Wax Ka Ogow Taariikhda Hogaamiyaha Itoobiya Ee Ah Sarkaal Ciidan Iyo Aqoonyahan Haysta PHD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 75

  • @mahamedibraahim3541
    @mahamedibraahim3541 2 ปีที่แล้ว +18

    Mahamed Abdi Boosh wariye aqoon-yahan ah ,codkar ah isla markaana leh cod faseex ah.

  • @qqzzmm357
    @qqzzmm357 2 ปีที่แล้ว +8

    Abiy ahmed Ali WAA HEER KALE .afaf badan Ayuu ku hadlaa OROMADU WAA HEER KALE WLLHI

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 ปีที่แล้ว +6

    Great 👍 Abiy Ahmed

  • @mosmart1740
    @mosmart1740 2 ปีที่แล้ว +6

    Viva abiy ahmed Ali 👑👑👑👑🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 ปีที่แล้ว +12

    Gees geesi dhalay Abi Ahmed,💪💪👏👏

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa geedi geesigana ilaahay ma xilo

  • @abbeyshine3472
    @abbeyshine3472 2 ปีที่แล้ว +9

    Abiye Ahmed wa nin wax badan oog TPLf down Guul abiy

  • @ghadardable5239
    @ghadardable5239 2 ปีที่แล้ว +9

    Ninkan Asalkiiisa. Waxaaa. Ladhahaaaa. Wa. Somali Badalmay.

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 2 ปีที่แล้ว +7

    Abiy Ahmed 🦁 Viva Ethiopia 🇪🇹

  • @hassenismail1179
    @hassenismail1179 2 ปีที่แล้ว +6

    Abiiy guul guul

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 หลายเดือนก่อน +7

    Abiye axmed geesigi aqoonsiga keenay from soomalilnd 💚💚💚💚🗨🗨🗨🗨🗨❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 4 หลายเดือนก่อน

      Ilaa iyo hadda ma aqoonsanin ee aamus

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 4 หลายเดือนก่อน

      walaladay somaliland dhulkaa ay saxiixday sidaa hakaga samirto oo faragalin iyo fatahaado malayin dad ah haa udiyaar garowdo
      iyo dhaqaalo xumi.
      ethiopia oo fashilmi rabtay kaneefiyeen hadaa dadkan ethiopianka isdagaalayo la idinkusoo jeedin ee diyaar garoowa

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 4 หลายเดือนก่อน

      wxy aamisan yihiin inay dhulkoodi oo somali haysatay ay sifudud kuheleen xiligay badahan katalin lahaydna lajoogo

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@kabarodadkasaaxiibkaa5165hhhh buur baad dhisaysa wll beenta jooji

  • @hanadqays5415
    @hanadqays5415 หลายเดือนก่อน

    Mohhamed Abdi Bosh ❤

  • @muste123
    @muste123 2 ปีที่แล้ว +1

    Tariikhaha hogaamiyayasha so badiya.

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul abi Ahmed Ali guul

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 3 หลายเดือนก่อน

    My brother ❤❤

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr abiy Ahmed nin manshlah

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว +9

    ABIYE WAA 40 JIR KA CAGLI IYO KARTI BADAN 60 JIRKA SIYASIGA SOMALIGA❗
    BAL MAXU KU FILANYAHAY 40,30,50 IYO 60 JIRKA SOMALIGA AH⁉️

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว +17

    Abiyo is a hero the world has neve everr seen before. Fact, the west see him as a threat his heroism. They see him as an erergatic young Muslim leader emerging from East Africa.

    • @bashirfahiye
      @bashirfahiye 2 ปีที่แล้ว +2

      I agree absolutely Dr Abby is the only leader who lead Africa to the prosperity

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 หลายเดือนก่อน

      Muslim hadu yahay maxa kanisada galiyay abihi video banka arkay wa Muslim

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@hodanc6255aabihi waa muslim lkn isaga lama hubo lkn muslim looma badinayo

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 2 ปีที่แล้ว +5

    Dr abiy Ahmed nin Somalia 🇸🇴 ♥ jeceli

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 4 หลายเดือนก่อน

      waykaa wareersan tahay siyaasada ethiopia wax badan baa kaagadhiman😂😂😂

  • @bashirfahiye
    @bashirfahiye 2 ปีที่แล้ว +2

    Viva Dr Abby Ahmed, the Best leader in Africa or the world

  • @mohamedmuse311
    @mohamedmuse311 2 ปีที่แล้ว +6

    Abey axmed waa dagaal yahay geesiya waana aqoonyahan BHD waana reysalwasaare haysta Bilada nabada caalamka

  • @HubiadowNoor
    @HubiadowNoor 5 หลายเดือนก่อน

    Abiy Ahmed become Muslim All Somali we have to help him for the seek of Religion there is nothing greater than it. He deserves to be given the ocean.

  • @MustafeGedi
    @MustafeGedi 4 หลายเดือนก่อน

    Abiye is à legend

  • @mosmart1740
    @mosmart1740 2 ปีที่แล้ว +3

    Halyey halyey dhalay oo geesi aragti dheer ah nolow mudane afrikanka xalaasha ah oo dhan baa garabkaaga taagan libaax

  • @mahaddhinbil6103
    @mahaddhinbil6103 2 ปีที่แล้ว +4

    Abii

  • @MAHMMADJAMAAL-bm2nk
    @MAHMMADJAMAAL-bm2nk 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @tubecom604
    @tubecom604 2 ปีที่แล้ว +2

    Abi xamed gul

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 3 หลายเดือนก่อน

    Waa laftii nagaa ee somaliland muse ku daray
    Kaftan waa yee

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว +5

    MAXAD UGU DARIWAYDA IN U FARAGALINTI DALKA SOMALITAN KA DAYAY AY ITOOBIYAANKU KU HAYEN⁉️🤔
    RAS CASAYR ILA RAS KANBOONI ❗

    • @khada917
      @khada917 4 หลายเดือนก่อน

      Somalia sabiisha ha isku qabato hadii kale waa far ma hurto😂😂

  • @ahmedmohamedyasin7945
    @ahmedmohamedyasin7945 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC wariye
    Wax intaa dhaama ma taqaanid

  • @qqzzmm357
    @qqzzmm357 2 ปีที่แล้ว +3

    Oromo nimo waa Guul addis ababa Waxa iska leh Oromo

  • @user-gl5gv4gs3u
    @user-gl5gv4gs3u 4 หลายเดือนก่อน

    Abee🎉

  • @ibarahincllahi-nd2td
    @ibarahincllahi-nd2td ปีที่แล้ว +1

    Ninkani waxa uu inoshegayi isagu quladisuu inayi tahayi aakiishe

  • @ibrahimibrahim1798
    @ibrahimibrahim1798 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc

  • @amiinking9226
    @amiinking9226 2 ปีที่แล้ว

    Dhanto

  • @NajahIbrahim-mu7cx
    @NajahIbrahim-mu7cx หลายเดือนก่อน

    Abi ahmed Jaare ayu ku Dhashay

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว

    Waa nin waa nin ogaaden Darood waye caruurta sayidka dhalay wayekkk ogaaden Ayaa ugyahay muqala iyo dhiig ahaanba

  • @calimuxumed7799
    @calimuxumed7799 3 หลายเดือนก่อน

    Aqoontiisu adi maxay ku taraysaa

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 ปีที่แล้ว +1

    Waar ninyohow markuu dhigan jirey south bank univeristy wuxu odhan jirey inuu yahay Somali

    • @gaadhayegaadhaye777
      @gaadhayegaadhaye777 ปีที่แล้ว

      Xooga buu joogey South bank university laakin marki dambe waa runta wuxu u wareegay Greenwich universiry

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc หลายเดือนก่อน

    English buu ku Hadlaa hhhhh
    Ninka dadka it" u isticmaala 😂😂😂 anaga gaal kn xun hanooga sheekyn tikree isagoo ku hadlaya mn Aragno Anagaa reer jigjiga ahee uf Hanagu soo dhisin gaalka uraya

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 หลายเดือนก่อน

    That is the Fact, Report
    👍 waxaan Ogaadey inuu aabahii Ahaa beesha, Akishe. Ee somalida lanadegtey oromada gobolka Oromiya. Beeshaas akiiishena waa Somaalida Qarni kaqarnii ethiopia degta

  • @shukrimohamed2739
    @shukrimohamed2739 2 ปีที่แล้ว

    Itoobiyo xabasha ah xasidka ah diinta alle qasa gaalinimada ah umada muslina ah fidano ku sameeya Itoobiyo xasidka baalayo alle ugafto sixiroole ah xaramaka alle rashulkeena scw ku gafeya xabasha wasaqada sixiroole nijaasta ah lawareegasa gaalaliso ayaada aqwaani isku shegaya xagee ka yimida aqwaani xayaanita caraba ehela ah yuhuda ah ku raadineya faragalaso diinta alle rashuulada alle ku dajiye rashulkeena scw diinta udhiibteya jamac aduunayada ku nuuriya alle Aqwaani Itoobiyo xabasha xagee kalo ku baneesada dhiiga muslina ah ku baabiye waa mida aduunayada ugu qomameeso lawareegasa waana ku jihaadano bidamilaaha

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +1

    Aby Axmed waa muslin tiroba 3jeer ayaan maqlay isagoo nebiga ku saliyaya xili uu rabadaan xadiis u fasilauay dad Axmaaro ah
    csws

  • @user-lk6ec1dk3p
    @user-lk6ec1dk3p 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh fiican oo aanu lahayn ayaad siisay

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 3 หลายเดือนก่อน

    Xabashi xambaar ayaad tihiin. Taariikh xabashi ma dooneyno, ee kuwa sidaada oo kale ah ugu sheekey.

  • @cashaali3488
    @cashaali3488 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 3 หลายเดือนก่อน

    Jeegaantu jecelaa gaalada bal muu wakhtigiisa kubixiyo wax kale intuu xabashi buunbuuniyo dulinimo ka weyni majirto

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War dee wuxu waa chanal warar ka shaqeeya wixii war ahba wuu soo deynaya mida kale ninkn xabashiba maaha

  • @HoussienKanl
    @HoussienKanl 4 หลายเดือนก่อน

    Whuz jighsoiuz jgouyre

  • @cawillsaed8181
    @cawillsaed8181 2 ปีที่แล้ว

    Waa Beenta

  • @abdisharifadan5048
    @abdisharifadan5048 2 ปีที่แล้ว +3

    Wax soo hubso intaadan hadlin beenaale waa amxaar minilik ah ninkaan

    • @osmanhussein3204
      @osmanhussein3204 2 ปีที่แล้ว

      Waad sidaad jeceshay.
      Tarikhda Abiy shaki kuma jiro

    • @qqzzmm357
      @qqzzmm357 ปีที่แล้ว +1

      WAA OROMO .
      HOOYADAA KAMA SAARAYSO OROMO NIMADA.
      ADOO JAAHIL AH QAYLADA JOOJI
      OROM OROM DHALAY WEEYI

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 4 หลายเดือนก่อน

      Abihi o Muslim oromo ah TH-cam ka buku jira abi lakin waxan maqlay asaga iyo naagtisa iyo hoyadi kiristiyan inay yihin

    • @user-ye6ry9zc8m
      @user-ye6ry9zc8m 3 หลายเดือนก่อน

      isagoon ogoyn ayu dadka dhaleeceynaya

  • @daherbouhfarah5407
    @daherbouhfarah5407 ปีที่แล้ว

    Fake story Abi ignorat