ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Mashalah, wiilkaas ganacsigiisa allah ha u barakeeyo, xaasidna maahan. Mashalah
Background music looma baahna muhiimada iyo quruxdii muuqaalka ayuu dilay
ماشاء الله تبارك الله waxaatahay qof qalbi San oo rabo dalka kheer in ku soo kordhiyo
Mashaa allaah habo guuleyso
Mashallah allaha ku barakeyo
Rageedii waa libax maansha allah
Masha Allah. Alaha ku barakeeyo walal
❤❤❤Maashallah hambalyo ilaahaya hadin barakeeyo ❤❤🎉. Mahadsanid
Waa xagee meeshaan ? Waayo maad Naan xusin magaca goobta
Waa deyniie dusheda
❤ caqliga fiica waa lgu baraara❤❤
Masha allh wiilkan xage lagalaxariira
Masha Allah beautiful walahi malmahan ayan ka fakaraye lkn meeshe laga heela cowskas
Mashallah. Qof xasid ah. Ma ahan.
Mashallah guulaysta
M.a wll see loberaa
Waar saaxibkan wax wayn ayaa laga baranayaa insha alaa in aan marbooqdo weeye beertiisa
Asc wllo wiilkaas xageed kala xidhiidhaa
noocaan cawskjaa ayaan jeclaan lahaa inaan magaciisa ogaado, fadlan.
Mulaata 2 waxaa ka heli kartaa kenya saas ayaan filaaya walaal
Haheey wa mulato 2 wa sax
Asc mejuwaxage sxb
Shanta nooc ee aad tijaabiseen ma noo sheegi kartaa
Asc wll xagee lagaalasoo xariirayaa
Maasha Allah
1. Bacharia Grass(Mullato 2 )grass. 2. Mombasa Grass
Labada caws ma kuwaas baa
Bile tv Yarkan dhalinyarada ah contact giisa na sii beertaana xageey lu taala
Dayniile
wall adoo mahadsan cawskaan magaciis beertaane xagey kutaal??
Mulaato2
Magaca coska pliz
Haa
Muxuu hada noon sheegey ?? Wax ba . Cowska magiciisa iyo waxa lagu nafeqewyo muu noo sheego haduu Nin wabaagsan yahay ?? Waan daawaney laakiin wax ba kamaa nan faa iidin
Runtaa weeyan saxib walahi
Hlo
Madidin yaa noqonaya hadi nidam lawaya xiro dowladokale iibiyen lagaliya cid calan mel logu rahmay sharad islamka tiruu leyahay dhulkukuyala wanaqan salid macsaro dacayad abudabey lagudabaqo doolar kubadalo sanadki intee kagoysa lacag kuqaldantay yase sisaa xarafka ra waxa kuxoran waa asli isweydin maleh