wa diinta Isalamaka inaan la salaamin qof muxrimkaga ah oo ilahay laga baqo marka ma diinteenay bedelayan wa in la yidhahdo loo sheego kuwa salamayana wa inay joojiyaan
Maraykanka Dhiiqadiisa waxay jirtay ilaa1900 Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waa Dulqaad badan yahay Laakiin mar uun waa laqaban. ان الله يمهل ولا يهمل. أللهم اللف بين قلوب المسلمين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين. أللهم انصر المجاهدين في سبيلك في كل مكان وخاصتا في سووريا وفلسطين في غزة المباركة أللهم افرغ عليهم صبرا وثبت اقدامهم وانصرهم على قوم الكافرين.
Marakanku wuxuu ka hadlayaa xaquuqul-insaan isaguna waagii barya wuxuu ku xasuuqayaa QAZA boqolaal kun oo aan dambi lahayn sida,caruurta, haweenka,waayeelka
arinta salaanta dumarka why loo bunbuuniya, maxaa loo so qaadan waayey odeygii rabbi wasiirka yahuuda ahaa ee diidey in uu gacanta ka salaamo haweeyney usoo taagtay gacanta
Marka aad Saxafi tahay, waxaad sheegaysaa wa in wax dhaba ahaadeen oo aad soo baadhay, waayo danbi ayaa Ku qaban Kara, Dadka Duruusta ahi waa dad Muslim ah, laakiin aan ahayn dad haysta , Mad_habka Sunniga ama Shiiciga ee la yaqaan, waa dad haysta mad_hab kuwaa ka duwwn, laakiin waa Muslimiin Sida guud , Quraanka iyo Nabi Maxamed csw aaminsan Intaas ayaan Ku sheegayaa
wa diinta Isalamaka inaan la salaamin qof muxrimkaga ah oo ilahay laga baqo marka ma diinteenay bedelayan wa in la yidhahdo loo sheego kuwa salamayana wa inay joojiyaan
Abdixafiid aqliga
Allah swt ha ku siyaadiyo
Iyo sidaad runta ushegto
Waw
Wuxuu katurjumaa haween kaqeeyr badan oo asxaabtii waqtigeedii ayuu nabigeenii csw beeyco dumarka lagelaayay asagoonsalaamin taas ayuuna joolaani aaminsanyahay gaalana loogabaqimaayo.
Asc Diinteyna macanka Badan ma banana mashaa aallah Mashaa aallah
Well done
Asc.. waa Feysal Cumar, Phoenix, AZ. Arrintani waa dhaqankoodii foosha xumaa oo Qaza indha dunida tusisay oo ay dayn la' yihiin.
waa munaafakhnimada gaalada burbur iyo masiibo allah kurido kufaarta aamiin xakhuukh miyaay yikhaanaan reer khaza xakhuu malah miyaa illaahow baabi kufaarta adduunka aamiin
Maraykanka Dhiiqadiisa waxay jirtay ilaa1900 Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa waa Dulqaad badan yahay Laakiin mar uun waa laqaban.
ان الله يمهل ولا يهمل.
أللهم اللف بين قلوب المسلمين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين.
أللهم انصر المجاهدين في سبيلك في كل مكان وخاصتا في سووريا وفلسطين في غزة المباركة أللهم افرغ عليهم صبرا وثبت اقدامهم وانصرهم على قوم الكافرين.
@@hafsaali4297 امين اختاه
War lacnadi KORKOODA Ha AHAATO natanyahu IYO WAXII TAGEERSANBA AMIN AMIN AMIN
😭😭😭😭
Waa munafaqnima ee rer galbedka
Muslimiinta alle ayaa u maqan
صح
Dagaalka qasa waa inuu saameeyo siyaasada mareeykan oo xisbigaan dimuquraatiga lagubedelo xisbikale oo muslimka iyo carabtu galaangal kuleeyihiin sida timadheertu uheeysato maskaxda xisbiyada kale oo midkeeyrabto iyo madaxdeeyrabto ucaleemasaarato cayaartaas waalagufahmay.
Qof kuu imaaday waa in lasalaamaa wax dhibaato ah malahan in lasalaamo qof kuugu imaaday inuu ku caawiyo
Marakanku wuxuu ka hadlayaa xaquuqul-insaan isaguna waagii barya wuxuu ku xasuuqayaa QAZA boqolaal kun oo aan dambi lahayn sida,caruurta, haweenka,waayeelka
Ineey kafakarteey aheed ineeysan diinta ogoleyn qof mur xum kiisa aan aheen inuu nin muslim ah salaamo.
It could be other way around, waa lasharfey momada, , salaan waay jaweentahay
Hadii oow doono waa qalad wariye gabadha sidaas ayoowba xuquuqdeea ayow ilaaliyey sida diinteena saxdaa ah
Waqtiga lagu jiro marka lafiirsho wax dhiba ah kuma jirto inuu salaamo waayo salaan wax ka daran baa socda waa aniga fikradayda
Gabar siiriyaana oo ah mad habtaas Dursigaa waxay igu tiri qur,aanka waan aaminsanahay lkin Nabiga maxamed SCW. Ma aamin sanin yaab oo qur,aanka yaa lagusoo dajiyay
Waxay ka hadlayan dofar la salami wayey away gopti genyoyin gesiyada rer flastin e lagu garacay hubka ugu culus dunida ayagaiyocarurtodi an lokala dayin n dumar carur kuwasdad mahayn duliga alaha naga dulqado nacasintan laedis lec anogu sababa
Badaxda carabta iyo turkigu way ogyihiin riwaayada ka socota meesha!
Madaxwenaha ayaa dhahay israiil iyo falastiin hal qof ayaa xalinkaro. Yacni ma ahan wax ween o lagu mashquulo qiimo malahan dowladaha qaar waxay lamidyihiin sida argagaxisada o kale.
Fayral maxad ula jeeda
arinta salaanta dumarka why loo bunbuuniya, maxaa loo so qaadan waayey odeygii rabbi wasiirka yahuuda ahaa ee diidey in uu gacanta ka salaamo haweeyney usoo taagtay gacanta
Waxaan siyasada dadka walwaalan ayaa ladhahaa Kooxo saxaraha joogto iyo dowlad dunida garab ka heleyso ayaa isdigalayo ayago hawada sare ka daawado waa yaab.
USA WAA CADOWGA ILAAHEY IYO CADOWGA ISLAAMKA GAAR AHAAN WALAALADEYNA FALASTIIN EE ILAAHEY DHULKA HALLA JARO INSHALLAHA TACAALAA
Haa wanucas adigon is aminin waxa tahay aygu ku qimeyn mayan
Marka aad Saxafi tahay, waxaad sheegaysaa wa in wax dhaba ahaadeen oo aad soo baadhay, waayo danbi ayaa Ku qaban Kara,
Dadka Duruusta ahi waa dad Muslim ah, laakiin aan ahayn dad haysta , Mad_habka Sunniga ama Shiiciga ee la yaqaan, waa dad haysta mad_hab kuwaa ka duwwn, laakiin waa Muslimiin Sida guud , Quraanka iyo Nabi Maxamed csw aaminsan
Intaas ayaan Ku sheegayaa
Adiga inad sidaa uhadasho anaga comentlanderskaba maogolin qofka wuuqaldami karaa wadna saxi kartaa
5999 3 Hrs🔥🫶