ma maqal mana arag, dibna loo dhagaysan maayo mid lamida raxeeyihii burcaawi ee cumar dhuule iyo maandeeq. bal codkan eeg,laxanka iyo musigan aad moodo in laysku tolay sidii haantii. bal dhagayso musigan aad moodo in uu garaaca wanahaaga la shaqaynaayo, bal maqal codkan aad moodo in ruuxada jidhkaaga ku mudan yahay.
@@saidojama1170 iyo sida bulshada ugaga faa'iideeyeen markaasoo ay ayagu u arkayeen in danta umada soomaaliyeedi ku jirto iyo dalkuba mahadsanid ina adr
waa ereyadii alle ha u naxariistee abwaan Gudcur rooble oo isna iyo gaadhi uu wadeyba oo land rover ahaa 1964kii dayuuradaha dagaalka xabashidu ku duqeeyeen Subulaha ka sokeeya wajaale waxuu leeyahay qaraami fara badan
Osmam Sufi heestan waxa alifey abwaan yusuf Cabdilahi oo geeriyooday xili fog 1965 wuxuu ahaa nin qaadka ka ganacsan jirey 4 heesood oo qaraami ah ayuu u dhiibay maandeeq
Tolow dib may u soo noqon tan oo kale, ..................... maxay qiimo badantahay heestan, waxa ka xeel dheer fanaanada codka ku ladhay oo ah Faadum Cabdillaahi Kaahin Maan-deeq oo si yaab leh ugu luuqaynaysa, luuqdeedii malabka ka macaanayd. Wallaahi fan baynu lahayn!
Dey astaanta SYL mucatabka ku dhexjira bisha. Waa urur iyo rag gaal sameeyey. Waxa laga soo minguuriyey Xisbiga Al-Wafd ee Masar ee Kristaanka loo sameeyey.
woooooooooooow iyo faadumo c/lahi kaahin . xudeydi baa hore u yiri maandeeq waa natural born singer. xaliima khaliif waa actor bal hadalkaa u fiirsada wuxuu ula jeedo idinkaa garan doonee ma sax baa mise qalad?
Fan kama dambeyn Raaxeeye waxaase waaya faneed soo joogay dadkii dhageystay markeey heystani soo baxday ee taagnaa xiligaas ama toos u daawanayay iyadoo xafladii koobaad laga qaadayo Erayo Laxan luuq macaan iyo music isu dheeli tiran💚🤎💛
Mid baa maalin Waxaan ku iri Adigu Heesaha ma dhagaysataa? suuye Maya Saa Ana Waxaan iri Waan dhagaysataa Mar kaa suuye War waxa lama Dhagaysto Saan ku iri War Anigu Waxaan Dhagaysto Heeso Waa Dhaafeen Yacni waa Heesahan Heesaha Heeso Dhaafay sida Subcis Raaxeeye Kaar Laac Murug Iyo Qaar kale oo badan
Am sorry this song is not actually raaxeya the original as you stated but it is Raaxeya burcaawi by Fadumo Abdilahi mandeeq the original raaxeya is sang by AHN Mohd Ahmed Kuluc this is for your information
There were three versions of "Raaxeeye" . Which one came first is in dispute. It's my take that this one is the sweetest and most recognizable of all of them.. enjoy!
Lama maqal dibna loo maqli maayo.fanaan maandeeq ka cod macaan.waliba dhinaca qaraamiga.car waa ninka fanaan sheegta ee heestan raaxaaye burcaawi sidaa u qaada.
Azl;;;;kkkkkk Adeer waxba la saxa😊😊😊 ee dadka lama caayo,,,mida kale calanki Towxidka lahaana waa sidataye,,,qalqaalinimada kuma wacne iska soo dhig, hadaadan ihaanayneyn. Rashiid waa soomaali, ee waxad ku qaldeysa Raaw oo hindi aha, qalabada muusikana wax ka garaaci jirey 50 maadki.
Nin yahow Bal akhri Umada Ilaahay halkan waxey ku Qoreen. kalgaceelka iyo qiirada heestan loo qabo, codka macaan ee rag badan ka oysiiyay, ... Just enjoy it. :)
Somalinimadu waa wax qaali ah oo aan dib loo heli karin it was the most power ful force in the universe its called the " emotions" viva somalinimadu waligeed ha jirto oo ha joogto by 2025 somalis will run the whole earth . qbiilka iyo qabyaaladu will die soon iyo kala qo qobnaatu 5tii soomaaliyeed will be back by 2025 odayaashan qabyaaldu wada dishay ee qolo kasta leh ilaahay na dhaafi si jiilasha danbe aduunkan u maamulaan siday ahaan jirtay 2400 yeara ago xiligi kushitiakus aduubka ka wada talin jireen ileen somalidu waa kushites ilaa faraaciintii
who ever wont now about mandeeq should ask xudeedi he steel alive and now more about heesaha soomaalida and older then every who is alive or dead in somali music . you see the picture i see seven women and xudeydi . he should be asked that night and how it go down .nice picture
ma maqal mana arag, dibna loo dhagaysan maayo mid lamida raxeeyihii burcaawi ee cumar dhuule iyo maandeeq. bal codkan eeg,laxanka iyo musigan aad moodo in laysku tolay sidii haantii. bal dhagayso musigan aad moodo in uu garaaca wanahaaga la shaqaynaayo, bal maqal codkan aad moodo in ruuxada jidhkaaga ku mudan yahay.
alla ile waad garanaysa sxp
wu miisamanyahay
Waa dad aan mar kale dunida u soo mari doonin ama dib loo arki doonin qiimahooda,miizaankooda iyo codadka ilahay hibada u siiyey
@@saidojama1170👏👏👏
runtaa weeye wall
Waa dad aanan ayagoo kale lahelayn🙏🙏🙏
@@saidojama1170 iyo sida bulshada ugaga faa'iideeyeen markaasoo ay ayagu u arkayeen in danta umada soomaaliyeedi ku jirto iyo dalkuba mahadsanid ina adr
Waa Dadkeygii 😭😭😭😭😭......waxbaa kadhacay waleee..... jidhidhico weynaaaaa. faduma c.llahi kahin mandeeq oo hore Xudeedi ugu yeedhi jiray ama u bixiyey Natural born songs......waxa igasii ilmeysiinayaa kabanka uu tumayo aabaha kabanada ee dhawaaqaya waa Xudeedi alloow cimriga kuu dheere camuuu.... dhawaaqa isna sida layaabka leh u dhacaya waxa layidhaahdaa firimbi waa rashiid bullo reer Bombay oo isir iyo ab u leh Alloow kuu naxariiso .... Heestu waa raxeeye Burcaawi.......
Hurdooy hagardaamo igu noqotee hadmay naftu hiifka iiga hiilin ....... OooLaaxxxx
Khadar Axmed
maandeeq codkeedaa waxankaqaadaa markaan maqlo xusuus iyo jidhidhico maandeeq kujeceliyaa
..
mahadsanid
Maandeeq ilaahay cod dumar kan u fiican iyo qurux dumar tan u fiican labadaba wuu siiyey.ilaahow jannadana ugu dar markay dhimato.
Ameen Allaahumma Ameen Allaahumma Ameen Allaahumma Ameen
هدا الأغنيه تمثل الفن الصومالي الأصيل لمن اراد ان يعرف الفن الصومالي .... اطال الله عمرك فاظمه عبدالله مانديق .
Maanta oo ku beegan 8/4/2020 ayuu geeryooday fanaankeena wayn ustaaad xudaydi allha u naxariisto. Aan u wada ducayn 😢
Allah yarxam
Heesaha nuucan ah waxaa LA yidhaahdaa Raaxeye waxaana tuma kabankooda nin ka ay carabtu u taqaanno boqorka kabanka waana al ustaad XuDeydi
mohamed markii hore ayu alifey kadibna gayiga somalia ayey ku faftey heestaan
Laxanka raaxeeye 1 waxa alifay
Xasan aadan halac
Beerdilaacshe: Carwo : hayaan : Nugul: Xafuun :Hudhud: layaab: xasuus: Riftoor: Qaraamigu waa Heesihi La Yaqaanay Heeskan Waa Raaxeeye Burcaawi ::Hurdoy Hagardaamo Igu Noqote Hadman Heli Howshan Iga maqan
Kaled hozen hahahhahaha khalid waa sidaad sheegtay sxb axyaaa burcaawi laxankaa aad ku soo jiidanaya really
Kaled hozen Haa Abti heso Waa kuwii hore
Laac, murug, kaar, iskushuban,subcis, aroor, madiix, jawhara luula, rogaad intaaba ka tagaty sxb.
HAA SXB
Heesaha Qaraamku waa 63 Naaxiyadood
waa ereyadii alle ha u naxariistee abwaan Gudcur rooble oo isna iyo gaadhi uu wadeyba oo land rover ahaa 1964kii dayuuradaha dagaalka xabashidu ku duqeeyeen Subulaha ka sokeeya wajaale waxuu leeyahay qaraami fara badan
Osmam Sufi heestan waxa alifey abwaan yusuf Cabdilahi oo geeriyooday xili fog 1965 wuxuu ahaa nin qaadka ka ganacsan jirey 4 heesood oo qaraami ah ayuu u dhiibay maandeeq
Higlow adba damal hadh laad noqotee
Hadmaan anna hibashadaa dayneey
Hankaygow hir kaa fog baad aragtaye
Adigoon ku hungoobin maad heliyeey
Hoodada Rabbi baa hagaajin karoo
Hidiyee ninna tiisa kuma helo eey
Wuxu qoray ruuxna kama qado oo
Qawedi maayo qaybta Eebbahayeey
Tolow dib may u soo noqon tan oo kale, ..................... maxay qiimo badantahay heestan, waxa ka xeel dheer fanaanada codka ku ladhay oo ah Faadum Cabdillaahi Kaahin Maan-deeq oo si yaab leh ugu luuqaynaysa, luuqdeedii malabka ka macaanayd. Wallaahi fan baynu lahayn!
waa soo noqon naysaa insha Allah dad lacod ahna waala helayaa dalkoo israaca baa naga xigta
Insha'allaah
Hestan waa jawiga ku badalasho caadiya😅markan examka ku wareero diyaarintisa ayan iska shitaa intan bun shaah ah isa soo ag dhigo
😂😂😂😂
Dey astaanta SYL mucatabka ku dhexjira bisha. Waa urur iyo rag gaal sameeyey. Waxa laga soo minguuriyey Xisbiga
Al-Wafd ee Masar ee Kristaanka loo sameeyey.
Maansha allaah
Faadumo abdilahi kaahin maandeeq
Eebe cimriga ha kuu dheereeyo iyo caafimaadkaba
Talow fanka soomalidu siduu noqon Laha Maandeeq lanteed ilahay Wxuu Ugu deeeqay quruxdi haween ka odhan Cod qurux dherer Qoton Allow cimriga Iyo Cafimadka Ku dheere Sidaad noga farxisana alle malinta akhiro hakaga farxiyo
woooooooooooow iyo faadumo c/lahi kaahin . xudeydi baa hore u yiri maandeeq waa natural born singer. xaliima khaliif waa actor bal hadalkaa u fiirsada wuxuu ula jeedo idinkaa garan doonee ma sax baa mise qalad?
lguleed waa runti sxb magol hesta way xaarakeysin jiirtey oo way macaneyn jiirtey lakiin mandeq ismey dhiib jiirin cood haybaded oo allah siiyey bay laheyd
lguleed sax beey aheed aniga aragtideyda
Alle ha u naxariisto xudaydi xalay ayuu xaqii u yimide😩
Beenbay ahayd magool codka cidi ogama horeen lkn maandeeq waa kaalin labaad
Ogowna fanaanta hal hees laguma qiimeeyo
Qofku hal laxan si aad ah waa ugu soobixi karaa maandeeqna laxankaan si fiican Bay ugu raaxaysatey anaga nooga waraabisay codkeeda
iga daa Cabdirahiim Mohamed-oow ha igu kaakicine... Alla nasiib darriyii maan waagaa noolaado..
dhimo
Abdulkadir M. Nur wajiga kuu saaran hadad tahay waabad noolayd waaga
Haddii aad waagaas noolaan lahayd maanta waxaad ku jiri lahayd xabaasha
Hayaan ayaa la odhan mar dambe
Ayaa loo bedeley maadaama faadumo cabdilaahi tahay reer burco waxaa loo bedeley raaxeeye burcaawi
@@hassanrashid6530 waxbaa isku khaldeysaa sxb
Laxanka hayaan waa laxan kale oo gaara, kanina waa laxankii raaxeeye-burcaawi maandeeq horteed baana faaniin kale ku luuqeeyen sidaan beyna ugu timid fanaanin dhawra baa qaadey oo erayo kala duwan ku qaaday, ee halkee ka keentay in laxankan magaciisa labadalay bal nala wadaag adoo mahadsan.
Yaa salaam Yaa Maandeeq ! Burcaawi iyo kontonadii. Waqtigii ciska iyo qiimaha. Intii aan gobtani u gacangelin gunta ee la dhalanrogin. Waxabay isku soo sawireen hesta iyakoo ku been abuuranaya. Maynakaa maalintaa isniqiiney ciyaal Barqash iyo Talyaani.
I love Somali Good old-fashion music. I won't give up hope, that peace researchs coast to coast somali
Sawirkani maaha Walaalihii Hargeisa ! Waa Wenleweyn Idaacada Hargeisa isku hor sawiray, anigoo ixtiraamaya fanaanka weyn ee Yamani Xamariga ah, Axmed Naaji ee shacabka Somalilaand jecel ee qirsan kaalinta weyn ee dhaqanka, afka, suugaanta iyo musiga Somaaliyeed ay ka qaateen !
Heestani waa heesaha aan.
Waligood dhicin waa dahab xigmad badan cumar dhuule wuxuu ahaa boqorka bircaawiga
Mandeeq Allow cimre dheer ku sii maamo
Fan kama dambeyn Raaxeeye
waxaase waaya faneed soo joogay dadkii dhageystay markeey heystani soo baxday ee taagnaa xiligaas ama toos u daawanayay iyadoo xafladii koobaad laga qaadayo
Erayo Laxan luuq macaan iyo music isu dheeli tiran💚🤎💛
Ku raxayso markasta raxeeye 09/07/2020 waligeed ma ma licayaan Hesahan oo kale weekastana waan dhagystaa
Alayaa cizak Alaw UNAXARIISO yaa rabi iyo inta fanaaninteena geeriyootay. Janatul fardowsa alaw kawaraabi..
Daartaas aad aragtaan ee radio Hargaisa waa meeshii lagu aasaasay fanka iyo suugaanta soomaaliyeed waxay ahayd in museum laga dhigo
Ala yaa cisik hadmaad dib usoo noqon...
Ilaahay dhamantod haw naxariisto...
Boqorka cuudka hudaydi aya ugu dhimasho danbeeyay ooo dhintay sanadkan 2020.....
Kabanka, foodhida, codka, iyo Erayada kugu soo gaadhaya jawiga hoose waa mid ilahay hibo u siiyay faadumo iyo xudaydiba alle hu naxariste.
Wakhtigii iyo waayihii wacnaa wabad dhex tagaysaa adoo qolfadadu joogta uun.
Waah waah heestani waxay na xusuusinaysaa fankii dhabta ahaa 60 sano kahor kuwii jiray baa ilaa hada ka wanaagsanaa kuwa maanta jooga
Faadumo Cabdullahi maandeeq,waa fanaanad wayn oo cud macaan oo u gaar ah lehwaana raaxeeye classic Somali Song.
Ax ! Waagii Somalidu is jecleyd .
Jiriirico kuma jajabin miyaa .Somali
rabow isu keen. #Maandeeq
Caawa waan faraxsanahay waa maalmihii xoriyadda Somalia iyo israacii labada gobol waqooyi iyo koonfur ilahay quluubtooda burcad ha issu mariyo markale Insha'allaah
mar la aragii fanka somaliyed faadumk maandeeq waa fanaanada sida ay qaraamiga ugu xariifsantay aanan arag fanaan la mida.
Waxa aadka aan uga helay marka laga tago heesta aadka u macaan, waa dadka meesha isugu yimid oo faallooyinka ka dhiibanaya aqoontooda xagga afka iyo farta Soomaaliga. Waxaan kaga nastay qoraaladii dadkii far-qorista ku bartay aaladda Facebook oo calool xanuun iyo xishood kugu dilaaya markaad aragto siday ka yihiin aqoonta afkooda intaan wax kale loo tagin!!
Yonis Abdi walhi waa runta walal kolay hees qarami ah waxa dhagysanya uun qof maskaxada ka xor ah oo waxgarad aha runtii
allay lehee waad la heshay.
axyaa dadkii hore iyo barisamaadkii anoo dhagaysanaya ayay cajaladii hoyaday igakala goysay axyaa umo geeri xasuusbaykugudisha hoyaday ayaanku xasuuustaa ilahawkuu naxariisto from ohio cariga maraykanka
xirsi gas, haa sxb, heestaa waxaa qaada maandeeq.
waxay tidhaahda:
hoodiyo ayaanbu
ii horseeday khadaroo
anoon hubin
wuxuu yahay
ayaan hadimo moode
haween waa ma garatee
wakhtigaan haleeyay
inan hatan doona
miyay igu haboontahay.
way yartay inan maandeeq codkeeda lihi
ax yaa qaraami
walee fan waynu leenahay
iyo fanaaniinba
Www.hctv. com
16/10/2019 12:48 PM
Kama daalo dhegeysiga qaraamiga walow ay heesuhu denbi yihiin hadana Heesaha qaraamiga ah marmar waa laysaga baahnyahy
Fananaanintasi hadaanay heesahaa noo qadi lahayn maanta kumaanu raaxaysaneen😥
Wax laga daalo ma ahan codkaan laakiin anigu madhalan waqtikaas lakin kuwa hada heesa waxaan leenahay aamusa AMA keena codkaan ookale
Mid baa maalin Waxaan ku iri Adigu Heesaha ma dhagaysataa? suuye Maya Saa Ana Waxaan iri Waan dhagaysataa Mar kaa suuye War waxa lama Dhagaysto Saan ku iri War Anigu Waxaan Dhagaysto Heeso Waa Dhaafeen Yacni waa Heesahan Heesaha Heeso Dhaafay sida
Subcis
Raaxeeye
Kaar
Laac
Murug
Iyo Qaar kale oo badan
Walaalayaal heestan qoraalkeeda maad iga caawinkartaan. Waan kahelay mandeeq qaabka eey ugu luqeyneyso.mahadsaniid dhamantiin
Aliadiėre Aliadiėre wax loo qorey
Ruuxna kama qado e qawadi maayo qaybta eebahay
صوت جميل ولحن ممتاز جدا
2023😢❤
waayo waayo waa kuwaas fanaaninti laa yaqanay oof caleeg 15 3 2019 friday greeting from sheffield
Xudaydi asagoo kwrn maya heeskaan wuxuu yiri
Raaxeeye subixii iyo duhurkii lama tumi karo
Waxa hadalka yiri Cabdillaahi Qarshe.Ahu
Anigo jooga tulada toon la yidha oo wata gadhi surf ah oo heestan ii shidantahay gor galab ah geed jaabis ah dhashka i saryahay woow ayan xasuusta
waa boqorada codka maandeeq runtii waa fanaanad bariga Afrika laga yaqaan waxaa aad looga dhagaystaa heesaheeda wadanka suudaan khartoum mdhawr jeer oo ay tagtay ayey la dhaceen maandeeq iyagoon macnaheeda garanaynay heesaha ayey hadana dhagaystaan macaan dartii viva maandeeq
Am sorry this song is not actually raaxeya the original as you stated but it is Raaxeya burcaawi by Fadumo Abdilahi mandeeq the original raaxeya is sang by AHN Mohd Ahmed Kuluc this is for your information
There were three versions of "Raaxeeye" . Which one came first is in dispute. It's my take that this one is the sweetest and most recognizable of all of them.. enjoy!
Faadumo abdillahi kaahin
Maandeeq
Iyo heestii raaxeeye (burcaawi)
Heeso waa kuwaas
Waa Raaxeeye Burcaawi yaa nagu hayste! Noolow Eddo markasta waad jirtaa - Maandeeq
masha alllah fanka soomaliyeed waakan aslka iyo asaaska fanka
الذي ليس له ماضي ليس له حاضر
Plz aan plz waxaan raadiyey bees aan filayo maandeeq iney qaado oo meelkasta aanka waayey heesta musikadeedu waa sidatan ookale ee foodhida ah midhaha heesta waxaa kamida ((hoheey waa magaratiyo wakhtigaan haleeyee hadhuubkaan kusooraan hanbadiisii laacee markii aan hortaagnaa anigaa haleeyoo hanan waayey wiilkee hoheey waa magaratiyo wakhtigaan haleeyee plz ciidii garaneysa heysheegto cida qaada iyo heesta magaceeda waxan filayaa boqolkiiba boqol codkaas inuu ahaa maandeeq
Hirsi Gaas maaha hoohey,waa haween waa ma garatee markii aan hor taagnaa anaa howl yareystoo hagran waayey wiilkee
Lama maqal dibna loo maqli maayo.fanaan maandeeq ka cod macaan.waliba dhinaca qaraamiga.car waa ninka fanaan sheegta ee heestan raaxaaye burcaawi sidaa u qaada.
Magool iyo maandeeq
Waa ileeyskii ama nuurki fanka soomalida
Azl;;;;kkkkkk
Adeer waxba la saxa😊😊😊 ee dadka lama caayo,,,mida kale calanki Towxidka lahaana waa sidataye,,,qalqaalinimada kuma wacne iska soo dhig, hadaadan ihaanayneyn.
Rashiid waa soomaali, ee waxad ku qaldeysa Raaw oo hindi aha, qalabada muusikana wax ka garaaci jirey 50 maadki.
qaaaaaaaaqqaaaaaaa
axyaaa hees iyo bar raaxeeye sharaf iyo cizi mudan anigu fadhigaa uga kacay.
boqorka cuudka axmed ismaciil xudeydi ayaa sameeyey heeska raaxeeye kadibna gayiga somaliya ayay ku faaftay
Continued, waxa ka mid ah heesta ay wada qaadan Rashid bulo aun iyo farxiya ee ( sida ayro geelo oomane ku raagtoo, halo idhanka joogiyo deegaan arkayso la aruurin waayan uugaamayaaya). iyo qaar kale onan imika xasuusan Karin.
shalay miyaa la soo Celin.
Dadka ayagoo maandeeq u jeeda
Boqorada codka u doorty
Xaliimo qaliif magool allaha u naxariste
Maxey naga damacsanayeen
Hargaysa aya leh oo ay gaar u yihin heesaha qaraamiga ah ee raaxeeye
@Bashiir dheere waa run wey jiraan waanay badan yihiin waxaan Maqlay inay 50 kor u Dhaafeen....intana ku darso
1-riftoon 2-sucbis 3- Jawhara luula
4-laac 5-kaar 6-Madiix......
Intaas ayaan hayaa anigu .
Samanadan iima dumin gabbal aanan dhageysan Maandeeq ama Maxamed Mooge 👌
Wa dadkeenii sharafta laha allaha unaxariistee intii dhimataye
Raaxeeye waxa sameyey Axmed ismaciil Xuseen xudeydi wuxuna Ku fiday gayiga somaliyed
Wuxuu tumay kamanka erayada muu samayn xudaydi
Wall asaga kow alifay kama wado hestan raxeeye 4 nuuc markii ugu horesu alifey waxana qadey kuluc aun
Raaxeeye iyo roftoorba isaga sameeyey
@@cabdiraxman6731
Laxanka raaxeeye waxa alifay
Xasan aadan halac
Wax aad leedahay ayaa lagu faanaa.
Suugaan iyo muusig iyo cod Somalilaander leeyahay waxba ku noqon maysid. Weligiin Wenleweyn iyo Qadaadweyney ma calan aydaan lahayn, astaamo aydaan lahayn iyo heeso iyo muusig aydaan lahayn ayaydin sheegan?
Nin yahow Bal akhri Umada Ilaahay halkan waxey ku Qoreen. kalgaceelka iyo qiirada heestan loo qabo, codka macaan ee rag badan ka oysiiyay, ... Just enjoy it. :)
Ax yaa ayaamihi tagay, waxaydaan u soo joogin ayaad oo goor casar gaabana oo hargeysa roob ka da’ayo oo idaacada ( radio Hargeisa) laga soo
Boqorada fanka ee aan weligeed la ilaawi karin waa maandeeq dhinac kasta qurux farxaanimo codkarnimo nasabnimo
qiimaha fankeenu waa jiray, waana jiri doonaa
😘Raaxeeya burcaawi Masha Alla Faadumo Cabdilahi kaahin maandeeq 😍
Hooyo maandeeq ilaahay cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo
wooooow Axyaa fan Walaalii Waberi Xasuus Qaaaliya
waah waah waxasa coda ilaahow codadkoodi okale soo celi
Adan Xirsi Ducaale waan ku salaamay gudoomiye.
Allah ha u naxariisto Xudeeydi
VIVO Maandeeq ALLOOW KU DAA...COD-DAHAB!!!!!!!!!!!!!!...legend...Waaberi1...THANKZ...
3:16pm habeenimo bristol UK iyo codka faadumo claahi maandeeq (raaxeeye) ilaahaw arimaha noo hagaaji
soomalida.inti wanagsanayd way idlaatay alla maxaa dad dhintay😭😭😭😭
Maandeeq wey nooshahay wll.
Wow, thanks London 2020, Cumar ummadnebi ,,
Aduunka qolyaha spcologi ga waxay sheegaan musuga iyo heesaha gaar dareenka la shaqeeya waaa kuwaan oo kale
Heestan 1950 naadkii ayaa Walaalada Hargeisa ku sameeyeen Idaacada Hargeisa. Wenleweyn iyo Qadaadweyn laysma aqoon markaa. Raaxeeye Original waxa qaaday Hoboladda Codka iyo Qaraamiga Maandeeq (Faadumo Cabdullahi Kaahin), muusiga waxa leh abwaanka, mulaxinka weyn Cabdillahi Qarshe. Damiino Talyaani
maskaxda dube kaga burburiyey ayaad tihiin, ma idinkaa Raaxeeye curin kara oo sheegan kara, ma idinkaa musigaa iyo codkaa malaa'igi ah sheegan kara. 1950 nadii Idaacad iyo koox musig Somaalia ma lahayn. Tuug iyo truufatoorayaal iskusawira xuquuq aanay lahayn ayaad tihiin. Calankan dhagaraysan ee dhiigu ka da'ayo ha ku nijaasaynina Maandeq, hobolada iyo fanka Jamhuuriyada Somalilaand
Wll xaaladda maanta lagu jiro waa laga bixi doonaa oo dhan uun bay u dhicine wll ha talaxtagin
heestu maaha raaxeeye waxaa la yidhaa burcaawi codka
Waa raaxeeye burcaawi sxb.
Somalinimadu waa wax qaali ah oo aan dib loo heli karin it was the most power ful force in the universe its called the " emotions" viva somalinimadu waligeed ha jirto oo ha joogto by 2025 somalis will run the whole earth . qbiilka iyo qabyaaladu will die soon iyo kala qo qobnaatu 5tii soomaaliyeed will be back by 2025 odayaashan qabyaaldu wada dishay ee qolo kasta leh ilaahay na dhaafi si jiilasha danbe aduunkan u maamulaan siday ahaan jirtay 2400 yeara ago xiligi kushitiakus aduubka ka wada talin jireen ileen somalidu waa kushites ilaa faraaciintii
Immaka foodhidaa cidiba ma isticmaasho talow maxaa loga daayey
AQOON YAHANADIIBA WAY HADLEENE HAAN ANIGUNA ANOO COD DHEER KU HADLAGAOO DADKU WADA MAQLAYAN 🌹
ANIGU WXN AHAY 19 JIR WXN IO HEESAHAN WAR KA HAYN LKN WLLHI IDINKA IO HEESTANIBA WAY I CAJABIYEEN 🌺🌺
Qof si wacan u wada haya ereyada heesta oo qoraal ah haddii uu jiro ha igu caawiyo fadlan.
Mahadsanidiin🙏
Faduma cabdiĺahi kaahin Maandeeq waxeey ka naxsatay feynuus sh.daahir 😂😂😂😂😂feynuus baa la weeydiiyay adiga maxaad u heesi weeyday aniga ano inaan heeso rabo oo istijaabinaayo ayaa Maandeeq i maqashay sey tiri wayo waxa sida orgida halkan ka dhawaaqaya aniga intaan isku naxay ayan iri wa anigee maandeeqeey sey tiri oo ma heeseeysay mise wad ooyeeysay 😂😂😂😂😂😂😂😂😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
Codka maandeeq markaan maqlo meel baa i dhaqaaq da😰
heestan waxay kamid tahay heesah ugu macaan uguna cimriga dheer heesaha soomaliyeed
Sidaa Owgeed baa Raaxeeye loogu magacaabay, ee ku raaxeyso
Thanks walala hamari
Yuusuf Candurbo heeso waa ka horeeyeen lkn waa the best one
Faadima Cabdillaahi Kaahin "Maandeeq". Cajiibal cajiib
Maandeeq waxay kow ka tahay fannaaniinta fara-ku-tiriska ah ee saameeya quluubteyda markaan dhegeysto.
Waa dabiici.
Taarikhdii hore ee Somaliland.
Taarikhdu iyada isqorta.
Jsl ha noolaato.
Axsan cod laxan iyo musig la isku tolay waxaan ayaa fan ladhahaa fanka hada jiro shaqo waaye waxkale maahan lacag ayaa lagu raadinaa balse fankii hore sharaf ayuu lahaa markaan dhagaysto waxaan is dhahaa dadkii hore maxaa isaga ahaan wayn
Heeso waa heesihii hore Kaban iyo laxanba!
Hore looma arag loona arki maayo codkan oo kale.
Somaliland, home of Qaraami and Initiation Music.
axyaa wa axlaa hees
cod dahabiyoo lagama daalaan ah😍😍
Cajaba allaha war heeskaa erayadiisa Ku soo dul qora kkk
Ilama ahan in heeskaan heeskasareeya la sameeyay
Waxayba ahayd in aan wax danbe oo heesaha ah laqaadin
waagii uu fanku qiimaha lahaa
who ever wont now about mandeeq should ask xudeedi he steel alive and now more about heesaha soomaalida and older then every who is alive or dead in somali music . you see the picture i see seven women and xudeydi . he should be asked that night and how it go down .nice picture
oohin ba iga so dhawatey
Heestan waxaa alifay xudeydi not gudcur
Waa maandeeq iyo raaxeeye Burcaawi
maandeeq yaa salaaaam queen mm