Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2023
  • Waxaan booqday Daalka Czech Republic waa dal aan bad lahayn oo ku yaal Bartamaha Yurub, waxaan la kulmaa somalida ku nool Daalka Czech.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

ความคิดเห็น • 177

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  8 หลายเดือนก่อน +32

    Fadlan 5kun Like iyo Share
    Instagram: instagram.com/geedisahan/

    • @zuldaanlaki9438
      @zuldaanlaki9438 8 หลายเดือนก่อน

      zxb wan ku xisay Big pro Hamburg gorme imane

    • @zuldaanlaki9438
      @zuldaanlaki9438 8 หลายเดือนก่อน

      keep going pro

    • @yusufabdi-198
      @yusufabdi-198 8 หลายเดือนก่อน

      sxb sidee ku tagi karaa czech republic

    • @Drs_juweriya
      @Drs_juweriya 8 หลายเดือนก่อน

      Baasaboorka Soomaaliga ma ii ogol yahay inaan dalxiis iyo waxbarasho u tago? Well. Jawaab😊

    • @wasacshafi5425
      @wasacshafi5425 8 หลายเดือนก่อน

      Sxp side lagu imaan karaaa czecha

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 8 หลายเดือนก่อน +22

    Liibaan Wareysiga Oo Bixiye Waa Mid Dad Badan Wax Ka Faa'iid Karaan, Su'aalaha Si Degan Uu Aga Wada Jawaabay Masha-allah .

    • @CABDIJIBAAR811
      @CABDIJIBAAR811 6 หลายเดือนก่อน

      Liiban ma igu xiri kartaa

    • @xogtabeeraha20
      @xogtabeeraha20 หลายเดือนก่อน

      Waar ninyahow inadr ninka igu xidh

    • @abdirashirgoley3271
      @abdirashirgoley3271 4 วันที่ผ่านมา

      Telkisa soo dir

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 8 หลายเดือนก่อน +41

    Allah is one❤😢☝

    • @marwanyare6082
      @marwanyare6082 8 หลายเดือนก่อน

      Waa ..sax wlhhi... ...

    • @5tarfilm
      @5tarfilm 8 หลายเดือนก่อน +1

      Yes Allah only one

    • @meaktooni
      @meaktooni 8 หลายเดือนก่อน

      Salahu calyhi waselam

    • @ibrahimdiyeeshe
      @ibrahimdiyeeshe 7 หลายเดือนก่อน

      Allah is two

    • @5tarfilm
      @5tarfilm 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@ibrahimdiyeeshe Subxaana Allaah
      Wll miyaadan Muslim ahyn

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 8 หลายเดือนก่อน +7

    Magaladaan waxa aan dagana sanadku markuu ahaa 2003 waa wadan dadka ku nool ay yihiin xadaariyiin and I never forget .

    • @nasramahdi7225
      @nasramahdi7225 8 หลายเดือนก่อน

      Wll hada maad ku nooshahy

    • @SeynabAli-yx5vh
      @SeynabAli-yx5vh 8 หลายเดือนก่อน

      Wadanka ana raba xog cadiya oo fahfahsan yaa iga siiya tolw

    • @nadira304
      @nadira304 5 หลายเดือนก่อน

      @@SeynabAli-yx5vhma heshay xog walaal

  • @user-kg5pl4pz6g
    @user-kg5pl4pz6g 8 หลายเดือนก่อน +4

    M.a wll geedi sahan dadka ayagoo guryahooda jooga ayaa waxaa gaysaa caalamka waana kugu hampalyeenaa hawshaada 1 million iyo kabadan waaa uqalantaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 8 หลายเดือนก่อน +4

    Asc geedi wax fiican ayaad la shir timiday maansha Allah

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah waraysi faaiido lehh mahadsanid

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 8 หลายเดือนก่อน

    Masuul sare keep going illah haku xafido guuuleyso sxb qali

  • @aymanabdi9534
    @aymanabdi9534 8 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijadan soo badi oo information dalalk kle good job geddi

  • @user-uu5wr5yx8f
    @user-uu5wr5yx8f 2 หลายเดือนก่อน

    M.a.geedi sahan waa fiican hore u soco

  • @user-br8go2dk5i
    @user-br8go2dk5i 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah keep going pro

  • @user-fj8vj5fp2k
    @user-fj8vj5fp2k หลายเดือนก่อน

    Madha allaah aad iyo aad mashaa allaah noolada

  • @ismaaciiltool7216
    @ismaaciiltool7216 8 หลายเดือนก่อน +3

    Geesi sahan wax badan ayaan kaa faaiiday runtii guuleyso aad baan ula socdaa barnaamijyadaada.

  • @kurana289
    @kurana289 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalah wll geedi sahan ❤👑🙏

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soo laabasho wanagsan geedi sahan

  • @abdinurshire2082
    @abdinurshire2082 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going you are a legend

  • @cabdicasiismahamuud8426
    @cabdicasiismahamuud8426 8 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going brother ❤

  • @ducowaalid7775
    @ducowaalid7775 8 หลายเดือนก่อน +3

    Geedi Sahan the best TH-cam hore usoco sxb

  • @mahamedsiciid1548
    @mahamedsiciid1548 8 หลายเดือนก่อน +3

    ❤ nice geddi sahan sxb wadanka ireland ka soo duub

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 8 หลายเดือนก่อน

      Mar hore ayu tagay ee ka raadi TH-cam kisa hadii ad rabto

  • @abdullahishuute708
    @abdullahishuute708 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maamada wiilka la raadsha geedi Jazaakumullah

  • @Khayre369
    @Khayre369 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤

  • @user-yg5ru7rc6t
    @user-yg5ru7rc6t 21 วันที่ผ่านมา

    Masha allah wll waraysi fiican.waan kuu bogay.talabaad waa suualo wax tar noole mahadsanid

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 8 หลายเดือนก่อน

    Amsha allah agood program

  • @RaahoBiriye
    @RaahoBiriye 7 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @abdiqanibuuleofficial6099
    @abdiqanibuuleofficial6099 8 หลายเดือนก่อน

    Guleyso bro 🥰🙏

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali 8 หลายเดือนก่อน +2

    Legen geeedi Sahan. Youtuble somalida ku fa iiiiday .

  • @ISLAM36363
    @ISLAM36363 8 หลายเดือนก่อน

    Legend❤❤❤

  • @user-dx3cs7oj6r
    @user-dx3cs7oj6r 7 หลายเดือนก่อน

    Waan ku salamaynaa aniga iyo muse sonoqod wacan Kenya gaar ahaan nairobi jumpstreet

  • @liibaanyare7956
    @liibaanyare7956 8 หลายเดือนก่อน

    Sami liibaan wanku salaamay

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 8 หลายเดือนก่อน +4

    Who is miss these videos like me 😊

  • @mohamoudali6686
    @mohamoudali6686 8 หลายเดือนก่อน +3

    Somalida meel waliba
    Masha Allah

    • @meaktooni
      @meaktooni 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @user-wz2tl9vn8f
    @user-wz2tl9vn8f 8 หลายเดือนก่อน +6

    Salamu clykum waxan ahhy maamo soomaliyyed oo xamar kla soo hadlayso waxa ahy beer wax dhlly wiil aa iga maqan waxa igu war sanbysy asigoo joogo Cech rebublic waxa rbaa in aad wax ii qabato hooyo wa dreemi karta beer wax dhly aan ahy
    Waxa ka codsn lha in aad ii gudbiso gudiga meesha ka talio waxana ka codna inaa Liiban ina igu xirto

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahoow usoo caymi maamada wiilkeeda

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 หลายเดือนก่อน

    Salaam brothers and sisters

  • @sweetkokii
    @sweetkokii 8 หลายเดือนก่อน

    Somali reer guura !!!! Ilhay wadakna ha no hagaajiyo

  • @xamseaadam1954
    @xamseaadam1954 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahyow isakhir 😢 arimahygana ufudude

  • @bobena84
    @bobena84 8 หลายเดือนก่อน

    Nice video

  • @abdirizakawil9058
    @abdirizakawil9058 8 หลายเดือนก่อน +2

    Yurub in aan tago waxaa iga xiga duco iyo Allha uu yiraahda way idman thy ilahaw ii sahal noloshayda aan hormariyee kamana faa idaysan doono in sida dadka inta ay lacagta ka soo sameeyaan gabdhaha soomaalia jooga sida aan arkay ugalaya 😮

  • @RaahoBiriye
    @RaahoBiriye 7 หลายเดือนก่อน

    Cool

  • @seed3966
    @seed3966 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc 😮😮😮 waa magac igu cusub soomasli waxaa ku dhacay tafaquu wakhtalafuuu Rabboow noo sahal😮😮😮

  • @mohameddubow1839
    @mohameddubow1839 7 หลายเดือนก่อน

    Saxib visit Sarajevo, Bosnia please

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 8 หลายเดือนก่อน +2

    best somalia TH-camr

  • @yussufibrahim5746
    @yussufibrahim5746 8 หลายเดือนก่อน

    Mr geedi sahan maalmahan wad naga gaabisey yakheey inoso badi sxb mcne

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 8 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome back
    Please at least 2 Video in the Week

  • @modh1695
    @modh1695 8 หลายเดือนก่อน +5

    2018 baan tagay meel aan aad uga helay bay ahayd saacadsna waan tagay.
    Waxaan treena kaso raacy slovakia magalo yiraah nitra o britislava 2saac camal u jirta xasus wayn sxb

    • @musemo01
      @musemo01 8 หลายเดือนก่อน

      Takova krasna cesta z Nitry do Prahy :)

    • @AsdAsd-up9di
      @AsdAsd-up9di 8 หลายเดือนก่อน

      Xagee umartay wllo

    • @xuseenmuumin5347
      @xuseenmuumin5347 8 หลายเดือนก่อน

      Sxboow sideee ku imaankaraaa wax ii sheeg bro

  • @user-jp2pn6qw3l
    @user-jp2pn6qw3l 4 หลายเดือนก่อน

    Allah is one ❤❤❤

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 7 หลายเดือนก่อน

    Here Norway very Expensive, I have to transfere to there

  • @kadrakadra903
    @kadrakadra903 8 หลายเดือนก่อน

    Qof kale soo wareeso pro qaabka lagu soo gali karo

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 8 หลายเดือนก่อน

    GEEDDI SAHAN WAA FARIID YAR RUNTII WAXGARAD SOOMAALIYEED

  • @abdihoussein2728
    @abdihoussein2728 8 หลายเดือนก่อน

    Geedisahan England Uk Vlog kasame wll , yurub takale africa waxba madaman

  • @hayeyaa3498
    @hayeyaa3498 8 หลายเดือนก่อน

    Ismaann lahayn dad Somalia baa joogah Czech

  • @user-qy4yh9cc4q
    @user-qy4yh9cc4q 8 หลายเดือนก่อน

    Qof tariikhda wadanka yaqaan soo wareyso

  • @saaciddaud4051
    @saaciddaud4051 8 หลายเดือนก่อน

    Geedi Sahan kalay Madrid imaw bro🤛

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 8 หลายเดือนก่อน

    Geedi. Sahan jeclahay barnaamij.yadaada hornudoco

  • @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
    @ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 8 หลายเดือนก่อน

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan waxna wuu sheegaya Waxna wuu #Qarinayaa😂😂

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤ 😊😊😊😊😊

  • @abdullahishuute708
    @abdullahishuute708 7 หลายเดือนก่อน

    Asc Geedi Maxamad’wiilka ka nawab yahay dadkaan la xariir si warlooga Hele wiilka ka nawab Jazaakumullah

  • @MoustaphaAkal
    @MoustaphaAkal 8 หลายเดือนก่อน

    salan sare guedi sahan from djibouti

  • @Sarta100
    @Sarta100 หลายเดือนก่อน

    Geediyow waxaa xooga saartaa hadaa dal tagto xaga waxbarashsda bilaash iyo lacagba iyo dadka ka xoogsada daqliga soo gelas iyo qaabilaada qaxootig ama magsn gslyo doonka waxaan filaa yurubtatii bari marka mareyso waaa la yaqaan yurubta galbeed walow hads ma jirto bari iyo galbeed. Sharciga iyo ganacsiga.

  • @Dhool2016
    @Dhool2016 8 หลายเดือนก่อน

    Geedisahan Germany kaalay wll ❤❤❤

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 8 หลายเดือนก่อน

    soomaaali miyaay joogan, caadi ma ahaa

  • @user-tw4nh3ds8e
    @user-tw4nh3ds8e หลายเดือนก่อน

    Liibaan TH-camr sameso bro wad u qalanta

  • @passport_light
    @passport_light 8 หลายเดือนก่อน

    Asxabta geedi sahan kunka halay gaarsiyo

  • @maxamedIsmail-tx5zv
    @maxamedIsmail-tx5zv 8 หลายเดือนก่อน

    Vis miy haysa zxp Geedi sahan

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 8 หลายเดือนก่อน

    Spain aaad sxb

  • @wlltaamirpoi8963
    @wlltaamirpoi8963 8 หลายเดือนก่อน

    wll finland no soo sameey ❤

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 8 หลายเดือนก่อน

    Hdan mel dhexe so maraya tahribe ah wadanka mala iska dhibi kra o qaxoti ma qabilaya wadanka

  • @AbdullTashaad
    @AbdullTashaad หลายเดือนก่อน

    Geedi Waxman ubaahnaay Libyan ciwaankiisa mahli karaa

  • @zamzamnasirismail3097
    @zamzamnasirismail3097 8 หลายเดือนก่อน

    Beralus soo duubo

  • @mouhyadinabdifatah1695
    @mouhyadinabdifatah1695 8 หลายเดือนก่อน

    Sxb qof sfcn uyaqana soo warayso qaxotiga ma qabisha

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mungo Moja,, Asante yaa Geedi Sahan

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 8 หลายเดือนก่อน +3

    Geedi good vlogs also start gym bro👍

    • @TayasiirAxmad-cj3rn
      @TayasiirAxmad-cj3rn 5 หลายเดือนก่อน

      🎉❤❤🎉❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 8 หลายเดือนก่อน +1

    Geedisahan soosheeg nolosha wadanka luxenprug

    • @CharanKhan-ub9qq
      @CharanKhan-ub9qq 8 หลายเดือนก่อน

      Waa wadanka Europe ugu qanisan lkn sharciga ayay kuliitaan

    • @abdalepeshd1243
      @abdalepeshd1243 7 หลายเดือนก่อน

      Wuu kasoo hadlay channelka la baar

  • @SomaliAbdi18
    @SomaliAbdi18 8 หลายเดือนก่อน +1

    Daqliga bishiii miyaaa, meeqaa lagu tagi karaaa, qaxooti ma qaabilaan sida wadama qaar

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @faysalmhassan1008
    @faysalmhassan1008 6 หลายเดือนก่อน

    Magacaan hada bostolad ay ku qorned an cadi ahyn ka aqriyay kadiba inta galshy caadi maha

  • @DakaneKassim
    @DakaneKassim 8 หลายเดือนก่อน

    Bro kenya ayan jooga sede ayan kukara wadankas

    • @honestyfirst2165
      @honestyfirst2165 8 หลายเดือนก่อน

      Dekane...kenya is good and warm.please dont go

  • @mohamedaamin930
    @mohamedaamin930 8 หลายเดือนก่อน +1

    Geedi-sahan pro wadanka jaarka ee Slovakia 🇸🇰 Documentary kaso samee in Soomali joogan. Jaamacad u xareystey bisha 11aad imanayaa🎉

    • @abdirizakawil9058
      @abdirizakawil9058 8 หลายเดือนก่อน

      Zxp qaabka aad u xaraysatay isheeg

    • @AsdAsd-up9di
      @AsdAsd-up9di 8 หลายเดือนก่อน

      Wllo sidee ku dhaneysatay fah faahin iga sii iyo shuruudana

    • @xuseenmuumin5347
      @xuseenmuumin5347 8 หลายเดือนก่อน

      Inoo faaiidey bro adiga oo mahadsan sxb

    • @abdirizakawil9058
      @abdirizakawil9058 8 หลายเดือนก่อน

      Whats app number noo kala qora inta waxbarashada dal kaas rabta

    • @Jaallle
      @Jaallle 7 หลายเดือนก่อน

      Zxp xog ma iga siin kartaa Slovakia passport somali miya ku xareysaty

  • @Maxamedkiiko573
    @Maxamedkiiko573 8 หลายเดือนก่อน

    M.sh

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 8 หลายเดือนก่อน

    Waa meel qurux badan waxaa ku noolaa 1994

    • @MohametAbdi-np2mg
      @MohametAbdi-np2mg 8 หลายเดือนก่อน

      Subxanallah wll beenta mxa kugu wata😂

  • @nasramahdi7225
    @nasramahdi7225 7 หลายเดือนก่อน

    Ma jiraa qof soomaali ah oo jooga czech republic plz ila soo xidhiidh

    • @noof5163
      @noof5163 6 หลายเดือนก่อน

      Aniga xitaa waan. Rabay walaal xagee ka helnaa

  • @Juweraqali-gs2qj
    @Juweraqali-gs2qj 8 หลายเดือนก่อน

    Wll maxay burco u iman wayday

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 8 หลายเดือนก่อน +1

    Markaa familkaada wax u dalabtid Meeqa bil uu qaadanaa

  • @yuusufabdi5616
    @yuusufabdi5616 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaa yugreenka ah maha inaad ku tidhaahdo Waxaan ku hadlaa afka raashiya waa khalad wayn Wali Khadiir maad noqon mahadsanid

    • @Hudamedia8
      @Hudamedia8 3 หลายเดือนก่อน

      Wll ukraineyinta af ruush ayey ku hadlaaan asalkoda wa russian marhdow ayey ka go'en

  • @SeynabAli-yx5vh
    @SeynabAli-yx5vh 8 หลายเดือนก่อน +1

    Faraha greece ka malayga cafinaya

  • @FareRk
    @FareRk 7 หลายเดือนก่อน

    Portugal kasoo waram geedi sahan

  • @Drs_juweriya
    @Drs_juweriya 8 หลายเดือนก่อน

    Baasaboorka Soomaaliga ma ii ogol yahay inaan dalxiis iyo waxbarasho u tago? Well. Jawaab😊

    • @troller_Dirty_Minded
      @troller_Dirty_Minded 8 หลายเดือนก่อน

      😅tahriib dheh

    • @Drs_juweriya
      @Drs_juweriya 8 หลายเดือนก่อน

      @@troller_Dirty_Minded I knew is

  • @somalia5019
    @somalia5019 หลายเดือนก่อน

    7:01 7:04 7:05

  • @abuuki
    @abuuki 8 หลายเดือนก่อน

    m.a

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 2 หลายเดือนก่อน

    Hal qof oo cadaan ah baan sxpo nahay wadankaaa welipa caasimada parag wxuu idhahay visa invitation bn kusoo dirayaa wn ka baqay beri horE 😂😂😂

  • @niiko830
    @niiko830 8 หลายเดือนก่อน

    Been badana gaajo waye kaso careeer mesha 😮600 dollar laga shaqeya

  • @muzzeriin3975
    @muzzeriin3975 8 หลายเดือนก่อน +1

    Passport somali ma lagu iman karaa dhinaca waxbarashada wll

    • @hasanhersi7914
      @hasanhersi7914 8 หลายเดือนก่อน

      Haa waa lagu tegi karaa somali passport.

    • @IkranAbdikani
      @IkranAbdikani 7 หลายเดือนก่อน

      @@hasanhersi7914seee wll xge ka xrystan

    • @CABDIJIBAAR811
      @CABDIJIBAAR811 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@hasanhersi7914ma iga caawin karta 😊

    • @noof5163
      @noof5163 6 หลายเดือนก่อน

      @@hasanhersi7914. Adiga miyaa ku nool wadankee

  • @eeyeeydhale
    @eeyeeydhale 6 หลายเดือนก่อน

    WADANKAAN SIR WEYN BAA KU DUUGAN OO ANFAC LEH SIDA AAN YARKAAN HADALKIISA KA DAREEMAAYO

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein 8 หลายเดือนก่อน +1

    Czech 🇨🇿 😊

  • @kgfchannel8041
    @kgfchannel8041 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo Geedi sahay video kaso samee saa lagu tago Salian Czech Republic

  • @subeydaabdi1013
    @subeydaabdi1013 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo netherland kasoo sameey

    • @BP-si2ww
      @BP-si2ww 8 หลายเดือนก่อน

      Niederlande anakuhayo wrkeda

    • @AsdAsd-up9di
      @AsdAsd-up9di 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@BP-si2ww Haye wllo iga sheekee

    • @BP-si2ww
      @BP-si2ww 8 หลายเดือนก่อน

      @@AsdAsd-up9di luuq in keen

    • @honestyfirst2165
      @honestyfirst2165 8 หลายเดือนก่อน

      Walal? Switzerland baa fiixa. War kakeen.

    • @BP-si2ww
      @BP-si2ww 8 หลายเดือนก่อน

      @@honestyfirst2165 mxaad krabtaa luuqa imAw

  • @user-yr5el8dv2k
    @user-yr5el8dv2k 7 หลายเดือนก่อน

    Zxb phlipine tag

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qof ma igu hagaajib karta wafanka wan Ku cusbahay somali ah

    • @saxanefilms1
      @saxanefilms1 8 หลายเดือนก่อน

      Sidee ku tagtay wllo

    • @AsdAsd-up9di
      @AsdAsd-up9di 8 หลายเดือนก่อน

      Wllo sidee ku tag tay bleas iisheeg

    • @amranantar7
      @amranantar7 7 หลายเดือนก่อน

      Abyo side ku tagtay

    • @CABDIJIBAAR811
      @CABDIJIBAAR811 6 หลายเดือนก่อน

      Luuqa iga so qapo 😂

    • @noof5163
      @noof5163 6 หลายเดือนก่อน

      Asc. Abaayo xagee kala soo xariiraa. Ina kula soo xariira. Rabaa

  • @Maatipibrahim
    @Maatipibrahim 8 หลายเดือนก่อน

    Taliye geesi sahan pro wareysi kale kasoosamee basabor somalia 🇸🇴 malagu imankaraa

  • @abdullahibashir678
    @abdullahibashir678 8 หลายเดือนก่อน

    Xaga lacagaha waa 400 dollar ilaa 600
    Runta sheeg bro 👊👊👊

    • @nasramahdi7225
      @nasramahdi7225 8 หลายเดือนก่อน

      Maad ku nooshahy wll