very legend 🎉 and I thing you lose some of your support to Nairobi. But the time is now bro i should be more and more support for you so welcome back realy dirisle abdi ❤ one love ❤
Lkn samiha aya kugu sodhaweysaye
Ee ayadana uu mahada ceyliye
Ramadan moubarak🌙☪️ cous
Anaga samiixa ayaa nakaa barty bro
Dirisle siduu u tagay Neyroobi wuxuu noqday doqon tegaara badana wuu ku waayay
Asc waan kusalaamey from puntiland
Samiixo khaliil sidaas jealous ugu digtit aa ridinee but Allah has taken care of her
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉🎉
Ramadan mubarak habo Ashqa na wan salamaya 🎉🎉🎉❤💝👍
Masha Allah illhy baa Nairobi kaa kaxeeyay adoo nabada hana kusoo noqon meeshaas xunkaa ee intii joogtayba iskagaga yaacday intaad joogtay meeshaas hoos udhacbaa waynbaa kugu dhacay
Mshalh hadi ala gurigagii ku kenay adigoo nabad khaba ashwakhna noo ilali khalbigeda isku wara calafna alaha isku kiin daro amin
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤❤😮😮
Waanu soo laabaneynaa tageerayashiii 2021 ku jeclaa kamid aheyn markaad Nairobi timaadey anu wanku nacay marka wainku dayaya inaan kula qabsano
Dirisle waan ku salamay wllo safar salama😂😂😂
Kolay , Girgidii Aad ku soo kortay
Ayaad Tagaysa, midana waa iga Talo Naag Social media ku jirta Ha.Aaminin , Hadad Rabto Cafimad kaaga Hadii kale waad Ka Qooma mayn❤
Masha allh nin raaged ba tahaYy❤
Safe trip bro safar salama and Ramadan Kareem
Ogaansho respect
War samixa gabar ficaan bay ahay 1000M dartey bad ku gaad
Marbo ruuxa danayste yhy wuu ilowsho dhwyhy😂
@@deqomohamed2459runtaa walaahi hablihii ayuu salaan ka dhigtey
Haa walhi samiixa ayaa 1M gaadhaiisay isna wuu dafiray
WAR QOLKII cidlada aha kasoo qayl qayli maqaxidaaa baad ku shidnayd oo reaction kaagu wacnaayee
Wee need old dirisle
Warniyow wad ku dhex walataye bagad ka tagtay hore u soco jawajaw
Mansha allaha 🎉 alle haku nabadgeyo wl❤❤
Brother this is request from your originals for the gigo show us Anatoly videos on TH-cam thanks i got all your channels
Ramadan Mubarak ❤❤❤
Real Brother
Dirisle sxb wax yaalaha qaar waxa wanagsan inaa qalbiga ku haysato
Dirisle abdi goat
Wlhi dirisle you're so funny brother sida aad u fadhito
Ashwaq👸❤️❤️❤️
Masha Allah , finally you are in love
Darisle samiixa umahadceli iyadaa Nairobi kugu soodhaweysay oo 1M ku gaadhsiisay ma ahayn inaad dafirto.
Jasaar waaxid Samiixa tii dhexda kuu xidhatat ee kugaadhsiisay bay ahayd and unever mention her name
Messi Fans Like ❤200k
Omar inshar best you TH-camr
Dadka maxaa ka qaldan ishwaaq neirobi aan ku bartay oo dhahay wiilka ee ma dhihin neirobi ayadaa i bartay teeda kale samiixa ayagaa iska kiin yaqaaniin ee gabadha magaceeda ka daaya meesha
The Gaot of youtube 🇩🇯🇸🇴
U have to be polite and respectful .Kenyan people are very decent people just need little bit of understanding
Keep going dirisle 🇩🇯
Marax is Always marax
Aduunyo xaal qaado samiiha markii kowaad kuguso dhaweystey meedey xataa mahadcelin ma helin miyaaaa, anaga ku leh waad xuntahay
samiiha qaliil ma aha miyaa midii ku bartay nairobi nio jisaarinimada ma ficna iska daa
Wa sax idirisley noirobi adhi uma kajogta malinti qutuh ku dhiqle ukatagey ayan karajadigey
Ilaha qolkii yaraa kugu soo celiyey baa mahadle wd ku dhex walaty nairobi-ye✌✌🔥😂
The best TH-camr
Dirisle Abdi keep going legend aya tahy sxb
Ashwaq 💝❤👍
Guulaysoh inader ❤
Zxp qoftaz iska guurso
Safarsalama noloshu kuma xumeyso farxad kunolow ❤🙏👋
❤❤❤❤❤mashallah
Sidaadii hore kuso laabo nio. Nairobi saad utagtay taageero badan ayaad ku weesay runtiii. Magaranaayo sababta🙃
Nairobi qofki ku barayba samiixu ahaa wllo jisaar ha noqon ashwaaq shalaybad barate
Insha allah khair
wllo
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Vlog noo soo duub sxb
Aan kusalino nabigeena scw
Tii danbena miyaad ka taggay
Ninka kaliye aan wato sbb laan
Bili aadamku waa kaaas samiha magalada ku kala kicisay
Waraaa gabadhiii samiixa ahad ayaad naga xumaysay tana haa naga xumaanin
Good journey my pro ❤
Daneyste ayd thy dirisLe Samiixa oo Nairobi kugu soo dhawyesaY kuna bartaY mgLda 1M na kugu garabsiisaY inaad gaarto uma maHadceLinin shame on you😫
Samiixana
safarkagadabe jabuti kalay dirisle inader
From djiboiti ❤❤❤❤
WAAN HUBAA HADII AAD CHANELL KEENA SOO BOOQATO INAAD KAHELI DOONTO MUUQAALO KU CAJAB GALIYA OO YAR YAR OO TAYO LEH OO DIINI AH INSHA ALLAH ❤
Abowe macn idirslow ado raliya mobilkaga o kaleh I gad
Save trip brother
Masha Allh
Alx wye inder hadad meshadi kunoqotay nayroobi kulaman jeclaysanba
Austria
.mashallah ❤
The legend drisle
Hotay usoco brother 🎉🎉🎉❤
M,a Wan isla kiin jeclnahy 🤍
😂😂😂😂 ops africa style wa isku ilawday 😂😂
War wad dawakhday dirisle jacayl ba iskaga ka dhacay ood la wareertay 😅 danyeer bd tahe
Do you know why I said you are in love ,,because you never claim the ex that you had it’s First time,, hear you claim Ashawaq ❤️❤️❤️ ,,win for you guys happy forever sincerely,,,,
hadn ku dawaney wn is la shaqeyney 😂😂
Légende keep going
War niyow gabadhaas anigaa jacel ee afaaraheed kabax niyow saxib faraha iiga qaad haddii kale
Iska qiyaaas hee
Guuurso Hanooo faaanine😂😂😂😂
Maguursan lahyd😂
Noloshu walahay qiimo malaha iminka samiixa inanku masaasuu ku ilaaway😆aduunka naftaada jeclow bes cid kale haysku aaminin wlhy
Sax
Ninka waa nin maseer haayo