Waxaan goob joog u ahaa Qaabkii loo dilay Cabdirashiid Cali Sharma'arke | 50 Sano ka hor.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @ju8952
    @ju8952 5 ปีที่แล้ว +12

    Waan idin salaamay walalyal.....Allah ha u naxariisto abdirashid cali sharmaake

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.5649 2 ปีที่แล้ว +3

    Waryaa afsomaaliga waxaa qorey
    ALLAHA unaxariisto Kadare🖐💯🙏💖❤

    • @Zakarie769
      @Zakarie769 2 ปีที่แล้ว

      Ma qorin adeer ee waxa qoray Maxamuud Axmed Cali

  • @cabdulahishekhcali7621
    @cabdulahishekhcali7621 3 ปีที่แล้ว +3

    M,c,Rashid cali shatmaake jifadii uu kasoojeday ayaa dishay ilaa iyo waqtigaan aan joogno dhibaatada kajirta soomaliya iyagaa sabab u ah alla runta inlasheego fiicanaa

    • @halimasadia7221
      @halimasadia7221 2 ปีที่แล้ว

      M siyaad ayaa soo diray ninka madaxwaynaha dily wax iska cad weeye adeer 😡😡😡

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 5 ปีที่แล้ว +8

    afka hooyo maxamed siyaad barre waa hirgeliyey ee miiska ayuu saarnaa waxaa qoray waa c/rashiid iyo aadan c/lle cusmaan

    • @canabcabdi4238
      @canabcabdi4238 4 ปีที่แล้ว

      Waa runta

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Taasi muran uma baahna maanta maxamed siyaad baa qoray oo hirgeliyey

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe ปีที่แล้ว

      Waa wax wanaagsan hadday qoraakal Afsoomaaliga ka wada qayb qaateen 3 da madaxweyne , in mid si gaar ah loogu ammaanana micna weyn malaha.
      Laakiin waxaa nasiibdarro ah in seddexdooduba ummadda soomaaliyeed ee muslimka ah ku hoggaamiyeen waddo aan khayr badan lahayn, maxaayeelay waxay diideen in dalka lagu xukumo shareecada Islaamka , beddelkeedana waxay ku qanceen oo qaateen dhaqan-dowladeedka gaalada sida dastuur , dimuqraadiyad , hantiwadaag iwm oo aan Ilaahay swt raalli ka ahayn taasoo keentay in dalka iyo dadkaba ciqaab Rabbaani ah ku dhacdo , taasoo aan laga baxayn ,ilaa latuuro dhaqanka shaydaanka islamarkaasna shareecada Islaamka laysku xukumo

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 ปีที่แล้ว +2

    Gelaal aniga kuma tilmaamikaro ruux maskaxdiisuu shaqeynayso waxwalbo waxaa kala tagey cadaaifadii uu aminaanaa wuxuuna kaa maseerey markii wasiirka gashaandhiga laga dhigey AUN General Aden Abdulahi Nuur Gabyoow marka odeygaa waa iskuu qasmay adeer waxaad ogaataa soomaali ayagaa isleh guul gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

    • @mohamedmireabdulle2578
      @mohamedmireabdulle2578 5 หลายเดือนก่อน

      Dhowr mar ayuu noqday wasiirka gaashandhiga Gen Galaal

  • @abdirahmanomarali4555
    @abdirahmanomarali4555 4 ปีที่แล้ว +4

    Qabrigiis Allaha u waasiciyo xaq daradii dhiiga madax weynaha lagu daadiyay ilaa iyo iminka

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha unaxriisto janada fardowsa haka warabiyo aamiin yaa
    Miskinbu ah madax weyne sharmake😢😢

  • @mmoinaxaawo5888
    @mmoinaxaawo5888 5 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah dhibta hadaan aragnay mashay ka bilawaday hadaan haynaaaa

  • @cabdulahishekhcali7621
    @cabdulahishekhcali7621 3 ปีที่แล้ว +2

    Tuug khaa,in ah adeer kuwaas waxay kuwii dalka uhorseeday musuqa ciidamadii lawareegayna aad ayaan ugu mahadcelineynaa dhamaantoda allaha unaxariisto kadib wadanku wuu dhismay

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.5649 2 ปีที่แล้ว +2

    Daar oodka waa masiibo👇

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 5 ปีที่แล้ว +4

    So what!?
    Waxaannu goobjoog u ahayn boqollaal kun oo Somali ah oo la diley

  • @alinoorahmednajji1955
    @alinoorahmednajji1955 4 ปีที่แล้ว +2

    Asaga aya ka dambeyey

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 ปีที่แล้ว +1

    Waa magaalo habaaran oo madaxweyne xalaal lagu doortey lagu dhex dilay masiibadii ilaa hadda waa socotaa

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 ปีที่แล้ว

      Ma habaarno e waa barwaaqo magaladu madaxwaynaha nimankii majerteen dilay

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa suaasha dilka loo weydiiyay madaxweynaha.?????? Suaashaasaa isweydiin leh. Waxay u ekayd qorshe jiray. Odayaashan waligood hore ma uga hadleen?,,

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel 10 หลายเดือนก่อน +1

    Laascanood waa meel habaar qabta

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadka aan wax noqon ee dad u shaqeeeya. Maxaa ka qaldan??

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 5 ปีที่แล้ว +4

    Daarood ayaa soomaali walaaqay

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 4 ปีที่แล้ว

      Dadka kale ma quran bay akhriyayen
      Darood dalka waa dhisaye wixi dumiyay wataqana

    • @deeqoluul2972
      @deeqoluul2972 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimafarah5311 usheeg

    • @عبذالرحمنالمحمذ
      @عبذالرحمنالمحمذ 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimafarah5311 Darood gaal jacel wa lagu yaqana gaalkii afweyne kii aragney hadana ilhan cumar ninkedi ka tagtey nin gaal ilhey garanen ka raacdey

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 2 ปีที่แล้ว +1

    Daarood

  • @AliDuulaga
    @AliDuulaga หลายเดือนก่อน

    Baloney meshani aythy meel habaarqabta maxadhulka kale logdiliwayay 😢

  • @moyusaf7435
    @moyusaf7435 ปีที่แล้ว +1

    Darood dadwanagsan waa leeyihiine intii xumayd baa soo hor madhay, Hadadan bay lascanood qasayaan si ay somaliland uga ciideeyaan. Waa cadyahaw kuni waaye walee waan ku ciidayn, somali idinka nasan waydee akhira laina kala xisaabin

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 ปีที่แล้ว

      Lascanood waxa ay somalilan isku dagaaleen wa reerkii daganaa waxaa 15 sano kawadeena wa la oga nacalad ha idinku dhacdee dhulkiinu ha idin deeqo

  • @amaeaesthetics6688
    @amaeaesthetics6688 5 ปีที่แล้ว +2

    sababata lo yiri maxey aheyd malagugu yiri lascaanod ba lagugu dilaya timir laf ba kujirta waad ogeydeen in lagu dilaayo meshaa maxa keenay erygaas meesha kkkkkkkkkkkkkkk

    • @guribila9738
      @guribila9738 4 ปีที่แล้ว

      Amae Aesthetics haa timir laf ku jirtay madax wayne qudbeenaya sidee loo oran karaa malagugu yiri laascanod baa lagugu dilayaa yaab tan kale madaxweynayasha iskaaf qaas ah ilaalisa maxaa dadka kale ilaalo ooga dhigay aniga waxay ila tahay dadka oo dhan ayaa la laaluushay oo waxa ka danbeyey siyaasinti kale oo xilka qabtay

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 6 หลายเดือนก่อน

    af qudhmuune m nuur galaal

  • @cabdinaasiryuusufciise5901
    @cabdinaasiryuusufciise5901 2 ปีที่แล้ว +1

    Masiibo maxamad siyaad ka xun somali kuma habsan waxaa udaliilah meeshuu talada dhigay 32sano ayaa wixii ka dambeeyay xal loo heli la yahay xukun jaceyl dartii yuu saan wadanka uyeelay cadkaanow ku cunay ama ku ciideeyay dadka ku doodaayo inuu horu mar gaarsiiyay waxaa ka fiicneed waxba inaan horumar gaarin oo aan jaahil nabdoon aan ahaano waxba kama tagin maxamed siyaad waayo20sano yuu xukun hayay hadii laga soo horjeestay wadankoo nabad ah muu ka dago meeshuu rabo aduunka ka aado mayee inuu waligii iska haysto ma dhaqtar baa uqoray marka waa cadkaanow ku cunay ama ku ciideeyay yaa asaga kaga daran hadoo nin walba gurigiisa xirtay reerkiisaa uliita xabad dakad ah iyo xabad bad ah laheen meelna wax usaarneen

    • @mohamedmireabdulle2578
      @mohamedmireabdulle2578 5 หลายเดือนก่อน

      Siyaad bare eed Maleh nio qabiilkana iska dhaaf siyaad AUN wax buu dhisay lkn ragbaa dudunshay ragaasine meeshe kudan beeyeyn waala arkay xiligan jaale siyaad AUN haduu joogi lahaa barwaaqo io dalkada waxa oo soosaro Ayaan cuni lehed ama xira leheed

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 6 หลายเดือนก่อน

    In qof muslim ah ladies xad la an was dembi weyn. Lakin, demogarasiyada diin ma aha.

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 8 หลายเดือนก่อน

    Shaw Dhul Bahantuhu ilaa Waagaa Cawaan bay ahaayeen...

  • @ummusalax1029
    @ummusalax1029 5 ปีที่แล้ว +2

    Taari dhida. Darawiisht. Noodhamyasatir.

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia ma jirin waar niyow wala weyn been badanaa.

  • @XasanyareXasan-vz4dk
    @XasanyareXasan-vz4dk 6 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊

  • @MulkiHasan-b3b
    @MulkiHasan-b3b 16 วันที่ผ่านมา

    Maxamed siyad ma dillin dhibatada mel kale ay ka timi inay badhan bey aheyd

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว +1

    lkn kacanku meel xun buu noga tagay somali ayagay la babaday

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 หลายเดือนก่อน

    Hadaba soomaaliya maanta ayay ubaahan tahay nin.sidaa oo kale ah waayo dimuqoraadiyadu dadka soomaalida kuma wanaagsana

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe ปีที่แล้ว

    MADAXWEYNAHA DHINTAY HADDAAD AMMAANAYSO KU AMMAAN WIXII WANAAG AH EE UU QABTAY , DIMUQRAADIYADI MAAHA WAX QOF MUSLIM AH LAGU AMMAANO ,MAXAAYEELIY DIMUQRAADIYADI WAA GAALNIMO , MARKA MADAXWEYNAHA BALAAYO HA KU QIRIN , ADIGUNA , IS XUSUUSO INAAD TAHAY AXAD MUSLIM AH OO AYSAN KUGU HABBOONAYN INAY KULA FIICNAADAAN WAX DHAQANKA ISLAAMKA FOOLXUMO KU AH

  • @KeyseMuuse-hb8vf
    @KeyseMuuse-hb8vf 5 หลายเดือนก่อน

    Oolaasku xerox dhiigbay ahsyd weligeedba ahayd meeshu cuqubadu halkii laguna galaxy caw ku hutu daa

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 6 หลายเดือนก่อน

    Been badna😊

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaliya dawlad awood leeh ba ka dhaltay siyaad barre dalka waa dhisay lkn ilaahay warabayal jahilina aya ilaahay kukiciyay

    • @عبذالرحمنالمحمذ
      @عبذالرحمنالمحمذ 3 ปีที่แล้ว

      ninka shuciyad keeney rabey somali dinta laga badlo miyaa la firsada asgi dhahy rag iyo dumar dhaxalka wey siman yhiin

    • @salmamohamuud8871
      @salmamohamuud8871 ปีที่แล้ว

      Cuqubadii oo culimada ku laayi jiray ayaa kasoo baxday alle wuxuu ku saliday caydiid dulmi ma doob maayo wuusoo daahirqa

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 6 หลายเดือนก่อน

    m nuur galaal beenaale munaafaq ????????

  • @abdirahmanali1800
    @abdirahmanali1800 4 ปีที่แล้ว

    59