Oo habar awal ma intaas umbay dagta saw illa hawd reserve eara ma dagto ciidanka madaniga ah way samaynaysaa wana xaq adeer insha allah guul tolkay habar awalay
Ooyaaye warkiida dhageysanmeyno yaahuu dhe habar awal iyo habar jeclo waa wallaalo marnaba lama.baabi'inkarp ssb waa halbawlaha SOOMAALILAND guul iyo gobanimo from subeer awal
Waa sax. Ciidankeena, dadkeena iyo deegaankeena oo kaliya in ay ka faa'iidaystaan cashuurteena. Subeer awal, waa inaan dhisnaa ciidan aad u xoog badan si aan u ilaalino dhulkeena iyo dadkeena.
Samaroon ayub arab habar awal ciidanka qaranka way ka buuxaan bari qolaad baa ka jirta dabcan g36 ssb wa diyaar guul na waan rajanayaa waayo haq bay ku socdaan
mashallah what would we do without you? You are my favourite reporter for Somali land I wish you nothing but happiness and peace. Say hello to the family we all love you you are amazing. One in 1 million.🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
CAQLIGA ALLAH HAKUU BARAKEEYO GEESI WAR IDAAD DAD AAN SAA U FAHAN SANAY. AYAA. JIRA CIIDANKA MADANIGA AH LKN WAXAN LEEYAHAY IN KASTOO SIR CIIDAN TAHAY HADANA WAY KA FURSAN WAYSAY INAD DADKA AAN FAHAN SANAYAN U CADAYSO YOOLKA IYO GUUSHA QARANKA ADNA WAXAN KU LEEYAHAY GUULAYSO HALYAY QARAN AYAA TAHAY FAROM AWAL😎
Hawd reseve area yaa u badan wa habar awal tolkay H. Awal wxan leyahay wa lagaga marman inad samaysatan ciidan ma daniya fadhigooduna yahay gebilay si marka new policeku weerar ugu so qadan matidiina aad uga difacdaan isla markiiba 🚑 🛻💸
Absolutely 💯 ❤ ciidanka madaniga ah lama baabiin Karo waayo waa xogag garab siiya ciidanka qaranka cadawguna ka ooyeen😊
Waridaad nin xaqiiqda ka hadla 👏 💯 waad ku saxsantahay.
From SPSA 🙌
Allahu Akbaar you are the best And true teller very out spoken good luck
Oo habar awal ma intaas umbay dagta saw illa hawd reserve eara ma dagto ciidanka madaniga ah way samaynaysaa wana xaq adeer insha allah guul tolkay habar awalay
Majiidho ka baxaa Meesha
Mudug mahaaa 😂
CIIDAN MADANIYA SUBEER AWAL ANAGOO SUBEERA IMIKA MA OGOLIN
Waan taageersanahay ciidanka madaniga ah SSB iyo G36 GUUL SOMALILAND 💚💚🤍🤍❤❤
Fariiid wariidat from super awaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah il iyo sharo dhanba laow fiicnantu waa u dhaladho may Allah protect you ❤
waridaad tv wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ sax weye SSB G36 dufaca dhulkoda arab ayuub suber awal dhulkoda Ha dufacdan cagdheer iska celiya ciise iyo samaroon jiida kalaya ciidan hada smaysatan
Cidamada bariga waa sax
Manshaallah inadeero anigoo ah awl aaď iyo aad ayaan kuu tageera raali kama nihiiñ in la baabiyo ciidamada ssb yaan la yeelin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guulayso inder
Wadaniga dhabta Allah yacizak Waridaadow. Waa tii lagu yaqaanay Habar Jeclo wadaniyada xalaalka iyo dad jecelka.
Ciidanka madaniga habar awal. Waa sax danaheeday ku illaashanaysaa iyo nafteeda iyo hantideeda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaa weerar ku ah waaye ma jiid ayaa ku furan
Dacawalay ayay u gurmandooraan
Sowtaad arkaysay xildhibaan gun iyo qaar kale oo reerka yusra harti
@@cabdicasiisjamaayax9751jiida waxba nagama yalan walow kugula dhimanayaba anoo ciidanka qaranka ah
Hadalka inaga hagaaji danaha reerka ha odhane danaha dhaman somaliland iyo tolka oo ah deegaanka reseft area
Waanku salaamayaa s Sarre anoo ah nin araba❤❤❤❤❤❤
Wan kusalamaya indeer waridaadow guulaysoo somaliland alla belo kahay ❤❤❤👍
Nin rageed baatahay sxp noolow❤❤❤❤❤
War idaadow maanta ayuunbaad run ka hadashey🎉❤
Ooyaaye warkiida dhageysanmeyno yaahuu dhe habar awal iyo habar jeclo waa wallaalo marnaba lama.baabi'inkarp ssb waa halbawlaha SOOMAALILAND guul iyo gobanimo from subeer awal
Waa runtaa indr it's good Idea
Waan ku salaamayaa dee wixiiba sheegtaye
Ninku waa ibrahim dhere Allah uu naxaristo
Wa ruuuuunta xaqiiq geesi kusoco walaloyaal 👍👍👍👍👍👍👍👍
Colaada iyo qabyalada katowbad keena.
Muse bixi.wa lo.darsadei❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Habar Awal Cidna u joojin mayso Ciidankeedu waa Diyaarsanyay Danaheedanay ku ilaashanaysa mar hadii loo heshiiyay.💯
Huunooy yaad ladagalamaysaa ma inamooge?😂😂😂😂😂
😂adi maxa KU hayaa aryaa oyaye@@abdusalansaleban7339
O samaroon ya udiidan hada isaaqow runta ma isu sheegna from awal
@@NuurNuurismacil from awal Layne magaca nodhig yarow
@@nadiirafaarax waye runta halaysku sheego
Waridaad waa runta gesi qaran guul tolkey issaaq ❤❤❤
Anuu reerkayga habar awal inay ciidan samaystaan kuma faraxsani waayo bari dadku naftooday ayey ku ilashanayaan lkn dee habar awal dhukeedu waa nabad lkn ciro waxan usheegayaa inaanu dadkan danbiila yaa sha ah ee uu wadanka kusoo daynaayo hakadaayo lkn hadiikale dee waxkasta waa la arki waar hadab ugeeya duqan dadkan wadanka kusoo qulqulaya hajoojiyo ciidanka reerkaygana waxan usheegayaa inay meelaha dhibku jajiro hatagaan oo ah oogadiii eraygaasi cidii ilagaratay ayaanu isnahay
warwaxnabadi majirto habar awal labafurinod ayalagusofuraya xaga jabuti iyo xaga ogadenia
Oo ma adaa kusoo furaya ?
Geesi qaran habar awal way kugu faantaa amarkaagaba waan fulinaynaa waayo muwaadin xalaal ah baa tahay oo cidwalba runta u sheega
True wariye Axmed yasiin 👍👑👍👑🙌
Anigoo HA waan taageersanahay ciidamada madaniga ah SSB IYO G36, khidadaa qofkii keenay waa Qof indha dheer 😮 ceerigaabana waa dhul isaaq in lagu soo hamiyo inagaa is dhiganay
Yes
Awal waa sax ciidankoodu waayo wadani faqash dalka lagu aamini maayo waa horgalo jabuuti iyo xamar u nìkinaya
Waa runtaa harjeclo iyo haryoonis waxay u dhawyihiin huwanta
Dhedi isaaq waa laydin wasayaa
Dhilooyinkii sacad muuse ee Morgan iyo midguhu la baashaalayeen ka waran😢😢😢😢
Wllhi wariyahan waa ninqaaliya runta kama gabado Hora usoco from Habar awal
I got it sir !
Guul somaliland Insha allaah markastaba ❤❤✊️✊️✊️💪
Oof wareen ma baaahibaaa u gaysay anagu waxaan ka jawaabaynaaa jabhadii oog wareen isagiii samaytya oo waliba dib u soo hanjabaayo
Salam sare wlo ❤myself I’m Reer Nuur viva Somaliland
Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤❤
❤❤❤❤ waridaad
Maansha Allaaah Reer Booramow Inankiina Naga Qabta Caayi mayno Ee Naga Qabsada
Waliga miyaad aragtay iyagu wax qabanaya?
Maxamed amiin wa qaanis raaba inu Issaq ka dheex kalummaystu👇👇👇👇
Huwantu waxay rabaan in dawladbaa na laysay ay yidhaahdaan markaa jabhadaa ayaa laga hor keenayaa waan fahansanahay
Waa runtaa wll😊
Dadkan somaliyeed Reer sheekh izaxaaq ayaa hor muud u ahaa 80 kii sano ee u danbeeyay. Maal Aqoon Iyo Dadaalba iyaga u sareeyay
Haa dee waanu idin nasanaynaa from awal❤
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.scw❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Waa sax. Ciidankeena, dadkeena iyo deegaankeena oo kaliya in ay ka faa'iidaystaan cashuurteena. Subeer awal, waa inaan dhisnaa ciidan aad u xoog badan si aan u ilaalino dhulkeena iyo dadkeena.
Waa sidaa guul inshalah
H.A jabhad samaysan mayno wadanka anaga iska leh😂😂😂
JABHAD MAAHA CIIDAMO MADANIYA OO ILAALIYA DAMAHA REERKA IYO DEEGAANKA REERKA
Habar awal jabhadeeda wxa hogaamineyza goosha isaaq 😂😂😂
Lkn idinku dooxay ka xoogamiyan hablihiinu sow maha dee 😂😂
Kkk way dhaanta kuwiii yusra harti isku bixiyeey
Samaroon ayub arab habar awal ciidanka qaranka way ka buuxaan bari qolaad baa ka jirta dabcan g36 ssb wa diyaar guul na waan rajanayaa waayo haq bay ku socdaan
Haq mise xaq😂
@mahdiyamaxamuud4789 🤣🤣🤣🤣xaq baan ujeeday ha ila yaabin saaxib qurbahaan ku dashay ku bar baaray
mashallah what would we do without you? You are my favourite reporter for Somali land I wish you nothing but happiness and peace. Say hello to the family we all love you you are amazing. One in 1 million.🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
Walal waa runta tolkay waxan leyahay walalayal gelbed wax dhibi kama jirto isdajiya
Mr waridaad ninka kaliya somalilanderka xaqiiqda ka hadla keep going wll....
Mashallah waa lagu sax san yhy tass
Sax weeye qabiilkasta inuu sameystoo ciidan ugaar ah
Mid baa kudarsanyaaa in loo sameeyo trained ❤
Habar awall. Waaaaaah sax sax
Wqligeed yaan laysku darin madaniga iyo ciidanka qaranka good point
Waaa runtaa sxb guuulayso
Weysameysan karaan hadii bariga somaliland difaacaan doonayaan hadii kale jabhado kale wadanka loogama baahno waa qarin dumis from Awdal voice
real talk 👏👏
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa ciidamada madaniga ah waa loo baahanyahay waana waajib muqadas ah.
2.0. Wasiirka warfaafinta mudane Ahmed Yaasiin Sheekh Ali Ayaanle waan ku hambalyeynayaa.
3.0. Waxan dhahayaa waxan ina soo weerarayaa waa mayo calas iyo jabhadu.
4.0. Haddaba waa loo baahanyahay dhammaan ciidamada madaniga ah dhammaan beel kastaba ha samaysato waana waajib muqadas ah.
asc wa sax h,awal waloga horeeyey
Waa sax ciidamada madaniga in la sameeyo lana shaqeeyaan ciidanka qaranka
Gudh👍👍👍👍👍
Guul Somaliland
Geesi
Waarunta❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉❤❤❤👍👍👍👍👍👍👏👏👏♥️♥️♥️♥️💯💯
Waridad gesibadtahaye oyayay toshkaga kuhay faqash bulasocdaye oo yaye shilinkun buyaqana dalka iyo dadkaba naf umahayo oyayey💪👍✅❤️
Adeer H A frunta ugu weyn aya ku furan o ah dowlad garxajis o ciil qaaba marka adeer xisho o hano tilmaamin sida noolashayada anu maareeneyno
Berigii snm sacad muuse waxay odhan jireen layskuma Kuma jiree juun baanu nahay😢😢😢😢
Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤
ASC waridaad Dowladan Cirro waxaan u Bixiyay Dowladii (Hurdo Badan )
Waa duli Reer Somaliland iska soo horjeedinaya
Adaa eey eey dhalay ah
Ssb guul iyo gobnimo
Asc wairdaad Zxb jabhadaa waxaan uarkaa inay ficatahay
Waan ku salaamay
Guul
Habar awal hasamaystan ciidanka madaniga ah iyo araba
Xagay ku arkeen M.Abiib oo run iyo wax macno leh ka warama
CAQLIGA ALLAH HAKUU BARAKEEYO GEESI WAR IDAAD DAD AAN SAA U FAHAN SANAY. AYAA. JIRA CIIDANKA MADANIGA AH LKN WAXAN LEEYAHAY IN KASTOO SIR CIIDAN TAHAY HADANA WAY KA FURSAN WAYSAY INAD DADKA AAN FAHAN SANAYAN U CADAYSO YOOLKA IYO GUUSHA QARANKA ADNA WAXAN KU LEEYAHAY GUULAYSO HALYAY QARAN AYAA TAHAY FAROM AWAL😎
caawa masoocabay sidii ilkacase ayaad ooda furatay😮😮😮
I a have share you . 4 groups of your TH-cam.
Waa run
Maanta si fiican buuba u hadlay shaarub🙏
G36 Somaliland baa lo samestay! Cidanki qaranka layan!
SPSA cadowga guduha laga dalkalamayeen!
Ciidamada madaniga wan kufarax sanahay wayo cadawga jah wareer ayay galiyeen ina abiib waa cadawga somaliland aynu izka qabno
Waa Waa sirciidan maad aritaa video tuurtid inabiibuun kahadashid
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa Sax Qola walba Ciidan Ha Samaysato waayo Ciidankii Somaliland waa tii Dhulbahante Qaybna laayey Qaybna Jeel Ku Guray Hubkii Oo Dhan ka Qaatay ❤
Benaleeye huwaan waxba islam ceeliyo dhulmahante ee ciden guraya yusra harti basstaye
HUWANEEY WAANU KU ARAGNAA BEEDEE BEEDEE DHALAY OO XAAROODA
Allah akbar ❤❤❤
Ha soo dhex galin ooyaaayoow 😅😅
Ka joog arinka fahan abiiboow🫷
❤❤❤
Masha Allah walalo ❤ ❤
😊😊😊😊😊❤❤❤
Walee anaa kaaga mar khaatiya in aad taageertay wasiirka warfaafinta
Magacaygu waa casisa maxmed cali
Asc war idaad waan kutaagersanahay wasirkawar faafintawaxeenuma xertaynuna hay
Abiib Afkiii Qadhmuun Ha Xidho Haddii Kale Shaqo Culus Ayaa Laga Qabanayaa
Hawd reseve area yaa u badan wa habar awal tolkay H. Awal wxan leyahay wa lagaga marman inad samaysatan ciidan ma daniya fadhigooduna yahay gebilay si marka new policeku weerar ugu so qadan matidiina aad uga difacdaan isla markiiba 🚑 🛻💸
❤️❤️❤️🤍🤍🤍💚💚💚
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ninkaan abiib, habarawal, masoogeli Karan, haday dhaco waa meeshi samaroon kubaa baayaan. Abiib na waa maxishoode lakin waa marku ciindaaqi lahaa