Qosolka Sarkaal Al-Shabaab iyo Wariye M Bashir -Wareysi Dahir Alasow dilaaga Wariyeyaasha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Daawo qosolka waxa kala qabsaday Wariye Mohamed Bashiir iyo Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab, Dahir Alasow oo ka hadlay qaladaadkii iyo ilduufkii Wariye Cabdi Casiis Afrika,Caloolxumadii uu ka qaaday Codkii Al Cadaala iyo dilkii Sheekh Nuur Abkeey.

ความคิดเห็น • 41

  • @adillmahmed3646
    @adillmahmed3646 8 ปีที่แล้ว +6

    thanks alasow ,,, Cadaalad daro iyoJahli Qabiil Ayaan dalkeega ugu Quustey inaan ku laabto,, waxaana igu dambeeysay 1994 septemper

  • @sahra1274
    @sahra1274 8 ปีที่แล้ว +5

    Su,aalahaas oo dhan waxaa laga yabaa in Nisa si hoos ah u weeydiisay oo aan tv laga shaacin

  • @barreabdikariin6225
    @barreabdikariin6225 8 ปีที่แล้ว +8

    Somali waxa kajirta qabiil qofki qabilkisa qilhaya wax malagarsinaya lkn kan masakinka ah xaqisa ayaa lugu tumanaa dadka masakiinta Somaliyed Allah ayaa umaqan

  • @trynotsaid1188
    @trynotsaid1188 8 ปีที่แล้ว +2

    daahir calasow mararka qaar warkisa warbaa iiga baxa marka jawabta hadan isku dayo ganacsatada magacoda haddii lasoo bandhigo flmkaa dhamanaya wariyaha si fiican u shaqeya hadduu sii jogo qodan siyadiga ku taagan waa sifiican yaan shaqeynin ee halka muqdo aaway bubki iyo qalabki cidanka ee dekedda lagu qabtay meel la mariyay iyo cid maxkamad losoo tagay yaalla xisab tamaya masuliyiinta

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 8 ปีที่แล้ว +2

    adeer caddaalad ayaa loo baahanyay sheekadiinu waa miskiinbaa misko la fuulo leh

  • @makalaango
    @makalaango 8 ปีที่แล้ว +3

    daahir calasoow inaa wariye tahay aan moodaayay. waxuu ku leeyahay maxaa dadkaas loo weydiin lahaa wax walba public lagama dhigo mar hadii ay shaqsiyaad soo galaan baaritaanka inta laga dhamaynaayo warbaahinta lagama sii daayo

  • @MohamedAli-md8jm
    @MohamedAli-md8jm 8 ปีที่แล้ว +2

    Cadaalada baadicade kaliya lageynayo e anan lageynen hawargidir wa cadalade kkkkkkkkkkk miyey somali wada ahayn

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 8 ปีที่แล้ว +1

    Shirkad walba iyo ganacsade walba oo mujrimiinta argagaxisada shabaab iwm la shaqaysa waa in albaabada loo laabo lana xidhxdiho WAA MUHIIIM

  • @abbassheikhmohamedmohamuud7109
    @abbassheikhmohamedmohamuud7109 8 ปีที่แล้ว +3

    Meeshaan Laba Nin oo halis ah ayaa isku heshay Labadaan Hadii ee isla helaan oo aad daawato Barnaamij yada ee diyaariyaan Wadankii waa ka quusanee Wlh

  • @mohamedibrahim9485
    @mohamedibrahim9485 8 ปีที่แล้ว +2

    waan maqlaya jaqaf jaqaftaada kulahaa... oday walaan waaye godkiisa sidee loo qodi doona.

  • @barreabdikariin6225
    @barreabdikariin6225 8 ปีที่แล้ว +1

    WAA wax jire ragwaweyn ayaa mesha kujira hadii runta lashegayo dadka udhibe hubka dadkas ayaa joog ee mesha makajirta maxkamad ee waxa kajira somali QABIIL

  • @dayibmuuse3837
    @dayibmuuse3837 8 ปีที่แล้ว +2

    daahir ha darjiidhin su,aalahaasi yaa waaye ganacsatadu yaa kugula jira shabakadu waa su,aalihii NiSA mana aha inay warbaahintu la wadaagto oo qofka waydiiso sobobtoo ah iyagu danbi baadhis ma aha kaliya marka danbiga la baadho natiijada kasoo baxda ayay dadka usoo gudbiyaan

  • @abdirahmannkurre4235
    @abdirahmannkurre4235 8 ปีที่แล้ว +1

    daahir calasow hhhhh waxii sir ah in warbahinta laga shego ma rabta mideda kale nin warbahin kaliya ma wareesan kkkk waxwalbo wa laga dhuuqay oo sir, shirkadaha iyo sirarta muhiimka lama so denayo

  • @jibrilhussein5662
    @jibrilhussein5662 8 ปีที่แล้ว +2

    qofka wariyaha xataa waxaa laga rabaa inoo baratakool leeyahay

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 8 ปีที่แล้ว +2

    ninki wax dilaa cid kadaqi karto majirto! dowlad kastaa macafin kartaa

  • @barreabdikariin6225
    @barreabdikariin6225 8 ปีที่แล้ว +1

    Somali waxa kajirta qabiil qofki qabilkisa qilhaya wax malagarsinaya lkn kan masakinka ah xaqisa ayaa lugu tumanaa dadka masakiinta Somaliyed Allah ayaa umaqan

  • @muntasabdi4880
    @muntasabdi4880 8 ปีที่แล้ว +1

    war iskaa daay somalida damer iyo labadisa dhagod aya tahin adiga iyo xanafi

  • @aghader8751
    @aghader8751 8 ปีที่แล้ว +3

    kkk viva Maxamed

  • @geraarajpoeml6087
    @geraarajpoeml6087 8 ปีที่แล้ว +1

    walahi Qof bulshad danbe kagalay mala cafinaa walahi dawlada hada jirtaa waxay ku dhisan tahay Qabil
    illahow umada somaliyad nabada tus

  • @hiboabdurahmn2160
    @hiboabdurahmn2160 8 ปีที่แล้ว +2

    illahay kuwas umada haka qabto isaga racmane😭😭

  • @sahra1274
    @sahra1274 8 ปีที่แล้ว +8

    C/raxmaan Yusuf Cadaala waa wadani dhab ah, halyeey qaran, God bless him

  • @kuuscagadoro4508
    @kuuscagadoro4508 8 ปีที่แล้ว +1

    Cjb Alasow

  • @muscabyare2908
    @muscabyare2908 8 ปีที่แล้ว

    daahir calasow wadanka cadalad daro ayaa kajirta wadanka waxaan uga baxay cadaalad daro holland ayaan kunoolahay sidaadookale

  • @suleekhaismacil6843
    @suleekhaismacil6843 8 ปีที่แล้ว

    allaw raggan ka qabo dadka
    wax dadka uma haysaane meesha madhax nimada kale tagaa oromayay dad ma tihidine amisom iyo gaalada ayaa u shaqaysaane somali waxba u tarimaysaane in laydin kharajiyo ayaa ku wacan yihiiin qashin fawqal qashin

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 8 ปีที่แล้ว

    waxaa adigu halkad ka.ogaatay? illahay kacabso iskanahub sowaxad sheegaso

  • @bisharoabdi9090
    @bisharoabdi9090 8 ปีที่แล้ว

    Mohamed Bashir, rageedii waaye.
    maba qoslo.

  • @garabdihakimibrahim2294
    @garabdihakimibrahim2294 8 ปีที่แล้ว

    dareenkaga ka run sheega illahay ka baqo oo ha iska oohin

  • @shuceybyare7700
    @shuceybyare7700 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkk

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 8 ปีที่แล้ว

    waxaan dhahaya ruuf yanka haladilo

  • @farxaancabdi4820
    @farxaancabdi4820 8 ปีที่แล้ว

    wlhi calasow waa qabir somaliyed

  • @aaminafaaraxxasan5877
    @aaminafaaraxxasan5877 8 ปีที่แล้ว

    daahir calasow allha ku daayo nin culus

  • @khalidciyaal1936
    @khalidciyaal1936 8 ปีที่แล้ว

    waa run dahir bro dadalkaga m

  • @ifrahabdimuse9887
    @ifrahabdimuse9887 8 ปีที่แล้ว

    Hei

  • @mohamedahmed-hh5cq
    @mohamedahmed-hh5cq 8 ปีที่แล้ว

    Fiska

  • @Cabaasmoediiriyegaradag
    @Cabaasmoediiriyegaradag 8 ปีที่แล้ว

    sheekada waxbaad ka ilawday sxb somaliland