YAHUUDA AYAA KA WANAAGSAN FALASTIINIYIINTA l OGOOW SABABTA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 มิ.ย. 2024
  • HUBAAL MEDIA GROUP

ความคิดเห็น • 43

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F หลายเดือนก่อน +3

    Walaahi waa runtiis anniga baa afkiis ka haayo oday waalid iku aadan oo ikaga sheekeyey 1980 meelahaa asoo Saudia ka shaqeynaayo kuwa Falastiin ah waa cunsuriyeen carabta ayagaa ugu xun madawga Neceb.🇸🇴✊

    • @axmedweyrax6556
      @axmedweyrax6556 28 วันที่ผ่านมา +1

      Aniga xitaa waan maqlay sheekadaz wlhi seedigey ayaa hda ka hor igaga sheekeyay waa dad kibir badan ayaa la dhahay Lkn wax walbo oo ay ahaadan waaa walaaladen somahin Wllka hdii uu xun yahay iyo hduu wngzan yahayba Waa la heystaa Koley gaalada ayey ino dhaamann

    • @Jaalle_Moha_F
      @Jaalle_Moha_F 28 วันที่ผ่านมา

      @@axmedweyrax6556 Haa walaal mahadsanid

  • @juleybiibmidganyare6057
    @juleybiibmidganyare6057 หลายเดือนก่อน +2

    MA AHA FALASTIINIYIIN DHAB AH KUWAAS waa yahuuudi ku dhex tarmay carabta oo afcarabiga aad u yaqaaan waxay ka tirsanyihiiin laanta sirdoonka ee muusaaad waxaana Loo yaqaanaa SHAUL COHN waxay qaabilsan yihiiin dilalka shirqooolka ah iyo sumcad dilka waana carab caadiya qamiiisyo qabo falastiiini yahuuuda neceb buu isaga kaaadhigayaaa lkn asalkoodaaa yahuuud ah ayana wa yahuuud shaqadooooda wato e yaan lagu gaaadin.

    • @naxwaa307
      @naxwaa307 หลายเดือนก่อน

      Adiga ma tagty falstiin

  • @Amiir2424
    @Amiir2424 หลายเดือนก่อน +2

    BISMILLAH,
    HUBAAL TV WAXAAN IDINKA CODSANAYAA, HADİİ AAD TIHIIN DAD MUSLIM AH , CHANGE THE TITLE OF THIS VIDEO. ( CINWAANKAAN WAA KHALAD ) WUXUUNA GAF KU YAHAY, WALAALAHA FALESTIIN 🇵🇸 . SHACABKA FALESTIIN WAA DAD IIMAAN KOODU AAD U SAREEYO. ALLAAHU AKBAR. GACAN KA XAQDARAN AYAA XASUUQEEYSEE, ALLAHA KA QABTOO. AAMIIN.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah ⁉️waxaas baa loo hiilinayaa oo waa Muslim la dhahayaa ‼️😭

  • @Samawade25
    @Samawade25 หลายเดือนก่อน +3

    Waa arin halqof kudhacday oo aan umad dhan lagu qiimayn karin.

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 หลายเดือนก่อน

    Dadka muslimkaa waa hajir oo kale raduulkaa yiri scw. Waxa eey dhahaan falastiin macno malaha .

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u หลายเดือนก่อน

    Mansha allah Somalis blindly trust some races because of reliogion, reliogion is individual and personal a between allah and its people we should educate our people about reliogion books dividing us we now have a Christianity group growing in Somali community just like muslim groups they been feed they are brothers and should protect its brother/ sister of Christian/ muslim i dont accept anyone only on reliogion grounds but rather study the human itself we should consider the trust we have on any reliogion group we belong or our vulnerable somalis will be used against us

  • @fadumonor868
    @fadumonor868 หลายเดือนก่อน

    How can you compare an oppressor and oppressed person. He’s comparing people who are living hell on earth to a people who are oppressing them.
    I mean, of course the oppressor has to look like they’re the good guys. They’re trying to impress you. May Allah give peace and tranquility to the Palestinian people ameen🤲
    Free

  • @Cajab99
    @Cajab99 หลายเดือนก่อน

    War Allah ka cabso fikirkan liita eed Rabtid inaad naga dhaadhiciso maaha mid macqul ah waa mid laguusoo dhiibay ninkan Chanel ka leh laftiisu maaha inu soo gudbiyo waraysigaaga. Marnaba yuhuudi baa ka wanaagsan qof islaama nagali mayso

    • @Isak.a
      @Isak.a หลายเดือนก่อน +1

      Carabta iney cusurin yihiin oo dadka madow nacebyihin wa xaqiq jirta diid ama ogolow ada ku tala. Carabta somalida adoon bay u yaqanan ya cabiid bay ugu yeran marka dad ku yasaayo maxad u difaaci oo qof soomaali kula ah carab dartis ugu aflagaden

  • @MarkiZuALjalalayn
    @MarkiZuALjalalayn หลายเดือนก่อน

    Arka ugaadha laqabanayo wala sodhaweeya e la soco

  • @KaaliyeShow
    @KaaliyeShow หลายเดือนก่อน

    Waxaas maad naga dhaadhicin rabtaa

  • @Isak.a
    @Isak.a หลายเดือนก่อน

    Carabta wa dadka adunka ugu cusurisan oo dadka madow aad u cusuriyeyo diida ama ogolada laakiin wa xaqiq jirta. Carab ka qofka somaliga cabiid bu ugu yera adoon inu yahay bu u arko wu qursada/yasaa. Yahuudka cabiid ku dhihi mayo ku liidi mayo marka yahuuda ma ka fican xaga bil adinimada inkasto kala diinahay.

  • @XawaAwale
    @XawaAwale หลายเดือนก่อน

    Asc carabta sikasta hahaato waa walehen muslimin ah

  • @suheybsaalx
    @suheybsaalx หลายเดือนก่อน

    Been been been been been been been been been been been been been been been been been been been been been been been been

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 หลายเดือนก่อน

    Somalida Scandinavian countries ku nool caadi ma aha! Lost souls waye

  • @Jrmugabe-hq6bv
    @Jrmugabe-hq6bv หลายเดือนก่อน

    Falastin ta waxaa naga dhexeeya waa caqiido. Majid ka qudus na waa ku yaal

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 หลายเดือนก่อน

    CARAB habaar ilaahay bay qabtaa ma ilbaxdo, diin iyo wax barashana wax kama bedesho. Falastiin oo sidii arigui oo kale yahuuda u layso ayaa nin muslim ah qadiyadooda gudbinaayo caayaya

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 28 วันที่ผ่านมา

    War carabta waa cunsuriyiin qof walbo oo madoow ah waxeey dhahaan yaa adoon iyo daanyeer yaa aswad oo ula jeedaan madoow. Intaas beey ku xun yihiin waa dad markaa aad u fiiriso jahliga ku badan yahay

    • @hydragons
      @hydragons 9 วันที่ผ่านมา

      Ma garanaysaan meesha uu ka soo bilaabaty cunsuriyaddan?
      waa Yuhuudda, kitaabkoodu wuxuu ka hadlayaa Habaarkii Xaam.
      Oo Habaarkan waxay ku dhacday dhammaan dadka Madowga ah.
      Habaarka Xaam waa habaar lagu xanto Nabi Ismaaciil (SCW) waayo hooyadii waa Madaw oo Masar ka timid, Nasabkiida waa Xaam.
      Nabi Isaxaaq (SCW) iyo nasabkoodana (Yahuudda) baa lu sharfay.

  • @MOHANQAN731
    @MOHANQAN731 หลายเดือนก่อน

    Arabta dhan baa sasi ah yaa aswad dhaha madow intoda badan galarka madow adon u yaqanin yemen iyo qalijka kugu filan (balse waa walaladen muslim ah ) somalidi u qaxdy arab yemen 1991 baa karan kara

  • @MarkiZuALjalalayn
    @MarkiZuALjalalayn หลายเดือนก่อน

    Cajiid yuhuuda marka latagerayo wa iska noocaa

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน

    MAR WALBA MUSLIMKA AYAA KA WANAAGSAN GAALKA IYO YAHUUDIGA ALLAAH WEYNE QOF DIIDEY SIDEE UGA FIICNAAN KARAA QOF ALLAAH ADDEECAY

  • @user-wh7kj5tj6k
    @user-wh7kj5tj6k หลายเดือนก่อน

    Yuhuud ayaa isoo dhaweysay means naarta ayaa laigu soo dhaweeyey

  • @gurisoomaliyeedtube2163
    @gurisoomaliyeedtube2163 หลายเดือนก่อน

    cid kasta ha waraysan abti meesha yaysan kaa kicine

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 หลายเดือนก่อน

    Waar hubaal waxa ummada ka joojiya adeer

    • @zodiackiller4743
      @zodiackiller4743 2 วันที่ผ่านมา

      Sheekodhan hadee ee runtahay Wa sheeko Yaab ah

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 หลายเดือนก่อน

    Waa beenaale cad sidee dadka muslimiinta ah reer falastin yuhuud uga fiicnaan kartaa

  • @ggtl304
    @ggtl304 หลายเดือนก่อน

    Propaganda 😂 Cid aan cunsuri ahyn majirtee ,mxaa keenay sacan iyo waqtigan umad Muslim dhiban inad afka uraa umada also hor istagtan

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl หลายเดือนก่อน +1

    Marnaba, suurta gal ma noqon karto in qof Muslim ah, Ka wanaagsanaado qof Yahuudi ah, qofka muslimka ah si kasta uu khaldanyahay waa walalkaa,
    Lkn Yuhuud Maya Maya so hadi muduucaan la sixi Karo hala Saxo mahadsanid.

    • @tusechanell3669
      @tusechanell3669 หลายเดือนก่อน +1

      Caac adeer wax walaalnimo la dhaha ma jirtee niinkii kugu ixtiraama waxa ilahay kaa dhigay uun ba ixtiraam kugu leh sagal Muslim muu ahado hadu kugu xadgudbo ka tag manta ka dib la iguma oga tageerid falastiin ah balo la qaab darnada dheh

    • @naxwaa307
      @naxwaa307 หลายเดือนก่อน

      😮😮sabab mxay ku xunyhin falstiin waba muslime​@@tusechanell3669

  • @hydragons
    @hydragons 9 วันที่ผ่านมา

    Ma garanaysaan meesha uu ka soo bilaabaty cunsuriyaddan?
    waa Yuhuudda, kitaabkoodu wuxuu ka hadlayaa Habaarkii Xaam.
    Oo Habaarkan waxay ku dhacday dhammaan dadka Madowga ah.
    Habaarka Xaam waa habaar lagu xanto Nabi Ismaaciil (SCW) waayo hooyadii waa Madaw oo Masar ka timid, Nasabkiida waa Xaam.
    Nabi Isaxaaq (SCW) iyo nasabkoodana (Yahuudda) baa lu sharfay.

  • @MarshalZarkosi
    @MarshalZarkosi หลายเดือนก่อน

    wa jaahil iyo beenlow isku caamiraaaya waxay sheegayan wa been iyo mashruc wax ka run ah walaahi ma jirto hal wax ba run ah wuxu sheegay ( israel wa dad fiican lakin arabtu wa dad xun oo jaahil ah)

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy หลายเดือนก่อน

      Waligaa wllo ma aaday dal carbeed? Hadday jawaabtu haa tahay, doodi waa ina dhex Mari kartaa, haddii maya ay tahayn hadalba gam.