waaaaaaaaaaw hadana waaaaaaaaaaaaaaw one and only legend fanaaan aan ciyaar ahayn buu ahaa wlee cid ku haysatey heesaha Raaxeeye ma jirin mana jirayso sidaan filaayo alle how naxaariisto maxamed Axmed kuluc isaga iyo fanaaniintii kale dhimatayba ameen amen ya allaaaaah
Ar maxeey meesha ka muukhdaan dad sharaf iyo iyo sumcad ilahay bulshadooda ku dhex siiyay dhaxalna uga tagay sida M A kuluc Qabriga Allaha Ku janeeyo Walee Taariikhda Weey Xissin Dad badan
laxankan waxa lahaa niman darawalo ah oo 1946 Baabuurta Burco ilaa gobolada dhexe ee Soomaaliya u kala gooshi jiray sida Ina Halac iyo nin kale oo wadi jiray babauur la odhan jiray ina Suusle oo madax dhaqameed ah welina tafiirtiisu madax dhaqan tahay , ninkii u horreeyey ee ku heesayna waxuu ahaa Magkaroone ninkii odhan jiray Waa Irish yartaan u ooyaa ee gabadha jeclaaday inta cadan waxbarashada loogu diray Maxamed Axmed Kuluc rabbi ha janneeyo weli fanka ma soo marin qof Raaxeeye iyo qaraamka kale toona sidiisa u qaaday
Mohamed ahmed AHUN. wa ninki loga hadhay masraxa cid hesihisi ka daba qadi kartana majirto . Waayo tune gaaru ka hesi jiray hibo ayay ahyd. Alle danbigiisa ha dhaafo naxaristi jannana hawgu deeqo
Ruuney Sida Reero Geeddiya, Raaxeeye Maahee Kii I Raray Baa? Ha Baqan, Anna Ii Bushaaree! Ruuneey Sida Roob Kaliil Da'ay, Raaxeeye Ma Kaan Ku Reeyaa? Ha Baqan, Anna Ii Bushaaree!
Bilaa caleeg u duceeya fanaanka iyo fananiinta somali y eed ee ha u duwina qabiilka somalida wasaqeeyey, war ka waynaada qurunka qabiil, qaran u guura bilaa calaag gobanimadda iyo sharaftahalaga xigsado qabiilka aan la madownahay
Laxankani waa noockamida laxanada layidhaahdo Raaxeeye Ee uu lahaa A.U.N maxamed ismaciil xudaydi waxaana ladhagaystaa xiliyada galinkadanbe markay cadceedu sidhacayso ilaa habeenkii xiliyada danbe mashaallah
waaaaaaaaaaw hadana waaaaaaaaaaaaaaw one and only legend fanaaan aan ciyaar ahayn buu ahaa wlee cid ku haysatey heesaha Raaxeeye ma jirin mana jirayso sidaan filaayo alle how naxaariisto maxamed Axmed kuluc isaga iyo fanaaniintii kale dhimatayba ameen amen ya allaaaaah
Heesoo dhanba
Best Fanan jiruu ahaa maxamed axmed kuluc Alle how naxariisto
Cabdi Bille Cabdi ayaa habeenkan barnaamij soo dhaweyn ah Waaberi u tumeeysay kadib markuu orodka aduunka uu Soomaaliya kaalinta koowaad uga galey🇸🇴
Ar maxeey meesha ka muukhdaan dad sharaf iyo iyo sumcad ilahay bulshadooda ku dhex siiyay dhaxalna uga tagay sida M A kuluc Qabriga Allaha Ku janeeyo Walee Taariikhda Weey Xissin Dad badan
Laxaanka raaxeeye waaxa loo sameyee ba kuluc iyo tubec ilaahey haa uu naxristo
laxankan waxa lahaa niman darawalo ah oo 1946 Baabuurta Burco ilaa gobolada dhexe ee Soomaaliya u kala gooshi jiray sida Ina Halac iyo nin kale oo wadi jiray babauur la odhan jiray ina Suusle oo madax dhaqameed ah welina tafiirtiisu madax dhaqan tahay , ninkii u horreeyey ee ku heesayna waxuu ahaa Magkaroone ninkii odhan jiray Waa Irish yartaan u ooyaa ee gabadha jeclaaday inta cadan waxbarashada loogu diray
Maxamed Axmed Kuluc rabbi ha janneeyo weli fanka ma soo marin qof Raaxeeye iyo qaraamka kale toona sidiisa u qaaday
Mahadsanid jaalle Seerbiya. Midhaha heestan inuu Cali Sugulle leeyahay (oo igu maqal ah) hubaal ma u haysaa ?
hasan halac weeyi ninkii lahaa laxankan
Aun Kulux. Yaad ka garatay kooxda muusigga. Aun Daa’uud Cali Masxaf baan gartay.
ubah hussein walal abwaan xudeydi codka ama laxanka ayuu leeyay midha waxa iska lahaa muxammed cumar xuseen ( huryo ) ILAAHAY HA U NAXARIISTEE isaga iyo muxammed axmed kuluc ba e
Waxaa kaloo ii muuqda daa.uud cali masxaf allaha uwada naxariistee
Tolow maanta hadday Soomaali isu tagto iyadoo dhan mashriq iyo maqrib sidaa maw heesi kartaa Alle haw naxariisto Fannaankii fannaanada Maxamed Axmed Kuluc. Fannaankasta kolka la waraysto wuxuu odhan waxaan ku dayan jiray Kulan
Masraxiyad, hanaan iyo cod my favourite alltime Allaahuma raxma waasaca calleyhi
Mirahan, muusiga macaan iyo codka dabacsan lagu laray, ma wax la siisto baa jirra? 💓💓
Alleh haw naxriisto
Ruuneey, sida reero geeddiya, RAAXEEYE ma kii i raray baa
Ruuneey, sida roob kaliil da’ay, RAAXEEYE ma kaan ku reeyaa..
Kuluc oo heesta qaadaya ma ahee waxaan gartay ; C/hi Diiriye Sooraan, Qamar C/hi Harawo, Khadra Daahir muusikiistayaaahana Daa’uud Cali Masxaf iyo Qaasim Qaxweyste.
Allah ha u naxariisto intoo iilatay inta weli noolna ha sharfo.
kinsi xaji adana way i muqata
Rabi ha u naxariisto marka aan mashquulo ayuu maskaxda ii safeeya
Waaa wax fiican in heesaha dad gaara ay fahmaan
well done .. legend for the SOMALI SONGS .. RAAXEEYE .... IT WILL BE LEGEND FORVERE.. LIFE TIME
Mohamed ahmed AHUN. wa ninki loga hadhay masraxa cid hesihisi ka daba qadi kartana majirto . Waayo tune gaaru ka hesi jiray hibo ayay ahyd. Alle danbigiisa ha dhaafo naxaristi jannana hawgu deeqo
Alle ha u raxmado, fannaan qaali ah ayuu ahaa.
alahayoow unaxariizo maxamed Ahmed kuluc heeskan waxa sameeyey abwaanka caanka ah xudaydi waxaana qaada kuluc 1952 ayaaa hestan LA sameeyey
eshqiyasak inabti si fican ayad ula haysata
ubah hussein maxamed cumar huriyo ayaa sameyay
May abti wa kuside heeskan xudaydi aya iska leh raxeeye aya la yidha
Eesh qiyaasak,waxaa xusid mudan markay khadra Dhool leedahay "roob roob roob" kkkk yaa qamar harawo wakaasaa Ana sidaasaa loo heesaa ama waa la dhuuntaa kkkkkkk (Aun).
ku xasuustee allaw kuu naxariiso.
Ilahay hawnaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo Habolka
Waa sune in aan maantii Mar iyo labo ku nasto
😊😊😊👏👏👏👍
axyaa fanaan allow ku naxariiso
Ruuney Sida Reero Geeddiya, Raaxeeye Maahee Kii I Raray Baa?
Ha Baqan, Anna Ii Bushaaree!
Ruuneey Sida Roob Kaliil Da'ay, Raaxeeye Ma Kaan Ku Reeyaa?
Ha Baqan, Anna Ii Bushaaree!
الله يرحمك يا فنان القدير احمد محمد قلع ايام طرب جميل اصيل raaxeeye
Thanks
Waa qaraamigii an qalbigu ilaawayn
Yaaaah Yaaah bro
Mchllh nice song raxeeye
Yaa Rppi U Naxariiso
AmiiiiiiiiN
27 /11/ 2020 ayaan caawa hesta jawi dagen ku qaaadan
waa fanaanka uu samatar igshinka ka xadi jiray markuu fanka ku soo biiraayay caadi maha kuluc
AUN My favorite artist
anigaba wallahi he is my favourite fanaan.
Alloow kuu naxariisto Aamiin
Bilaa caleeg u duceeya fanaanka iyo fananiinta somali y eed ee ha u duwina qabiilka somalida wasaqeeyey, war ka waynaada qurunka qabiil, qaran u guura bilaa calaag gobanimadda iyo sharaftahalaga xigsado qabiilka aan la madownahay
Bashir Mayow yaa qabiil ka hadlaya imika oon adigu ahayn? Mise wax kalaa iskaa tusay
Bashir Mayow maxaad is dbex wadaa faataxada iyo ducada fanaaniinta ito abwaanadii qiimaha lahaa iyo umnada muslimka shoo dhami waa waajib ilaahay swt maxamed a. Kuluc kinsi. Sooraan iyo umnada Muslims ah oo dhan janatul fardawsa hawgu deeq LAAKIIN waa maxay qarankan iyo waxaad hoosta kala soo galaysaa meesha siyaasadbaad dhex ruubaysaa ducana maad ducayne qaran beele
Raaxeeye waa kan. Waana nooc loogu tala galay in nafta lagu nasiyo. Dadku se waxay ku qaldaan beerdhilaacshaha.
ahmed yassin malaha waxa tahay xawayan kabuxo naceeb.
Waaaw ama sidaasa loo heesaa ama banee wadada
Ninba muruq laba
Eesh calaa raxeeye
Qaraamkani waa Raaxeeye, waxa iska lahaa Axmed Ismaaciil Xuseen "Xudaydi".
Wonderfullllllllllllll, M. A. Kuluc!
Cajiib. Che Bella canzone
waaaw aaaax
🎸asaal
roobkii ka da ay Raydab khaatumo, laguma reeyaan wuu ina kala raray.
fananka fanaaniinta kuluc
been ma aha in la dhaho aabihii masraxa soomaaliyeed. afkaaga caano lagu qabay . cod iyo hees la iska doono waa heybad alle.
alla yaa raxma
Heestan wa heer sare . Musigedo qudha yaaba
Ninkan codkisa ma fahmo wlhi Wa cod macan yahay wana jeclahay lkn ma fahmo
Semaaleaxmap
Miyadan somali ahayn
heestan waa heesaha ay adagtay in la fahmo murti dhaadhi mooye layaa .malaha wiilku
Hi good thanks
classic
RAXEYYY
kuluc boqorka cadka waa layaabay
Sharmaarkinho mm
Allow unaxariiso
@SOOMAALIDA1 inta aad ka tagtatna waa qadro daahir;sooraan; kinsi;
Ruuney
kuluc, khadra daahir cige, kinsi xaji aadan, harawo,iyo mid aan u malaynayo inuu yahay soraankii arab weeye.ahahahahahah
Hibo Ahmed hhhhhh bal beenta aad sheegayso eeeg midna arab maaaha
Mohammed Jaamac way saxantay inantu libaax Cabdilaahi Diiriye Sooraan ayaa muuqda alle ha u naxariistee
@@mohammed-jama kkkkkkk ma carabti middle eastka moodaysa ina la shegayo. War "arab" sheik isxaaq. Magac naaneys'ah oo jufo isaaqa ee laydahay weeyi.