ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Muritaaniya ! soomaali luntay miyaa | Waqooyiga Afrika | Hal milyan oo gabyaa !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2019
  • muritaaniya masoomali waqooyiga afrika datgaa markii lafiiriyo waxa badan ee dhaqan ahaan labada shacab wadaagaan , lkn inta aan mowducuaan kuguda jirno iskama indha tiri doono dhinac madow oo ah in wali muritaaniya ka jirto adoonsi , adoonsigii hore , in qof suuqa kasoo gato adoon ,arkida dad ushaqeeyo dad kale oo huwan magaca CABIID adoomo , lkn dhibicdaas madow waxay ku dhex milmi badda dhinaca wanaagsan ee shacab shanqiidh waxaa xusid mudan in adoonsigu fara kutiris yahay dagaal adagna lagula jiro
    Dalka muritaaniya , maxaad ka taqaanaa dalka murutaaniya
    dad soomaalida u eg
    soomaali u eg
    dalka dadkiisu soomaalida u egyihiin
    #Muritaaniya *muritaaniya #soomaaliya
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 960

  • @zakarinhomahamuud6598
    @zakarinhomahamuud6598 4 ปีที่แล้ว +728

    Hadii aad quraanka loox kusoo baratay sida aniga camal like dhac iiku sii🤣🤣🤣🤣

    • @nasramahudin9229
      @nasramahudin9229 4 ปีที่แล้ว +2

      Hadana saan mee mare sheeko waa la yab 😂😂😂

    • @farganwaraf1386
      @farganwaraf1386 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkk ramadan karim kudhahay waxkale kuma dhihi karo

    • @sacdiyamukhtaarcali6682
      @sacdiyamukhtaarcali6682 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @Noah_ali0
      @Noah_ali0 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 ปีที่แล้ว +49

    Salama Alaikum W.W brothers and sisters of Muritania. Love ❤️ and respect from Somalia 🇸🇴

    • @qalanjomoha1833
      @qalanjomoha1833 4 ปีที่แล้ว +2

      I saw in a muaratinia slavery why is that

  • @adnanahmed7570
    @adnanahmed7570 4 ปีที่แล้ว +174

    I’m have Fd who come from Mauritania 🇲🇷 when I meet him first I thought he’s Somali and he thought am I Mauritaniani subxanallah

    • @beshirhayle1623
      @beshirhayle1623 4 ปีที่แล้ว +13

      Bro we.are African we.are Muslim nothing different I am from.somalia

    • @housseinabdillahi6952
      @housseinabdillahi6952 3 ปีที่แล้ว +5

      @@beshirhayle1623 Muslim is not a race or gene group.

    • @michiga5220
      @michiga5220 3 ปีที่แล้ว

      @@beshirhayle1623 wtf were not related

    • @ahmedrezw691
      @ahmedrezw691 3 ปีที่แล้ว

      from where are you

    • @nabil399
      @nabil399 3 ปีที่แล้ว

      We don't look that alike. Bro stop the cap.

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 ปีที่แล้ว +24

    احلى شعب والله موريتانيا، صح في تشابه بينا كبير جدا حتى ثقافتهم تشبه ثقافتنا وربي شعب جميل جدا تحيه من 🇸🇴

  • @One_somalia
    @One_somalia 4 ปีที่แล้ว +132

    hadi ataahy qof Muslim ah aad nah ujecel umada Muslimiinta like isar fadlan walaalayal.

    • @umarrida7891
      @umarrida7891 6 หลายเดือนก่อน

      𝗫𝗮𝗮𝗸𝘂 𝗳𝗮𝗹𝗲𝘆 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮...❤😂

  • @hibaaqabdimeegaag8971
    @hibaaqabdimeegaag8971 4 ปีที่แล้ว +207

    hadhaafin adigoon ku salin Xabiibkeena walina caawa waa jimce Scw scw scw

  • @sahroamohamed2987
    @sahroamohamed2987 4 ปีที่แล้ว +182

    Walaahi beentaa ma ahan Abowe aniga mareykanka ayaa ku noolahay hal dabbaq ayaa wada daganahay labiskeenu waa is ku mid mar walbo soomali ayaan ku qaldaa ayagane murtaaniyaan ayee ii maleeyaan

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 4 ปีที่แล้ว +6

      Lakiin waa caraab mahano
      muritaniya

    • @somalistars1320
      @somalistars1320 4 ปีที่แล้ว +9

      @@faysayusuf3427 carab mahan wlal

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 4 ปีที่แล้ว +8

      @@somalistars1320 waa caraab👈aniga iwaayddi ilen aniga wadamada caraabta kala Aqaane.
      Muritaniya waa dal carbeed
      Luqadda rasmiga Ah caraabi👈
      waxaay la daris Ah dalka marocco
      Iyo senegal And mali

    • @somalistars1320
      @somalistars1320 4 ปีที่แล้ว +2

      @@faysayusuf3427 owk wlal

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 ปีที่แล้ว +12

      Faysa Yusuf
      Carab maahan lkn luuqada carabiga ayey kuhadlaan balse waa African wll qaali waana Amazig ama berber sidaa utaqaano dadkas iyo dadka asalka ee morocco Algeria Tunis libiyan waa dad u eg somalida qaasatan murataaniya iyo morocco 🇲🇦 balse waa dad la carbiyeey lkn maahan carab “

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว +38

    الحمد لله على نعمة الاسلام و المسلمين 😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-bi1sk4rq4i
    @user-bi1sk4rq4i 2 ปีที่แล้ว +4

    والله لا أفهم الصومالية لكن أقرب الشعوب لموريتانيا الصومال والسودان real love from Mauritanian girl

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว

      ونحن نحبكم اختي المسلمه

  • @kingnarayan7358
    @kingnarayan7358 4 ปีที่แล้ว +19

    Dumarka wada swiran wlhi Somali ban ugu shakisanaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @umuanas9666
    @umuanas9666 4 ปีที่แล้ว +9

    Waa dad naga lumey dadkani waa dhulbahante😙😙😙😙

  • @madadaalochannel6040
    @madadaalochannel6040 4 ปีที่แล้ว +7

    Cajiib waxaa iso jiitay looxyada quraanka
    Masha Allah Muritaaniya wax badan ayaan ka ogaaday
    Thanks Ogaansho

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa meesha aan rabo insh allah inaan Naxwaha ka soo barto after karoone Allaha ii kaso aamiin ta igu daraa jzk.

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 3 ปีที่แล้ว +12

    War dadkan wa somali ee ino raadiya . Masha allah tabarakallah ❤ 🌹 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙somalis in another country .

    • @hodanyusuf6240
      @hodanyusuf6240 ปีที่แล้ว +2

      Wa Ajuran

    • @bishaarcolow212
      @bishaarcolow212 ปีที่แล้ว +1

      Malin walbo waxan arkaa dad ladahayo wa Somalia luntay waxeyna ku hadlan boqolkiiba 90

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 ปีที่แล้ว

      @@bishaarcolow212 qaran kala daadsan baynu nahay wll 😪illahay swt somali weyn haso aruuriyo oo ha xiftiyo oo qaran adag haynaga dhigo . Allahuma amiin allahuma amiin.

  • @doni4619
    @doni4619 4 ปีที่แล้ว +165

    Team ogansho wa mrki ko wad an commnti kabxi haliso dhwyo like 👍✌🤞

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 4 ปีที่แล้ว +29

    mauritania 🇲🇷🇲🇷🇲🇷🇲🇷 waa dal fiican xaga cilmiga diinta fiqiga gaar ahaan maalikiga

  • @eskilman676
    @eskilman676 4 ปีที่แล้ว +27

    real natural beauty Somali people l love so much all Somali people From Mauritania 💘💝💞❤💘💗💘❤💞💝🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @nataashaabuukarqueennataas5971
      @nataashaabuukarqueennataas5971 2 ปีที่แล้ว

      Thank you 🤝😍

    • @ahmedfaahim3787
      @ahmedfaahim3787 2 ปีที่แล้ว +1

      But an account Muritania and Somalia are different in races, cultures, and language.
      There is Slavers in Muritania but Somalia is independent.
      Thanks

    • @faraaxkheyr7326
      @faraaxkheyr7326 ปีที่แล้ว

      thanks 😊😊😊😊😊😊👍👍👍😊👍

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว

      @@ahmedfaahim3787 somali maxey dhanta so dhiga ladadiyo bal aqli xumada firi

  • @AliMohamed-xx9xx
    @AliMohamed-xx9xx 4 ปีที่แล้ว +12

    My best friend and imaam here in france is from Mauritania,he has good tajweed

  • @safaabubakar5273
    @safaabubakar5273 3 ปีที่แล้ว +6

    wan umalenjirey in somaali lee ey tahy boqal kiiba boqal muslim ilen dalkalaa jiro masha Allah ilahey hanabadiyo inshaAllah 🌏🇸🇴🕋✅

  • @ayaanleshire6387
    @ayaanleshire6387 4 ปีที่แล้ว +34

    ilahay kanaalkan hano barakeyo waa mid faido inoo leeh

  • @nazirziyad215
    @nazirziyad215 4 ปีที่แล้ว +109

    kkkk geelooda iyo geeleenuba way isku eeg yihiin😂😂

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 4 ปีที่แล้ว +106

    "Xusul baruur Gar Gariiraysaa " 😂😂

    • @bacalwaan7528
      @bacalwaan7528 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +3

      Qosol waynaa 😂😂

    • @ibtisaamibtisaam1649
      @ibtisaamibtisaam1649 4 ปีที่แล้ว +3

      suheib carab 😂😂 Dadkaan waa isleenahay. Xusul baruur gargariiraysaa

    • @suhaib9811
      @suhaib9811 4 ปีที่แล้ว

      @@idontcare6856 😂😁

    • @suhaib9811
      @suhaib9811 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ibtisaamibtisaam1649 Inaga la igama so helayo Malaa xusul baruurtas. 😂

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay haxifdiyo shacabkaas Murtaaniya ee Muslimiinta ah amiin Dowlad Awoodleh iyo Burwaaqo waartana hasiiyo amiiin💝👌

  • @bukharihassan2488
    @bukharihassan2488 4 ปีที่แล้ว +21

    Nin Mauritanian ah aan Guri isla dagan nahay Zurich, illaahey hortiisa wxaan kaqiraa donaa inuu Muslim wngsn yahay Waa nin madow Carabina kuma hadlo faransiis iyo luqadiisa hoyo iyo isbanish uu kuhadlaa. Wlhi saa shegtay magaciisa magaranayo. marwalbana wuu iishegaa!!!

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 4 ปีที่แล้ว +25

    Waaw wanba kahelay wadankan inshaa Allah mar baan booqndoonaa xoolahaa isoo jiitey manshaa allaah ❤💞❤💞📖📖📖🖊🖊

    • @hanadmohamed7989
      @hanadmohamed7989 4 ปีที่แล้ว +1

      nimo farah waynu is raacayna haday run kaa tahay

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 4 ปีที่แล้ว

      @@hanadmohamed7989 haye sahra 2021 isdiyaari inshaa allaah 👌👌🤜🤛

    • @abdirahimmohamud559
      @abdirahimmohamud559 4 ปีที่แล้ว

      anigana waa idinla jiraa runtii

    • @caajismoon2133
      @caajismoon2133 4 ปีที่แล้ว

      @@nimofarah8193
      2020 September diyar yaa eh

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 ปีที่แล้ว +1

      nimo farah markad boqato walalahen reer muritania salan naga gaadhsii insha allah

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 4 ปีที่แล้ว +142

    Inta kanaalkan jecel oo cilmi badan ka faa'iiday like💓🙏

  • @xigmadiyotariq9128
    @xigmadiyotariq9128 4 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah insha Allah wan adaya mustaqbalka luqada carabiga Ayan jeclahey in Aad u barto mahadsanid walal cumar waxan dadka daqanka iyo dinta wanagsan

  • @xidiigagarxajisxidiigagarx8678
    @xidiigagarxajisxidiigagarx8678 4 ปีที่แล้ว +5

    I'm from hargeisa I love my country Somalia 4ever 🇸🇴🇸🇴

  • @mohameddahirjigre5382
    @mohameddahirjigre5382 4 ปีที่แล้ว +26

    2020 yaa dawanayo ......

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 4 ปีที่แล้ว +32

    Maasha Allah TabarakAllah Allah hanoo xafido Musliminta dhamanaan
    Wllo nosoo badi barnaamij yada sidanoo kale ah plz

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 4 ปีที่แล้ว +38

    📿🇸🇴🤲🇸🇴📿📿🙌🇸🇴🇸🇴📿🇸🇴🛐🛐📿📿📿 TUBTA TOOSAN INSHA ALLAAH XAAFIDAL QUR,AAN 1&2 SOMA/MURIT SABABTA WAA AHLUL- MADIYAH 70%

    • @zamzamali7328
      @zamzamali7328 4 ปีที่แล้ว

      Walal maxa keenaay calamada kiirshtaanka meeshaa ku sawiiran

    • @MohamedMohamed-sr6vb
      @MohamedMohamed-sr6vb 4 ปีที่แล้ว

      2,Wessex tygh? 33:ewf@ bv vnny0cx

  • @idealdramas5367
    @idealdramas5367 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle u mahadceli alhamdulillaah
    Rasuulkana ku Salli
    Wll Allaha cimriga kuu dheereeyee amin
    Like ta io comment ga nala garab gala wll

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 ปีที่แล้ว +8

    Walaalaha mauritanië 🇲🇷 horumar meel walba ah ayaan allah ooga baryayaa insha allah 🇸🇴💕🌹🇲🇷💙♥️🇸🇴💙💚🇲🇷🇸🇴🍀🌱🇲🇷🙏

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed2257 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh barnaamij fican waaye mahadsanid ogaansho dadkan masar isla joognaa jamacada ka dhigtaan caadi mahan african dhan azhar isku baranay

  • @oumarniang199
    @oumarniang199 3 ปีที่แล้ว +19

    Mauritania and Somalia are different. Mauritania has 4 ethnic groups.
    1- arab originally from yemen mixed with berbere and hartani who are former slaves, who speak hassaniya(80% of hassaniya is Arabic). This arabo-berber are 55% of the population.
    2- fulani people speaking fulani or poular (27% of the national population)
    3- sarakoule ethnic group speaking soninke (12% of national population)
    4- wolof ethnic group speaking wolof (6% of national population)

    • @shaakirabdi7416
      @shaakirabdi7416 2 ปีที่แล้ว

      good

    • @mlionea
      @mlionea ปีที่แล้ว +1

      Somalis think everyone who looks Somali is from somalia

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 ปีที่แล้ว +1

      @@mlionea it's not about looking its more of culture as their women dress the same like somali women and of course both countries are Muslims our common culture is based on the Islamic beliefs

    • @mlionea
      @mlionea ปีที่แล้ว

      @@abdullahiabdi1332 I saw Mauritanians look like mixed Arab + Africans. I love Mauritania I hope to visit

    • @musbaxmusbax3755
      @musbaxmusbax3755 ปีที่แล้ว

      @@mlionea True, and I agree with you. They are claiming with not proof. Mouritanians don't look like Somalis but only camels that are used in Mouritania and other Arab countries on the world.

  • @imkhatray8099
    @imkhatray8099 4 ปีที่แล้ว +6

    Dadka, dhulka, ciida, geela, sida dugsiga loo aqrisanayo waa un anaga wlhi m.a 100% Muslimin yihin ayan kufarxay

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah
    Baraka allahu fikii

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 ปีที่แล้ว +37

    Anigo radinaya guri kiro ah ba arkey wiil aad iyo aad ugu eg somali afsomali ba kula hadlo waxa dhahay wall iisheg adreiskan wa xagee luqada wadanka jogno bu igula hadlo wuxu idhahay somali ma ahi muritania ahay

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 4 ปีที่แล้ว

      cabdi raxman xagee joogta guryahan kireynaaye

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 4 ปีที่แล้ว +7

      cabdi raxman 😂 ficnan lahayda in Mauritani ama Somali la igu khaldo
      Pakistan iyo waxan la aqoon ba la ila adaa. 🤦🏽‍♀️

    • @osmanabdirisak265
      @osmanabdirisak265 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shonazef7351 kkkkkk

    • @caajismoon2133
      @caajismoon2133 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shonazef7351
      Hhhhh

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 ปีที่แล้ว +2

      shoushou nazef 🤣🤣🤣🤣 nolataye anna itobiyan baa laigu qaldaa ama carab

  • @salehbasha5970
    @salehbasha5970 4 ปีที่แล้ว +20

    somalidu dumarka in la naaxiyo caado umay lahayd dhexday xadhig ku xidhan jireenba

    • @mohamedabdisalamibrahim8420
      @mohamedabdisalamibrahim8420 4 ปีที่แล้ว +1

      Taas wuu qalday somalidu gabdhaha cuntada waa laga ilaali jiray say u cayilin shaaha cadayskaa lama sii jirin oo waxaa la dhihi jiray gabarnimaduu jebiyaa, dhexdana xarig aa loogu jiri jiray si dhexdu u yaraato.

    • @Roobleh
      @Roobleh 4 ปีที่แล้ว

      Waa run xabadaas uu ag maray. Waxaan garanayaa mocoyday oo hablaha u diida shaaxa caanaha leh. Gabayada somalida iyo heesaha somalidana waxaa lagu amaamaa gabadha dhuuban

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdisalamibrahim8420
      Gabdhaha soomaalida weliba waqooyiga shaaha waa laga ilaalin jiray waayo shaaha iyo sonkortu waxay ahaayee wax qaali ah oo aan joogto loo helin oo safar dheerr loo aado sabab
      Dhaqaale ayaa shaaha loogu diiday gabdhaha kkkkkk

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว

      @@tusmoaadil1825woqooyiga xataa cuntada kale dumarku hambada ayay sugi jireen waxayna ahayd ceeb in ay gabadhi raga oo aan cunin wax cunto

    • @hamseabdinasir5837
      @hamseabdinasir5837 3 ปีที่แล้ว

      @@tusmoaadil1825 maha sabab dhaqaale ee waxa loogu diiday dhaqan ayay ahayd shaah cad iyo qajida ama basbaas waa laga ilaalin jiray kuwa aan la qabin

  • @mkhaasmkhaas2714
    @mkhaasmkhaas2714 4 ปีที่แล้ว +16

    First ahy inta iga danbysa liketa ha ila dhaafina ♥️❤❤♥️

  • @maalgashicom4290
    @maalgashicom4290 3 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi aniga laba wiil oo murataniyan aya classka isla dhigana dhaqanka, dharka iyo dabecada wax walbo isku mid kanahay wan layaabana anigu qabka dhaqanka iyo wax walba hadana markan muqalkan dawaday wax badan ayan ogaaday 😍

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 ปีที่แล้ว +6

    Thanks war bixinidaan aad baan kaaga sugaayey bwe qali Omar inshar 👉❤️❤️❤️❤️❤️👈

  • @abdijabarfiqi9933
    @abdijabarfiqi9933 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad aad iyo aad ayaad u mahadsan thy maskaxdeyda waxa ku biirisay wax cusub oo dal dhan ayaad fikrad guud iga sisay , Walalehen muratniya alle waxan uga baryeyna in sharftoda iyo qiimahoda madax garta inu alle siiyo si loo badbaadiyo 4m ee dalka u lee yhy oo ah wada dhamantood dad islaam ah . Mar kle ustad Barakallah.

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985
    @kingkhalidxidigaaddisapapa8985 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wlhi waa daal iilahay diin iyo iimaan siiyaay dadka ku nool Allah Barakeeyo 🙏 💖 ❤

  • @hiddentreasure9419
    @hiddentreasure9419 4 ปีที่แล้ว +19

    5:42 sida dugsiileydena qur aanka u aqriyaan

  • @cabdiraxmandaadir2741
    @cabdiraxmandaadir2741 4 ปีที่แล้ว +17

    Asxaabta aan ogaansho ku midowney jumco mubarak ❤

  • @laacibjet4039
    @laacibjet4039 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah dad aynu aad iskugu eegnay islam100%
    ragga qasisadada qadaya waaban ka helay😘

  • @abdi622
    @abdi622 4 ปีที่แล้ว +7

    MaHadsanid waLaaL cumar 💞

  • @abdirahmanabdikani9876
    @abdirahmanabdikani9876 4 ปีที่แล้ว +34

    Armeey somalidu yihiin Mauritanian soo lumay... lol 😂

  • @stayblue759
    @stayblue759 4 ปีที่แล้ว +13

    The legend ✌️✌️✌️✌️

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @cilmiboodhari8141
    @cilmiboodhari8141 4 ปีที่แล้ว +11

    Morocco
    Tunisia
    Algeria
    Western Sahara

  • @munira005
    @munira005 4 ปีที่แล้ว +3

    Allahuma Amiiiiin Yaa Rabi الأرض الشناطق❤️❤️❤️❤️❤️👍

    • @Xasan-qs3sb
      @Xasan-qs3sb 4 ปีที่แล้ว

      Suxul Baruur maaasha allah

  • @munira005
    @munira005 4 ปีที่แล้ว +2

    UQSIMU BILAAHIL CADIIM WAAN QIIROODEY FARXAD DARTEED MARKAAD KA TAARIIKHDA MURITAANIYA KA SHEEKEYNEYSEY MAHADSANID IN BADAN ALLAH HA KU XAFIDO AMIIN JAMIICAN ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @boswellianboy4242
      @boswellianboy4242 4 ปีที่แล้ว

      Maxad la qiirootay walashay, ma dad noo eg inay jiran bad ku faraxdayna

  • @raabiaomar4801
    @raabiaomar4801 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah allah yacizak 👍

  • @aliabdi1254
    @aliabdi1254 4 ปีที่แล้ว +3

    My love to my brothers and sisters in Mauritania

  • @Therealroyalfx
    @Therealroyalfx 4 ปีที่แล้ว +16

    Ciyarta naga daaya Ogaansho 😂 Dadkn waa soomaliye 😂

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 4 ปีที่แล้ว +14

    Mid kamida Barnaamijyadi uwacnaa aan ka daawado channelkan hadanu ki uwacnaa ahynba✌🏻waan jeclaan lahaa hadad barnamij labaad noga diyaariso sida arooska, ciyaraha Hidaha iyo dhaqanka iwm

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla maxaynu isku dhaqan egnahy waa xog aanan hore u maqal mrka laga reebo in muritaaniya hablaha la naaxiyo
    Ustaad aadbaad umahadsantahay ma jirto mar aan channelkaga soo booqdo oo aan ka laabto anoon wax cusub faa'iideysan Jazaakalaaah🙏 jumca mubaarak🙏

  • @newgoal1799
    @newgoal1799 4 ปีที่แล้ว +3

    mhadsanid cumar inshaar, ustaad waxn ka dalban lahayn inad ka soo hadasho habka ugu fudud ee waxbarashadada loogu guuleysto insha Allah

  • @frtaahmed6577
    @frtaahmed6577 4 ปีที่แล้ว +25

    Wxn idin leyhy inta iladawanesa videokan liketa ilasodhac hee ankula dhacee Aniga nah 🤣😛🤘

  • @harunmahamed5313
    @harunmahamed5313 4 ปีที่แล้ว

    Waan arkay yar murutaaniyaan ah runtiii zxp ayaan ahyn wax koobna waan is naqanay guul reer murutaania

  • @iameleabi6414
    @iameleabi6414 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا يا اخي 💋💋💋✅✅✅

  • @blossom8569
    @blossom8569 4 ปีที่แล้ว +17

    Ogaaansho❤🔥

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 4 ปีที่แล้ว +8

    Gabadh murutaaniyaan ah baan wa jeclaa caato ayay ahayd 😁😁

  • @horrorfilm3106
    @horrorfilm3106 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allahu yaxfadukum

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour 4 ปีที่แล้ว +3

    mar un ina gabar ka guursado aya rajeynaya Mauritania🇲🇷🇸🇴❤

  • @themtt7853
    @themtt7853 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow muriitaaniya inaan tago ii kas🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 4 ปีที่แล้ว +4

    Anaa loox kusoo dhigtay qur"aanka

  • @Mujaahid2030
    @Mujaahid2030 4 ปีที่แล้ว +1

    Anooo 5 sano jooga mouritaniya hadana Wax yaabo badan baan fa'ideestay jazaaka allah khayr.......mar baan iskudayi doona inaan tooos maxadir tooda iyo culumada iyo qababka loobarto cilmiga sooduubo.
    YouTubkayga duruusta xagaasaan kasooduubaaaba
    Aad baan inugu taageer sanyahay ee hore usocda baraka allah fiikum

    • @YuzufJocker-ng7vl
      @YuzufJocker-ng7vl 7 หลายเดือนก่อน

      Waa somali balse waxay katageen wadanka 889kii

  • @ahmadcabdihalas986
    @ahmadcabdihalas986 4 ปีที่แล้ว +2

    Intiina meesha soo fadhidaba liketa waan idiinku qabtay dhaamtiine bal Shukran uun aan. Idinka helo

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 4 ปีที่แล้ว +5

    والدعاء المستجاب الله الله

  • @usaame6421
    @usaame6421 4 ปีที่แล้ว +3

    2:00 gabeyga waka heley wlhi😋 Allah Allah♥️

  • @faracmaxamed5284
    @faracmaxamed5284 4 ปีที่แล้ว

    Cumaro inan ban ka guursan lahaaa hadaa ila soo xidhiidh sii so asxaabtada murutaniya😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 2 ปีที่แล้ว +1

    Maan shallah waa wax fiican illahay ha U siyaadiyo aamin aamin

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 3 ปีที่แล้ว +3

    الله يحفطهم جميعاً

  • @mohamireofficial4923
    @mohamireofficial4923 4 ปีที่แล้ว +14

    Markan arky dadka somalida u eg wlle waqoyiga galbed somali mooday like saar bal

  • @sheikhanmohammed3356
    @sheikhanmohammed3356 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @okiomohamed1434
    @okiomohamed1434 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay, Cumar. Anigu waxaan hayaa taariikh sheegaysa in in odaygii Samaale la oranjiray Markiisii hore 4500.sano ka hor uu mauritaniya ka Soo haajiray inta aanu magaalada Herar imaan .

  • @mohaabdimohaabdi7604
    @mohaabdimohaabdi7604 4 ปีที่แล้ว +44

    Joqraafiga lama haayo Egypt Turkey Canada Sweden UK Australia Pakistan iyo Kenya mid kasoo hadal saaxib intaas mid lee kusoo qaado

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 4 ปีที่แล้ว +2

      Wuuu kasoo Hadley waxaas dhan inta Sweden iyo Pakistan ka ehe

    • @kabtanhaaw9800
      @kabtanhaaw9800 4 ปีที่แล้ว +2

      Maka hadlaayi Qasab miyaa 😂

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 ปีที่แล้ว

      @@somcastudio2899 CANADA wokaso hadlaay walaal

  • @mohhamedsiciid3321
    @mohhamedsiciid3321 4 ปีที่แล้ว +8

    Zxpow waxaad ka so hadashaa jaziiradda ICELAND

  • @Saabra-pj9fe
    @Saabra-pj9fe 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤❤

  • @mohamedabdourahman3430
    @mohamedabdourahman3430 3 ปีที่แล้ว +1

    I had the chance to go to Mauritania. It is a country which is like Somalia. and really it's true all you just said.
    nasiiib ayaan u yeshaay iin aan safaar ku tagoo muritaniyaa. waa ruunta arrimaa badaan ayaan waadagnaa .

    • @fatumaadam3067
      @fatumaadam3067 2 ปีที่แล้ว

      Assalamu aleykum I needed more information how can I get your contact plz?

  • @aadammoha6727
    @aadammoha6727 4 ปีที่แล้ว +3

    Frist keep going

  • @xogmaalchannal5198
    @xogmaalchannal5198 4 ปีที่แล้ว +8

    Hadaa jeceshay suxul baruur jarjaraynaysa like dhac igu sii sxb🤣🤣🤣

  • @DIDI3LIVE
    @DIDI3LIVE 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow Nice Wiil Murtaniyan Ah ayan HaL Xfd kuwada Nolnahay ✔Aragtidi igu horeyzay Aan arkayy Wxn u maleynayy Somalia wlhi🔝💯Luqadoda Lawad Wa Faransisçe🎤🙏👍

  • @belarushirsebalyh9995
    @belarushirsebalyh9995 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad baad walaal u mahadsantahay. Waan ka helay sida wanaagsan eed u soo tebisay walaal. Jazaakallaahu Khayr

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 4 ปีที่แล้ว +3

    Very good presentation.
    I use Shk. Dadawi, a shinqiiti as reference to check/verify other shks.

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil 4 ปีที่แล้ว +7

    Ogaansho Omar Horey usoco bro❤❤❤

  • @laylamohamed1756
    @laylamohamed1756 4 ปีที่แล้ว +2

    JAZAAKALAAH OMAR

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah murtaniiy dada Qurux badan wayn🤩😍

  • @SomaliTopMedias
    @SomaliTopMedias 4 ปีที่แล้ว +4

    waxaan xasuustay 2008 xiligii dugsi quraanka iyo mowliidkii aan aqri jirnay

  • @dhamme0
    @dhamme0 4 ปีที่แล้ว +3

    soomaali wey u eegyihiin run ahaantii

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah 👍mahadsamid

  • @ahmedomarmohamud376
    @ahmedomarmohamud376 4 ปีที่แล้ว +4

    Mhdsanid😍

  • @engosama7208
    @engosama7208 4 ปีที่แล้ว +4

    Runt anigaa ad u aqaano murutaniyanka waxan joga Cote D'ivoir malin walba goobteyda shaqada waxa igu soo maro 3-5 jeer ayagoo ii maleeyo inan ahay murutaani.

    • @Degan15
      @Degan15 4 ปีที่แล้ว +1

      Been maaha taa Kampala barri aan joogay baan dagay xaafado ey dagan yihiin waxba isagama duwani waxey ila tahay in aan isku midnahay waayo somalidu waagii hore marba meel ayey u guuri jireen hadii laba reer isku dhacaan

    • @ahmedyare2942
      @ahmedyare2942 4 ปีที่แล้ว

      somali today football inte ka jogaa ?

  • @surad685
    @surad685 4 ปีที่แล้ว

    ala ala alaaa. nashiidan aad dhiigaygay raacdee ee fdln Cumar xalkee kahelaa iyadoo dhamaystiran.

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani2852 4 ปีที่แล้ว +2

    شكرا قلبي

  • @engrwehelie9641
    @engrwehelie9641 4 ปีที่แล้ว +11

    9:00 qaabka ay caruurtu qu'raanka u aqrinayaan waa arin xasuus leeh
    who have such memories !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 4 ปีที่แล้ว +17

    Yaakhey Dadka waa walaaleheen inaga lumay Minankoodu waa minankeena keena waa koda waaye Agah xitaa Doono yinka isku si baan u Qiimaynaa
    waaryaadha waa Tolkeene BBC Halaga baaafiyo