Sida qof kugu CUSUB loo shukaansado | 8 Sharci raac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • 8 sirood shukaansiga ku saabsan.
    Welcome and subscribe Thanks.,
    B.m From Whit sand Channel
    / @whitesandcomposer
    LoNe Poy.

ความคิดเห็น • 79

  • @yaxyemaxamed2545
    @yaxyemaxamed2545 4 หลายเดือนก่อน +38

    Anigaa ugu horreeyo muuqaalkaan, salaamullaah ustaadi 🖐️

    • @lonepoy
      @lonepoy  4 หลายเดือนก่อน +3

      Wacaleikum As salaam sxb 🙏

    • @user-st7cu8rn4h
      @user-st7cu8rn4h 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ana kahowren jiray khad la aan ishay😢😅😅

  • @kingsahal24
    @kingsahal24 4 หลายเดือนก่อน +26

    Casharadaan sidan u qaadanayey ugu dambeyn waan guuleystay

    • @insharmohamed8891
      @insharmohamed8891 4 หลายเดือนก่อน +1

      Nio isoqabo 😢😊

    • @kingsahal24
      @kingsahal24 4 หลายเดือนก่อน

      @@insharmohamed8891 haye bro

    • @user-pe6gj7ti3e
      @user-pe6gj7ti3e 4 หลายเดือนก่อน

      In farin la isku dhegysto guul uma arko ani

  • @Abdikm
    @Abdikm 4 หลายเดือนก่อน +13

    Soo labasho wacan kape

  • @Dhaxdhigtee
    @Dhaxdhigtee 4 หลายเดือนก่อน +31

    Team shukansi cusub xadiir matihin😂😂✋👍

    • @sancho_8
      @sancho_8 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb waa baran karta hadadn social anxiety lahyn😂😂

    • @salahhayle6337
      @salahhayle6337 3 หลายเดือนก่อน +2

      Xadir😂😂😂

    • @Dhaxdhigtee
      @Dhaxdhigtee 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@salahhayle6337😳😂😂

  • @abdiadan7436
    @abdiadan7436 4 หลายเดือนก่อน +7

    Qodobka ugu danbeya wa kan ugu muhiimsan kkkkk cilmi nafsigu waa qiyaano mar marka qaar

  • @user-ur3pw7zs8i
    @user-ur3pw7zs8i 4 หลายเดือนก่อน +4

    pro cashirada noocan ah soo badi🎉

  • @user-pc8kp3cg5l
    @user-pc8kp3cg5l 4 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks ustaad keep going

  • @bacadweynebarwaaqo7471
    @bacadweynebarwaaqo7471 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa kuwataa

  • @zakimohamed3228
    @zakimohamed3228 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhalin yaro wxan laga hadlayo waa muhiiim wlhi waana wx dhaca mr wlba Nin kan waa experience Wx Aaan khibrad uleeyhy blse aanan idinla wadaagi karin ayuu idin lawadaagayaa runtii Mrna hweenka Haumuujin danayn iyo Xiiso saaid ah kuabuur kadibna Kusoo noqo xaalad normal ah Una diyaar grow Wx ksTa oo dhici kara beri🙏🏿

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 3 หลายเดือนก่อน +1

    2 weeks manislahadlin 💔🙄, ayadha aniga ayay farin igasugeysa anaa wankaamusay 🫣.... Legenow talo isih i.a💪🙏

  • @Abdikm
    @Abdikm 4 หลายเดือนก่อน +5

    Liketa 2 ana leh🎉

  • @user-wr8rf2ql2f
    @user-wr8rf2ql2f 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mudo dher kadib waa lagu wye ustaaf😊

  • @Cristiano23edits
    @Cristiano23edits 4 หลายเดือนก่อน +2

    Macallinka waa ku wataaa ❤

  • @salahhayle6337
    @salahhayle6337 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sidee qof an jeclahay ugu dageystaa telephone ka📞 😢😢😢😢

  • @maxamedcader4615
    @maxamedcader4615 4 หลายเดือนก่อน +6

    Qofka saxda ahi waa qofka kuku dorto sida aad thy

  • @malaakhassan4388
    @malaakhassan4388 4 หลายเดือนก่อน +11

    Good advice 👍🏻😊

  • @abdirizakmuuse2005
    @abdirizakmuuse2005 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gulleyso ustaad mudo fog ban channel kga ku xiranahy faiido moye qasaro kalama kulmin kalin mugleh badka qadaty dhisida nfteyda jasakallah❤

  • @raanoabdi1878
    @raanoabdi1878 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waaxay siraha aad bixinayso waa la kalashikiyay baa socoty maalmahane

  • @Alpicadeyy8
    @Alpicadeyy8 4 หลายเดือนก่อน

    Solution keyga waadba ii xliseyy see wx u jiraan islahaaa❤🎉 thanks.

  • @RIJAAL-zy1tb
    @RIJAAL-zy1tb 4 หลายเดือนก่อน +1

    Legend ❤

  • @Yacquubtayo
    @Yacquubtayo 4 หลายเดือนก่อน +1

    W advice 😊❤

  • @maxamedcabdullaahi9540
    @maxamedcabdullaahi9540 4 หลายเดือนก่อน

    Good idea 💯😮

  • @Souhaibilias
    @Souhaibilias 4 หลายเดือนก่อน +4

    Sxb " wadadii """ tosneed "" wan helay ""yes "" no suwad " mu galadan"" u kale

  • @aasiyaahmet7442
    @aasiyaahmet7442 4 หลายเดือนก่อน

    Absolutely 💯

  • @khalidhusein7171
    @khalidhusein7171 4 หลายเดือนก่อน

    Man Sha Allah

  • @zaeemproduction
    @zaeemproduction 4 หลายเดือนก่อน

    Good Advice ❤

  • @NouriaAbdillahigalab
    @NouriaAbdillahigalab 4 หลายเดือนก่อน

    A best advise

  • @SagalMaxamad-yp9xx
    @SagalMaxamad-yp9xx 2 หลายเดือนก่อน

  • @imdejiye5829
    @imdejiye5829 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 qarba wxn run uqata

  • @safiyosaed2955
    @safiyosaed2955 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bal waxaad umada kula talinysid bal eeg wl... Dhibkaagu waa inaand wax akhriyin oo hdaad buugta iyo maqaalo badan soo akhrin layd wax macno leh baad la imaan lahayd... Lama k xanaaqo

  • @SAADAQ_SEERAAR
    @SAADAQ_SEERAAR 4 หลายเดือนก่อน

    Welcome back Lone boy

  • @safiamohamed7572
    @safiamohamed7572 3 หลายเดือนก่อน

    Su'aal qofka marka ugu hoteysa hadanan dhiihiin Asc maxan dhahaa😢😮

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waraa nio adiga wajigaa natus walhi wxad u egtahy qof soo gubtay😂😂😂😂😂 saad ukala taqanid ayan kalabalabayn 🙏 🫡

    • @Hamzaog1338
      @Hamzaog1338 4 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅

    • @mmm-tl6gq
      @mmm-tl6gq 4 หลายเดือนก่อน

      Nio mid ban laa hadla 7h ban u jawaaba iyana sido kle

  • @AyoshAnood-ux6oc
    @AyoshAnood-ux6oc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dad waween ba la yahay sadcan sacd kaftan lesku barto mahn

  • @user-fw7pt1ci3s
    @user-fw7pt1ci3s 3 หลายเดือนก่อน

    good

  • @user-pe6gj7ti3e
    @user-pe6gj7ti3e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qof farin igu dhegeysta adunka ugu necbahy wxs wxjiro maha qof dankaleh kula hadlayo farin ku dhegyso mx wye

  • @user-yz2ir5rh7z
    @user-yz2ir5rh7z หลายเดือนก่อน

    Halland ❤

  • @Israqueen7
    @Israqueen7 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaa nosoo sheegta sida 𝗾𝗼𝗳 aad jecleyn Lkn asi ku jecel loola shekeysto 😂😭

    • @MaahirAbdalle
      @MaahirAbdalle 4 หลายเดือนก่อน

      Cashirkas xogtiisa anigaa ku haayo xagen kugu soo gud biya 😭😂

  • @salahhayle6337
    @salahhayle6337 3 หลายเดือนก่อน

    The last one 😅😢

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa hadalkada qaadanayo la yaabahanay

  • @11naa44
    @11naa44 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ani md iga hadleysa yaab 😂😂

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb gabar ban iska baranay social media, so marka waan wada hadaLna in mudo mana rbto wajigeeda in ay i tusto wxyna i leedahay wanku jeclahay xiriir bn ka rbaa Inaa bartana ma rbto, call wey isoo wcee mrwlbo
    Talo kaa rbaa LonePoy

    • @joker-cr7yu
      @joker-cr7yu 4 หลายเดือนก่อน +2

      Dee hush ku dheh maxaadba u baryi

    • @kivanctatlitug951
      @kivanctatlitug951 4 หลายเดือนก่อน

      @@joker-cr7yu 🤣🤣Sigma boy

    • @qalbilove2448
      @qalbilove2448 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wiil sasaa arkay yaab

    • @Zakariyemaxamed04
      @Zakariyemaxamed04 4 หลายเดือนก่อน +1

      Way foolxun tahay hadduu Alle kuu idmo😂

    • @mmm-tl6gq
      @mmm-tl6gq 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wewjigeda ma waxad ka wada kulan miise sawir ahaan xitaa

  • @ZohaaNaMohamed-jh3jm
    @ZohaaNaMohamed-jh3jm 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shukansi io xiriir maxy kla yihin😅

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado5687 4 หลายเดือนก่อน

    Nolow wllo

  • @MohamedAbdalla-em1nz
    @MohamedAbdalla-em1nz 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @mahadbashiirahmed5501
    @mahadbashiirahmed5501 4 หลายเดือนก่อน

    Dadbaa run moodi doono 😅

  • @NoordiinMount
    @NoordiinMount 4 หลายเดือนก่อน

    🥰

  • @aichadaoudwaberi6653
    @aichadaoudwaberi6653 4 หลายเดือนก่อน

    hada laga bilaba waaa ku labee😂😂😂

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 4 หลายเดือนก่อน

    Haka daba ordin qofkaas dooqisa ma tihid ku

  • @Ibraahim-br9lb
    @Ibraahim-br9lb 4 หลายเดือนก่อน

    Tʜᴀɴᴋs ʟᴘx

  • @user-sr1uf4wd5g
    @user-sr1uf4wd5g 4 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅

  • @nimconice
    @nimconice 4 หลายเดือนก่อน

    𝒮𝒶𝓍😊

  • @Hodo79
    @Hodo79 4 หลายเดือนก่อน

    Nin weyn oo fuuruqa mal arag wuxuu wa muhiima nooga dhigo 😒

  • @user-eq8pp3qq9c
    @user-eq8pp3qq9c 4 หลายเดือนก่อน

    BhfyueJGJKUOPLQS