Eritrea | Waqooyiga kuuriyada Afrika | Axwaasha Muslimiinta |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Eretria dabcan hadaan soomaali nahay waan naqaanaa magaceeda cid nooga aqoon badan majirto arrimo juquraafi owgeed iyo mid kaleba .
    laakiin markii magacaas kore laga soo tago macluumaad buuxo inteena badan kama hayno - waxaan ka hadlaayaa si guud ahaaneed mujtamaca soomaaliyeed
    hadaba si aanan isugu dhexyaacin qodob qodob ayaan uga hadlaynaa aan soo qaadano marka hore
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 584

  • @mensurkeren6096
    @mensurkeren6096 3 ปีที่แล้ว +49

    شكرااا الف شكراا علي المعلومات فخورين بكم اخونا الصوماليين 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @adil2695
    @adil2695 3 ปีที่แล้ว +34

    شكرا ي اهل الصومال حتى وان كنا لانفهم اللغة ولكن لانتوقع إلا الخير من اهل الصومال

  • @eriboy2421
    @eriboy2421 3 ปีที่แล้ว +21

    Love my Somalia brothers and sisters 🇸🇴🇪🇷❤️ I want see one Somalia 🇸🇴 Inshallah waxaan jeclahay dadka soomaaliyeed

  • @amarabdulgader7761
    @amarabdulgader7761 3 ปีที่แล้ว +22

    ارتري واحب الصومال مثل بلادي 🇸🇴🇪🇷دمنا ودينا واحد حب بالفطره

    • @suldaanmaxamudcalishire1025
      @suldaanmaxamudcalishire1025 3 ปีที่แล้ว +1

      هههه والله نحبكم يأهل اريتريا قلوبكم طيب ونطيف مشا الله

  • @nueman_beshir
    @nueman_beshir 3 ปีที่แล้ว +32

    Waxaan ka imid Eriteriya,🇪🇷 waxaan baranayay luuqada Soomaaliga oo aan daawaday muuqaalkan aad ayaan uga helay Ilaahay dhamaanteen ha ina xafido

    • @user-dq4vf5on6t
      @user-dq4vf5on6t หลายเดือนก่อน

      Eriteriya soo qaar itobiynaka ka ko.ay soo maha sida soomalia io jabuuti oo kle mse Mahan ifahan siiya

  • @ahmedinnali1884
    @ahmedinnali1884 3 ปีที่แล้ว +21

    الله يشهد كم نحب الشعب السومالي الشقيق اخوكم مسلم من ارتريا ربي يحفظكم 😍😍

    • @ABDUL-pc6ds
      @ABDUL-pc6ds 3 ปีที่แล้ว +2

      نحبكم كمان ي احبتنا
      Haftey dahando

    • @DahlaKabir-ERITREA-coast
      @DahlaKabir-ERITREA-coast 3 ปีที่แล้ว

      اضم صوتي لصوتك

    • @AhmedAdan-uj2bs
      @AhmedAdan-uj2bs ปีที่แล้ว

      الله يحفظك يا اخونا من الالتريا وكمان الله يحفظكم الشعب ارتريا الشقيق

  • @iamboy8580
    @iamboy8580 3 ปีที่แล้ว +15

    أحبكم في الله يا شعب الصومال أخوتنا من ارتريا❤
    Love you Somalia from Eritrea❤

  • @DahlaKabir-ERITREA-coast
    @DahlaKabir-ERITREA-coast 3 ปีที่แล้ว +12

    الصومال نفديها دمنا نحن الارترين اصحاب موافق ورجولة لم ننسي المعروف سياد بري دعم الثورة الارترية بالسلاح والعتاد حتي سقط الاحتلال الأثيوبي الصليبي تحية من الاعماق للشعب الصومالي الشقيق كفو

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 8 หลายเดือนก่อน

      وكذا نحن نحبكم

  • @mamaafrika111
    @mamaafrika111 3 ปีที่แล้ว +58

    I love Somalian 🇸🇴 people ❤
    I advies you to united.
    From Eritrea 🇪🇷

  • @midnightsuli8290
    @midnightsuli8290 3 ปีที่แล้ว +33

    تحياتي اهلي صومل الحبيب أخوكم من أريتريا 😊

    • @user-mk4eh3yy6h
      @user-mk4eh3yy6h 2 ปีที่แล้ว

      شكرا جزاك الله خيرا يا اخونا

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 3 ปีที่แล้ว +44

    I love 🇪🇷 people Mashaa allah gaal iyo mislimba waan lasaaxiibay waa dad wanaagsa runtii shacabka 🇪🇷🇪🇷❤️❤️❤️

    • @Mo_ali2905
      @Mo_ali2905 3 ปีที่แล้ว +2

      We love you also

    • @mahmudmohammed2283
      @mahmudmohammed2283 3 ปีที่แล้ว +2

      We love you Olso bro🥰

    • @wadghindaeritrea8794
      @wadghindaeritrea8794 3 ปีที่แล้ว +1

      We love you also 🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤❤🇸🇴🇸🇴 maxad sanad

  • @ZultanJubooss26
    @ZultanJubooss26 3 ปีที่แล้ว +19

    Waaw! Weligay Isma Dhihin Ereteria Majoorati Waa Muslimiin.
    Mahadsanid Bahda OGaansho Oo Cilmigan ii Faa'iideeyay❤

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว

      Hdaa wax badan uma war hayside😁

    • @ZultanJubooss26
      @ZultanJubooss26 3 ปีที่แล้ว

      @@dailyxiin
      Waanba Yaabanehe Tikreegu Goormay Islaam Noqdeen?

    • @ZultanJubooss26
      @ZultanJubooss26 3 ปีที่แล้ว

      @@MaalincusubOfficial1
      Waan Ku saray Wl

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ZultanJubooss26 jazakallahu kheyr wll

  • @mohamedabdinasir5287
    @mohamedabdinasir5287 3 ปีที่แล้ว +9

    Maasha alaah macluumaad fiican, Eritrea 🇪🇷 cimrigayga qayb kamid ah kusoqaatay waana wadan aad somalida loga jecelyahay yar iyo weyn

    • @RaxmaSiciid-ui7lc
      @RaxmaSiciid-ui7lc 9 หลายเดือนก่อน

      Asc wllo xoog miga siin inaan qabto raba

  • @hasantjar2289
    @hasantjar2289 3 ปีที่แล้ว +19

    Somalian &Eritrean is one thanks for your explanation love you from Eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 3 ปีที่แล้ว +38

    ISLA SACAD AAN DAWANAYO WAXAAN DHEX FADHIYA ERITREA 🇪🇷 RESTURANT OHIO STATE THIS IS INCREDIBLE 😍😍❤️❤️❤️
    They’re really nice good people 👍👍👍👍

    • @axmedcade5195
      @axmedcade5195 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaaw

    • @Mo_ali2905
      @Mo_ali2905 3 ปีที่แล้ว +2

      Thanks bro. Same feelings to you. Love from Eritrea

    • @abdiwasaabdi3531
      @abdiwasaabdi3531 3 ปีที่แล้ว +2

      @@khadarcali319
      Zxp qli waxaan jooga Ohio Eritrea ma joogo
      Zxp Ohio state USA ayaan jooga

    • @abdiwasaabdi3531
      @abdiwasaabdi3531 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Mo_ali2905 Oh sure brother incredible ppl 🇪🇷🇸🇴🇪🇹❤️

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 3 ปีที่แล้ว +51

    Thanks for bringing my country🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷✝️☦️❤️🕋☪️
    We love each other 🥰🥰
    maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏

    • @healthza149
      @healthza149 3 ปีที่แล้ว +4

      Sxp adigu Eritrea mia afkana waad taqnye

    • @nimomohamed833
      @nimomohamed833 3 ปีที่แล้ว +2

      Walalo afsomaliga madaqaana adiga

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll wanku saary adna isaar

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @youngmali329
      @youngmali329 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk lmfao😂🤞🏾

  • @user-ks1ox3mm8g
    @user-ks1ox3mm8g 3 ปีที่แล้ว +7

    ياعم انا ارتري بس مش فاهم بتقول ايه ارجو الترجمة على كل حال شكرا على جهودك تحياتي لكل شعب الصومال الشقيقة.

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 3 ปีที่แล้ว +21

    maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏

    • @gicilo386
      @gicilo386 3 ปีที่แล้ว

      War meesha adaa joogee muslimiinta mabadan yihiin

    • @edystudio6501
      @edystudio6501 3 ปีที่แล้ว

      @@gicilo386 English please

    • @nimomohamed833
      @nimomohamed833 3 ปีที่แล้ว

      @@edystudio6501 hi my brother can u tell me how many Muslims in Eritrea 🇪🇷 please

    • @edystudio6501
      @edystudio6501 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nimomohamed833 60% Christians and 40% Suni Muslims

    • @user-xm7pm5ik6w
      @user-xm7pm5ik6w 3 ปีที่แล้ว

      @@edystudio6501 thank you bro

  • @awedyacob8360
    @awedyacob8360 3 ปีที่แล้ว +10

    تحياتي لي اخوانا الصومالين اخوكم من ارتريا

  • @hdaychannel8963
    @hdaychannel8963 3 ปีที่แล้ว +23

    I love Somalia
    I am Eritrean 🇪🇷

  • @samharahmed4573
    @samharahmed4573 3 ปีที่แล้ว +7

    aniga waxaan ahay soomali lkn waan ku soo koray eritrea gaar ahaan massawa
    masjidka waan arkay wuu burburay wax dayac tiray na malaha
    eritrea waa meel fiican oo lagu noolani kara lkn shaqa la aan sidoo kale waa meel aad u kulul gaar ahaan massawa ❤️❤️eritrea 🇪🇷

  • @awshan571
    @awshan571 3 ปีที่แล้ว +22

    Eritrea 🇪🇷 wadankaas waan jecelahay si niyad ahaan ah🥰❤️😍💯✅✅✅✅🙏

  • @wadghindaeritrea8794
    @wadghindaeritrea8794 3 ปีที่แล้ว +8

    نسبة المسلمين في ارتريا 75% الحمدلله على نعمة الاسلام 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

    • @DahlaKabir-ERITREA-coast
      @DahlaKabir-ERITREA-coast 3 ปีที่แล้ว +3

      اكتر واكتر بس الحكومة النصرانية صارت تسييس كل شيء وتكفي الحقايق

  • @mahamaddaahir6580
    @mahamaddaahir6580 3 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah walaalka runta ah
    Waxaa kaabartay tariikh badan
    Waxa kugu xiranahy 5sano
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌳🌳🌳🌳💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @osama6333
    @osama6333 3 ปีที่แล้ว +17

    Cumar fadlan dhalan yarada wax barnamij ah ka ma heeno maal mahaan fadlan ogaaw dhalan yaro❣️

  • @najlaxaji6211
    @najlaxaji6211 3 ปีที่แล้ว +3

    Wax weyn Aya iguso kordhay kdb markan muuqaalkan fiirsaday shukran wllken Omar inshar

  • @qadaasbinabdalla739
    @qadaasbinabdalla739 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad cashir cusub ban ka bartay.
    Hore uma ogeen Eritrea in dad muslim intaas dhan ku nolyihiin.

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 3 ปีที่แล้ว +2

    wll mahadsanid cumar inshaar macluumad kale nooga soo diyaari inta igu raacsan one love

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +32

    Saxaabada meesha Eritrea ugu qiimaha badan
    Dhiig ayaa I kacey markaan maqley saxaabada dhistay masjidkaas 😱😭😭😥

    • @cabdicaziizismaciil7750
      @cabdicaziizismaciil7750 3 ปีที่แล้ว +1

      SID0 KLE PR0

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 3 ปีที่แล้ว

      Hadaa sidaas ugahay labo jeer ethopia ma dageen inkastoo meeshaad dageysid iyo meeshaad ku dhimaneysid uu Allah qoray Insha Allah haduu Allah i siiyo cimri ama aan noolahay Insha Allah Ertaria iyo Suudaan qatar sedexdaas wadan iyo Suadi Arabian waxaan jecelahay in aan kusoo xajiyo iyo cimro Insha Allah Allah noo wada kaso riyadeena dhamaandeenabo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdicaziizismaciil7750 muslimiintu miyaysan kasoo degin zaylac

  • @N_Y_2030
    @N_Y_2030 3 ปีที่แล้ว +11

    تصحيح ، اريتريا دولة عربية اسلامية قيح فيها عدد من القبائل العربية الأصيلة ونسبة المسلمين في إريتريًا ٩٠٪؜ ::

  • @abdallahmhassan2101
    @abdallahmhassan2101 3 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا على ما تقدمة لامتك، انت فعلا قدوة للشباب المسلم

  • @fahiimofaarax5897
    @fahiimofaarax5897 3 ปีที่แล้ว +9

    Guul iyo gobonimo wall channel wanagsan allah yascidak💯💯🙏🙏👍👍👍

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @fahiimofaarax5897
      @fahiimofaarax5897 3 ปีที่แล้ว

      سأجيبك

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      @@fahiimofaarax5897 جزاك الله خير أختي

  • @wadghindaeritrea8794
    @wadghindaeritrea8794 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxad sanaad aniga Eritrea Eritrea somalia Walaalo 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @kaderarab404
    @kaderarab404 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah waad ku mahadsantahay wllky sida quruxda badn ee aad nool wadgtay

  • @officialrizak3026
    @officialrizak3026 3 ปีที่แล้ว +60

    OGANSHO
    IDAACADA BULO XUBEEY
    DADWEYNAHA
    OGAALKA DUNIDA
    channel yadhan hadad kuxiranthy like saar👍

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +1

      Idaacada ka reeb inta kle haa

    • @amoabdalleh8369
      @amoabdalleh8369 3 ปีที่แล้ว

      Sac

  • @rihanarage4661
    @rihanarage4661 3 ปีที่แล้ว +5

    I am Eritrean and i love somaliyan p.

  • @mahdiwadajir934
    @mahdiwadajir934 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid

  • @wadad1697
    @wadad1697 3 ปีที่แล้ว +5

    نحبكم ي الصومال 🇸🇴 اخوكم ارتري

  • @amannasir925
    @amannasir925 3 ปีที่แล้ว +17

    Masha'Allah bro
    Eritrean Muslim 75% keep it up 💞💞💞 we love Somalia 💞💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 i love Somalia and Turkey .
    I would like to marry a Somalia woman.
    💖💖💖💖💖💖💖💖💯💯💯💯

    • @user-vq1bm1hr5v
      @user-vq1bm1hr5v 3 ปีที่แล้ว

      No Eritrea muslim 41% go to google

    • @amannasir925
      @amannasir925 3 ปีที่แล้ว +1

      @@user-vq1bm1hr5v
      kkkk🤣🤣 you come from Ethiopia, so you can't Eritrea ok, go way crazy

    • @amannasir925
      @amannasir925 3 ปีที่แล้ว +3

      @@user-vq1bm1hr5v
      Eritrea and Somalia we are siblings🧕🧕🧕🧕🙎‍♂️🙎‍♂️🙎‍♂️💞💞🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴, we are Muslim Alhamdulillah🕋🕋🕋🕌🕌💞💞🇪🇷🇸🇴🇸🇴

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 ปีที่แล้ว +37

    waxaan ahay somali ku faana dalkiisa🇸🇴

    • @axmedcade5195
      @axmedcade5195 3 ปีที่แล้ว +1

      Laandheere 👍💪🇸🇴

  • @user-xm7pm5ik6w
    @user-xm7pm5ik6w 3 ปีที่แล้ว +4

    Eritrea waa dalka ugu badan oo heesaha soomalida daawada waa yaap mida kale sms kasta waxay muujiyaan jacayl maan ogayn maclumadkan mahad sanid🤝🏼❤✌

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +1

      Dabcan dadka islamka ah ayaa aad inoo jecel iyo gabi ahan dadkeeda waana dad wanaagsan

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustaad Omar inshar ilahay cimriga hakuu dheereeyo

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c 3 ปีที่แล้ว +10

    Esias Afworki
    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
    Libaaxa Geska
    Ninka Maleeshiyadka Xabashida ay loolin kari waayeen

  • @cabdihakinahmed4512
    @cabdihakinahmed4512 3 ปีที่แล้ว +104

    Intii ogaansho taageersan LIKE SAAR OGAANSHO GUUL🤩

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @midnightsuli8290
    @midnightsuli8290 3 ปีที่แล้ว +5

    ان لاعرف الغة الصومالية لكن النغمة تشبه الغة كوشي في أريتري 😘

  • @user-lr5bq2kf3i
    @user-lr5bq2kf3i 3 ปีที่แล้ว +5

    مشكورين 🇪🇷🇸🇴

  • @cabdiraxmaanaxmed9562
    @cabdiraxmaanaxmed9562 3 ปีที่แล้ว +9

    Manshallah Walaal Waa Taariikh Muhiim Ah

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @mustafaaxayaat4271
    @mustafaaxayaat4271 3 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خيرا يا اخي عمر

  • @never_lost560
    @never_lost560 3 ปีที่แล้ว +29

    صلو على نبى صلي الله عليه وسلم 🖤

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @user-oh1rc8nq2l
      @user-oh1rc8nq2l 3 ปีที่แล้ว +1

      اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @alihassan469
    @alihassan469 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank u bro macluumaad aan ogayn ayaan ogaaday oo aad nasoo gaadhsiisay jazakallah kheyr

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 3 ปีที่แล้ว +1

    Macluumaad aanan horey u ogayn ayaan ku ogaaanay muuqaalkan, mahadsanid Ustaad Omar....

  • @cumarsaeed8431
    @cumarsaeed8431 3 ปีที่แล้ว +3

    3bilood iyo 8 maalin oo aan xabsi kujiray, muuqaalkan ayaa ah kii ugu horreeyay ee an daawaday iyo like tii ugu horreysay. 98 maalmood oo xabsi qaatay.

  • @rushdachannel7400
    @rushdachannel7400 3 ปีที่แล้ว +12

    Eritrea waa dalkii aan bartay aniga oo aan aqoon dalal badan oo daris inala ah! Waan jeclahay waa dal inooga duwan dalalka dariska inala ah nabad ahaada waxaan ka maqlay magaceeda macalinkaygii schoolka ee luqadda carabiga Allaha u naxariisto e

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare7277 3 ปีที่แล้ว +46

    Waa kuujeda ina comentigeya akhrineysid plz likta ha iladhafin

    • @noisrael3019
      @noisrael3019 3 ปีที่แล้ว +2

      Maxay kuu tare

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@noisrael3019Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @bastakingbasta5494
      @bastakingbasta5494 3 ปีที่แล้ว +1

      Caawa ku cashee like ta aan kuusaaray pro

    • @bastakingbasta5494
      @bastakingbasta5494 3 ปีที่แล้ว

      @@noisrael3019 waa maxey magacaan sxb no israel manan fahmin

    • @marwaanyare7277
      @marwaanyare7277 3 ปีที่แล้ว

      @@bastakingbasta5494 🤣🤣 ok

  • @arafatmed-ok4wf
    @arafatmed-ok4wf 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going walal from 🇩🇯

  • @hanaansho8164
    @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว +32

    Keep going my freind

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว +3

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

    • @ibrahimmaxamed2072
      @ibrahimmaxamed2072 3 ปีที่แล้ว

      Keep going

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay jannadiisa haku geeyo adiga iyo innagaba runtii waxa tahay mucalim ilaahay usoo diray soomalida oo dhan jazakallahu khayr insha allah

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare7277 3 ปีที่แล้ว +7

    Thanks ustad omar inshar Wadankas runti xog badan kama heynin kaliyo waxan ogay inuu yahay wadan xirxiran oo arimahiisa la ogan karin lkn hadaa waxbadan ka ogaday

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +4

    اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALAAH TABARAKA KALAAH WAXbadan kafaidaya mr cumar,inshaar

  • @ahmedmohamedyusuf7297
    @ahmedmohamedyusuf7297 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay wll alle hakaa abaal mariyo warbixinahaa ogaalka aduunka aad nooga so gudbinayso anagoo guryahayaga joogna

  • @mohamedabdinasir5287
    @mohamedabdinasir5287 3 ปีที่แล้ว +2

    Wxaan xasuusta hada kahor anago ciyaal school ah anta isqabanay in mid igu yiri ciidaan tayda waaye anta ciida cantoobshay, kedib hal mar ayaa asagi lagu jeestay xata kuwii aan is heynay. Soomalidu waa qoomiyada 10aad ee wadankaas ku dhaqan. 🇪🇷❤️

  • @hamzeapdishakur9528
    @hamzeapdishakur9528 2 ปีที่แล้ว +2

    Thenkyou

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 3 ปีที่แล้ว +1

    شكراً استاد اِنشار

  • @jannahgale2160
    @jannahgale2160 3 ปีที่แล้ว +1

    Cumer inshar zxb marka ma waxad leedahay Djibouti 🇩🇯somali maha inago og jasiiradaha ay xooga nooga haysato Eritrea 🇪🇷marka ad leedahay somalida iyo Eritrea cadaawad ma kala dhaxayso zxb wax hubso inta aanad so dhigin meesha, salaama

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Inshaar.

  • @abdinasirsuxufi4821
    @abdinasirsuxufi4821 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanthy omar inshar ani waxba kama aqoon altariya lkn aqoonban uleeyahay manta wllo allah haku sharfo

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 3 ปีที่แล้ว +7

    Runti dadka Erriteria wa dad aad ufican oo dhaqan wanaagsan si fududna lugula saaxiibi karo inta aan ka arkay in badan oo iyaga kamid ah saaxib ayaan la ahay.
    Dad aad ugu eg soomaalida dhanka sheekada iyo kaftanka.

  • @cabdiraxmaanjibriilofficia5917
    @cabdiraxmaanjibriilofficia5917 3 ปีที่แล้ว +1

    OMAR INSHAAR HOREY USOCO WLL QLI ❤💯👑🔝💪👈

  • @dacadhassanmohamed3533
    @dacadhassanmohamed3533 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah wad ku mahad san tahay hadalada xigmada xambarsan ee aad na soo garsiso xaqiqna ah wax dhaba oo jira 🇸🇴🇹🇷🇪🇷🇸🇴🇹🇷🇪🇷🇸🇴🇹🇷🇪🇷🇸🇴🇹🇷🇪🇷🇸🇴🇹🇷🇪🇷🇸🇴🇹🇷🇪🇷

  • @khalidnaynka1423
    @khalidnaynka1423 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah hore usoco

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed4397 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad waliba wax badan oo aanan ka aqoon ayaad igu soo kordhisay kaliya Eretaria waxaan ka aqaanay inay caasimadeeda ay Asmara tahay Asias afawerkina uu hogaamiyo itoobiyana ay dagaal wada galeen mahadsanid CUMAR inshaar.

  • @donciise4345
    @donciise4345 3 ปีที่แล้ว +1

    O.inshaar Fantastic

  • @kadiye7589
    @kadiye7589 3 ปีที่แล้ว +6

    Thanks pro omer

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 ปีที่แล้ว +1

    Qurux badanaa masaajidku Masha'a allaah

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid wll codsigeygi bad iitexgelise

  • @mahdiali5566
    @mahdiali5566 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan kunoolaa 2008 waa wadan somalida laga jecel yahay
    Waxaan kunool 8 qoomiyadood 7 kamid ah waa muslimiin
    Magaalada casab ayaan maqrib kutukanayey masjid saladii markaa dhamaystay ayaan labada dhinac eegay jamaacadii masjid dadka dhan waxay xidhnaayeen tuute show dadkuba saqiir iyo kabiir waa wada askar Ka tukaan iibinaya maqaaxiyaha

  • @Alqaanuuni798
    @Alqaanuuni798 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib maashaa allaah
    Alle haku nabad gasho.

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid cumar inshaar

  • @zubeirahmed1798
    @zubeirahmed1798 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb wax badan baan ka ogaaday

  • @freemanfilms6075
    @freemanfilms6075 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc , this is a great info. Please do more videos like this. THank u

  • @susuhassan774
    @susuhassan774 3 ปีที่แล้ว +5

    Cumar inshaaar

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 ปีที่แล้ว +5

    Omar inshaar❤❤💯

  • @m.deekowchanel9033
    @m.deekowchanel9033 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid macluumad badan baan ka faa.idney

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +10

    Keep going brother

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @ayaancabdullaahi9655
    @ayaancabdullaahi9655 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a allaha walal cumar hore usoco❤

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar inshaar

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 3 ปีที่แล้ว +2

    Ogaansho masuul wa ku taageraa waligayna waa ku aaminsanaa lkn hal sano like iima saarin maanta ii kala kici love ii saar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Ogaansho

  • @farxaanaxmed3615
    @farxaanaxmed3615 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp cumar waxa rabnaa inaad kaso hadasho dadka guulaha gaaray isbuucii halmar❤❤❤🙋‍♂️🙋‍♂️🙏

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 3 ปีที่แล้ว +1

    good preparation thanks bro.

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cumar kanaalkaagu waa kan kaliya ee aan wax kafaaido ilaahay hakaa jasaa siiyo ustaad

  • @aadanshiimoy2435
    @aadanshiimoy2435 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 3 ปีที่แล้ว +1

    waagaynu nafta lahayn wadamo kle ayan fara galin jirnay halka manta inaga faro inala tagen ilahow siyaad bare io kale nasii amin

  • @ismailtire19
    @ismailtire19 3 ปีที่แล้ว +46

    Weligey 10 like ma gaarin🤣

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc Wll waxan kaa codsanayaa inaad igu caawisid subscribe intaas yari waxey ii tahay farxad weyn ilaahey hakaa farxiyo🤲🏽🤎

  • @baralinissaamin8233
    @baralinissaamin8233 3 ปีที่แล้ว

    WALAAL CUMAR THANKYOU SIDA AAD NOOGU SHARAXDAY ERETEREYA MUDO BADAN AYAAN RADINAAYEY WALAAL NOOGA SOO HADAL SOODAAN IYO MUSHUNGUU GUMUS QOLADA AY AMXAARADA IS HAYAAN BERYAHAN XUDUUDA SODAAN IYO ITOOBIYA

  • @hugdheh
    @hugdheh 3 ปีที่แล้ว +3

    صلو علي النبي صلي الله عليه وسلم

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a macluumaad badan oo ku saabsan dalkan waan u baahna alx nasiib wanag
    Hada wll cumarow macluumad ku saabsan dalkan waan kaa faa'iidey Mahadsanid

  • @qaliilanbulshawi4431
    @qaliilanbulshawi4431 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ka xumahay in aan la soo daahay war celintayda balsw omar inshar mar kaste waxaan jeclaan lahaa in aad inoo soo gudbiso taariilhdii Dowladii cismaaniuiintii adiga oo inoogu yeelaayo qeybo mhdsnd

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ mahadsanid walaal

  • @wadad1697
    @wadad1697 3 ปีที่แล้ว +1

    تحياتي من اخوك ارتري