DAACI SAALAX | CABDIRAXMAN QOYS DOOD ADAG DHIIG KAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 274

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 หลายเดือนก่อน +12

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

    • @AutoKing-i7r
      @AutoKing-i7r 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abdixafid Nimankaan iska Nacnac leh, Burburkii Soomaaliya ku dhacay dhabarka waxaa u dhigtay waa Dumarka soomaaliyeed Shaqo Rag iyo Mid Dumarba qabtay, Nimankaa hadlaya Waxaa laga yaabaa ama ay u badan tahay in ay Dumar keeneen Qurbahaan, HOOYO,Walaal, Eedo, Habaryar, Xaas iwm Dood raqiis ah ayay meesha ku hayaan Dumar iyo Rag marna isku mid maaha laakiin Dumarka Soomaaliyeed way ka xag jiraan Dumarada kale that’s reality, Nimankaan waxay u eg yihiin kuwo aqoon leh Allow yaa ogaada HOOYO ayaa la daalaa dhacaysay habeen iyo Maalin waa Abaal laawayaal. Mida kale Qurbaha Dhibka yaala Waa la soconaa hadaan rag nahay in badan oo inaga mid ah kama aysan soo bixin Xilkooda Aabo Nimo. 80% Markasta inagaa ka gar daran Dumarka Dal iyo dibadba period Ragaas waxaa oran lahaa dib isugu noqda face the reality marmarsiiyada iska daaya Waxaa laysku ogaa Maandhow Rag iska Dhici Nimankaan warkoodu waa Maadhow Dumar iska dhici.

    • @ugbadali4286
      @ugbadali4286 3 หลายเดือนก่อน +2

      Abdixfid nin Somaliada. Sumcad fiican kuleh ayaad tahay Adiga Herari Rag qabiil iyo Xumaan ka fox maxaad Ragan Xanuusan. Tv u keentay they’re not ok brother

    • @falisa576
      @falisa576 3 หลายเดือนก่อน

      Cabdi xafidow burnamijyo wanagsan
      Ban kaga baranay lkn maanta waxad
      Keentay labo nin o ad modo inay
      Fikirkoda garka u ah ka hadlaayo an aayad
      Qur' aan iyo xadiis daliil midna haynin
      Iska qajajac iyo caan raadis ah
      Dumarku guriga haku xirnadan anigana
      Hay raali galiso jaahilnimo ka buxda
      Kuwaan e video goda ka saar meesha
      Wallhi siday u ahdlayaan waba
      Jaahiliin wan dhagaysan wayey
      Hadalkoda furiinki awalbu ku batay
      Bulshadena hada fura naagaha inay
      Halkas la so fariista wa qalad
      Subxanallaah

  • @Layla-e2r
    @Layla-e2r 3 หลายเดือนก่อน +5

    Nimanku markay booskodii gabeen, ayey hoyadii meel ka soosartay ubadkeedii, MashaAllah

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waa wax iska cad inaad ciil iyo cadawad dumar qabtaan ee Allah ha idin daaweeyo dumarka waxba kama qaadaysaane iska cabaada

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 3 หลายเดือนก่อน +18

    Laba Dulayste Xasbunallah.

    • @Princesssena-cp4qm
      @Princesssena-cp4qm 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 waa laba dameer😂

    • @sayidabib6632
      @sayidabib6632 3 หลายเดือนก่อน

      Adigona waxad rabta in aad raga gumaysato oo aad hogaamiso

    • @Princesssena-cp4qm
      @Princesssena-cp4qm 3 หลายเดือนก่อน

      @sayidabib6632 another dulayste 2024 gabdhihii adoomaha ahaa way dhamaden sorry bro

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 3 หลายเดือนก่อน +4

    It was a nice programme. I really liked that may ALLAH protect all Somalian ..ameeeen

  • @fardowsotarabi9765
    @fardowsotarabi9765 3 หลายเดือนก่อน +11

    Abdihafid recept badan ban ku hayay walal lakin ragan dood ku jira waa garma qadato aduun kale bay ku nolyihin diintina si khalad ah bay u isticmalayan. Dinta siday raban bay ijedinayan waa khalad. Plz live ka dhiig doda

  • @rodahabdiraman8623
    @rodahabdiraman8623 3 หลายเดือนก่อน +4

    LAAHU AKBAR, kuwa aad italisaan alaha haw naxariisto anaga idin dhagaysanayna ilaahay ha noo booga dhayo maxaa yeelay dhagihii baa naga wasaqayseen😮

  • @MunaJ-h4s
    @MunaJ-h4s 3 หลายเดือนก่อน +5

    Huuno haweenka Allaah baa sharfee maaweelo haka dhiganina...danahiina raacda

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 3 หลายเดือนก่อน +5

    ASC. You are doing a. Positive thing, never give up,Allah will. reward you thank you. SAlAH and ABDIRAHMAN. No. Western Ideology

    • @adenmaalimadow6653
      @adenmaalimadow6653 3 หลายเดือนก่อน

      Asc walalayal Ragana wey qaldayahin Rabi hakabaqan, Gabdhahena Somaaliyed weey wanagsayihin.manaxmuma

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 3 หลายเดือนก่อน +1

    not them publicly attacking him on his platform! yahuu have some courtesy and respect!!!

  • @aishamuse3271
    @aishamuse3271 3 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdiraxman Qoys caawa wuu faraxsanyahay, he can't stop smiling 😂

  • @Khadija-456-w4c
    @Khadija-456-w4c 3 หลายเดือนก่อน +5

    Kuwan u balami Fatxiya Cabsiiye please 🙏

    • @Professor4555
      @Professor4555 3 หลายเดือนก่อน

      Habartaas odeyga cad wax dhaama weysey

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 2 หลายเดือนก่อน

      @@Professor4555 dulayste 😂😂😂😂😂

  • @davidarnold870
    @davidarnold870 3 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيكم يا عبد الرحمن وداعي صالح

  • @AlegoAdam-yw6wg
    @AlegoAdam-yw6wg 3 หลายเดือนก่อน +4

    Labada niin weydabajiin rabaan abdiixafido!!!!!!walaal😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 3 หลายเดือนก่อน +6

    Free woman❤❤❤❤

    • @Najma-Mohamed
      @Najma-Mohamed 3 หลายเดือนก่อน

      😂 we’re free

  • @Haajira-t9q
    @Haajira-t9q 3 หลายเดือนก่อน +2

    MANSHA ALLAH WAA AABO FIICAN ABDIXAAFID

  • @deekaduale3698
    @deekaduale3698 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanalaah Hooyadii dhashay labadaan mexey qadaareen iyo kuwa lashashay iyo kuweey dhaleenba teyqabaan maxey dhib qabaan Yaahuu

    • @ahmedabdullah1704
      @ahmedabdullah1704 3 หลายเดือนก่อน

      Nimankan waxay shegen in naagtu ninkeda adeecdo taas ilahay ayaba sheegay sow maha 🤔

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulilah ilaahay baa mahad leh aan iga dhigigin labadaan majnuun xaas kooda, inan tooda ama hoyadood

  • @fardowsotarabi9765
    @fardowsotarabi9765 3 หลายเดือนก่อน +10

    Walahi labadan ana ka aqli badan

    • @qm689
      @qm689 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂👍✌️

    • @naruurohassan6043
      @naruurohassan6043 3 หลายเดือนก่อน

      Ha is barbar dhigin xitaa iskuma dhigmataane midbaaba 0 ah

    • @sayidabib6632
      @sayidabib6632 3 หลายเดือนก่อน

      Adiga ka caqli liita lakin isma ogeed

    • @fathiadjama
      @fathiadjama 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @Ghost12313
    @Ghost12313 3 หลายเดือนก่อน +4

    Subhanallah kuwani gabddhahay qabaan Allah ha u naxariisto alxamdullaah inaan illahay kuwan oo kale wax noogu darin waabay kugu goobteen ha keenin mar danbe oyagoo is xambaarsan

    • @qm689
      @qm689 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂💔 Subxaanallaah!!!wallahi weligeey ma u maleuneeyn in ay weli jiraan niman sidan oo kale ah Acuudubillaah/may Allah guide their thoughts Aamiin Aameen ✌️🇸🇴🇨🇦🇸🇴🇸🇴

  • @abdallajama1823
    @abdallajama1823 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaan Allaah war duleeste waa kuwaan

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xawilada eega qaraabo wax siiya waa dumar❤

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 3 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn alle ha janeeyo🤲🏼❤️❤️❤️

  • @WerisIsman
    @WerisIsman 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah allaha yaxfadik

  • @fardusabdi9996
    @fardusabdi9996 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alx ugu danbayn waxaan taaganahy heer ragii dumarkii kacabtaan oo aanu gaadhnay horumar wayn lkn wxaan kaxumahay inay ragu idiin arkaan dumar dumarku dhaga

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 3 หลายเดือนก่อน +2

    Caradiina ladhinta xad gudub aad uweyn ayaan u arkaa hadalka cantara baqashka ah meesha lasoo fariisteen
    Ilaahey wax isuguma keen daro
    Acuudu bilah

  • @CaliCsameh
    @CaliCsameh 3 หลายเดือนก่อน +5

    NIMANKAN WAABA ITTIXAAN 😂
    Laakiin ra'yigooda dhinacbuu macquul ka yahay.

  • @aminaxasan7832
    @aminaxasan7832 3 หลายเดือนก่อน

    ‏عبد الحافظ الله يحفظك أنت وبناتك وعائلتك كله أنت طيب طيب جدا

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi I feel bad for every woman in these guy’s lives… Cxafiid way to go huno! Funny how they were cutting you and didn’t even let you speak!

  • @manka5652
    @manka5652 3 หลายเดือนก่อน

    1-gawadha gurigeeda joogto
    2-gawadha ninkeeda iney kadambeso
    3-ninkeeda inuu raganimadiisa banaanka UGA Soo shaqeeyo ayadana boqorad camal gurigeeda dhex joogto
    4-in maamulka guriga iyo masuuliyadiisa uu Alle weydiin doono
    Ustaad Daaci saalax iyo ustaad Abdirahaman Noor
    Intaas leee kahadalaayaan hadii wax qaldan hadalkooda Laga raadinaayo na waa agenda kale
    Islaamka iyo dhaqankeeni inta wanaagsaneed Soo celineesaa
    Horey usocda 🎉🎉🎉🎉

  • @fathiacabdale6198
    @fathiacabdale6198 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa u abuuray khadaamo nimo masheydaankaaga ilaahay nooma abuurin

  • @fardusarte8309
    @fardusarte8309 3 หลายเดือนก่อน

    Asc C/xaafid labadan nin iyaga is qancinaya dumarkana toos ayay u ataagayan, iyaga miyan hooyo yin dhalin?

  • @hawahassan9128
    @hawahassan9128 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nikan caqlii male ilaahey haa hanuuniyo miyu hooyo lahay ma duqunba kani wa habeen dam😢

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah moolaad inbadan wax fiican ayaad kahadasheen

  • @Layla-e2r
    @Layla-e2r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aabaha soomaliyeed yaa kahortagan in uu ilaaliyo caruurtiisa wayku fashilmeen runtii

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 3 หลายเดือนก่อน +7

    NIMANKAANI REALITY SOOMAALIDA OO RAGII BADANKOODII AY GABEEN MAS'UULIYADOODII. WAYNA INKIRAYAAN DUMARKII SOOMAALIYEED OO REERUHU BADANKOODU KU TAAGAN TAHIIN.

    • @XXx-xp8ll
      @XXx-xp8ll 3 หลายเดือนก่อน

      Ma ahan iney inkiraayaan, laakiin Aabaha caruurtiisa dayaco ma fahansano masuuliyda saaran ama caruurta hooyadood ayaa saameyn xun ku yeelatay. Hooyooyin aad u wanaagsan ayaa jira oo Aabaha soo waco u sheego inusan xiriirka caruurtiisa u jarin. Maxaan maqlay caruur aa leysku qarinaa mey toos ii dhahdo anaa kuu baahan. Ilahey ha laga cabsado oo caruurta xuquudooda hala dhowro.

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 หลายเดือนก่อน

    Bravo wllk cabdixafid 🎉🎉🎉🎉👏👏👏🤣🤣🤣🤣

  • @abukarahmedisse3072
    @abukarahmedisse3072 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Cabdixaafid hanoo keenin dadka dhimirka ka xanuunsanaya

  • @foosali2141
    @foosali2141 3 หลายเดือนก่อน +1

    Madaa dhalay markey kaabaqeyso bilaah akhlaaqyahoow

  • @CabdiROOBLECISMA
    @CabdiROOBLECISMA 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Afartaa baraha bulshada kuwashay buudawaday gabdhaha somaliyedwaagoob

  • @ayaanjama8141
    @ayaanjama8141 3 หลายเดือนก่อน +1

    dulaaste. dulaasae kala. maa waayo laaa mada cabdi qasae duuli ayad tihiin

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 2 หลายเดือนก่อน

    Horta waxan iswaydiinaynaa soomaliyeey goormay hooyooyinka somaliyeed dhamaantood Marka lafuray ilamaha daadiyeen..isheega bal

  • @MunaJ-h4s
    @MunaJ-h4s 3 หลายเดือนก่อน

    Saalax dadka qashin haku sheegin

  • @ManizoMahlako-je7hl
    @ManizoMahlako-je7hl 3 หลายเดือนก่อน

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwan hada noo sheegay xaquuqda ay leeyahiin dumarka Alle ayaa noo sheegay hadaan dumar nahey tii Alle ayaan aminsanahey. Nabigeena suuban ayaa xaasiskiisa jikada ka caawinjirey. Maxaad tihiin adinka.

  • @saciidohassan8611
    @saciidohassan8611 3 หลายเดือนก่อน

    Oo hadey kaa baqeyso sidee kula nooleyn waryaadahee abyuus baad wadaane ka daaya Media yaha wareerka

  • @fathiacabdale6198
    @fathiacabdale6198 3 หลายเดือนก่อน

    Aabaha asagaa naag kumashquulsan oo ilmohooda iloobay ee yay u daysaa

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 หลายเดือนก่อน +1

    Carmal dumarka saygeda dhintay saw mahayn?

  • @nasiib631
    @nasiib631 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kan cudur carmal ladhaha hayaa abdirhamn la leyahy 😏

  • @aminaqaran5075
    @aminaqaran5075 3 หลายเดือนก่อน +1

    30 kii sano oo idinkoo kale hooyooyinku dhaleen ayaa gabadhihii dhabarka ka jabiseen ilay idinkoo kalaa hooyooyinkii dhaleen oo faaruq ah

  • @A380ABDIRAHMAN
    @A380ABDIRAHMAN 3 หลายเดือนก่อน

    Asc waa yab aan yareen laba nin oo waawen oo Allah kacabsi uma hadlayan ee dumar naceeyb subxana Allah Allah yahdik

  • @Dr.Mustafaalzailaey
    @Dr.Mustafaalzailaey 3 หลายเดือนก่อน +1

    Doodani ma ahin mid qiimo u leh ummadda soomaaliyeed iyo qoysaska Somaaliyeed midna waayo ma aha dood salka ku haysa cilmi diineed iyo mid maadiya toona.
    Waqtigan lajoogo ragga iyaa ka qaldan dumarka 90%.
    Maanta Somaliya waxa caruurtoda uxoogsada waa waa dumar 70%, danbaana ku kaliftay inay dibedda usoo baxdo ,waayo raggu shaqaba Mahayana , ilmahoodiina kama war hayaan.

  • @habibamohamoud2734
    @habibamohamoud2734 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waxaan kutalinlahaa in Aad furtaan madarasad waxaa tihiin rag loo baahanyahay bulshada Rag iyo dumar Horay usocda grab kiina Alaha galo

    • @adensomali2053
      @adensomali2053 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wcs waxa tahay gabarta kaliya ee ladhacday arinka mahadsanid xaqa ayaa sidaas ah

  • @zahrasalad4616
    @zahrasalad4616 3 หลายเดือนก่อน

    Casry jaakiilyaah, wax u sheeg kuwaan,please!!!!!

  • @mahamudbarre2225
    @mahamudbarre2225 3 หลายเดือนก่อน +2

    Vi totally agree with salax

  • @hoodomo7789
    @hoodomo7789 3 หลายเดือนก่อน

    2 lovers

  • @Kafi2610
    @Kafi2610 3 หลายเดือนก่อน

    WA fikir saxsan, lkin niman xag Jira Weeye, nimankan

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc..1 hal nin haduu xumaado 100 naagod oo jirkoda ka qancsada ayuu ka xunyhy...naagtu haday fiicnaato 100 niman oo mujaahadin ah ayey ka fiicnthy...tan labad rer benisrael meeshi nimku uga yimid waxa uu ahaa dumarkodi oo xumaday iyo ragii diinta yaqanay oo umada xumanta ka reebeyn....

  • @hirsidaud9504
    @hirsidaud9504 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤ wilashaan qeer ilahay Haa siiyo warkooda waa ruuntood waxaa eey kaa hadlayan waa xaqiiqda jirto lakiin dumarka somaliyeed ruuntaa maa jeeclo been ayeey isku sheegayan ruuntii waxaa eey kaa qadeen ragii masuuliyadii waliba kuwa qurbaha joogo ayaa ugu daran waxaa eey sheegtan single mother iyaado ninkii reerka masuulka kaa ahaa qarinayo oo galada been uu sheegeeyso sideey uu badanyihiin single mother wilashii eey dhaleen xabsiyada ayeey kaa buuxaan suqa ayeey tagaanyihiin caruurtii waa dayaceen xaram naa waa kuu koriyeen ruuntii dumar and uu badan ayaa qato depression medicine 💊 ruuntaa marksman iskuu sheegno aniga ilahay haaso hadeeyo

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan2303 3 หลายเดือนก่อน

    m.a ragaan 100% waan ku raacsanhy ra'yigooda. horeyna uwadda aragtiddaan waa mid dadka soomaliyeed anfaceeso.

  • @qm689
    @qm689 3 หลายเดือนก่อน +1

    Astakhfirullah 😳waxaa loo abuuray in ay xasho weelka oo ay cuntada kariso oo keliya Acuudubillaah 🙄lacagtuna kuma filna oo in ay lacag sameeyso oo kaalmeyso. Abdihafiid Labadaan nin Ragga Somalia 🇸🇴 wey ceebeeyeen Acuudubillaah 💔✌️

  • @zahrasalad4616
    @zahrasalad4616 3 หลายเดือนก่อน

    His he is speaking, Newton or Guglielmo Marconi ?

  • @foosali2141
    @foosali2141 3 หลายเดือนก่อน

    Maser baa kuhaayo waa kaa muuqadaa😅😅😅😅

  • @abdirahmanabdikadir3270
    @abdirahmanabdikadir3270 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxay ila tahay diinta barashadeed inay inagu yartahay dhaqanka iyo diintana aanan kala saarin daqan wa laga tagi kara lakin qurbaha waxaan ugu ceeboonay wa diinta aqoonteda iyo practice keda oo inagu yar
    Umadeena allah diinta barashadeeda iyo dhaqankeeda ha inoogu xoojiyo

  • @SuperDulmidiid
    @SuperDulmidiid 3 หลายเดือนก่อน

    Waa bogaadinayaa labaduba fahamkooda nolosha

  • @saja9892
    @saja9892 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cadixaafidaw nin ciilan oo qashin ah oo aan raganimo agtiisa soo marin baad fikirkiisa baahinaysaa dee warayso islaamaha ciilan ee sidiisa oo kale ah ee mediaha ku jira hadana mid kaloo liitaad kuuntay oo naag waayey

  • @Dunia-pn2zl
    @Dunia-pn2zl 3 หลายเดือนก่อน

    Waa niman ciilan kuwaan

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa biiliya waa dumar❤

  • @Layla-e2r
    @Layla-e2r 3 หลายเดือนก่อน

    Labadani waxa u fiican in ay kudaydan nabigeenii suubanaa ( caw)

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 หลายเดือนก่อน

    Haa oo dhowrka dumarka ee bilaa akhlaaqda xun ee social media kujira ayay kawareereen

  • @Hodan-xb8qk
    @Hodan-xb8qk 3 หลายเดือนก่อน

    War kuwan waa laxo macaac

  • @zahrasalad4616
    @zahrasalad4616 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tacadiga aad wadoh mid ka weeyn a jiroh, dumarku ma shaqeeyn karaan gurigaa lagu dirayaah, waxaa ku dhacay kuligood stress.

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 3 หลายเดือนก่อน +1

    Raggedi ma tihiin anagaa guryaha joogaynee

  • @hussenyabaq6331
    @hussenyabaq6331 3 หลายเดือนก่อน +1

    Numankaan doodoodu diin iyo caqli toona kuma fadhido ee rag ciil qabay u egyihiin 😅

  • @axmedyusuf4548
    @axmedyusuf4548 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk war caawa waa la hayaa abdi hafid 2 da dhinac Aya Laga galay sxb adkeyso

  • @maxamedshmaxmuud810
    @maxamedshmaxmuud810 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sax marka islaamka laga hadlaayo aabo ayaa masuul ka ah reerka hooyo way ku xigtaa ilmahana way ku sii xigaan marka xaga qoyska laga hadlaayo galbeedkana waxay leeyihiin in xaga hoose laga soo bilaabo oo ilmihii ay hogaanka qabtaan hooyadana ku xigto aabahana ugu hooseeyo marka dumarku way siran yihiin oo ninkedii unbaa lagu diray si ay u eriso kabacdiina caruurteedii ay ku wayso oo ay duurka u galaan ayagiina ay iyada uga taqulusaan si ay duurka u galaan caruurtaas oo daragis u noqdaan qaarna isudilaan marka hooyada labo qasaaro ayaa ku dhacday marna ninkeedii bay waysay marna caruurteedii bay waysay hawadeedii ayay raacday waana qasaaro ay haweenka keeneen ee haka soo noqdaan

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 3 หลายเดือนก่อน

    Oo macaa guri ifadhiisiyay, kawaran hadaa xanuunsato ama dhimato yaa shaqeynayo

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahey gabadha kaliya wanaag mafarin ninku waxii Illaahey faray haka soo baxo gabadhuna waxii Illaahey faray haka soo baxdo qofna qof Illaahey adoon ugama dhigin

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 3 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah labadan nin Allaha soo hanuniyo

  • @sh.mohamedhassan1093
    @sh.mohamedhassan1093 3 หลายเดือนก่อน

    Kataab ma aha Daaci Allaha Labadu waa Ducaad Shaydaan

  • @geedgalegeedgale6529
    @geedgalegeedgale6529 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa mayshan kafahmay dumarka Somaliyed inaysan rabin dhaqasho iyo inay ninkooda kadanbaynin 😂😂😂😂😂😂

  • @zakimohas
    @zakimohas 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa isku balamiyey kuwaan 😅😅😂😂😂

  • @CabdiROOBLECISMA
    @CabdiROOBLECISMA 3 หลายเดือนก่อน

    Gooboolkii naa xoreya dhee

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 3 หลายเดือนก่อน

    illahay Qalad buu sameeyay Markuu Gabadh abuuray miyaa?

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 3 หลายเดือนก่อน

    Wariye c/xafid hablohu shaqo ayey leeyihin Ragana shaqo illahey ayaa yiri

  • @Dajiye614
    @Dajiye614 3 หลายเดือนก่อน +1

    Raggani halkeedii bey dhigeen , Wiil yar oo naag single mother ah ey dhashey oo wareeray baa ku yiri "Hooyo how many abti do I have" Wuu yaabey maalinba mid bey tiraah waa abtigaa! Marka xaafadaha single momka qaarkood waa #Bulaacad Cid walba iska galeyso.

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 2 หลายเดือนก่อน

    Maah didij in in nin iyo nagta ilalshaqiyan ninka iyo nagta isfahan waang kuwaad nolad

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 3 หลายเดือนก่อน

    Nimankanu waa argagaxiso😥waa laso diray

  • @haybaali1042
    @haybaali1042 3 หลายเดือนก่อน

    Walaba ciilan allah cadiyo

  • @foosali2141
    @foosali2141 3 หลายเดือนก่อน

    Hadiiba aad xaas leedahay aad beey u nasiib darantahay

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 3 หลายเดือนก่อน

    ABDI XAFIDO WARIYE WAYN TAHAY MAXAA KUGU QASBAAYO DOODA NUCAAN AA WAX MICNO SAMAYNIN XAFADA DAGANAHAY WAXAY SHEEGAYAAN MAKA JIRAAN BULSHADA GANACSATA DHACDO MKA DOODIIN WALIBA ISBITALADA LAGU DHACAA MEL KALE ISKA DHAFEE

  • @raxmayusuf1989
    @raxmayusuf1989 3 หลายเดือนก่อน

    Anuu waxan u arkaa labadan nin inay totally dumarka diidanyihiin So markaa labadani Waa laba nin oo qaniis Bay u eektahay since ay xitaa hooyo mcan ka xishoonwayeen oo ay eedaynayaan wllo abdihafidow ragan mar danbe has invite gareynin wlahi😊

  • @aminaxasan7832
    @aminaxasan7832 3 หลายเดือนก่อน

    Bisinka cxafaad waaad dulqaad badantahy waad dhagaysatahy naaac layaasha

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 3 หลายเดือนก่อน

    Daaciy0w iska matag❤

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somali dumarka caanaha iyoyaanyada gadeysa cayar uqora kuwa kale dibada iska ilowa😅

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahey waxuu yiri raga ayaa hogaanka leh maxuu kuleeyahay waxuu masuuliyada iyo hogaanka uheenaya waxii ey bixiyeen aa biilkii iyo waxa ey bixinayaan waayo gabadha guriga iyo caruurta waxey ubahan yihiin raga aa bixinaya sidaa baa qawamada loo siiyey hadaad muslim tihiin kudayda nabi Maxamed iyo asaxaabadii nabigu scw gurigiisa adeege buu ka ahaa asaxabadiina sidoo kale kibir iyo isla weeni kumajirin

  • @nejmaali2161
    @nejmaali2161 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wb
    Gabadhahan laga wada cabanayo yaa dhaley yaa masuul ka ah ma dhulkay ka soo fuureen Raga ayey ka hoos baxdey hadii nin kasta hadii uu gurigiisa masuulayadiisa siday tahay uga soo baxayo wax kasta ka ku qaadato waxba ma xumadeen
    Maalintay dhalato ilaa inta lagaa kaxaysanayo hadaad la socon lahayd oo maalintay qaan gaadho aad baraarugto wazba kama qaban kartid masuulka adaa leh cidna kuguma qabsan karto.Askari waa inaad ka ahaata gurigaaga dumarkana waa laydinku dardaaray xoog iyo xeel midkasta waa idiin banaan tahay ee ragow gabadhaha waa cawradiina ee asturta qof iska xumaada ma jiro xidhiidhka adiga iyo awladada idiin dhexeeya ayey ka turjumaysa siday u dhaqmaan wcs wr wb

  • @SuusuuAbdi-gq8ke
    @SuusuuAbdi-gq8ke 3 หลายเดือนก่อน

    Pls saalax laki xaji wacayis ubalami adeer cabdixaafid

  • @SuusuuAbdi-gq8ke
    @SuusuuAbdi-gq8ke 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdiraxmana inankale oo codkara hodan online ayaa meel saari karta adeero

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 3 หลายเดือนก่อน

    Run diid baa tihiin in ladin dhageysto uma qalantiin walaahi