Alla ha u naxariisto maxamed axmed kuluc waana ereyadii abwaan maxamed cali kaariye ilaahay ha u naxariistee waxaanay ka mid ahayd riwaayadii Sidaa MA Isku Qabnaa Mise Waan Qasanaa ee curatay sanadkii 1976kii
@@mohamedfaysal5663 sxb alla ha u naxariisto cabdi iidaan faarax abwaan qiima badan ayuu ahaa suugaan badanna lahaa kulucna qaarkood ku luuqeeyey hadaba heestani waa sidaa aan qoraalka sare ku soo xusay tuugna ma xado ee adigu dib u waraysi tag mahadsanid sxb
@@mohamedfaysal5663 riwaayaddii sida ma isku qabnaa mise waan qarsanaa, Allaha u naxariisto, maxamed cali kaariye, riwaayadihiisa waxay caan ku ahaayeen laguma dari jirin heeso abwaano kale curiyeeen.
@@mohamedfaysal5663 waa iga talo, haddii aad rabtaan inaad buug qortaan wax badan hubiya, yaaney dhicin wixii ku dhacay dhalin yaradii qortay buugii c/qeys ee maskax & maalba inta galisay hadana qalad yar u fashilmay, ogow dhalinyaradaas meelaha ay xogta ka heleen waxaa ka mid ahaa radio hargeysa oo aan dhihi karo dhalinyaro cadiifadeysan ayaa gacanta ku dhigtay, Way dhici kartaa in cabdi iidaan leeyahay oo riwaayadda lagu daray oo wax cusub maahan ee juhdi galiya sidii aad u xaqiijin laheydeen; Wiliba radio muqdisho oo keydkiisa uu Wali sidiisii yahay, aadna u fudud inaad ka ogaataan ayaa la heli karaa. Mahadsanid
Salaamu Calayku,m , dadkii geeriyooday magac yadoodii oo dhan waa sheegtay magaciii ( ALLAH subxaanahu wa tacaalaa ) waxaad ku soo gaabisay A keliya . Sidaasi ma xaqbaa ? aaway waynayntii ALLE ( ALLAAHU AKBAR ) dadku wax qiimo ah maleh hadduu dhintay iyo hadduu nool yahay marka loo (ALLAAH Subxaanuhu waa tacaa )
Waar adeer alla ha u naxariistee abwaan cabdi iidaan heeso kale oo badan oo uu ku luuqeeyey marxuum kuluc ayuu sameeyey laakiin tan malaha ee alla ha u naxariistee abwaan maxamed cali kaariye ayaa lahaa waana riwaayadii Sidaa Ma Isku Qabnaa Mise Waan Qasanaa ee curatay sanadkii 1976kii
ILAHAY HA U NAXARIISTO MAXAMED AXMED KULUC HEESTA ERYADADA WAXAA SAMEEYAY ABWAANKII SOMALIYEED EE CAANKA AHAA ABWAAN CABDI IIDAAN FAAAX ILAHAY HA U NAXARIISTO OO JANOOYINIISA HA KU CASUUMO INSHA LAAH
@@mohamedfaysal5663 heestii cawooy maalin baa la yiri; ee uu lahaa abwaan hanuuniye sowtii lagu qoray buugii cabdi qeys, ee la isaga daba yimid, wiliba cabdi qeys oo nool, Wixii la rabo qof wuu qori karaa laakiin xaqiiqado radio muqdisho ayey taalaa Cajalkii ay ku duubnaayeen heesihii riwaayaduna wili suuqyada ayuu yaalaa, waad soo iibsan kartaa, haddii studo yadii hore agtaada yahay.
Saaxib ma fahmin micnaahada in hees ku jirtay riwaayad caan ah uu Mohamed Ali kaariye lahaa aad ku sheegto abwaan aan shaqo ku lahayn ku sheegto heestani waxay ku jirtay sidaa ma isku qabnaa mise waan qasanaa waana erayadii Kaariye
Salaamu Calayku,m , dadkii geeriyooday magac yadoodii oo dhan waa sheegtay magaciii ( ALLAH subxaanahu wa tacaalaa ) waxaad ku soo gaabisay A keliya . Sidaasi ma xaqbaa ? aaway waynayntii ALLE ( ALLAAHU AKBAR ) dadku wax qiimo ah maleh hadduu dhintay iyo hadduu nool yahay marka loo (ALLAAH Subxaanuhu waa tacaa )
Its june 24 2022 what a pure voice masha allah fadlan hada gadashey imado like saar
He was the best dad anyone could have, Ilahay uu naxariisto ameen
Aamin
He was your dad?
aamiin wllo
I'm still whoching 2021 please Lake sara Somali
Rabbi naxariistii jano haka waraabiyo mahamed ahmed culuc iyo dhamaan fankii ka horeyey ee geeeriyoodey 🤲🥺😥
18/10/2021 yaa ila dhegeysanaya🙆♂️🥰
Alla ha u naxariisto maxamed axmed kuluc waana ereyadii abwaan maxamed cali kaariye ilaahay ha u naxariistee waxaanay ka mid ahayd riwaayadii Sidaa MA Isku Qabnaa Mise Waan Qasanaa ee curatay sanadkii 1976kii
Aamin
Ilahay hawnaxaristo adero mahmed ahamed kuuc
Zhp ereyada waxa iska leh abwaan abdi iidan farax
@@mohamedfaysal5663 sxb alla ha u naxariisto cabdi iidaan faarax abwaan qiima badan ayuu ahaa suugaan badanna lahaa kulucna qaarkood ku luuqeeyey hadaba heestani waa sidaa aan qoraalka sare ku soo xusay tuugna ma xado ee adigu dib u waraysi tag mahadsanid sxb
Ereyada waxaa iska lahaa CABDI IIDAAN FAARAX (AHU)
What asong!😮
AHUN Kuluc wuxu ahaa fanaan cajiiba oo cod tolmoon
08/07/2023 habeen Sabti ah
🎻❤️
Aamin
Alle ha u naxariisto Maxamed Ahmed kuluc 😢😢😢😢😢it is one of my favourite song
Aamin
@@caweyskadalmarmahadsanid
ابداع وأغنية في منتهي الروعه والتطريب، ،،،،،، ربنا يرحم الفنان المبدع محمد أحمد كلع
Aamin
Hees Qaali ahh weyane. Barta u kahesayo AUN kuluc waa Henri jabouti. Wonderful
Aamin
Haday kuwa cabaada imika aamusi lahaayeen..Sow murtidii masood labateen😘
2021 hadad daaweysid like ii saar
Allah ha unaxaristo mohamed Ahmed kuluc
Aamin
Illaahoow naxariistaa jano ugu deeq marxuum maxamed axmed kuluc aamiin ramadan Mubarak ☪️
Aamin
Ramadan kariim walaal
❤❤❤❤❤❤❤❤ maxamad axmed kuluc allaw unaxariiso
Aamin
MAXAMED AXMED KULUC ILAAHOOW U NAXARIISO AAMMIIN.
Aamin
Dareen gudbinta fanaan kuluc kugaara masoo marin taariikhda
Ilahay haw naxariste wa hees macan
Aamin
Ruwayadi sidaa maisku qabnaa mise waan qasanaa
Ereyadii M A Kaariye
Laxankii Xasan Gareyd
Ereyada abdi iidanba laha zaxiip
@@mohamedfaysal5663 Taariikhda soo baar walal
@@mohamedfaysal5663 riwaayaddii sida ma isku qabnaa mise waan qarsanaa,
Allaha u naxariisto,
maxamed cali kaariye, riwaayadihiisa waxay caan ku ahaayeen laguma dari jirin heeso abwaano kale curiyeeen.
@@sayidka6911 wllo maaha mana aha Inaynu wax iska mala awaalano Aniga waxa Ii cadeeyay Inuu abwaan abdi iidaan leeyahay Abwaanin dhawr ah Oo ay labada Abwaanba soo wada shaqeeyen Hadan waxaan ka mid ahay dhalinyarada Uruurinaysa Buuqa laga Qoroyo abwaan Abdi Iidan faarax markaa zhp cadaymo buuxa ayaan u hayaa Inuu abwaan Abdi Iidan faarax leeyahay
@@mohamedfaysal5663 waa iga talo, haddii aad rabtaan inaad buug qortaan wax badan hubiya, yaaney dhicin wixii ku dhacay dhalin yaradii qortay buugii
c/qeys ee maskax & maalba inta galisay hadana qalad yar u fashilmay, ogow dhalinyaradaas meelaha ay xogta ka heleen waxaa ka mid ahaa radio hargeysa oo aan dhihi karo dhalinyaro cadiifadeysan ayaa gacanta ku dhigtay,
Way dhici kartaa in cabdi iidaan leeyahay oo riwaayadda lagu daray oo wax cusub maahan ee juhdi galiya sidii aad u xaqiijin laheydeen;
Wiliba radio muqdisho oo keydkiisa uu Wali sidiisii yahay, aadna u fudud inaad ka ogaataan ayaa la heli karaa.
Mahadsanid
Salaamu Calayku,m , dadkii geeriyooday magac yadoodii oo dhan waa sheegtay magaciii ( ALLAH subxaanahu wa tacaalaa ) waxaad ku soo gaabisay A keliya . Sidaasi ma xaqbaa ? aaway waynayntii ALLE ( ALLAAHU AKBAR ) dadku wax qiimo ah maleh hadduu dhintay iyo hadduu nool yahay marka loo (ALLAAH Subxaanuhu waa tacaa )
Mirihii dhakhtarkii jaceylka
Mohammed cali kaariye
Abdi iidanba ereyada leh
Waar adeer alla ha u naxariistee abwaan cabdi iidaan heeso kale oo badan oo uu ku luuqeeyey marxuum kuluc ayuu sameeyey laakiin tan malaha ee alla ha u naxariistee abwaan maxamed cali kaariye ayaa lahaa waana riwaayadii Sidaa Ma Isku Qabnaa Mise Waan Qasanaa ee curatay sanadkii 1976kii
Aabihii masraxa. Maxamed axmed kuluc iyo erayadii abdi iidaan faarax alle labadaba haw naxariisto..
Aamin
Ereyadii mohamed cali kaariye lahaa
Balag baa la ii sudhay maaha waa balag baa la ii lulay
God bless him
Hadaan baalal leeyahay barri saw ma duuleen💔26/3/2024
Allah yarxamu
Aamin
Faanku waa fanki hore fanan waa fananki hore 100 malba laayga baqa balagba laylulay👌
Waxaa yaab leh sida aynu afaf qalaad ugu tartamayno oo meeshaynu afkeenna hooyo ku faani lahayn oo fikirkeena ku muujin lahayn aynu af qalaad burbursanayno. Afkeena aynu isula hadalno oo aynu faallooyinka ku bixinno!
Maxamed Axmed kuluc aun ❤
Aamin
Allah ha u naxariisto
aamin
BALAGBA LAYLULAY IGADHEH. NO SUDHITAAN
Alle haw naxariisto
Aamin
ILAHAY HA U NAXARIISTO MAXAMED AXMED KULUC HEESTA ERYADADA WAXAA SAMEEYAY ABWAANKII SOMALIYEED EE CAANKA AHAA ABWAAN CABDI IIDAAN FAAAX ILAHAY HA U NAXARIISTO OO JANOOYINIISA HA KU CASUUMO INSHA LAAH
Aamin
Waad zaxan tay zhp qaarba moodaya inuu ereyada leeyahay abwaan m ali kaariye
My favourite song
Eerayadi abwan maxamad call kariya
Malaha Isagu zhp waxa ereyada leh abwaan cabdi iidaan
Cumar Jees
Allow unaxarisoo..hees xusiid mudaan weyee
Aamin
Heestan midhaha waxa leh Abdi iidaan nina ma xado waa silsilada heesaha jacaylkii Abdi uu u qaaday wariye luul ali xasan
Waaw kuluc xidig wayo
Song
Amazing
AUN MARXUUM MOHAMED
Aamin
Balag baa la iilulay
Kuluc AHU Cod iyo gudbinta dareenka ayuu isku darsaday.
Aamin
Omg
Heestan dadku waxay moodan inuu lahaa abwaan maxamed ali kaariye heesta laakin zida zaxda waxa iska leh abwaan abdi iidan faarax
Sxb waxaa leh kaariye waana riwaayadii sida ma isku qabnaa mise waan qasanaa waa marka magool ay dhoofto oo uu war kawaayo mahadsanid
@@jamamohamud3438 kollay ima aaminayside buugga laga qoray abdi iidan faarax ee soo baxaya dhawaan ayaad ka arki doontaa zhp
@@mohamedfaysal5663 heestii cawooy maalin baa la yiri; ee uu lahaa abwaan hanuuniye sowtii lagu qoray buugii cabdi qeys, ee la isaga daba yimid, wiliba cabdi qeys oo nool,
Wixii la rabo qof wuu qori karaa laakiin xaqiiqado radio muqdisho ayey taalaa
Cajalkii ay ku duubnaayeen heesihii riwaayaduna wili suuqyada ayuu yaalaa, waad soo iibsan kartaa, haddii studo yadii hore agtaada yahay.
Saaxib ma fahmin micnaahada in hees ku jirtay riwaayad caan ah uu
Mohamed Ali kaariye lahaa aad ku sheegto abwaan aan shaqo ku lahayn ku sheegto heestani waxay ku jirtay sidaa ma isku qabnaa mise waan qasanaa waana erayadii Kaariye
Alle ha u naxariisto Jannatul-firdoowsna ha ha ka waraabiyo