TALOOYIN DAHABI AH OO LAGA DHAXLAY ODAY 80 JIR AH | XIKMADO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @Deysanealihaji
    @Deysanealihaji 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ⓕ︎Ⓡ︎Ⓞ︎Ⓜ︎ Ⓢ︎Ⓞ︎Ⓜ︎Ⓐ︎Ⓛ︎Ⓘ︎

  • @REALSHAAKIR
    @REALSHAAKIR 9 หลายเดือนก่อน +3

    Fursad labaad sii qofka lkn mid 3xaad ha siin the legend ❤

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 9 หลายเดือนก่อน +2

    All of them sameyn ayey igu yesheen wxn rajeyna in Aan kudhaqmi doono insha Allah
    Qof kasta oo qoraalkeyga arka 👀 wxn ilahy uga baryayaa inu hamigiisa u rumeeyo xitaa ani waa kujiraa
    Aamiin yaa rabi 🤲🤲

  • @challyso786
    @challyso786 9 หลายเดือนก่อน

    Legend tahey walal
    Nolasha sidey wax Ku bartey ana si la mid ah iibartey

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 9 หลายเดือนก่อน +1

    Marnaba haka filan noloshan iney Cadaalad tahay. Mahadsanid brother key guulayso in sha allah

  • @zrodaykarto2367
    @zrodaykarto2367 8 หลายเดือนก่อน +2

    Marnaba Qof Rajadiisa haka dilin laga yaabe rajadaas iney tahay waxa keliya Ee Uu noloshiisa ka haysto 😮😮

  • @sharifnuh
    @sharifnuh 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kan ugu dambeye wll aad iyo aad baad umahadsan tahey wll qaali

  • @Naamir03
    @Naamir03 7 หลายเดือนก่อน

    Maalin xuni ma jirto, Haku Gafin waqtiga,❤

  • @superedits8668
    @superedits8668 9 หลายเดือนก่อน

    Legend ❤ 😮

  • @silver14007
    @silver14007 9 หลายเดือนก่อน

    All important guulayso wll

  • @suldaancmr6903
    @suldaancmr6903 9 หลายเดือนก่อน

    Superman filim

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 9 หลายเดือนก่อน

    So badi jecelkana sigana ha ilaawin zxp❤❤❤❤

  • @Abdifattah07
    @Abdifattah07 9 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @MohamedAliJama-pu2ib
    @MohamedAliJama-pu2ib 9 หลายเดือนก่อน

    Marna ha khasaarin fursad aad qof ugu sheegi kartid in aad jeceshahay❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 9 หลายเดือนก่อน

    Sax👏👏👏

  • @WLLAKOFFICIAL
    @WLLAKOFFICIAL 9 หลายเดือนก่อน +1

    First comment

  • @FahadAbdulaahi
    @FahadAbdulaahi 6 หลายเดือนก่อน

    Qodobka 31❤❤❤❤❤❤❤

  • @moustaphaibrahim3009
    @moustaphaibrahim3009 9 หลายเดือนก่อน

    Marnaba haka labalaby fursada qofka adjeeclshey sidad ushegankahy

  • @abshircade1931
    @abshircade1931 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤marnaba qof Aad jecleed haka rajo dhigin qadar alla wax maamushe🎉

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 9 หลายเดือนก่อน

    Marnaba ha ilaabin qof kusoo caawiyay mar aad murugeesneed

  • @Moha-g7r
    @Moha-g7r 6 หลายเดือนก่อน

    😮

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb 🙏💯

  • @zakariyaabdullahi-g3d
    @zakariyaabdullahi-g3d 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you my prother

  • @zakariyemohamed143
    @zakariyemohamed143 9 หลายเดือนก่อน +2

    AAD BAAN KUU SALAAMAY ZHP🙏 2:15

  • @AsadAbtidoon
    @AsadAbtidoon หลายเดือนก่อน

    Fursad 3aad hasiin qof mar 2aad kuqayaanay

  • @Uptizametfaalko
    @Uptizametfaalko 9 หลายเดือนก่อน

    WllHi waxaa ani iquseYO hadaH oo.N arDu FoRM Four AH aHy waxa weeyE marNba mopilkaGa haKu LuMiN wakHtIYdadad kHaaska❤️🥺🤚🏽

  • @MTushle-bp8pn
    @MTushle-bp8pn 9 หลายเดือนก่อน

    Second comment

  • @siyaad16
    @siyaad16 9 หลายเดือนก่อน

    Dabeecadaada masuul ka noqo qofna yow ku siin dabeecad adan lahey taasi wa run

  • @Rhia143
    @Rhia143 9 หลายเดือนก่อน +1

    Last talo marnaba haka filan noloshu iney cadald tahe😔

  • @abdullahi9794
    @abdullahi9794 9 หลายเดือนก่อน

    Wll qali wan kusalamay🎉

    • @lonepoy
      @lonepoy  9 หลายเดือนก่อน

      Waa kaa gudoomey sxb.

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 9 หลายเดือนก่อน

    Intii aad sii sharxaysay Haadaa ii sii kacaysay, oo sabbta ma iishegi karta Lone?

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 9 หลายเดือนก่อน

    Kan ugu danbeeyo adigaa kula mid ahey😢

  • @abdishakourmohamoud1315
    @abdishakourmohamoud1315 9 หลายเดือนก่อน

    Walhi ka udanbeeya waayo waxan lashaqaynayey wakhti badan gaalo waxayna itusijireen wanaag, laakin xagii danbe ayey cadaalad daro ituseen,aanku ilaaway wanagii badnaayeey ii galeen

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 9 หลายเดือนก่อน

    no so badi

  • @mohamedyare5696
    @mohamedyare5696 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hadda ma waxaa ileedahay haka quusan gabadhaa jecleed 😅

    • @Hamzaog1338
      @Hamzaog1338 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @CaliXaaji-eo4vv
    @CaliXaaji-eo4vv 9 หลายเดือนก่อน

    Godobka 25

  • @Abdikarm
    @Abdikarm 9 หลายเดือนก่อน

    23 xalay aaku fashilmay zxp 😢😂

    • @lonepoy
      @lonepoy  9 หลายเดือนก่อน +1

      Kuma qasaarin... Jawaab ayaad
      Soo heshay... hadda qofkaas mesha
      Aad u joogto wad ogaatey 👌

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 9 หลายเดือนก่อน +1

    Spider man mia

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 9 หลายเดือนก่อน

    Waxa samayn igu yeshay number ⁵ marnaba qof haka rajo dhigin maalin walba mucjisoyin aya iska dhaca,

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 8 หลายเดือนก่อน

    Nio cawimaad shqsi ah ayan ka rabaa wxn rba ina youtuber nqdo lkn ma aqno wadada umari lahaa hana i dhhn instgrm iga so qabo o malihi meel an vedio editing ka barto ma aqno o lcg mahysto daruf awdd e macql mathy inad i cawsd ?