Khadra daahir, alahayoow mar i sahal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025
  • เพลง

ความคิดเห็น • 72

  • @waafiqaraam5953
    @waafiqaraam5953 2 ปีที่แล้ว +7

    Maamo khadra daahir 😭😭😭ilahy haw naxariisto maanta ayaa la aasaYaaa 😭axey dhawaaqu xumaa naguhu maqlaYaan 😭

  • @rahmajaama7888
    @rahmajaama7888 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay haw naxariisto Khadar dahir cige aloow qabriga u waasici Kitaab keedana gacanta midig kasii ilaahaw Amiin Amiin ilaahaw Amiin

    • @waafiqaraam5953
      @waafiqaraam5953 2 ปีที่แล้ว +1

      Aaaamiin aaamin aaamin yaaa alllh 😭😭

  • @abdirahmanmohamedwehlie5346
    @abdirahmanmohamedwehlie5346 4 ปีที่แล้ว +11

    30/7/2020 habeen qamiis ah xafadeyda dhaxdeda Ban kasoo qorayaa heesta sacadu waa 12:31 daqiiqo oo habeenimo ah
    Great legend🔥👌

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j ปีที่แล้ว +2

    Wah waaah hees io badh weeye
    Alle ha unaxristo mamo khadra dahir🤲🏻💖

  • @Daahirfarayare
    @Daahirfarayare 5 ปีที่แล้ว +3

    Mar iisahal Allahayoow
    Muraadkeyga iisahal
    Hees qiima bdn inpdn
    Aad baan u jeclahay kama daalo khadra daahir Allaah Yaa xafidak

  • @shakiradare4832
    @shakiradare4832 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay hakuu naxAriisto khadra daahir cage maanta Ilahay hakuu naxariisto 2/7/2022

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 3 ปีที่แล้ว +2

    Fananada kaliya an Ka tagero dadki hore wlhi khadra dahir Cige maama Cimriga Cafimad Alle Hakugu Daro 2022 anigo jacalaysan Ayan dawanaya 🤣❤️❤️

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 ปีที่แล้ว +1

      Waaberi Legends Ma kala Dhacaan Sxb!!!..Magool ,Kinsi ,Saado & Hiba nuura & Zahra Axmed, +Feynuustii Fanka Fadumo Qaasim Hiloowle,+ Maryan Mursal Aaway, See Waaye Yarta Ciddaan waaberi Legends are all Same!!!...thanks.

  • @saeed707
    @saeed707 15 ปีที่แล้ว +7

    my favorite singer mansha allah long life khadra ............ great legend

    • @wardiitodimond2156
      @wardiitodimond2156 4 ปีที่แล้ว

      10 sanao ka hor ayad qortay tolow ma nooshahay lol

    • @WITAHOODIE-j
      @WITAHOODIE-j ปีที่แล้ว

      13 kahor baas so qorty commnetigan malaga yaba inaad commentigan aad aragto lgendow😂🙌

  • @Bashka-Ali
    @Bashka-Ali ปีที่แล้ว +1

    Kharo ilaah hakuu naxariisto. Daauud ali masxaf, Allah ha kuu naxariisto, music kaama dambeen. Toloow heestu 20 sano kahor taas yaroo khadra dhasha waa waynaatay @230sec😮

  • @fihiimaabdirahmaan8771
    @fihiimaabdirahmaan8771 2 ปีที่แล้ว +1

    26/9/2022 malin isniina
    Allahayow muradkayga ii sahal 🤲

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle 2 ปีที่แล้ว +3

    Allahayow muradkeyga isahal 🤲😭

  • @hah7064
    @hah7064 5 ปีที่แล้ว +1

    Khadra Dahir noolaw cadawgaa ha jabo... u r a great legend.

  • @Samar-gw5hm
    @Samar-gw5hm 4 ปีที่แล้ว +8

    October /21/2020 Habeen khamiis ey tahay
    Waxana jogaa magalada muqdisho deg Hodan gaar ahaan Xafada Taleen heestaan Cabaar ayaan raadinaayay ogu dambeen wan helay 😍😍😍
    Waqtigaba iska wajiyo badan jclkana waa mid kaloo Ruuxu doono ayuu muujada kuu Saaraaa waaba iska xaal aduun oo manta waxa meshan i keenayaa ah jcl igu kali ah oo la igu cidleeyay xanuunkisa cidi xamili karin baa maanta qalbigeyga Dabkiisa ka shidan 😥😥😥😥😥🙄
    Allahayow Muraadkeyga ii Sahal 🙏🙏🙏
    Wax walba laga baxaa i, a anyway alx alx 🙏🙏

    • @MIRALUUL979
      @MIRALUUL979 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo waxaan kula daawanaayaa heestan khamiis 21 oct 2020
      Same time
      Ruux jeceelka wax kayaqaana ayaan ahay xanuunkiisa aniga waxaan udhegwysanaayaa xusuuso tagey iyo uurkutaalo waxaan kuugu duceeynaayaa in aad hesho jeceelkaga

    • @Samar-gw5hm
      @Samar-gw5hm 4 ปีที่แล้ว +2

      @@MIRALUUL979 thanks abwe 🙏

    • @meymunaqaali304
      @meymunaqaali304 4 ปีที่แล้ว

      Abayi iska samir anigba s.kle jecyl kali an ku ahy ikeny

    • @Samar-gw5hm
      @Samar-gw5hm 4 ปีที่แล้ว

      @@meymunaqaali304 thanks Abwe i,a Waad ka bogsoon

    • @meymunaqaali304
      @meymunaqaali304 4 ปีที่แล้ว

      @@Samar-gw5hm xabti gbra ahy wxa dhibana wa gbr marksta

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto habarwadaagtay

  • @mohamedindho1
    @mohamedindho1 7 หลายเดือนก่อน

    Ku dhagaysanaya Zholobin Belarus 3:06 habeenimo aniga oo asxaabtayda kala tashanaya bixitaanka Tahriibka khamiista baxaya ee Xaaji Cali. Waa laysku soo noqon wixii nool addunyada.

  • @geeska
    @geeska 16 ปีที่แล้ว +6

    lovely khadra keep it up

  • @romeochanel9831
    @romeochanel9831 6 ปีที่แล้ว +5

    nice wllhi Khadra Daahir

  • @abdihayd3415
    @abdihayd3415 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto khadra daahir 😢

  • @WEHLIYE
    @WEHLIYE 5 ปีที่แล้ว +13

    Heestaan qofkii 2019 daawanaya like ii saar

  • @bestchannelforgaming9686
    @bestchannelforgaming9686 8 หลายเดือนก่อน

    Allow ku naxariiso maamo @khadra_Daahir
    Rabigay qabriga kuu nuri maaamo

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 ปีที่แล้ว

    rabaw qatimo wanaagsan qeyrE yae rabi tobah.

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxaristo hooyo khadra

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 2 ปีที่แล้ว

    Wow top
    Hestan waxa laso post gareyay 2008
    Inaba cadi mahan

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 ปีที่แล้ว

    noolaaba intiitaqaano hEEEETEitaqaaanEEE. familyyyyyyyyyyyyyyyyyy dumar qaasatan facyaashEEEytaroonEEEy waan uwataa iyouiyo princseseseseses sooo dhawoow inbadan xaan istaahilaaba, Extlyyyyyyyyy

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahayow mar ii sahal ha macduminin anigee Muraadkeyga ii sahal❤💓

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 11 หลายเดือนก่อน

    Mama khadra dahir ❤

  • @hashimfarah6043
    @hashimfarah6043 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan mustafe sh. Cilmi

  • @bestchannelforgaming9686
    @bestchannelforgaming9686 8 หลายเดือนก่อน

    17/05/2024❤❤
    All in all
    Old is gold

  • @ahmedabdikadir9265
    @ahmedabdikadir9265 ปีที่แล้ว

    Allah bless you hereafter

  • @cawilosman7531
    @cawilosman7531 4 ปีที่แล้ว +1

    15/ 12/ 2020. Manata ah yaa ila dawanaayo

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 3 ปีที่แล้ว +1

    Nonstop song khadra dahir migil AHUN

  • @bahsanyare6907
    @bahsanyare6907 6 ปีที่แล้ว +2

    Lyrics plz anyone knows plz😭😭😭

  • @adanmire82
    @adanmire82 9 ปีที่แล้ว +2

    Khadra Daahir. nice song

  • @mohammedsaid5721
    @mohammedsaid5721 5 ปีที่แล้ว +4

    Dad xanuunsan aya nagu dhax jiro ilahow caafi

  • @AbdixakinCisman-qv2me
    @AbdixakinCisman-qv2me ปีที่แล้ว +1

    Qaraami

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 3 ปีที่แล้ว

    Yeah the beautiful woman hear that beautiful you’re a beautiful beautiful beautiful I love you isn’t it beautiful beautiful I

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 4 ปีที่แล้ว +1

    3:36

  • @sacdiyaabdiraxmaan6015
    @sacdiyaabdiraxmaan6015 4 ปีที่แล้ว +2

    Khadra daahir hooyada jacaylka

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 ปีที่แล้ว

    as, hilow badan iiqabaa boholyaw iyaa aan lasoo koobin cadaceed yariiseeEy marwo dumaroo qiimobadanEEEy lagu farxEEEEY lEEEEEEE tttttttt.shamsoooyqiimobafanEEEycadayyareey

  • @istaraxmed1093
    @istaraxmed1093 5 ปีที่แล้ว +3

    Khadaro hooydi jayclka

  • @fayeoel353
    @fayeoel353 4 ปีที่แล้ว

    August 25 20 20 xasuus

  • @Aishaabdirahmanmohamed
    @Aishaabdirahmanmohamed 2 ปีที่แล้ว +1

    Jcl maligey iguma dhicin heestana markan dhageysto jcl dremaa talow yaan jecelahy ?!!🥺💔🤣

  • @caana-geelosmaan6826
    @caana-geelosmaan6826 5 ปีที่แล้ว +2

    Heeskoo qoraal ah noosoo dira

    • @Neyma_Ahmed
      @Neyma_Ahmed 5 ปีที่แล้ว

      Anba wn kula rabaa

  • @shiinecade8143
    @shiinecade8143 6 ปีที่แล้ว +1

    Hestaaan waxaanba jacel laaday gabadha camira lagu qabanaayo

  • @jamageelle5678
    @jamageelle5678 3 ปีที่แล้ว

    Add a public

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 3 ปีที่แล้ว

    Jacelbaa dhax maquraya

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 15 ปีที่แล้ว

    khadra mr Bean yay u ekaatayba kakakaakka

  • @MrGuugaalre
    @MrGuugaalre 14 ปีที่แล้ว +3

    yaan la dhageysa isaq ,intey reera kale ku kacsan yihiin