Lix Da Qodob ee lagu helo Kalsoonida Nafta- Mubarik Ibraahim Aar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 184

  • @dadirabdi543
    @dadirabdi543 3 ปีที่แล้ว +41

    Kalsooni aan lumiyay ayaan rabaa inaan soo celiyo insha allah bi idnilaahi kariim I'm back wlhi thankful teacher diid mada aad naftaada aad u sheegeysid waa qalad blse isbedelka waa muhiiim

    • @zakimuhumed1956
      @zakimuhumed1956 2 ปีที่แล้ว

      Asc wlal

    • @fartunmohamed6925
      @fartunmohamed6925 2 ปีที่แล้ว +2

      Sanad ka hor baa soo qortay commentigan mantana anaa raadinaya casharkan ee ma ka guul gaartay wll

    • @sacdiyo655
      @sacdiyo655 ปีที่แล้ว +1

      @@fartunmohamed6925 5 bil ka hor ayaad soo qortay qoralkan wax ma qabatay abayo hada ayaan raadinaya ane

    • @ilkacasinackarim4635
      @ilkacasinackarim4635 ปีที่แล้ว

      Wax ku guulaystay ma jiraan hadan radinayayeH

    • @ilkacasinackarim4635
      @ilkacasinackarim4635 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyo655 abyo dhamntin wan idin wada waydiiye wax casharka sameye o guul ka garay inu jiro

  • @hfm9834
    @hfm9834 ปีที่แล้ว +5

    Jazakllahu khayran macalin.
    Waxaa jaclaan lahaa inaa ka soo hadsho waalidka sideey ilamha kalsooni ugu abuuri karaan. Waayo Somali hadii nahay kalsoonida caruurta aad ayeey u dilaan.

  • @mohamednaaji2792
    @mohamednaaji2792 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxan ogaaday nolasha waxa number kow ah kalsoonida inay tahy hadad kalsooni leedahay wax walbo waad awooda inaad qabsato lkin hadii aad bilaa kalsooni tahy wax walbo aad rabto maqabsan kartid curyaan baad katahay

  • @clshakurmohamed6600
    @clshakurmohamed6600 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad bad u mahadsan tahay macalin casharkana wuxu noqonaya casharka aan naftayda wax badan kaga badali lahaa 😊❤

  • @idiriscago3527
    @idiriscago3527 22 วันที่ผ่านมา

    Maashalah jasaakalaah aad iyo aad ayaad umahadsantay ustaad jasaakalaahu khayr❤❤

  • @learnabouttheworld3520
    @learnabouttheworld3520 4 ปีที่แล้ว +16

    Kalsoonida Iga luntey iso duceya somaliyey 😌😣

  • @mohamugadishawi6478
    @mohamugadishawi6478 5 ปีที่แล้ว +7

    Mash alllh tabarakallh ilhy hakaa abaaal mariyo
    wax badan aa kaa faaiiday

  • @jaweriamohasalah966
    @jaweriamohasalah966 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah macalin aqoontiisu taam tahay alle haku barakeeyo wad na dhiiri galisay cilmina waf na bartaye👑

  • @raxiimaabdirahmaan1233
    @raxiimaabdirahmaan1233 9 หลายเดือนก่อน +2

    M.n ustaad karamada rabi hku siyadiyo❤

  • @abwaansalma4336
    @abwaansalma4336 3 ปีที่แล้ว +1

    Mancha allah wlhei wax aad iyo aad u fcn ayan ka faiday teacher aad iya aad ayad u mahad santahay Gu/ kalsonidu waa wax aad iyo aad u qaliya
    Hadad bila kalsoni noqoto wlhei waa wax xun

  • @jihaanshariif7915
    @jihaanshariif7915 2 ปีที่แล้ว +8

    Jazakalahu qeyr

  • @Hana19800
    @Hana19800 4 ปีที่แล้ว +7

    Mash allah dhiirogelin aan ka heley Mahadsanid wllo👍🏼

  • @mohamudhassan4053
    @mohamudhassan4053 3 ปีที่แล้ว +1

    Adbad umahad santahy ustaad Wa cashar Ku filan kalsoonid sida lagu hello Halkaa kasii wad ☝️💯💯

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 3 ปีที่แล้ว +9

    Maasha Allah dhirigelin qimo badan weye Keep Going macalin sare✊✊👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🥰

  • @amalabdirhman94
    @amalabdirhman94 2 หลายเดือนก่อน +3

    ثق بالله ثم بنفس

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'Allah mahdsanid ustaad😊

  • @ismaaciilmaxamed3954
    @ismaaciilmaxamed3954 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah. جزاك الله خير. Gudoomiye.

  • @ju4965
    @ju4965 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @AsiaMaxamed
    @AsiaMaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a sheq alle haku barakeyo

  • @alkhayr2834
    @alkhayr2834 4 ปีที่แล้ว +4

    Kalsoonidu wa shay muhiima sbbto ah wax dadku kugu nacaynin inad qabato ba isku arkikartaa inay dadku kugu nacayaan taasna waxa bi inaysa kalsoonida 24 sano ba jira maalinba wax cusub ba oganaya oo shalay ogayn malinkasto wax ogadana waxa is dhaha waxba kuma harsana cilmi nafsiga marka waxa ogaaday ina wali jaahil wax bdn ka ahay

    • @IkraanMuuse-ho6zm
      @IkraanMuuse-ho6zm 2 หลายเดือนก่อน

      Ka waran is bedelkaga maaanta wll hdaan donnya inaan is badallo

    • @alkhayr2834
      @alkhayr2834 หลายเดือนก่อน

      @@IkraanMuuse-ho6zm runta hadan kuusheego guusha dhabta ahi ma aha waxa aad doonaysid ina hesho lkn ilaahay qaab bu kula doonaya ina moqoto waxana guushu kudanbrnesa sida uu asiga doonayo ma ifahantay rebly iso gal

  • @AadanRaageAli
    @AadanRaageAli ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah ustaad

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 27 วันที่ผ่านมา

    Masha alllah mubaarik aar nolow❤

  • @motalyaani9304
    @motalyaani9304 5 ปีที่แล้ว +6

    M.a dhiri gelin wngsn my teacher mbrk ibra aar

  • @walaalbulshaawi9300
    @walaalbulshaawi9300 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad io aad baad u mahadsan tahay macalin alle haku barakeeyo ❤

  • @Happiness-12
    @Happiness-12 3 ปีที่แล้ว +3

    waaad mahadsan tahay macali waxaan kafaaiidy wax badan wlhi waxaad dib usoo celisay kalsoonita aan ku qabo nafdyta

  • @malyunafrah6455
    @malyunafrah6455 หลายเดือนก่อน

    Jizaakumulaah qeyr 🎉

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 8 หลายเดือนก่อน +1

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤

  • @sadiyaadanibrahim8370
    @sadiyaadanibrahim8370 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Ajir iyo xasanaad badan Allah kaa siiyo

  • @cabdinuurshiiqdoon555
    @cabdinuurshiiqdoon555 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc mudane allah kuxafido

  • @abdimalikmohomoud3932
    @abdimalikmohomoud3932 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh
    Alle cilmiga haki siyaadiyo. .hadii social media adoo kale lage helayo bulshadu wax badan ayay fa iidi lahyd .

  • @idiriscago3527
    @idiriscago3527 3 หลายเดือนก่อน

    Maashalah aad iyo aad ustaad waad mahadsantahay

  • @axmedcali8360
    @axmedcali8360 4 ปีที่แล้ว +5

    Iyo dhamaan intii muuqaalkaan kasoo shaqeeysay Allaha idin xafido

  • @safwaomar1251
    @safwaomar1251 2 ปีที่แล้ว

    Wa rajen ina isbadal nololed kalsonida naftada ina wax badalo mahadsnid macalin

  • @Mustafecabdillaahi1
    @Mustafecabdillaahi1 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sir Mubarek Aar

  • @CabdullaahiAadanmaxamed
    @CabdullaahiAadanmaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad baad u mahadsan tahay. Waayo arag rugcaddaa ah.

  • @MaxamedKad
    @MaxamedKad 5 หลายเดือนก่อน

    Mazha Allah my best teacher

  • @ahmedabdi1144
    @ahmedabdi1144 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks my teacher that walhi I learn most differently

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaal kan Aaad baan uga Helay Runtii Lkn Aniga Runtii waxaa i sugaya Kalsooni Dhisid Wayn Dhibka i haystana waxa weeye ilaa hada Ma ogaan kuna Wareerayba waxa Ay Naftaydu ku Fiican tahay dhan walba oo Aan eegaba waa 1% markaa Waaba Yaabanahay 😩

    • @subairlamela7910
      @subairlamela7910 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/l-l2QshDYEc/w-d-xo.html

    • @subairlamela7910
      @subairlamela7910 2 ปีที่แล้ว

      Muuqaal kaas qaacida Aad adeegsatid ayaad ka faaidi doonta insha alah ka war doon

  • @AdenAli-s6y
    @AdenAli-s6y 3 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsantahay adiir marna maclinkayka ilahay hako barakayo

  • @sacdiyocakariye546
    @sacdiyocakariye546 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad wllhi wax badan baad ii iftiimisay
    Wax aan akhriyay oo aan fahmin baad si qoro dheer iigu faah faahisay

  • @fardoosmaxamed4817
    @fardoosmaxamed4817 2 ปีที่แล้ว

    Go an guul kama horyso adigo degana qado

  • @xawoahmed91
    @xawoahmed91 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you aboo . You surely changed my life

  • @yasinabdi569
    @yasinabdi569 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah macalin mahadsanid

  • @aswaanhassan292
    @aswaanhassan292 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah teacher jazakalaHu kHayer inan Kolsoni aan naftayda ku abuuro ayaan rabay wlhi si wngsn ayaad igu garab sisaY mahdsanid 😶

  • @fadumocumar8517
    @fadumocumar8517 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you my teacher 🎉❤ilahay haku xiftiyo

  • @libanmuhidin6823
    @libanmuhidin6823 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaakalaah🎉

  • @foosdarleeg
    @foosdarleeg 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey haku sharfo

  • @CashoNor-j9t
    @CashoNor-j9t 9 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيراً

  • @osmanapdykhadirqueenhibak6023
    @osmanapdykhadirqueenhibak6023 11 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay ustaad qaali masha alllah

  • @hamzeali7980
    @hamzeali7980 3 หลายเดือนก่อน

    masha allllhaaa

  • @SidiiqMahad-bv9ir
    @SidiiqMahad-bv9ir ปีที่แล้ว

    Aad bad umahadsantahay macalin qaranbad tahaye🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardawsocabdulahi2409
    @fardawsocabdulahi2409 2 ปีที่แล้ว

    M.a macalin waxbadan baa nabartey jasaakallah kheyr jazaak

  • @abdirizakabdullahi9511
    @abdirizakabdullahi9511 3 ปีที่แล้ว

    Allah yaxfidaka walal wax wanagsan bad noga shekeysaa.

  • @clfatahahmed6436
    @clfatahahmed6436 2 ปีที่แล้ว +1

    Man sha Allah khayr ilaahay hakusiiyo

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 4 ปีที่แล้ว +4

    Anigu naftayda wan bartay waxan ogaday in an ahay fulay. Fulaynimo sidee ug baxaa

    • @maajiddhunkaal6273
      @maajiddhunkaal6273 4 ปีที่แล้ว

      😁😂Fulaynimo Noocma Yaad Ka baqaysaa Dadka fulayaasha ah Wa Dad aad u Caqli badan Aya la Dhahaa

    • @faraxsanabdi9457
      @faraxsanabdi9457 3 ปีที่แล้ว

      @@maajiddhunkaal6273 ani fulay baan noqday kalsonidi way iga gurtay💔 sababta ma aqaano

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว

      @@maajiddhunkaal6273 😆😆😹

  • @qadramaxamed367
    @qadramaxamed367 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ustaad jasakallahu kheeyr

  • @johndeo6013
    @johndeo6013 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma... Mahadsanid.. talo.. videoskada so kob

  • @anasyare5108
    @anasyare5108 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ustaad jazaka alaaah

  • @AhmedYozeyf-yb2ml
    @AhmedYozeyf-yb2ml 6 หลายเดือนก่อน

    Mazhallah macalim Jazaakallaah❤

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 3 ปีที่แล้ว

    Khayr Alle haku siiyo Kalsonidii Naftayda raadinayaa

  • @dalxiischannel9068
    @dalxiischannel9068 2 ปีที่แล้ว

    Macalin xaqiiqda ayaad noo shegtay

  • @MustafeYussuf-ps7vr
    @MustafeYussuf-ps7vr หลายเดือนก่อน

    Wllyh kalsonidu waa maxay yacni yaqintu waa maxay

  • @ifiye6198
    @ifiye6198 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks professor

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว +1

    waxaad la hadlay saa dad waalan baan u malaynayaa, ???

  • @xasancismaan596
    @xasancismaan596 ปีที่แล้ว

    Alle haka Abaal mario dhiiri galinta aad nasiisey ustaad

  • @FarxaanNimcaan-t8v
    @FarxaanNimcaan-t8v ปีที่แล้ว

    Kaalsoonidu waa adigo ku kalsoonada naftada

  • @misssiyat1019
    @misssiyat1019 2 ปีที่แล้ว +2

    ثق بالله لا بالنفس...Kalsonida Alle

  • @Ikran-k1w
    @Ikran-k1w ปีที่แล้ว

    Kalsonida waa shey cajiiib!!!!!!

  • @farxyomaxamed4590
    @farxyomaxamed4590 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah ustaad wadkumadsantahay saad waxnogu iftimisay baqdintaa anay ihaysataa

  • @apdiwalygadiidbmwwakaz126
    @apdiwalygadiidbmwwakaz126 3 ปีที่แล้ว

    Horay uzoco alle ha kaa abaal mariyo noo soo badi

  • @axmedcali8360
    @axmedcali8360 4 ปีที่แล้ว +2

    Gudoomiye Mahadsanid

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Teacher

  • @UgbaadInamahamed
    @UgbaadInamahamed 5 หลายเดือนก่อน

    حياك الله يا معلمي ❤

  • @flower9417
    @flower9417 5 ปีที่แล้ว +4

    m.shaallah

  • @HappyMahamed-l4p
    @HappyMahamed-l4p ปีที่แล้ว

    Macalin shukran wn kaa faaiday😊❤

  • @farhiaaadamsaleebaan5039
    @farhiaaadamsaleebaan5039 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad talo fcn

  • @MohamedIsmail-hh5to
    @MohamedIsmail-hh5to 2 ปีที่แล้ว

    Arin i haysata weye taladaada waan qaadanayaa wallhi

  • @fatimaosman3233
    @fatimaosman3233 4 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xafido ustaad maskaxdeena dhistee

  • @faaraxmaxamed4174
    @faaraxmaxamed4174 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh alle hakaa abaal mariyo

  • @abdullahiibrahimisack5518
    @abdullahiibrahimisack5518 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @Munamohamedmohamed
    @Munamohamedmohamed 27 วันที่ผ่านมา

    Manshalah

  • @CabdiwahaabCumar-dm9tc
    @CabdiwahaabCumar-dm9tc 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wll ✨️💯

  • @khadarcawil7392
    @khadarcawil7392 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib kalsoonidu way noocyo badan thy qof walbana waxa haysata mid ugaara qof walibana mid ba lafudud kullana yaabaya qofka kalle lkn noloshaada waa halka aad is dhigto

    • @1msubscribe473
      @1msubscribe473 2 ปีที่แล้ว

      Haa lkn waa in aad isku kalsoon tahay markas ba la
      Oron kara qof walba iyo halka is dhigto

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    aduunka waxan ugu necebahay in lay ixtiraamo balse dadku hadaanay badayda soo gelin madoonto waxana ugama baahdo waxaan waayona iskuma dhibo sabatoo ah waa wax aan illaahay ii qorin???????+

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Sheko bar kuma taal oo layabay mar oon yara manisiweydin cidkale run uma arko sheko maihin hadana sheko baa kumaqlay nabiga hal gabar buu laha waxa soowada doontay labo nin midbuu lajeclaa inuusiyo quranka buu aaduyaqiinay xaadiisaa lacaqrisa quraanka siuu ulahelo kasbuu kuyiri nimankii tartanka ninki kugulesta gabadha kuguulesanaya saa kii quranka aqoonin baa yiri waan dhameyay oon aqriyay saa sidee uaqrisay oo udhameysay markasuu yiri waxan kamaqlay suliski ood nagu shegtay sadex qulwale fataxada saligi nabiga sidas kagahormaray kudhameyay hortisa sidasbuu ilah ubaryay ninki shegadi labaduba uukalasiyay labo gabdhood kiikale kulajeclaa intas kaxasusta qof markan arko kitab inuu wato wan rumeyn jiray gar iyo gardaro haduu sooqabsada oo daris nahay sidhaqsi sadeqo udhiibi jiray markii kale waxan bilabay haduu soqabsado inaa sooqabsado jeebka ilaahey lakala laheen anigo shaqeyo guri aan dhisanay oo aniga dhisay lacagta suqa kadhuray shiiq can uyertay hooyo quran iisar saaqarashash iyo howl farxad kadib marki gogasha faristay saa wasijeday soojeso bismilahi dheh saa waa aamusay sadex jer markas walidkinanomuqdo bisinki dhihi ladahay saawayabay madhahda armuu walidka kugudira jiniyiqabtaa kudhaha waxa dhahay bismilah quran miyu kubaroya mase wuukusaroya nafda iweydineysaa hadamuranto shiq armaa laguxira

  • @abdallemahamed6807
    @abdallemahamed6807 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah bare sare macalin mubaarak

  • @alnuurtv3223
    @alnuurtv3223 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustad alaha ku xafido

  • @MahamedNuur-qn1eo
    @MahamedNuur-qn1eo 5 หลายเดือนก่อน

    Msnadsanid ustad

  • @maxmedcabdilaahimaxmedcabd8192
    @maxmedcabdilaahimaxmedcabd8192 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah jasaakalaahu khayra

  • @maxamedamed4180
    @maxamedamed4180 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah

  • @khadijasalahabdullahi1379
    @khadijasalahabdullahi1379 ปีที่แล้ว

    Manslh barakallah

  • @Aqoont
    @Aqoont 4 หลายเดือนก่อน

    Jasaaka ALLAAH

  • @saynabismacil9030
    @saynabismacil9030 5 หลายเดือนก่อน

    Marsha Allah

  • @FartuunAxmad-rq1zc
    @FartuunAxmad-rq1zc 4 หลายเดือนก่อน

    Macalin waa mahadsan tahy cabsida maxaa kula dagaalamaa

  • @mohammedhassan6933
    @mohammedhassan6933 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax wax walbo Dib ayaan u dhigaa

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah tabarakalah wa run walahi

  • @ibadofarah7152
    @ibadofarah7152 2 ปีที่แล้ว

    MANSHA. ALLAAH. MANSHA. Allaah 💚🦋💚🦋💚

  • @IshqiBashirMohamed
    @IshqiBashirMohamed 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks 🎉

  • @xaamudmaxamed2102
    @xaamudmaxamed2102 5 ปีที่แล้ว +11

    Mazha Allah my best tech

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    number hadiiba number wax tu ma ihi. facyaasheey dumar noocyadey waan uwataaa uguna jiraa qiimobadanahey leee ttt familyyy qiimobadan caceeddumaroo yariiseey nicmaturabi lagufarxeeey waaba istaqaanaaye dumaar iyo xay sheegaayaan, nafsadaadayda wan buuxdaa tawarqabaanal iyaaaaaaaaaaaaaaa, iiteeey eheeye