Jooqle iyo Nimco Yaasiin Haye haye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 465

  • @caliismacil3814
    @caliismacil3814 ปีที่แล้ว +62

    Woow 2023 ka ayan hargaysa kudhagaysanaya ayada oo arooskaygu soodhawyahay allaah ha iguuleye

    • @ikranabib7919
      @ikranabib7919 ปีที่แล้ว +3

      Masha Allah tabaraka Allah wllo Cali ismacil hambalyo Ilaahay ha isku keen barakeeyo

    • @LiibaanSaleebaan-ou8nv
      @LiibaanSaleebaan-ou8nv 3 หลายเดือนก่อน

      Ma guursatay sxp

    • @SecreTZ-l1o
      @SecreTZ-l1o 2 หลายเดือนก่อน

      curadka MOHAMED ubixi insha allah

    • @CaaliyaCali-b4l
      @CaaliyaCali-b4l 3 วันที่ผ่านมา

      Maguursty😅

  • @Itssfariido
    @Itssfariido ปีที่แล้ว +43

    Jooqle rabbi caafimaad taam ah ha siiyo , 7sanno ayuu xanuun u jiifaaa.🥺

    • @xasanaxmed8688
      @xasanaxmed8688 ปีที่แล้ว +1

      Ale ha caafiyo wll aqoon miyaad u leedahy xaguu se joogaa

    • @abdallaahmed8104
      @abdallaahmed8104 ปีที่แล้ว

      @@xasanaxmed8688london ayuu ku xanuusanayaa muddo dheer alla ha caafiyee …

    • @igusharaf8
      @igusharaf8 7 หลายเดือนก่อน

      @@xasanaxmed8688London bu ku xanunsan yahay 😢

    • @Filkarooon
      @Filkarooon 7 หลายเดือนก่อน +1

      Alle hacaafiyo

    • @mohawacayz773
      @mohawacayz773 5 หลายเดือนก่อน

      ​London ayuu ku noolyah allaha caafiyo @@xasanaxmed8688

  • @abdikariin_ak
    @abdikariin_ak ปีที่แล้ว +145

    2023 hadaad soo booqatay heestaan like 👍 ka muuqo

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +38

    Allow caafimaad sii abtikeyga jooqle😭🤲🤲

  • @Farayare451
    @Farayare451 6 หลายเดือนก่อน +51

    "Ku hela nasiib leh"
    Yaa iga dambeeya oo dhagaysanaya heestan laxanka macaan leh 😂❤

    • @alidahir5882
      @alidahir5882 5 หลายเดือนก่อน +3

      Aniga saxb 5/7/2024 5:31 pm

    • @Farayare451
      @Farayare451 5 หลายเดือนก่อน

      @@alidahir5882 goat ❤👏

    • @Naimahhx
      @Naimahhx 5 หลายเดือนก่อน +3

      Aniga 😂🫶🏼

    • @Qadhmac
      @Qadhmac 3 หลายเดือนก่อน

      anaa kaa dambeeya zxp

    • @zamiirazamiir4378
      @zamiirazamiir4378 2 หลายเดือนก่อน

      Yooco. Ana ka zi danbeya😂😅

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 11 หลายเดือนก่อน +24

    Who is watching 👀 🤔 2024? After 13yrs ❤❤

  • @abdirashidbayaqle8093
    @abdirashidbayaqle8093 ปีที่แล้ว +65

    2023 farta tagaaa inta hestan soboqotay 💪

  • @AbdrihmanMohamed-uh9sn
    @AbdrihmanMohamed-uh9sn 11 หลายเดือนก่อน +81

    2024 hada soo boqatay heestan like sar❤

    • @ShugriCaliguure
      @ShugriCaliguure 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

    • @HudaHuda-w8z
      @HudaHuda-w8z 7 หลายเดือนก่อน +2

      5bilood kadib❤

    • @suurobadan172
      @suurobadan172 6 หลายเดือนก่อน

      Ana kadanbeyey

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 ปีที่แล้ว +11

    Sida haleele geeloo
    Ka halawdey xeradii
    Horaadadu udarareen
    Marka uu-habeen dhaxo
    Habeed loogawaayo
    Ana kuu holanayaa ❤❤

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 23 วันที่ผ่านมา +4

    Jooqle alle ha caafiyo waxaan maqlay inuu mudo xanuunsanaa 😢

  • @abdirahinabdimajid1729
    @abdirahinabdimajid1729 ปีที่แล้ว +11

    Magnificent😍 This masterpiece will never age🥰The lyrics, the melody, the composure of the music, their vocals, their dance and of course the rhythm everything is perfect💯👌Listening to songs like this make me fall heartly in love😪♾️

  • @HhfhBjyf
    @HhfhBjyf 10 หลายเดือนก่อน +25

    Waxan jogaaa saudi arabiya wan gursday kadib ninkii wan kla tagnay sucudiga ayan imid 4 sano ayaan jogay wan iska shaqaysanyay waxan malin ilahy ibaray ninkaan aduunka ugu jeclhy cabdiqadir asna Saudi arabiyo ayuu dhinac ka jogaaa 2 ayaan is naqanaaa waxan daremyaa in an hely jexaygiii ad 10 sanadod ku fikirayay inan helo alx riyadaydii aaqir ay iirumowday saka ayaan la hadly hab yar oo dabscsan ayuu ila hadlay hurdadìii ayaaa iga haday marka intii is jecel ineeey is helan ayaaan urajey nayaas❤❤😢

    • @HhfhBjyf
      @HhfhBjyf 8 หลายเดือนก่อน

      Riyadaydii waa qasartay😢😢😢

    • @UbaxAhmed-ce1ho
      @UbaxAhmed-ce1ho 8 หลายเดือนก่อน +1

      Maanshaa llah allah haysu daayo inta is jecel ❤

    • @Hamdadahir-gd4lq
      @Hamdadahir-gd4lq 7 หลายเดือนก่อน

      Wll maxaa ku helay riyadaydii way qasaartay ayaad so qortay ax ma wiilkii kala hadheeen

    • @safasalleban
      @safasalleban 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamiiin

    • @UgbadAdan-nk1zm
      @UgbadAdan-nk1zm 4 หลายเดือนก่อน

      Isku wara❤

  • @wllzaahil7363
    @wllzaahil7363 ปีที่แล้ว +14

    9/3/2023/ dhageysanya maalin Khamiis ah 10:26 inta soo booqa doontaa salama ✋🎧❤️😊

  • @CaliqaasimCalas
    @CaliqaasimCalas 6 หลายเดือนก่อน +13

    “Sida hogol darooroo
    Adigoo haraad qaba
    Dusha kaa hadhaysoo
    kugu hoortay goor wacan
    Gabar yahay hubaashii
    Waan kuu hinqanayaa”.
    Tuducyadaan geel jire maahane walaan ree magaal fahmi karin, waa xaalad nin soo arkay maahane aanu qofkale swrn karim.
    Jooqle Rabbi caafimaad taam ah ha siiyo Aamin. Hadaa iga danbayso like saar bro/sis.

  • @ahmedturaan1155
    @ahmedturaan1155 ปีที่แล้ว +169

    WHO IS WATCH 2023✋

  • @ShaaficiDhadey
    @ShaaficiDhadey 11 หลายเดือนก่อน +17

    who is watch 2024😮

  • @najiibxasan8438
    @najiibxasan8438 ปีที่แล้ว +4

    Mid kamida heesihi ay hooyaday jecleed kuna bartay yaran taydii😊❤Alla mxn kuu xiisay hooyo mcn😢

    • @wacan698
      @wacan698 11 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤

  • @mohiadina.mohamed7045
    @mohiadina.mohamed7045 ปีที่แล้ว +4

    Waqtigii tegayoo salaama!
    Waan u xiisey maalmihii tegay!

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana ปีที่แล้ว +18

    Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍👍🙏🥺 07/8/2023 😢. 04:21

  • @zalma1437
    @zalma1437 3 ปีที่แล้ว +24

    Malinkii la qaday ilaaa manta hadad dawanayso like isaar

  • @mohamedosman670
    @mohamedosman670 3 ปีที่แล้ว +15

    2021 illahow danbigoda dhaaf fananiita somaliyed

  • @ApdeeqAbdullahi
    @ApdeeqAbdullahi 3 ปีที่แล้ว +38

    inta hees tan ka heshay love saar ❤

  • @cabdimaalikcabdi5915
    @cabdimaalikcabdi5915 ปีที่แล้ว +11

    8,11,2023 maalin jumcoha saacadu aytahay 1:27 duhurnimo waxa iiga geeriyootay gabar aan mudo 6sano wada soconay allaha unaxariisto 😭
    Waxan kujirnay maal mihii ugu dambeeyay guur keena lkn rabi baaiiga jeclaaday allaha unaxariisto inbadan baan heestaan wada dhageysan jirnay lkn nasiib xumo isma calfan ana waxan oofinaya balantii ahayd hadaan kaahor dhinto balan iigaqaad inaadan huursaneynin ana waan kaa qaadaya inaan ninkale guursaneynin lkn hada waxan oofinayaa balantii aan kala galnay😭😭😭😭😭

    • @ayaanmohamed1251
      @ayaanmohamed1251 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢

    • @ahmedugass5212
      @ahmedugass5212 ปีที่แล้ว

      Walaal abyo Allaha unaxarista una ducee marwalbo adna guurso oo caruur kusoo duceysa si aad u dhasho

    • @fadxijano9364
      @fadxijano9364 ปีที่แล้ว

      Alle ha u naxaroisto

  • @asiamohamud5344
    @asiamohamud5344 ปีที่แล้ว +2

    Heesta waxa isoo jidatay qeybta Jooqle uukuluqeynaya 🥰🥰🥰amaanta anaa isla rabo

  • @HamdaMuuse-i3q
    @HamdaMuuse-i3q ปีที่แล้ว +2

    Wlhi heestan aniga oo yar tefiiga ka dawan jirey mana fahansaneyn alxamdulilaah hada fahmayaa lkn DATE 8: 17 2023 HABEEN KHAMIIS SOO GALEYSO❤

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 4 หลายเดือนก่อน +2

    Murqaankaygu saxdii maaha hadan heestan dhagaysan waxan hees waa dhaaftay''.❤️

  • @HaniDayax
    @HaniDayax ปีที่แล้ว +1

    Mid la yiraah shamso girl iyo ilka cas ayaa na waalay bilaa murti iyo naxwa sagaashanka qoray geeyga markuu dhaco ayn maqlaa 2023 waxaas ma heesaa fanaaniinta dhexe ayaan wataa aniga✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️❤❤❤❤❤❤

    • @calixaaji4821
      @calixaaji4821 8 หลายเดือนก่อน

      Taas ayad ben ku shegin ugas

  • @adendubow5617
    @adendubow5617 ปีที่แล้ว +3

    12 later still enjoying the lyrics actually the voice, rhyme music and edition is well completed 🥰 from ifo Kenya

  • @Dhagaxle9
    @Dhagaxle9 ปีที่แล้ว +2

    Commenti an 2019 ka bixiyey baa imuuqdo hadana waa 2024 still heesta wan ku raxeean😢❤

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 หลายเดือนก่อน +1

    Nolosha waxaa ugu wanaagsan markaad haysato qof kuu jecel sidaad u jeceshay 4/11/2024 💔 😢

  • @asilamoha4247
    @asilamoha4247 3 ปีที่แล้ว +14

    Heestani waxay ileedahay xasuus garaa 😭😭😭😭

  • @deeqowarfaa9289
    @deeqowarfaa9289 ปีที่แล้ว +5

    When i was young until now i love this song😢❤

  • @Hamdadahir-gd4lq
    @Hamdadahir-gd4lq 7 หลายเดือนก่อน +5

    Heesdan waxan so raadiyay mar aan arakay jooqle oo aan hadali karayn oo dhakhtar yaala wlahi wn ka naxay alle ha caafiyo 😢28 /4/2024 sacada 9:42 subax nimo malin axada waa maalin aan dareemaayo bilaa garan yaa rabii wax walba ii hagaaji ❤

    • @NO_NAME..-ux7eq
      @NO_NAME..-ux7eq 7 หลายเดือนก่อน

      Same 😢

    • @منالالعالم-ط1ط
      @منالالعالم-ط1ط 7 หลายเดือนก่อน

      Alle ha caafiyo

    • @ShuceebCumarmaxamed
      @ShuceebCumarmaxamed 6 หลายเดือนก่อน

      Alle ha caafio adna alle haku garab gallo mr wliba walshey

    • @Hamdadahir-gd4lq
      @Hamdadahir-gd4lq 4 หลายเดือนก่อน

      Aaamiin xbbti ​@@ShuceebCumarmaxamed

    • @Qadhmac
      @Qadhmac 3 หลายเดือนก่อน

      miyaad ilowday heestii muna jooqle..
      -Naftan igu dhex nooley
      -Dhaawac inuu ku gaadhiyo
      -Dhibkaan kaa ilaashaa😪

  • @mohamedxaadsaleban4549
    @mohamedxaadsaleban4549 3 ปีที่แล้ว +19

    Waxan dhagaysnayy ano form 4 ah 2021 xisad xisaba oo naga baqatey axsan hees waxa ila fadhiayy yar sxpkay ah oo Mohamed adam la dhaho

    • @MohamedHassan-bf2oc
      @MohamedHassan-bf2oc 3 ปีที่แล้ว +2

      Sxp allaha caafiyo jooqle shire

    • @iphrah7860
      @iphrah7860 3 ปีที่แล้ว

      Wll alle ha idin fududeyo f4 ma sahlane didal wcn

    • @mohamedabdullahi4652
      @mohamedabdullahi4652 3 ปีที่แล้ว

      Waraa heesaha iska dhaaf ee wax baro

    • @rakia143
      @rakia143 ปีที่แล้ว

      Isku marbaan iskuulka kabaxnay waiba examka qaranka ayaan galau waana kugudy hada jaamacada semester 4 ayan ahay 😊

  • @Zaakir-u9e
    @Zaakir-u9e หลายเดือนก่อน +2

    KU HELAA NASIIB LEH.❤🥀🥵

  • @anisohirsi7236
    @anisohirsi7236 ปีที่แล้ว +6

    Is the best song 2023💋👑🖐heesaha Logu jecelyahey ka mid thy heestaan🥰🙈

    • @AmalCabdirahmaan
      @AmalCabdirahmaan 2 หลายเดือนก่อน

      Waa Malin jimce ah 11 /10/ 2024 waxaan ku dhegaysanayaa muqdisho waxaan soo booqqn doona markaan helo qofkaan dunida ugu jeclahay isha allaah 2025 waxan rajayn inuu jcylkasi guulaysto

  • @samakaabacademy1981
    @samakaabacademy1981 ปีที่แล้ว +8

    Waxay ahayd qiyaastii 2015 meelahaa, waa gabar aan jeclaa ayaan dhegeysan jiray.
    Gabadhii hadda waa Marwo anniguna still single ayaan ahay. Alla maxay xusuus igu leedahay, waan salaamayaa iyada iyo carruur teedaba🤚🤚

    • @safasalleban
      @safasalleban 6 หลายเดือนก่อน

      Aaamiin calafaku waa cajiib adiga alle hakugu beego bowe inana. Wanaagasan

    • @FathiJamal-u1y
      @FathiJamal-u1y 4 หลายเดือนก่อน

      Wli ma.single ayaa thy❤😂

    • @CabdiraxmaanZiyaad
      @CabdiraxmaanZiyaad 3 หลายเดือนก่อน

      WaLi single miyaa misE wad xarotay taliye😂

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว +2

    Alla yacisak.heesahan aya inogu danbeyey.heeso macan laxan midho muusig

  • @israbintucabdullah9369
    @israbintucabdullah9369 3 ปีที่แล้ว +5

    Yarantydii ku xasuustaa ano dugsi kaa imadaan dhagysaty 2013 mantana jecl ui dagysanaya 2021

  • @beerjacaylibnuyaasiin520
    @beerjacaylibnuyaasiin520 7 หลายเดือนก่อน +2

    18may 2024ka duula ayaan nuugayaa heesta ❤🎉Salaaman maryo badantayda iyo cidiyo gurtayda caashaqah 😊😅

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g ปีที่แล้ว +6

    After 12 yrs ago ya iLa dhageysanaya 😢❤

  • @saadudinmohammed1478
    @saadudinmohammed1478 ปีที่แล้ว +14

    12years later....I'm still vibbing with the vibes🎉

  • @koki505
    @koki505 3 ปีที่แล้ว +15

    2021/10/28 🦋❤️ 1:33am habeenimo arback ah aniga iyo xajigayga ayaa dhagaysanaynaa🥰

  • @IqraJamacsaid
    @IqraJamacsaid 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 baan dibugu so laabty ereyada wa x lo dhigin jirin fankuu wa kiii horee❤

  • @faras_cadetube2958
    @faras_cadetube2958 2 ปีที่แล้ว +5

    It's brigs back memories still watching 2010_ 2023

  • @hanadiquotes2178
    @hanadiquotes2178 3 หลายเดือนก่อน +3

    9/2024 ❤ after 13yrs

  • @cabdiqadirfaarax6658
    @cabdiqadirfaarax6658 2 ปีที่แล้ว +6

    Sida hogasha roobki adigo harad qaba dusha ka hadhayso kugu hortay goorwacan gabadhyahay hubaashi wan ku hinqanaya sidi haleelo geelo ka halowday xeeradi horaadadu u dararreen marku haben dhaxo habid Logan waayo ana horanaya boqorada codka nimco yaasin and jooqle xasuus wacn ila 2014 imika 2022 dhamadkisa

  • @aadelh
    @aadelh ปีที่แล้ว +5

    Back to old memories 🎶old is gold😊

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 3 ปีที่แล้ว +13

    Legends joqle io nimco yasin

  • @abdishakuurqaasim3540
    @abdishakuurqaasim3540 11 หลายเดือนก่อน +3

    Steel i watch 2024😢

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +7

    Ku heshaa nasiib leh
    Hanti waxaad u leedahay
    Dulqaad cidi heleyn iyo
    Suugaantaada hodanka iyo
    Hugunkiyo codkaagan
    Halyeeygii raggaad teeee..
    Waan kuu hiloobee aaaax! Alla Nimco khaamo badanaa😂

    • @ShuceebCumarmaxamed
      @ShuceebCumarmaxamed 6 หลายเดือนก่อน +1

      Fanaanad buuxda weeye xqiiqatan wx lamida lama arag wayihi dhexe io dambe ba

  • @amal25458
    @amal25458 5 หลายเดือนก่อน +1

    kaligey le ba uqabey ina soxasustay kwrn😢😮😂❤

  • @cadnan23
    @cadnan23 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dawanayo 2023❤

  • @MohamedBashiir-bi6xo
    @MohamedBashiir-bi6xo 11 หลายเดือนก่อน +6

    Who is watch 2024 🎧

  • @mubarakabassabdikheir
    @mubarakabassabdikheir 8 หลายเดือนก่อน +3

    Who is watching 2024❤

  • @keynaanmoh3533
    @keynaanmoh3533 11 หลายเดือนก่อน +2

    2024Qofka ila daawanayo farta taag ☝️

  • @CabdiwahaabGaas
    @CabdiwahaabGaas 6 หลายเดือนก่อน +2

    12-june-2024 still watching this song❤😮

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 ปีที่แล้ว +4

    Team 2023 waa idiin salaaMey❤😅🙌🏿

  • @dahapobilan5059
    @dahapobilan5059 2 ปีที่แล้ว +6

    24/12/2022 hada iga dambeyso l8ke❤️😱

  • @Cazuuz
    @Cazuuz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuus ayan dib u galay anigoo yarban UNIVERSAL TV ka daawan jiray, waqtigu muxuu ordayaa dhawr iyo toban sanno kadib ayan dib u daawanaya noloshu waa maalmo kooban ku raaxayso waqtiga aad ku jirto intaanay xasuus isu beddelin.
    22-08-2024|Khamiis ayan daawanaya.

  • @Axlo_34
    @Axlo_34 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fv 🎉😂 kuhesha nasib leeh hanti waxd uledaah 🎉alaly😍🫶2024

  • @drhd1043
    @drhd1043 4 หลายเดือนก่อน

    03/08/2024 saacaduna 03:38
    Boorama wxn ka murugsanhy inaan ka fogaaday qof aan aad ujeclaa muna xaqiiqdii wxn caawa qaatay goankii igu adkaa noloshyda intan noolaaa😢 wyo wxn arkay inaanay isoo jeedin ana aan masayr la waalanayo mrkan qof kle ku arko iyadna ileedahay kaligaa uunbaa ku jeclahy taasna wxy ila noqotay jahwareer ugu dambayn wxn goaansaday inaan iska ilaawo intan awoofo mana ilaawi karo allhaw qalbiga ii qabooji😭😭💔

  • @Carfooneyy12
    @Carfooneyy12 2 ปีที่แล้ว +5

    OMG wxan hees weey dhaaftay😒🥵♥️💯

  • @abdukaadirarte2703
    @abdukaadirarte2703 10 หลายเดือนก่อน +1

    13 years later an unforgettable memories

  • @FaadumoCabdi-v1m
    @FaadumoCabdi-v1m ปีที่แล้ว +2

    6/12/2023 habeen khamiisa best song🥰😘

  • @suhaybsiciid1105
    @suhaybsiciid1105 7 หลายเดือนก่อน +65

    Hello 2024✌️🫡

  • @ZakariyeMohemed-bq7tx
    @ZakariyeMohemed-bq7tx 5 หลายเดือนก่อน +2

    2024 Hada sk boqatay hesta like sar❤

  • @shaaficidaahir7677
    @shaaficidaahir7677 ปีที่แล้ว +1

    ❤😢 fan waa fanki horey 🎉

  • @khadaraden7936
    @khadaraden7936 ปีที่แล้ว +5

    Heestan cajiibka ah, hadaad tageero u tahay Like saar👍🏼

  • @awaaleabdilahi3711
    @awaaleabdilahi3711 ปีที่แล้ว +1

    Anoo 10jir ah iigu dmbysey maaanta ayaaan dip usoooo baafshey 😢 😭 😿 yaaa ila mida 2023

  • @runsheeg1xbet969
    @runsheeg1xbet969 3 หลายเดือนก่อน

    Aadbaan u salaamayaa jiilkii dahabiga ahaa ee wakhtigii heestani soo baxday soo kacaamay 2010-2011
    Waan dareemayaa xasuusaha qalbigiina kusoo duxaya
    Wakhtigan oo kale waxaan filleyney maynaan helin balse waxaan xasuus kula noolnahay jaceyladeenii waqtigaas iyo dadkii aan jeclayn ee inaga dhintay jewigii aan waqtigaa ku jirney

  • @ZalmanIbrahim
    @ZalmanIbrahim 6 หลายเดือนก่อน +2

    Still I'am listening who is watch the 2024😮👋

  • @Abdirisakfaisal
    @Abdirisakfaisal 2 ปีที่แล้ว +23

    Sida Hogol daruur loo ⛈
    Adigoo haraad qaba 🤦‍♂️
    Dusha kaa hadhayso ☝
    Ku hoortay garoowaan⛈
    Gabar yahay hubaashii 👸
    Waan kuu hinqanayaa 😩
    26 December 2022 baan dhegaysanayaa ☝🤦‍♂️

  • @MrDiiriye
    @MrDiiriye ปีที่แล้ว +1

    19/2/2023 madaxaa ifuran walahi b’udo ayaan ku dul qaadanayaa heestan cirkaa cabaar iijira

  • @xanaanxanaan7602
    @xanaanxanaan7602 ปีที่แล้ว +4

    Xusuus gaara aya leedahy waxan ku mirqaamaya 6 bishi 1 sanadki 2023
    Wa markii iigu horaysay een tarikhda sanadka cusub gacantayda ku qoro

    • @adnanhusein1437
      @adnanhusein1437 ปีที่แล้ว +1

      Papaaay lkn way macaanaanlayd hadii aynu dheega ....dheega isku hayno

  • @FatimaAbdiaziiz
    @FatimaAbdiaziiz 7 หลายเดือนก่อน

    2024 bn dawanya jooqle rbiyow cafimd sreca sii😢

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 3 หลายเดือนก่อน +1

    ala heestan waagay soo baxaday waxaa ku fakari jiray inaa fanaanad noqdo anoo ciyaal cagawayna😂😂😂😂😂jaaska maca ayada ku baran jire 😂adkaatay, xasuus dheh😂

  • @AbshirMoha3470-sy4ri
    @AbshirMoha3470-sy4ri 7 วันที่ผ่านมา

    2024 dhamaadkeeda ayaan wadaawaneyna ani iyo jaceylka❤😂

  • @Geymaale03
    @Geymaale03 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024/07/28
    Waxaad tahay hormuud dumar ❤

  • @AhmedAbdi-q8i
    @AhmedAbdi-q8i 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ax yaa hees waxan dhagaysanayaa 17 /2/ 2024 maalin axada saacadu waa 5:00 galabnimo waxaan jogaa jigjiga aniga iyo asaabtayda waa galab xusuusle ❤

  • @deqomohamed4128
    @deqomohamed4128 ปีที่แล้ว +2

    Intii dhowr marku celcelshadaty like❤😂

  • @NuuraCali-u7v
    @NuuraCali-u7v 4 หลายเดือนก่อน

    Ku heermay aniguye yaa iga danbeya heeskan dhegaysanaya 13sano kadib 12/08/2024❤😂

    • @ABCDEF-rg3dt
      @ABCDEF-rg3dt 4 หลายเดือนก่อน

      Hada igu horeyda lkn wa hes Mira macan

  • @sacdiyosiman967
    @sacdiyosiman967 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhageysan jiray 2012kii balse maanta waan usoo xiisay 28/05/2024 maalin talaado ah ban dib udhageysanyey mar aan xusuus galey

  • @apdulzalamomar850
    @apdulzalamomar850 ปีที่แล้ว +1

    Heestan kama daaalo dhegysigeda wlhi 9/1/2023 from USA❤

    • @safayuzuf5974
      @safayuzuf5974 ปีที่แล้ว +1

      Kula mid ahay wlhi

    • @apdulzalamomar850
      @apdulzalamomar850 ปีที่แล้ว

      @@safayuzuf5974 gulyso wll❤

    • @siyaadi9547
      @siyaadi9547 ปีที่แล้ว

      Isku Jin inagu jira sidoo kale USA dhagaysanayaa Jah

    • @apdulzalamomar850
      @apdulzalamomar850 ปีที่แล้ว

      @@siyaadi9547 alle hku xafido wll

    • @LakiJama-eu6bh
      @LakiJama-eu6bh 8 หลายเดือนก่อน

      Wllo sidoo kle from jamhuuruyad barkysan somalilnd

  • @suheybdaahir1158
    @suheybdaahir1158 ปีที่แล้ว

    I watched 👀 2023/8/24
    Alaha cafiyo jaaple shirre jama

  • @Wakhtiga
    @Wakhtiga ปีที่แล้ว +1

    Jaaska iga gadan from 2023
    12 years ago one love ❤

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184 2 หลายเดือนก่อน

    I watching after 13 years 18/10/2024 xsuuus gaar ah ayey iileedahay gabar yar oo aan iga hor lashukaansan ayaan heestaan ushidi jiray ugu dambeyn jaceyl waalan ayaa nadhax maray lkn familyka ayaa wiil abtigeed dhalay qasab ugu guuriyay 😢

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว +1

    Alla yacisak waxs aya layidha sawd macn

  • @crihmanyamaniiiman1405
    @crihmanyamaniiiman1405 11 หลายเดือนก่อน +2

    My song❤

  • @chicken4820
    @chicken4820 ปีที่แล้ว +1

    Who watch 30/1/2023. 8:55 fiidnimo. ❤❤❤❤ aduun hore iyo caawa

  • @khaalidmahad607
    @khaalidmahad607 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasuus gaara hees aan aad u jeclaa malin jimce ah 12 11 2021

  • @maxamedaamiin4674
    @maxamedaamiin4674 6 หลายเดือนก่อน

    Meeriska nimco yasin gabadhi qadan lahayd uun aya iga maqan❤

  • @osmanbouhoul4370
    @osmanbouhoul4370 8 หลายเดือนก่อน

    Realy I like this song from Djibouti in 2024

  • @KhadroMaxamedbarre
    @KhadroMaxamedbarre 25 วันที่ผ่านมา

    Heestan waxan dhegeysana Xili danpe Waxan DiB uso Booqday Sanadka 25-11-2024 Sanadka Ka Cusub Hal BiL Ba inaga Xiga Hadii All3 Nabad iyo Cafimad inagu gaarsiyo❤😊Waxan Rjnayana ina Mar kale so boqon doono🎉

  • @cts3029
    @cts3029 5 หลายเดือนก่อน

    Wow, time flies!! I can’t believe this was 13 years ago.

  • @Msh28888
    @Msh28888 17 วันที่ผ่านมา +1

    2024 yaa baydhabo ku dhageysanaya

  • @MaxamedNalaye
    @MaxamedNalaye 4 หลายเดือนก่อน

    21/8/2024 gaadhi safar Buuhoodale to Lascaaanooda❤😍👌

  • @ayaneymohamed9888
    @ayaneymohamed9888 3 ปีที่แล้ว +5

    Opapaaaaay 💞💋

  • @mohamedosman670
    @mohamedosman670 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 Sweden inta kudawanaysa like

  • @XamdiMuuse-c2k
    @XamdiMuuse-c2k 3 หลายเดือนก่อน

    Ilhe ha cafiyo wlhi walalke mcn love you abowe