WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKARINE | BARIGA DHEXE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 26

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

    • @mohamedmoussemaydhane8780
      @mohamedmoussemaydhane8780 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Masuul waxan ka daawanaya Germany magalada Stuttgart xaqiiiqdii 24h eed hawada ka maqnaad waxan is lahaa Brit Somali Tv Maxaa helay ka dibna Aljaziira ayaan u xog donan jiray waayo madashan waa madasha kaliya ee lagaga hadlo wararka xaqiiiqda ah ee aduunka ka dhacaya

  • @AbdullahiMohamud-or1fr
    @AbdullahiMohamud-or1fr 51 นาทีที่ผ่านมา

    Masha Allah engineerka ilaaheey ha barakeeyo si wanaagsan ayuu wax u falanqeeyay. Cimrigiisa iyo aqoontiisaba Allaha barakeeyo

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Engineer Ahmed Abtidoon, waad mahadsan tahay.

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thanks a lot aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ascm salansare cxafid Iyo injiner axmad ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mreykan wuxuu ugubanayaa bombooyinkii uu soo dhiibay ayaa caruurtii GAZA lagu xasuuqay masaajidadii ilaaheeey ayeey gubeen mareykan iyo yuhuud ilaaheey hagubo dab iyo dabeeylo hakurogo Aamiin

  • @AxmadSuni
    @AxmadSuni 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc cabdi xaafid wanku salamay adiga io inginer axmed abti don❤🖤💙

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    allahu akber ilaahow reer flistiin xifdi dhibkana ka saar ree qaza ilahow xoriyad sii. amaanah yaa rabi.

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaliCAAC
    @CaliCAAC 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Illaahay hoog iyo hallaag hakudhco
    Xanuunka ay mariyeen reer falastii illaahay hakurido mid ksbadan uyuud iyo kuwa taageeroba

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aadbaan usoo dhoweynaya sidaad noogu hagar baxdaan oyo hufnaanta warkiisa

  • @osmanhassan6601
    @osmanhassan6601 48 นาทีที่ผ่านมา +1

    Russia iyo Ukrain maxaa maxaa naga galay wadankeena iyo argagixisada ka hadla fadlan

  • @zaynabmacalin1430
    @zaynabmacalin1430 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    2daan nin 15 bilood ayan dayaynay wax is bedelane mahan bal aan aragno Tramp waxa Aw Soo kordhiyo

  • @Hamse813
    @Hamse813 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kalmada ilhaan ee uu ka dhawaajiyey eng Axmed ayaan afcarabi ku turjumey waa laydh awood dabiici ah leh wlhey waa dhab waxyaabaha bina aadamku sameynaayo awooda ilaahey ee aynaan arkeyn ayaa inagu ilhaamisa oo inagu hagta

  • @AliYare-h2z
    @AliYare-h2z 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxaan idiin soo gudbinayaa mahadnaq iyo bogaadin qalbi furan ah shagada adag iyo dadaalka aad u huraysaan sidii aad bulshada ugu soo gudbin lahaydeen warar xaqiiqo ah iyo sheekooyinka aan inta badan la maqal. Shaqadiinna waxay noqotay tiir muhiim ah oo bulshada isku haysta, waxayna iftiimisay xaqiiqooyin badan oo bulshada muhiim u ah

  • @abdirahmansheikmahamedaden188
    @abdirahmansheikmahamedaden188 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    C/xaafid xageed aaday in muddo ah wn kuweynay ama waad naga maqneyde ??? !!!

  • @Nuriya-d4x
    @Nuriya-d4x 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc waa run eng qaza waxa ka dhacay cibrata li ulul absaar alaha hangabaadooda ka qabto Yahuuda iyo inta farxadooda ka naxsan. Inagana wax aanka qaadano cuskasha ale iyo.isku tiirsanaanta reer qaza munaafiqiinta alaha dalkeena kaqabto nabada udiidan cadowga nagu soohogaaminasya.

  • @umudekaabdi3025
    @umudekaabdi3025 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    th-cam.com/video/-KzjR7mISMg/w-d-xo.htmlsi=jFNt54tW1P4_2_DW

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wariye qabyaaliste adiga warkaaga marabno agteena c xaf xaar ayaat katahay waxaan xiiseynaa injineerka mahadsant injinere kan yuu ku ceebeynini kafagaaw dhalinyarada weynacabtahay uf uf

    • @A_1_2-e4h
      @A_1_2-e4h 22 นาทีที่ผ่านมา

      Wariye cabdixafid waa nin sharaf leh Somalina u dhexeeya Wixii jirana runta ka sheega
      Laakiin adigoo kale oo musqul ah baa aduunka ku nool nacaladkii ku dhalay wase fataal yahoow

  • @AxmadSuni
    @AxmadSuni 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc cabdi xaafid wanku salamay adiga io inginer axmed abti don❤🖤💙