@Rayana craft ideas wlhi ana kula arakay gabdho maad la kortay ceeb miyaa mida kale nin markuu rabo inuu nin kle wax ka sheego dumar maxey ugu mereystan?
Wllo ninkaa naag ma liidine ninka ragaa dhaqan uu lee yahay uu kaga duwan yahay dumarka Dumarkuna mid u gooni ah Waa la kala soocan yahay ee saas la soco Ninkii dhaqan gabdheed leh raga wax kama ag aha kan la liiday waa kaas
Commentyada markan aqriyay naag Allaha ii sahlo naag nin qurxan rabtaye wixii foolxun ani hogaamiye u ahay we can't breath kkkkkk like lee isiiya anoo walalkiin ah koley qurux igama heleysane kkk
Caay maaha lkn dhaqan-ka ragga iyo dumarka ayaa kala gadisan gabar ad adag hadii la arko waxaa la dhahaa heblaayo wiilo oo loola jeedo in dhaqan-kii wiilasha wadato marka qof-ka ragga ah ee muranka badan waxaa la dhahaa in uu hablo badan la soo koray waayo habluhu muranka ayee isku fahmaan waana wax Allah ku abuuray
Astaan cidey rabto mey caan nooga dhigee oo nagu soo dhisee, waa ayada dhahdee barnaamijkan dadka caanka ahi ee bulshada wada taqaano ayaa ku sameyn doonaa, marka awalee midoo heblaayo maya ay dhahayeen caan nooga dhigeen oo waligey arkin hadana ma ninkaan hebalow kalluun ayee caan waye na dhihi rabaan, inti ila mida oo ninkaan caawa kahor arkin like 👍
ee ninka badaa ma fcn in uu hablaha ku dhaxjiro raga hablaga ku dhajiro 90ka laga hadlayaa dee wey dabeecad xun yihiin dulqaadne maleh in laga fcn yhy been is moodaan ayaga dhan cuqdad😜
@@baxdomedia Kali adigan ma waxsa baa kulasaxan o Ada qil osamin dumarka markada ku dexa jirta madax ugaga qashafi werden marka hore sodon sano ku sokrisi hadan mit kalida guursatan marka midinak inda dumrka waxa kashgtanba idin banan
Inta ninkan maanta ugu horeysi liketa ha ila dhaafin
Qaraxo intaa dawaye kanaa ugu qosol badnaay
Marar badan arkay
Ninkan horaan u arkay lkn dulqaadkaa ku yar 😂
Dollada ayuu ka shaqeya adeerkey
Waa nin masha allah ah oo aad u degan
Inta aragtay comment keyga cafimaad iyo khayr u rajaynaa
Don't scroll without like 👍🏿😜
From Spain 🇪🇸
Sido kle
Nabigeena MUHAMED an Kusalino 《SCW》🤲🤲🙏✅
Sallalaahu calayhi wasalam
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw
Scw scw scw
Scw
Scw
Inta nabiga jecel like sar
Jamaac si maskaxiyaan ayuu u gale duqa astaan karbash xalal ah..... tankale Jamaac quruxlow waaye manshaallah #love from Kenya nairobi
Naag iyo qurux maxaa kala heysto ??
@@taabit10 wax kasto yaa wax folxun yaa rabo
Haa mashaa allaah ragnimo iyo jamaal baa alle isugu daray
Soo.nin warsangaliya oo hartiya oo daarooda maahan ninkaan naagaha majeerteen oo dhan baa ka daba ooya
Garoowe maalintuu yimaado waala yaaba
@@boqoradamajeerteen2050 waabo ina adherkey haduu darod yahay
Ilahay qurux iyo dulqaad ayaa Allah iskugu daray walhy mashalh
Soo nin warsangaliya maahan oo xadaarad leh way ka muuqataa wll
Warabulkacba wiilki intaa barnaamijkaan arkaayay ugu reer magaalsanaa mashaa alah
Intii reer ceergaabo ah uunba taqaan jaamac kaluun reer cergaabo is muujiya like ta dee
Iyo Reer Snp Jaam Kaluun💯
Ex hadaftimo weeye
Absolutely jmac kalun aal cergabiya
Waan Kula Socona MazUl jaamac intii gara Neysa baa garan
@@khadradeganmaxamud218 warsangali miyaa
Waa ninki u aqiyarsana inta soo arke wlh wa legend nin rageed
haa wllhi wa legen ninkani wan u bogay masha allah
@Rayana craft ideas wlhi ana kula arakay gabdho maad la kortay ceeb miyaa mida kale nin markuu rabo inuu nin kle wax ka sheego dumar maxey ugu mereystan?
Hade soo laandheere warsangaliya maahan yaad u haysatay
@@nimcoabdirahman4655
Manshalh noo dheh waxaas harti iyo warsangali buu ka keenay wiilku iyo daaroode
Ninkani waa legend warsangali ah reer maakhir dulqaadka waanu u dhalanay😍🙊😜
Qebta fara qabilka
Warsangli mxa kandhigay waa nin ugaaslabe ah oo naag murisade qabA
Qabiilkisa xitaa wad shegeysaa Waybe
@@bisharowarsame7858 ogoslabe markaa ma eedaa dhashay ma adaase war sangali kasaarey🙄
Qabiil maxaa meesha keenay ? Qabiilku cidna dulqaadka ma barin qof walba asagaa naftiisa kudadaalay.
Qurux iyo dulqad isku darsaday😘😥 masha Allah
Adigaa lagu geenaa astaan tv
Masha allh wiilkan cml maa lagu sameeyaa prank waa qof duqaad badan wlh igu duceeya inaan helo isaga cml waa bil ramadaane 🥰🤲🤲🤲🙏🏽🙏🏽
Allh haku siiyo amiin amiin
Anigaa asaga camal ah ee duco la aan i qaado
Allah kusiyo
Lambarkiisa ma ku siiyaa oo mala xiriiraysaa.
Abaayo mcn ani waa noo wax hortaada joogo meel dheer xaad uga raadihey mcney igu soo diifso
Layaab ayey ilatahay Ragaa Somaliyeed Oo Caanka aah Maxey ulidhaan Gabdhaha🙏🏻🙏🏻
Gabar wey kudhashay
Gabar wey kula dhalatay
Gabar wey kunaxday
Gabar waxey kulabisato dhabka iyo xarirta ragana loma ogolo
Gabar waa iftiinki Nolosha❤️♥️♥️
waa xoolo ragga qaar ma ogi miyay ku naaxayaan haday na yasaan hhhhhh
@OGAALKA CUSUB sheeko meesha ragan aad nagula soo cararayso lagama hadlaynbe edo
Mid Inaad FahanTaa Qurux Badan Dumarka Laftooda Raga WaxaY Ku CaaYaan Badh NaagYow Ragu Tirziga Iyo Dhaga Hadalka Ma Yaqaanan Ceebna Maaha Dumarka Way Izku Dhaga Hadlaan Taazina Cid Kaztaa Og
Wllo ninkaa naag ma liidine ninka ragaa dhaqan uu lee yahay uu kaga duwan yahay dumarka
Dumarkuna mid u gooni ah
Waa la kala soocan yahay ee saas la soco
Ninkii dhaqan gabdheed leh raga wax kama ag aha kan la liiday waa kaas
@@ahmethkaderofficial1639 taaan Maxaa keenayaa inaan isku ceyno Hoyoyinkeen iyo Gabdhaheen
1)Aqoon dhari daari Aan kaheysano xaga Hablaha
2)Caasinimo
3) dhaqan
Sedee ban uga hortagi karnaa
1)Barashadaa dhaqanka Hablaha
2) Fahamka iyo Ubaari falkooda
3)Inaa leys kashado♥️♥️♥️♥️Allow Naxifdi
Hhh wlhi ninkan muqdisho waa dajisay fiiri sidii meesha ka imaady maba uhadlaayo daganaan reer muqdisho intaas dheeryihin dadka kale 🤗
Waa reer sanaag hsrgeysa lugunxiray mar
Adeer wa udhalasho waxan xaskiisa iyo dalkiisu kala imid idinku hadada dad dajinaysan idinkaa is dajinlaha sidii ayda isku cunaya resomalilnd melwalo at jooganba waykamuqdan kabarta wax idinku
Dalkiisa kawada yah Koly xaskiisa laftedu meesh kama maqne korisa laga garta ninka nag leh
🤩🤩😍😍😍😍
@@najmaahmed5523 Naaa nGa aaamus jahiladyagy
Dulqaadkisa inta aragtey wiilkan like isku muujiya
Mnzha allah wiil qurux xikmad iyo dulqaad isku darsadey wlhi waa cilmi laga baran karo siyaabuhu u hadlayo mnzha allah mar klr
adunka dadka ugu mcqul san e ugu mgla jogsan e ugu dulqadka badan wa rer muqdisho👌
Xaqiiq allah barakeeyo
aamiin, Allow barake xamar
Ninkan jamac kaluun waa rer ceergaabo
ha wn dhagysty hdaladisi wxa ka mid aha, marki hore sidada cml ayn aha lkn markn imid xmr kadib wxn noqdy qof dulqd leh ama bulsho ladhaqan ah cml, mrka wxd halkas ka arkysa dadka xmr iney yihin dad dulqad badan rer mglna ah.
Dadka ugu damiinsan ugu damiirka xun ugu akhlaaqad xun xun Somali oo dhan waa Muqdisho
cafimaadka alle ha ino siyaadiyo dhamantenba ee igula sali Napiga scw
Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤Salallaahu❤Calahi❤Wasallam❤
Scw scw
Scwcscw
Intan dawanayay sannadkan waa ninki ugu akhyarsana uguna furfurna barnamijka qaraxo waa legend wlhi
Waw first comment noqonday manta asxabta liketa saara tanks Jaalayaal 🌙
Inta cwda lee baratay Jaamac kaluuun 👍😂😅
Xitaa search ga you tube ma soo sarayo wa yaab🤔🤔
Waa Instagram famous
TH-cam wanku qore baramijkan le ku arkoya🤣🤣🤣
Waa laandhere warsangali ah oo dowlada la shaqeeya waa gaasime dowladeed
Is muujiya reer ceerigaabo like dhac
Muxuu caan ku yay bro
Warsangali is muujiya maa iska dhahdo wll
@@abdishakourmohamoudjama2326
Ninkani waa landhere warsangali ah oo harti ah waana nin agaasime dowladeeda
@@boqoradamajeerteen2050 😂😂😂
@@boqoradamajeerteen2050 wansangilay waxay ma cuntaa
Jamac kaluun my legend waku wadanaa nin aan live ugaranayo darisna an ahayn❤
ᴍᴀxᴜᴜ ʏᴀʜᴀʏ
@@Abdikadirrmohamett
Waa laandhere warsangaliya hartiya oo daarooda waana nin instigramka caan ka ah oo layaqaan
Waana agaasime dowladed
@@boqoradamajeerteen2050 ISaaq baa iidarnaa daarood wan wataa
@@Abdikadirrmohamett
Maahan waa nin warsangaliya oo dadkii sanag lahaa ah iidoor shaqo kuma leh xiyaa geeloodu meel ma wada daaqaan
Ala inanku qurux badnaa hoyoy Mcney🥺🥺❤
Xawiiwi ninkani waa warsangali laandheere ah ee makugu darsanaa 😎
Soo nin warsangaliya maahan
QuruX io DhaQan wnaaG☺ Alle Jannadda HanaGu wadda KulmiYo qoF walpaH o comment tigeYga arkeY
Ninkaan legend dulqaad badan weeye.
Qurux iyo degenaan😰❤
Maasha allah dheh abyo
Waa sax
@@queencaisha9836 abyo wan idhi jamacna horey wan u Aqaanay
@@Roro__ruun haye mcneey🥰
Mshaa allh
Weligay ma maqlin jamac kallun waa qofka kaliya ee nabareen astan dhihi karaa hhhhh
Yaa ila mid ah 😀
Waa Instagram famous
Wll haddan adu aqoon anga isga naqanaa adiga kuma naqano ka warn
@@ahmett5835 inta maxa kaso dontay marka 😁😃😀😀
@@Nuura2 maxa ugu qoran na
Fanan ma ahan TH-camrna ma ahan
ninkan inta caawa ay ugu horeyso like
Yufle caawa wxuu iloopy muqdisho dadbay heysaa inta ila aragty👉👍😂😂😂😂🤞✌
Wuu dhahay 12:39
Ninkan reer muqdisho maha
Inta gobolka cagaar inta taageersan like iskumuujiya ceerigaabo guri barwaaqo ❤️✌🏿🙏🏿
My home Ceerigaabo
Warsangali is muujiya maa iska dhahdo wllow
@@armaanqalinle4347
Wixii warsangali ah oo hariya kaliya ha is muujiyaan
@@boqoradamajeerteen2050 xeelad dagal baan kujira 😂😂😂
Ayaamahan inta ila aragta inu ilaaway muqdisho dad bay haysa like dhac igu siya kkkkkkk
Wllhi wiilka wuu daganyahay dulqaadkana mashallaaaah😍💯
Maasha Allah aad buu u dulqaatay
Jamac kaluun wllkiis ayaan aqaan abdisalaan kaluun waa u egyahy mansha allh🔥🔥
Armaanu u ekeyn lol😁
@@abdisalamkaluun7202 abdisalanow wan kugaran lkn dusha uun kaa aqaan wlhi ima taqanid adigu waligana ima arag😂😂
@@Malapo22__ 😁
@@abdisalamkaluun7202 😂
jaamac kaluun masha allah daganan ayaa ka muqata xasanow xamar jogisayey karabtaa😂
inta hada nabad kuso afurtay Alx ismuujiya Iyo inta Maanta ay ku cusbtahay Ninkaan magciisa iyo aragiisa cawa ka hor aan arag 🙏👌
Caawa ii koow ninkan kula mid baan ahy
@@duniahuseinhajji5851 Instagram buu can ka yahy ka leeyahy 😂😂 Somali iyada uun ba is caan bixinaysa
Brother jamac kalun qof mudo ismu meel.kuso nooleen ❤🙏
Xageee
Muqdisho
Ilahay dartiis igusoo duceeya 😥
Caawa waxii uu ku hormaraba xamar joogis kaa rabtaa asaga ladhahay 😁😁😁😁❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Kkkkkkk haa wlhi
Walhi waa iga qoslise jama kaluun rijaal duulqaad badan mashallah waxa muujise manta duulqadkaga
Jama kaluun nin dagan akhlaaq wanagsan keep going brother
Kkkkkkkkk qaraaxo intaan so arkaaye nimanka lagu balamiye waa ninka ugu daganaa hadna iska celin sameeye wlhi nin rageed iga dheh wll qaali nolow jaamac kaluunoow
Soo nin warsangaliya maahan oo xadaarad leh ale hanoo daystee wiilkeena
Hartinimo iyo daarod nimo
Wiil aqalaq edab iyo ixtiramaam ilaahey u mideyay m.a 😇
Naa bal iwrn aqlaaqey xaal qaado naa ma ninka cas baad ka heshay😏
@@canabmaclim9423 Haa meel igu sheeg nayaa ☺
Mansha allaah tabaarakallaah wiilkaan aadaaan ooga haley dulqaadkiisa waaa nin aad u aqli badan dagana wlhi mansha allaah❤️
Aniga wangadh gadhayaa quruxey
Tufaaxa bisinka haloo qabto si aad u casaataan🤣🤣🤣🤣
Kkkkkkk
Kkk sheeko cusub
Cadi maha wiilkan dulqaad iyo reer magal nimo masha allh
War united baan ciyarteyda waayay videokan isku boojeeyn rabaa ee inta ila mid like sara😂
Waala badalay waqtigeedii 8:30 bay soo galaysaaa
Way dhamate 7 liverpol ba kubadise
@@lastkingleo5228 walee ma hubtaa sxb hada waan yaabanaa waxaan lahaa maxaa ku dhacay cayaartee
@@kingsd8516 hhhhhhhhh nin mucaarad ah uma xumid
@@hodanhassan8173 wa la kansalay ciyartaz hasugin amniga ayaa khalkhalay
Wa Reaction kii ugu shidnaa qaraaxo iyo dulqaad iyo daganan jamac kallun waka baxsatay sxb perfect👍
Jaamac Malaay na awaay Jaamac Kaluun haduu kan yahay
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Kulaha" waa codsi iga daa gacantada" Wlhi wiilkan gacantiisa hadaa ka baxsatay alxamdulilh dheh 🤣🤣🤣 lkn wlhi bilhi manchlh aad ayuu u miskiinsanaa oo dulqaadbadna
Reer cerigaabo is muujiya 💪🏻🥰 Jama kaluun 🥰
Wanakan
The Best program
Commentyada markan aqriyay naag Allaha ii sahlo naag nin qurxan rabtaye wixii foolxun ani hogaamiye u ahay we can't breath kkkkkk like lee isiiya anoo walalkiin ah koley qurux igama heleysane kkk
😂😂😂😂😂😂😂😍😂😹
Ilaahy kabari inuu warsangali kaa dhigo
Daarood nimo
Dad aan la aqoon ineey barnaamijka u bateen lnta ila aragta liketa hayga baqiilin
Khasab maha ind qof wlba taqanid
@@abdrsskkllaaiittaamm1781 khadar keyow hadi lo dhigo wey garan marka qasab mahan wa run sxp
Nin rageed jamac manta ayaa igu horeyso lkn waa libaax walhi 💪👏💯
somliyey waligey 1k like ma garin😢cwwa is mujiya mise mobilka iska tura😃
Iska tuur😂😅
Koley mobile copy ah ayaad sidataa teckno
@@mustafemk829 iPhone 12 o 5$ aa wata 😃
Hhhhhhh oo mxanu kugu gadhsina 1k like dhagah
Ilaahi waxa kaabaryayaa fadliga laylatul qadriga inuu nawaafajiyo PLEASE SUBCRIBE WLL
Waa wiilkii ugu qurxoonaa Raga ay Astaan soo casuumeen, Maasha Allah daganaan iyo sharaf ayaa ka muuqata
Ragoow joogiya gabar baad tahay rag badan oo gabar ka wngsn tahay ayaa jirto
Jamaac kaluun sxb sare daweecada wanagsan waa midad udhalatay Masha allah keep going sxb
Yufle iyo yubbe inta garaanyza farta taga😅
☝️
Kolley waa degmee gobolkee ayay hoos tagaan ??
Sanaag
@@zuhuurademh1298 sanaag walal
Mahadsanidin wllo🙏
Waa ninka kaliya aan ugu jeclahay intaan daawanyaaye qaraaxo Mashaa alaah jamaca waa nin rageed jira
Mashallaah ☝👍👍🌹jamac👑❤❤ kaluun waa wiil dulqada badan 💯💯👍👍👍👍👑👑🌹🌹
Jamca kaluun qof wanagsan o dagan ✌
Asal reer sanaag/ceerigabo
Jamac kaluun muxuu ahaa Astaan tv maalin walba Mid Sera B nagu soo dhigayaan
Nin daganan iyo dulqaad isku darsady Legend kalun🔥👏
Mashaallah wiil quruxlow ahba maanta laso qabtay
Quruxdiisaa kadareemaya inuu daarood yahay Masha allh dhiigu ismaqaryoh
Dadku qaarbaa aad u dulqaad bdn tolow ma gobolada aay ka yimaadaan beey ku xirantahay mise qabaailka aay kasoo jeedaan? Jwb
Hada ma gabadh baa noqotay wax lesku caayo wlh raga somalida waxay soo dawaan mayaro🙄😏🤨
Caay maaha lkn dhaqan-ka ragga iyo dumarka ayaa kala gadisan gabar ad adag hadii la arko waxaa la dhahaa heblaayo wiilo oo loola jeedo in dhaqan-kii wiilasha wadato marka qof-ka ragga ah ee muranka badan waxaa la dhahaa in uu hablo badan la soo koray waayo habluhu muranka ayee isku fahmaan waana wax Allah ku abuuray
Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
M.a wad dulqd bdn tahy wllky 😍
🤣🤣🤣😂😂😁😁😁manta bad buu iskugaley nin wersangli aanba nixin ayuu faraha lagaley viva rer tolkey 🤗🤗🤗🤗😂😂😂❤
M,allh wiilkaan quruxda bdn waan la dhacay dulqaadkiisa m.allh
War Qaraaxooy ilkaha sii gashada caaga Feerka ka ilaaliyo pls xasan yaanan feer lagugu gaadine sxbow kkkkkkkkk wlhi mar mar waankuu naxaa kkkkk
😁😁😁
Wilkaan aad ayo uu sabar badan yahay 😁😁😁💞💞💞💞💞💞
Astaan cidey rabto mey caan nooga dhigee oo nagu soo dhisee, waa ayada dhahdee barnaamijkan dadka caanka ahi ee bulshada wada taqaano ayaa ku sameyn doonaa, marka awalee midoo heblaayo maya ay dhahayeen caan nooga dhigeen oo waligey arkin hadana ma ninkaan hebalow kalluun ayee caan waye na dhihi rabaan, inti ila mida oo ninkaan caawa kahor arkin like 👍
Dhqankii Kastoo Xun ma gbdhbaa Leh ar Izku nqda maan gaabyaalyow
Sanadkii hore ayuu ka shidnaa barnamijku Sanadka Malayacni waaye ..
😂odayga ddka prankiga ku smenaya show murankaba jiliin kma ehe wka dhab
Haa wlh😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣
Cwa xariif qrx bdna wadine🥰✌handsome wlhi mugoo ani ilike it
Subxanallah dumarki mawaxi nooqden in lisku cayo balse miswadie adigu xagada katimi
ee ninka badaa ma fcn in uu hablaha ku dhaxjiro raga hablaga ku dhajiro 90ka laga hadlayaa dee wey dabeecad xun yihiin dulqaadne maleh in laga fcn yhy been is moodaan ayaga dhan cuqdad😜
@@baxdomedia Kali adigan ma waxsa baa kulasaxan o Ada qil osamin dumarka markada ku dexa jirta madax ugaga qashafi werden marka hore sodon sano ku sokrisi hadan mit kalida guursatan marka midinak inda dumrka waxa kashgtanba idin banan
@@marwaqalanjo4902 wlly see wx u wadaa adiga dhan adeeg sidaa wax uwado lagama hadlin ee cadi iska dhig horta dumar lama qiima dilooyo wey na dhashay weyna nala dhala tay balse wiilasheena ka dhalinyaro ahaan waan isku caynaa saas ey tahay waa run ninka raga inuu gabdho ku soo dhax koro hadana 90ka uu dhax tagnado asoo dhalin yaro asxb wiilal badan lasoo dhaqmin wuu qalafsanaanaa cml
@@baxdomedia wll adigu maxda lahida ninka dumrka ladaqma weeye mad lahin iyagun wabi ka qashfyan lakin waa qof iyo garshdi
Habdhaqanka ayaa loola jeedaa, xumaan maahan
Aqoontu haku covergarayso😂
Kkk mashaa,Allah wlhi qof dulqaad badan waye oo dagan
Barnamijkan wxu kuso baxaya reer somaliland from muqdisho🥰🇮🇷🇮🇹
Mnshllh daganan iyo akhlaq iyo qurux ilaah hadhowro
Legend👏👏👏
Dulqaad buu meel dhigtay jamac kaluun msha allah
Masha allh markad qurux iyo dabecaad wanag isku darsato wa sidaan oo kale jamac kaluun nolow bro
Masha alaah nin raga igadheh dulqaad iyo quruxbuu isku darsaday ilaahay haku xifdiyo wll
Alaaha xifdiyo wilkaan masha alaaah
Maasha Allh qurux iyi edaab iyo sharaf ,caanbay kuyihiin reer Ceerigaabo
Abaa qabiilke dago meshas wa maqlee❤️🙏
Warsangeli
@@nihaalmohammed5442 warsangali and Lafo kamida Dhulbahante
@@cudoonali865 🥺❤️🥰
Qofkanu qurux badnaa masha alah kuma cowryin masha alah
Horta Odaygan xasan fara-farayn badnaa,
Lkn caawa marbaa la dafi lahaa sida Jiirka😄
M.a qurux iyo dulqaad iyo sabar ilaah baa u kulmiye ❤❤❤
inta dambe macaan ah woow😂😂😂👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍
Ninkaan xamar 2011 inuu tahriib ku galay inta og waa idin salaamay
Ninkaan waa nin laadhere ah oo dad diin iyo dad nimabab leb wana nin warsangaliya oo aan dhalasho ciil uqabin
Maakhiri weyan
@@boqoradamajeerteen2050 waxaas yaa ku waydiiyay marka sister cabtooy maatahay ??
@@kd2528
Nin warsangaliya afka ku taagaysaa yuusan afku ku qaloocan adaa cabtooye
Masha allah qurux diin iyo dulqad buu isku darsaday wiilkan
Caawa reer Cergabo halkan hayska Xaadiriso
Warsangali maa iska dhahdo wll
Runtii intii barnaamijkan aan daawanayay, Jamaac Kaluun wuxuu noqday qofkii ugu ilbaxsanaa. Degenaan, dulqaad iyo aqoon ayaa ka muuqatay! Kkkkkkkkk