waa in wax ethopia ka yimada la qaliyeyo.jadkan waa in laka madnuco ama wiiki dhowr mar laka nasdo 7 ciisho 3 ama 4 ciisho jaad aha yimada sii qolba in yar laka sii nasto jadka
Masha'Allah somaliland hore usocotaa odeygan waa geesi keligii baa wax bereyaa weli waa xoog illaahay cimrigiisa hau siyaadiyo dhalinyarada somaliland most of them waa cajisiin ineey wax qabtaan marabaan viva somaliland sllntv news teams thank you for time 💚🔳❤
wariyahu su'aalo hiisu aad bay u liitaan ma beer roobaad baa mise waa beer biyood "xiligu waa kaliil e imikaa jilaal laga soo baxayaa maxaa keenay beer roobaad waxaabuu ina tusayaa biyo hii oo lagu waraabinayo e 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wasaarada ku ceebaysan. 😂😂😂
Ilaahayoow dadkayaga garansii inay muruqooda wax kula soo baxaan. Aamiin.
aamin
Waad Mahadsantihiin dhamaantiin Taageerada aad u haysaan barnaamijka Beeraha ee tvga Qaranka . Hadii aanu nahay soo saaraaysha barnaamijka Beeraha waan siidi wadaynaa anagoo ka duulaynaa Wacyigalinta dhaliyarada in ay dalkooda tacab galiyaan..
Saaxiib cameraman, sawirada khudaarta iyo dadku waxay ka hadlayaan, si fiican ha u sawiro
Maashaalaah Tabaarakaallaah ku soco wacyi gelinta iyo baruurujinta dhalinta.
Masha Allah adeero farxan dahir siwacan ayuu uhadlay
Maash Allah Tabarikalaha Somaliland Beautifully Somaliland guuule guuule lyo gobanimo Somaliland allow dhowra Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲
aamin
Verus maa hee waa insect
Stop the fruits coming from ethiopia... Give our farmers a chance
markanu riigag waawayn iibsano ceelasha qodona uma bahnin ka itoobiya
Taas ayaan been aheey hala joojiyo qudarta Ethiopia
waa in wax ethopia ka yimada la qaliyeyo.jadkan waa in laka madnuco ama wiiki dhowr mar laka nasdo 7 ciisho 3 ama 4 ciisho jaad aha yimada sii qolba in yar laka sii nasto jadka
If we stop that...then what should the people eat?
Asc masha allah soomaali and guul iyo gobanimo
Masha'Allah somaliland hore usocotaa odeygan waa geesi keligii baa wax bereyaa weli waa xoog illaahay cimrigiisa hau siyaadiyo dhalinyarada somaliland most of them waa cajisiin ineey wax qabtaan marabaan viva somaliland sllntv news teams thank you for time 💚🔳❤
odaygu weli waa xoog dhe kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ilaahay waxaan ka baryayaa 50% dadkayga da'yarta ahi inay ciiddda ku jeestaan oo ay bartaan aqoonta beeraha, Dawladana mid kaallo dhaqaale iyo fidinta beeraha ku hawlan. Aamiin, WARIYE waad mahadsantay. PHARO SECONDARY SCHOOL TEACHER OF GEOGRAPHY.
Sxb hadanu ku jeesano biyihi nagala caawinaya,dhulki manala siinaya iyo waxyabo kalo badan waxani bahiyo ayay u bahantahay maha wax layska bilaabayo
Mansha allaah wllo hoore uu soco viva
Masha allah
Cudurkaasi wuxuu nooga dalka dibada ee dariska.
Masha allah waar wasaarad beeraha waxan leeyay beeralayda kusoo jeesta waa kuwaa ciidoodi gartayee ilaahaw waxaan kabaryayaa kuwii dadkoogi yo dalkooga waxka badalaa naga yeel🍎🌱🤲
way dadaalen karankooda
inta hadhayna anagay noo taal hadanu sii noolano insha alh
Mansha Allah
Allxamdulilah in aad xogaga Iyo dalkaga wax kala Soo baxdan wad arkaysa dhaliyaro xoogisa la fadhiya oo baryotamaya
M.a horumar wacan
waxan ka codsanay in dadka beeraleyda ethopi ee idin falaya beerta dadkas iska ilaliyo iyo dadka cadanka dulka aad ha loo ilaliyo wayo yurub waxay rabta in beero la sameyn.dadka shagalah yaney noogon ethopian wayo dhowlad ethopia waa xasid oo waa la shageyan dowladoda.
Cududiina maalla somalilanneey
Manshallah manshallah haa beeraha waa inaynu saracno
Sidhka kasamaista itobiy
dawladu waa ku waajib inay caawiyaan xaga cafimaadka beeraha,,waa hadi umadeed
beero iibi manay jirin horta
kkkkkkkkkkkkkkk
@@Ciidanka-Cirka mxd ku qoslysa ??
Way jiraan kolley walaal
Ninkii cuntadiisa la soo baxaa qani ah.
wariyahu su'aalo hiisu aad bay u liitaan ma beer roobaad baa mise waa beer biyood "xiligu waa kaliil e imikaa jilaal laga soo baxayaa maxaa keenay beer roobaad waxaabuu ina tusayaa biyo hii oo lagu waraabinayo e 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wasaarada ku ceebaysan. 😂😂😂
Absolutely waa in dilaaliinta khudaarta soo dhoofineysa dawladu control shaa