Nimco Yaasiin Caraale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 5

  • @badriabib9525
    @badriabib9525 หลายเดือนก่อน

    Wow hees music iyo cod iyo erayo leh, nimco yasin.
    Hees xusuus badan nagu leh qoys ahaan, gabadh nimco yasin u ekayd oo walaalkay sheekaysan jireen misna jacayl badan uqabtay ayaa canjalad noo keentay, marwalbana xaafada ayay iman jirtay anagoo guur uqorshynayna, balse hirgali wayday dhanka walaalkay, gabadhaasu jacaylkay walaalkay uqabtay ma arag qof lamida ana waan yaraa. Walalkay marki dambe wu xanunsaday, habeenkii udanbeeyay intay xafada noogu timid iyado aan moodo inay ilin ka iman rabto ayay aragtay wlalkay oo xaalad fcn kusugnayn, ayay naga baxday....waagaa kadib ma arkin, balse runtii waxay ahyd xariir iyo gbdh nimco yaasiin u eg, dadnimo leh...wakhtigaa kuray yar baan ahaa.
    Waagii kadib dib uma arkin, gabadhaas waxaan Alle uga baryayaa meelkasta oo ay joogto ina Illahay kunabad yeelo 😢 dumaashi qisadaas ina wax laga qoro ayay ahyd balse inta qiso lawariyo intaan la ogayn ayaa badan.😢😢😢

  • @xabiib11
    @xabiib11 13 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaaaaaw nimco yaasiin cadi ma ahan heestan aad ayan iga helay codkagana aad bu u macan yhay runti nolow

  • @dacarbixiye
    @dacarbixiye 13 ปีที่แล้ว

    waaaw waaw axsan yaa cod axsan yaa fanaanad nimco yaasiin illaahay ha ku daayo indr

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestan nin aan wada socon jiraniye ayey igu dirtaye kkkkkk isgoo ilaye jooga nagaye igu soo dirta msg heesan oo qoral ahye

  • @engnabiilalayan6725
    @engnabiilalayan6725 7 ปีที่แล้ว

    woooow eesha allaa erayo