DAAWO Ninkii Ka Yaabiyay Shabaab oo Wareysi Kulul Bixiyay iyo Arin Argagax leh oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024
  • DAAWO Ninkii Ka Yaabiyay Shabaab oo Wareysi Kulul Bixiyay iyo Arin Argagax leh oo

ความคิดเห็น • 81

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 ปีที่แล้ว +17

    Walaal marabtaa wax kuudhama xumaanta oo kuu dhama qabyalada iyo waxkasto oo xumaan ah hadey haa tahay plz hada kabilaaw la'imaaw niyad san oo Alle jecel kana cabsanaayo Cadaabka Alle kadib usoo jeeso sidaad kuheli laheed wadada wanaagsan oo Alle kugu jeclanayo oo Janada Fardoose ayaa usareyse lagu galayo Aduun iyo Aakhiraba waad liibanee
    1..kudadaal salaadaha waajibka kudar sunooyinka 2..sadaqo baxso haba yaraato walaal Naartey xijaabtaa 3..sonka wajib iyo sunaba 4..baari nimada walidka 5..adecida sojka ama soojada 6..samafalka masakiinta iyo cidwalbo oo kuu bahan 7..xaqa qof walaalkaa muslim ah iska ilaali 8..in aad xoogada xalasha kushaqeysatid oo aad iska ilalisid xoola xaran ah 9..in aad iska ilaalisid ubadkaaga xaqooda oo aad kubarbarisid Diintena mcn 10 ..Dhaqaaley Agoonta iyo dariskaaga iyo Naftadana daryeel oo kabad baadi Naarta lama soo koobi karo wanaaga kudadaal wax walbo oo wanaag ah kabilaaw hada hadey kugu cuslaato duko laba Ragco Alle bari in uu kugu kaalmeeyo Alle kuma dayacaayo walaal Aduunka waalaga tagaa aan iscafina oo aan kudadaalno wanaaga Alle Raali nooga yahay inshaAllaah Janatul fardoosa niyeeso Alle wuxuu dhahay Adoonkeyga wuxuu iga maleysto waan siin sidaan Janada kugaari laheen Allahayow noofududey AAMIIN.

    • @cusmaanaxmedsanyare8368
      @cusmaanaxmedsanyare8368 2 ปีที่แล้ว +1

      Tyr

    • @collector3334
      @collector3334 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin 🥰

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah waanada wanaagasan akhii alaha.kuugu Daro xasanaaska miisanka akhiro.anagana allaha.nagu anfaco.amiin aamiin aammiin

  • @abdirazakahmed1045
    @abdirazakahmed1045 2 ปีที่แล้ว +10

    Hhh ninka laqarinayo wa mahad salad malaha

  • @nadifaaadow3681
    @nadifaaadow3681 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxaanaad dhegeysaneysaan wadankoodoo dhan walaysootuuray iyo wadan dhan ayaan kiiwaxterilahaa dabagalkay waanfuliyey waan aqbalay ean daba dhigtay DHAMAAN GEERESHLA YAASHA SOOMAALIYEED HALAYSKA ILAALIYO NINA YAAN BAABUUR LOOWADIN.

  • @abdullahosman7347
    @abdullahosman7347 2 ปีที่แล้ว +15

    Waxan wareysi maaha sxb magacyada Dan wat qarise mxh kawada

    • @anasbile4818
      @anasbile4818 2 ปีที่แล้ว

      😹😹😹

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 9 หลายเดือนก่อน +1

      Khawaarijta duubtay oo waraysanaysa ninka, allaha unaxariisto.Laga baray laga badi buu ku sameeyay, wax badan bay dad masaakiina khaarajiyeene iyagana mid diyaaradaha duqaynta kusoo hagaa lagu salladay...amniyaatka NISA buu kamid ahaa uun baan dhihi karnaa.😂

  • @sahrakiin2438
    @sahrakiin2438 2 ปีที่แล้ว +5

    Yaahuu

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele 2 ปีที่แล้ว +9

    Ninka so wacay magaciisa maxa lo qariyay na

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 2 ปีที่แล้ว

      Waa xasan xuseen

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa raga alshabaab ku daba joogto xogtiisa ninkan la wareysanayo waa basaas mujaahidiinta alshabaab ugacan galay

  • @MaandeeqYare-uj5lj
    @MaandeeqYare-uj5lj ปีที่แล้ว +2

    Subxabalah waxan wareysi ma ahaa wllhi😏😏😏😒

  • @Som-hf7wz
    @Som-hf7wz 2 ปีที่แล้ว +8

    Ka wareysanaya waa Al Shabaab kale magacyada wuu qarinayaa markaa waa probogandada Al Shadaadiin oo isticmaaleysa shaashadan. Waa Marin habaabin xataa caruurtu fahmeyso iney been guur iyo views raadisa tahay wa bilaahi tawfiiq baaqa maalmaha dambe.

    • @ahmedosman6167
      @ahmedosman6167 ปีที่แล้ว +1

      Mgacyada la qarinàa wa sirdoon xogta so sheega side lo shega

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว

      Maya shabaabkaa maqlaya deedna way fakanayaan

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 9 หลายเดือนก่อน

      Khawaarijta duubtay oo waraysanaysa ninka, iyagaana magacyada qarinaya oo saa kusoo duubay, allaha unaxariisto.Laga baray laga badi buu ku sameeyay, wax badan bay dad masaakiina khaarajiyeene iyagana mid diyaaradaha duqaynta kusoo hagaa lagu salladay...amniyaatka NISA buu kamid ahaa uun baan dhihi karnaa.😂

  • @kiikiimani
    @kiikiimani ปีที่แล้ว +2

    Ninkan jaajus aha bangarafta la zhaqeen jiray alshabab soo bandhigen 😂

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว +2

    Saw qof muslima ma tihid maxzd umada udaba galaysa e kudaba dhigay حسبن ونعم الوكيل

  • @baxsan698
    @baxsan698 2 ปีที่แล้ว +1

    Mucjiso badana waaba xanunsanahey bubaleyehe muu ale kacabsado Subxanalaa

  • @Zurich527
    @Zurich527 ปีที่แล้ว

    Oo maxaa magacyada dad ka

  • @maxmuudsaxne7974
    @maxmuudsaxne7974 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa waraysi aaad uqaldan wlhi

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 8 หลายเดือนก่อน

    Cun cun cun cuni waa ayaa xigta. Ninkani dad soomaaliyeed ayuu shilimaad ku iibsadey isagoo gaalo u jaajuusaya laakiin aakhirkii isna waa la qabtay waana la khaarajiyey isagoo jaajuus ah

    • @wadadatoosnaanta5912
      @wadadatoosnaanta5912 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dowlada ayaa gaalo ah sow ma.ahan shabab ayaa Muslim kuu ah ninkaan waa askari dowladeed Una shaqeeyay dalkiisa iyo dadkiisa 😊

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 2 ปีที่แล้ว +2

    KAN WAREYSANAYA WAAN KAA SHAkiyey bro why aad magacyada uu ninkan la WAREYSANAYo u qarinee ???
    Soomali inta badan waa al sheydaan

    • @caaqilka9446
      @caaqilka9446 ปีที่แล้ว +1

      Waxa waraysana waa al shabab magacyada waxay u qariyeen in ay gaadmo ku qabtaan ayay rabaan hadi magaca ay baahiyaan dadkaas waa baxsanayaan

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 2 ปีที่แล้ว +3

    Timir lafaa ku jirta xataa kuwa inoso gudbinayo warkan ayabo far ku godon tahey maxa yeley ragna magacoda wala qarina ragna wala shacina subxanallah ala somali waa wada qushash miiran

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 9 หลายเดือนก่อน

      Khawaarijta duubtay oo waraysanaysa ninka, iyagaana magacyada qarinaya oo saa kusoo duubay, allaha unaxariisto.Laga baray laga badi buu ku sameeyay, wax badan bay dad masaakiina khaarajiyeene iyagana mid diyaaradaha duqaynta kusoo hagaa lagu salladay...amniyaatka NISA buu kamid ahaa uun baan dhihi karnaa.😂

  • @zumayaahmed9491
    @zumayaahmed9491 2 ปีที่แล้ว +6

    Magaca maxaa loo qarinayaa

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 9 หลายเดือนก่อน

      Khawaarijta duubtay oo waraysanaysa ninka, iyagaana magacyada qarinaya oo saa kusoo duubay, allaha unaxariisto.Laga baray laga badi buu ku sameeyay, wax badan bay dad masaakiina khaarajiyeene iyagana mid diyaaradaha duqaynta kusoo hagaa lagu salladay...amniyaatka NISA buu kamid ahaa uun baan dhihi karnaa.😂

  • @user-wr2hb7dk5x
    @user-wr2hb7dk5x ปีที่แล้ว

    Scw

  • @magandacwah
    @magandacwah 9 หลายเดือนก่อน

    wareysi ma ahan waxa ayaga ay rabaan lee la sheegoyaa Hoyadood wasooyinka😂😂😂😂

  • @abdulahigeele793
    @abdulahigeele793 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaa

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 ปีที่แล้ว +1

    KU DHAWAAD 30 SANO AYAN KA SHAQEYAY NABAD SUGID BALSE NINKAN INUU BEEN AAN RAAD LAHEYN INUU SHEGAYO WAA MUZALZAL QAWARIJTU ALSHABAB UMADA KU MARIN HABABINEYSO WAXAN UMADA U ISII DEYNINA PLEASE 🙏 ADINKABA BENTA WAHABIYADA FAFINAYA IDACAD WIXI LOO KENABA RUN IYO BEEN AANBA KALA FIRINEYN BYY LONDON UK

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan waraysi lama dhaho

  • @apdiwaasacjamac2888
    @apdiwaasacjamac2888 2 ปีที่แล้ว +1

    Mxaad u xumeyseen codka uu sheegayey idinkaaba mashruucan wta ayaan filaya

  • @kulmiyemedia8895
    @kulmiyemedia8895 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan maaweelada caruurta miyu aqrinoyaa

  • @canabahmed1079
    @canabahmed1079 2 ปีที่แล้ว +1

    Soqabta

  • @fadumoali783
    @fadumoali783 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey musiibo kugu rid

  • @abdulahigeele793
    @abdulahigeele793 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa qarineysaan

  • @biyoodcabdule3433
    @biyoodcabdule3433 ปีที่แล้ว

    3

  • @hodanahmed2020
    @hodanahmed2020 2 ปีที่แล้ว

    Maxay u jarjarayaan dadka lasheegayo magacyadooda war xaqiiqa weeye ninka howshan udhiibtay siidaya magiciisa mise kan waraysanaya alshabab ah.

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 9 หลายเดือนก่อน

      Khawaarijta duubtay oo waraysanaysa ninka, iyagaana magacyada qarinaya oo saa kusoo duubay, allaha unaxariisto.Laga baray laga badi buu ku sameeyay, wax badan bay dad masaakiina khaarajiyeene iyagana mid diyaaradaha duqaynta kusoo hagaa lagu salladay...amniyaatka NISA buu kamid ahaa uun baan dhihi karnaa.😂

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimankan maxaa magacyadooda loo qarin koleyba iyaguba waa daawanayaan ninkan sheekadii dhex martaye

  • @EfootballGame-nd8id
    @EfootballGame-nd8id ปีที่แล้ว

    waxa la qar qarinayo maxaaa weeeye😅

  • @cusmaanaxmedsanyare8368
    @cusmaanaxmedsanyare8368 2 ปีที่แล้ว +1

    Runmiyaa

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 2 ปีที่แล้ว

    Doqon weyaan af qarmuune

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 2 ปีที่แล้ว

    Kawan yutubleyda am wareysiga qaday ayagaba argagixisada xiriri lalehe maxay uqarinayan dadka ninka sodiray magacoda

  • @canabahmed1079
    @canabahmed1079 2 ปีที่แล้ว

    6hrago

  • @duqbilow
    @duqbilow ปีที่แล้ว

    This is fake news 📰 kkkkk Caruur maad na moodeen

  • @GULLD380
    @GULLD380 ปีที่แล้ว

    Nio adigaaba shaki kaaqabnaa sababtoo ah nin murtat eh ayaad magacyadooda qarinee sabab uf dheh

  • @ahmedabdi1854
    @ahmedabdi1854 2 ปีที่แล้ว +3

    In gaalada jaajuus loo noqdaa waa gaalnimo cad

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 2 หลายเดือนก่อน

      Khawaarij baa thy ee iska aaamus

  • @abdullahiahmednuur5453
    @abdullahiahmednuur5453 5 หลายเดือนก่อน

    Raga macagcooda la qarinayo waa rag lagu raadjoogo

  • @labqabjiyeshaban2540
    @labqabjiyeshaban2540 2 ปีที่แล้ว

    Baabuur Baabuur ayuuku bilaabay baabuurna wuu ku dhameyay wax aanu ka fahnay ma jirto

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 ปีที่แล้ว

    Soomaali alshabaab waxba kama qaadi karteene dadka soomaaliyeed iyagaa ushaqeeya alshabaab waxkastana ufududeeya sida ninkani sheegayo hsdaba sidee loo cirib tiri karaa alshabab

  • @um-cumarum-cumar
    @um-cumarum-cumar 2 ปีที่แล้ว

    Ma fahmin😡

  • @qadarabdullahi5165
    @qadarabdullahi5165 2 ปีที่แล้ว

    Jaahilkan firi maciyaalba marka lagushaqeysanayo , kano miidhan waaye
    Kuwa umada somaaliyeed qeyrkood kareebey, ale hacadaabee

  • @rawiabdudud3700
    @rawiabdudud3700 2 ปีที่แล้ว

    Macayada qaar ayaa la qarinayah sabab

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

      Dadkan lawaray sanayo may dipen talaw wll

  • @anwarmahamed6407
    @anwarmahamed6407 2 ปีที่แล้ว

    Beenta jooji

  • @mohamudhussein6103
    @mohamudhussein6103 2 ปีที่แล้ว

    Waxna wad shegeysaan waxna wad qarineysaan see wax u jiraa dhuudhda waa maxay

    • @asdfghjkl1381
      @asdfghjkl1381 2 ปีที่แล้ว

      Wuxu shekada kusodaraya dad AAN howshan kujirin sida adiga camal magacada WAA in laqariya iyo wax sidaas camal ah sidaas Ayan u fahmay

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 2 ปีที่แล้ว

      Waxkajira maleh nagalatag baa buur baabuur badanaa waa filimaanLahabeeyay magacyadabadina waa la qarinayaa ilaahow khaatumadeena khayr

    • @osmanahmed3550
      @osmanahmed3550 ปีที่แล้ว

      Maya sidaas ba loo so dayey wareysiga qaar amniyaatka shabab ba qarise waayo hawlgal bey ku jiraan somalidu caqli malaha miya😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    horta dadkan miya la ciqaba markay waxan odhan shegayan mise wa dad been meesha lagu soo fadhiiso waxaay waxan anigu yabeema wa la idin cafin ee warma ku warama ma fulaya oo wax walaba sheegan mise waxay is yidhahdan kolay dhimtee waran oo maxay sirtooda u shegi lhaayeen wa been waxan dadkan shacabka dawanaya ayaa la doonaya qofka ka mid in la ogado maha waxay qofkan iska sheekanaya wale wax ba khaladan alshaydanow beentiiina iiyo runtiina midana uma bahnin dad wanagsan ma tihin shaydan baa idinku diray dadkiinii

    • @omarrashka9570
      @omarrashka9570 2 ปีที่แล้ว

      Idinku wad ka badbaaden AnAgu reer koofured hada nahay wenadhameyen huuno

    • @omarrashka9570
      @omarrashka9570 2 ปีที่แล้ว

      Waxan filayaa inu ilaahey naga dulqaado

    • @osmanahmed3550
      @osmanahmed3550 ปีที่แล้ว +1

      Sxb kuli wa la toogte waa dad intaso sano xirna wax walba laga ogaan karo amniyaatka shabab wey ka nuugte sirtu ma sahlana ina la qariyo gaar ahaan markaad caqiido lahayn ood lacag awgeed uu shaqeysid jihaadiyinta somalia ma sahlana illahay ha garab galo

    • @kiikiimani
      @kiikiimani ปีที่แล้ว +1

      Kan alshabab aa wareysanayo wa nin ey qabten oo jaajus aha bangaraf