1990 ILAA HADA DAD BAA LA DULMIYAA l LA DILAA HANTIDOODANA LA HEYSTAA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P3.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan wa qof qiima badan oo waaya arag ah
    Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal qaali ah
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @fariidommm-ry9yz
    @fariidommm-ry9yz 4 หลายเดือนก่อน +4

    alla kan run badanaa oo aqli badanaa xaguu ku noolaa soomali ragoodu hadey ninkaan oo kale noqon lahayeen horumar baan gaari lahayn dagaalka iyo qabyaalada asageen naga reebtay baan ka reysan lahayn afkaaga caano iyo malab lagu qabey cimri dheer iyo caafimad taam ah alle haku siiyo rag sidaado kale ah oo kugu deyda alle hanoo keeno waan balanbalnaye qaxooti ayan qurbaha ku nahay aniga kula hadlaya gurigeygii xoog ayaa la iiga heystaa caruurteydana waa agoon marka goorman cadalad heleynaa

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan waa caaqil
    Waa runtii in la heshiiyo in la is cafiyo ayaa ka horeysa
    Qalbi cuqdad ka buuxa cafis ma qaadan karo sharmaarke

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 หลายเดือนก่อน +1

      Dad la dulmiyey
      Dadkoodi la laayey
      Xoolahoodi la haysto
      Gabdhihii la kufsaday
      cafisna waaraba adigu iswaafaji

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas หลายเดือนก่อน +1

      ​@@batulasmail8261cafis ma jiree ilaa akhiro saas baa la isku dhegnaadi Insha ALLAH kuwa la dulmiyay xaqoodii RABIGAYGA wu siin kuwi wax dulmiyayna ciqabtoodi ALLAH HAYGA wu marsiin Insha ALLAH🤲

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Arrin Ku Dayasho Mudan oo Diinteennu Ay Ammaantey . Marka Aniga oo Cardiff (South Wales)(UK) Ku Nool Waan Idiinku Hambalyeynaya Wanaagga Aad Waddaan .
    =Mahadsanidin=

  • @abdulqadircolad3367
    @abdulqadircolad3367 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma jareertaa

  • @Big_bro_issa
    @Big_bro_issa 4 หลายเดือนก่อน

    ©afis💯

  • @zu7729
    @zu7729 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtiis munaafiqada waa waxaan la hishiin la.nahay ma xisaabtano runtana iskuma sheekno qofkii rabo nolol fiicna & barwaaqo galo ha isku dhiibo kow dambiga ka galay asagoon isla weynaanin cafis ha dalbado 🇸🇴✊

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 หลายเดือนก่อน +1

      Marka runta laga hadlo Xaqa la isu celiyo la isu garaabo ayuu Cafiska imaada

    • @abdala114
      @abdala114 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaa loo cafinaa maa la soo qabto xoolaha waa la yaqaanaaye lakala haysta cali gar leh caydiid garden ahaa taas

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 4 หลายเดือนก่อน

    Waa Mid aad u fiican lkn Culumada maxaa loogu leexiyaa Culimadu iskuma dirin Dadkii isku diray ha ka shaqeeyaan Is cafinta.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 หลายเดือนก่อน

    Hoosha is cafinta anaga dhan waa inaan ka hadal aa oo aan samaynaa. waxaa kaloo si fiican u sameen kara dowlad ku sheegtada dalka ka jira lakiin madax ku sheega maba fahansana dadkaan iyo dalkaan wuxuu u baahanyahay

  • @GabsheAhmed
    @GabsheAhmed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali haday hesho madax daacada oo dadkaaan gaarsiiso hor Mar fiican baahida ka dulqaada dadkaan ayagaa iskood isku cafinaayo ee Mala heli karaa madax fiican kuawaana Naga hor wareejiyo

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 4 หลายเดือนก่อน

    Mr president mohamud hormar
    Iyo amni ayuu u horseeday taas qofkii aqli saliim leh wuu arkaa lakin munaafaqada kuwa ah ma arkaan somalia intee darood siyaasda ku jiraan hagaagi meyso

  • @abdiabdi4694
    @abdiabdi4694 4 หลายเดือนก่อน

    1990 maxaa kahoreeyey yaase bilaabey kkk

  • @dgl7347
    @dgl7347 4 หลายเดือนก่อน

    Qabri qodi wadan marabo ,

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 4 หลายเดือนก่อน

    gabdhihii iyo maalkooda aykukufsadeen kan iyo kuwa uu ehelka la ahaa soomaali maaha dadbqaasa ayaa dadka dilay mooryaantii aauqiil dayee

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 4 หลายเดือนก่อน

    Saxafi wali walaal anaga oo aad ubadan ayaa fakarkaas kula qabna fadlan see isku garabsan karnaa ?

  • @abdulqadircolad3367
    @abdulqadircolad3367 4 หลายเดือนก่อน

    Kuwa la kufsaday

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 หลายเดือนก่อน

    Soomali waxaa ka dhacay jariimooyin
    Aad u weyn dhinac walba taabtay hanti ayaa ilaa maanta la kala haysta.
    Wixii la isu gaystay lagama xisaabtamin
    Lagama hadlin lagama
    heshiin
    Shuruuc looga gudbaayo lagama soo saarin
    Ilaa maantana wixii dhacay Dad masuuliin ah ayaa ku faanayo ku tookhayo
    Waana sababta keentay inay Soomaaliya dagi weyday.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 4 หลายเดือนก่อน

    Iscafis wuxuu ka bilaami kara markii hogaan io culimo fiican helo hadda cid u soo jeedo iney ummada isugu boogo dhayado ma muuqato bal taa daye maalin walbo dulmi io boob ayaa caasumada ka socado oo dhowar shaati la isku gashanayo.

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 4 หลายเดือนก่อน

    Weyfiicnaanlahayd lakin umalayn maayo inay somali iscafiyi

  • @matmat735
    @matmat735 4 หลายเดือนก่อน

    Cafin or pardon is a christian concept !

    • @statsm8339
      @statsm8339 4 หลายเดือนก่อน +3

      Cafin diinta Islaamka ayaa na fareyso waana dhaqan Islam.

    • @mohajama7313
      @mohajama7313 4 หลายเดือนก่อน

      Your comments are not relevant.

    • @Cirguje1
      @Cirguje1 4 หลายเดือนก่อน

      That's true

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 4 หลายเดือนก่อน

      Christains are the one who killed native americans and stole their land also samething they did in africa' its islam that who teach reall forgiveness as the prophet mohamed sira teach us how the prophet forgive those who used to proscute and never showed his power like abusufyaan and other qureish rulers.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 4 หลายเดือนก่อน

    XOOLIHII DAAROODKA soo CELIYA !! Hawiye 33-sanadood , ayaad dagal sockeye ku jirteen!! XAARAANTA , ayaa idinkugu wacan

    • @Cirguje1
      @Cirguje1 4 หลายเดือนก่อน

      cashuurtii hawiye ee aad dhacaseen baad ka dhisateen gurjaha ee lacagta soo celiya

  • @D-izzy00
    @D-izzy00 4 หลายเดือนก่อน

    CAFISKA GOOR MUU IMANKARAA? WAA MARKII DADKA DHIBTA GEESTAY AY KA TOOBAD KEENAAN FALKAYSAMEEYEEN. DADKA HANTIDOODA USOO CESHAAN, CAFISNA WAYDIISTAAN.
    DAD ILAA AL AANKAAN KU DHIIRAN DHAC, BOOB, DIL IYO KUFSI SIDEE LOO CAFIN KARAAA?
    CAFISKA SHARUUDAHA, STEPS KA KA HOREEYO HORTA HALA HELO.

  • @MarshalHollande
    @MarshalHollande 4 หลายเดือนก่อน

    labo jaahil oo isku caamiraya walahi wan qoslay🤣😂🤣in ay jaahilin yihin waxaad ku garanaysa somalia uma bahno caafis ee somalia waxay u baahan tahay nolol baass