No 24 hours negative U ducee somaliya Waa dad walala ah Ha isku dirin Allah ka cabso Clippe ha fiirsanina Dhiig karyow idinku dhicin aduunka duca lagu bedelaa iyo positive mind
اللهم انصر اخواننا المسلمين في غزة وفلسطين عاجلا غير اجل أللهم أرحم شهداءهم اللهم اعنهم على عدوك وعدوهم يا ذالجلال والا كرام اللهم فرج همهم وفك اسراهم وانصرهم نصرا مؤزرا وافتح لهم فتحا مبينا اللهم امين اللهم امين يارب العالمين
Masha Allah Shiikh Maxamad Jazaka Allahu kher 😭🤲Insha Allah Ma Niyad Jabaayo Sbbto Ah Wax Walba Calamka Ka Socda Aya Tusaala Noo Ah Mujrimiinta Allah Aya Dadka Ka Qaban Doona. Ya Rabbi🤲Dalkena Dad Caadilin ah U Soo Saar👑💎💎💎🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🤍🤍🤍🇸🇴💙💙💙🇸🇴🌹🌹🌹🌹🏝🏞💚💚💚💚🛣🛤⛴️🛳🚁🪂🌊🚤🛶⛵️🚑🚒🌍.....✈️🇸🇴
Yuhuud waa najaas kansar ah waxay u fakanayaan waa wixii ilaahay swt ku tilmaamy كلما أو قدو نارا للحرب أطفأها الله👈🏻 ويسعون في الأرض فسادا والله لا يحب المفسدين
Dhibatada uguwayn ee somalia haysata wa in been laiskusheego ayadoon waxba slahayn. In laqirto dhibaatada wa qayb kamid ah xalka waliba wa mida ugu muhiimsan.
Wadaad allahu aclam waxa tahay Dadka ka fiican aad sheegayso waxay wax khaban Karan marki allah u ogolaado inay wax khabtaan Dhibka Somalia haysta wuxu ka bilowday culumadii la laayey Ku waani umada inay Allah u noqdaan iyagana isu naxariistan isna cafiyaan una ducee madaxdaada Allah ka dhigay isma keenin ayaga meesha Intaas kaliya faham
In la dilo dad aan waxba galabsan sinaba sax uuma aha, adigu se wariye ha aminin gaalka qudhiisa, waayo wax dil dhacayaa waa arin ay iyagu kadanbeeyaan
SHEEKH MA AAD FAHMI AYAAN ORANKAR HADALKA R, XAMSO WAA SARBEEB OO UU KA WADO IN AAN ISAGA WAXAB GACANTA UGU JIRIN MARKA WAA UU CADEEYE ISAGA OO AF GOBAASI KU MUUJIYEY WAA SIDA AAN KA FAHMEY
Run ayaan la shegin mahee Xasan sheekh Waxbadan ha qaldo inta wanaag ah oo wadanka ka qabtay ayaa ka badan , Wali Qof asiga ka wanagsan ma arkin intaan Siyaasi arkaaye Ama intaan wax gartay
Tuneelada markii ladhisayay israiil iyo.ayagana hawada sare ayeey ka daawanayeen sooma ahan.sida markii dal asiya kuyaalo hubka nukliyeerka sameysanayay aay u dawasocdeen u daawanayeen dalkaas markoo hubka nukliyeerka sameysanayay sida Marekanka u daba socday u ilaalinayay waxay cadeyneysaa in dhulka intiisa kale sidaa loodaba socdo o la ilaalinayo...
Ninka walalkay dilay sheeganaya in uu jahad ku jiro oo ku jano galaayo diinu lee yahay iga dhaadhici adi Alle oo qura ayaan ka cabsaneynaa shabab waxan amin sanahay in ay yihiin mashruuc reer galbeed abuureen si ay dunida muslimka u burburiyaa U fiirso dhamaan dadkii aas aasay ururada islamiga sheegta waxay wax ku soo barteen reer galbeedka Dadka wax baara ama wax akhriya Shaxdan wey fahansan yihiin Lakin waxa nasiib xumo ah dad aminsan in ay diin wadaan dad loo abuuray islamka dabar jarkiisa😢
sheikh qofkaasi Hadduu ba daalay guriga waa loo hagaajinaaya haddaan ka eegno dhanka waddankay somalia maadaama ay waddankay labadaas nin Ayan Lahayn oo ummadda dhan u dhaxeeya waa loo hagaajinaaya lkn guri shaqsi ayaa iska Leh marka nimaankan way ku daaleen waddanki wadidiisa waxay ka dhigatay inay Saadaal buxdo ay tahay ah wan wadi waynay somalia taasaana hubaal ah wblhi towfiiq
Waxaa looga bixi karaa oo kali ah in alle noo noqdo baryada alle na badiyo dadkana loogu baaqo is cafin sdiinta alle llagu dhaqmo maalin kasta kii madaxweyne noqda waa laga laadlaadaa sabobtoo ah wuxuu ka dhashay qabiil marka ma heleynaa malaaik na maamusha waa maya gacmaha alle utaag oo bari alle kuwaan jooga naaru meel qabow kuwa ugu roonaay aan u arkaa aniga duco halagu kabo diinta wey ku room yihiin aqoon laan ma heyso hala taliyo oo ha la garab istaago meeshey ka khaldan yihiin ha laga soxo adduunka waa tartiib meeshooda sanna sheeg
Dad isku sheegay in ay dowlad yihiin hadana aan nidaam dowlad waxba ka aqoon waa qoslaye iyo reysalwasaraha waa qoom u soo shaqa tagay in ay wax dhacaan waxay cuni karaan cunaan canshuur xaaraana daldashaan umadda dhibaan allaha dhibee bal car ha la sheego waxay wadanka ku soo kodhiyeen waa xulufo mooryaan ah cishoodkii baa alle ka qaaday
Sheekhow way joogaan laakiin iyagaa hortaagan oon u ogoleyn in qof kale yimaado iyaguna isuma haystaan in ay wadanka xukumaan ee in ay wakiil u yihiin cidkale shacabka in ay mashquuliyaan yaa loogu tala galay marka hadalkoodu qaymo malehee waa in dadka soomaaliyeed ay dalkooda u naxaan ooyna kuwaan isku haleyn tankale Sheekhow maxaad uga hadli la,adahay arrinta buntiland kasocota ee ladagaalanka argagixisada miyaaney mudneyn in labogaadiyo asksrta iyo shacabka buntiland ee argagixisada ladagaalamaya guulahana kagaarey marka aan saas leeyahay qabyaalad igama aha laakiin waa in latasgeeraa dadka soomaaliyeed ee waxa fiican sameeya si ay kuwakale ugu deydaan
Dulmidiidooow, Adduunka waxaad ugu neceb tahay mujaahidiinta kuwa Kula dhashay!!!, marka yaad u sheegaysaa inaad jeceshahay mujaahidiinta caalamka!!!, nifaaqa la dhimo, oo Israel lagu xabaal, laba wajiile.
90% dadka u shaqeeyo dawlada waa isku qoys kudhow Hassan Sheik. It is like state government that has internationally recognised there is no such somalia government.
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Af macan iyo wan ka arka koofi islame ashahada benlow maxa amara kuu aasan.
Gadh iyo koofiyad horaan u aragnay Dulmi wade
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Waa niyad jab aad u wayn Ilaahay ha noo dhawro wadankeen 😢shikh waa in aad ka qayb qaadataan wadanka hagaajintiisa hadii aad culumo tihiin waajib baa idin saaran madax ma argno
No 24 hours negative
U ducee somaliya
Waa dad walala ah
Ha isku dirin
Allah ka cabso
Clippe ha fiirsanina
Dhiig karyow idinku dhicin aduunka duca lagu bedelaa iyo positive mind
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
اللهم انصر اخواننا المسلمين في غزة وفلسطين عاجلا غير اجل أللهم أرحم شهداءهم اللهم اعنهم على عدوك وعدوهم يا ذالجلال والا كرام اللهم فرج همهم وفك اسراهم وانصرهم نصرا مؤزرا وافتح لهم فتحا مبينا اللهم امين اللهم امين يارب العالمين
JazaakaAllahu kheyran walaal dulmidiid
Masha Allah Shiikh Maxamad Jazaka Allahu kher 😭🤲Insha Allah Ma Niyad Jabaayo Sbbto Ah Wax Walba Calamka Ka Socda Aya Tusaala Noo Ah Mujrimiinta Allah Aya Dadka Ka Qaban Doona.
Ya Rabbi🤲Dalkena Dad Caadilin ah U Soo Saar👑💎💎💎🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🤍🤍🤍🇸🇴💙💙💙🇸🇴🌹🌹🌹🌹🏝🏞💚💚💚💚🛣🛤⛴️🛳🚁🪂🌊🚤🛶⛵️🚑🚒🌍.....✈️🇸🇴
Sheikh kheyr Allah ha ku siiyo
Wixii run ah aad noo soo gudbiso
Tvyo badan adaa ka sharaxaad badan
JazakAllah
ASC SHEEKH WAA LA ANSIXIYAY HESHIISKII. ALXAMDULILAAH
Jazakallahu kheyr sheikh for the updates
Waa runtaa ,dad badan oo hagaajin lahaa wadanka way joogaan,lkn dowladdu waqtigan jirta ma rabto.
Shiikh waan ku salamay
Mar ka hadal oromDa iyo xabashida dhulkii ku said badanaya ee shaqadii dadkii ja qaadey. Wacyi geli ssomalida
Aada ayaan ugu xiranahay dulmi diid chanel
War sheikh ma viyus ba karafinesa in waxsisocdo bismilah
❤❤SHEIKHOW HESHIIS AYAA LA GAARAY..INOO SOO GUDBI WARBIXINTAAS....FADLAN HBN MOWLIID KU XIRNOW...FIRST NEWS ASAGA AYAA SOO TOBIYO
Yahuudka wayn Allha ku Rido Rucbi wayn iyo arga gax Iyo jab
Yuhuud waa najaas kansar ah waxay u fakanayaan waa wixii ilaahay swt ku tilmaamy
كلما أو قدو نارا للحرب أطفأها الله👈🏻 ويسعون في الأرض فسادا والله لا يحب المفسدين
Dad Ajaanib ah aan maamulka Askar iyo Siyasinba aan u dhiibano ileen Somali lama Aamini karo, xataa Nabi ha noqdo
Cumar in shaar
Machaallah
Adaa mujrim ah
Dhibatada uguwayn ee somalia haysata wa in been laiskusheego ayadoon waxba slahayn. In laqirto dhibaatada wa qayb kamid ah xalka waliba wa mida ugu muhiimsan.
Yaahudu Aaamin malahan ina ay is uga yihiin laga yabaa
Somali maryoley Mardhaw itobian Ayaa idin Qabsandoona Oo Bir kulul Futada Idinkagelin Doona insha Allah Kadib Shayaadiinta Markey Dhamadaan Waxa Soo Bixi Doona Dhalinyaro Mujaahidiin ah Oo Dalkoda iyo Badooda Difaaca oo Qabiilka Baabiiya insha Allah bi idmi llaahi Kariim 😢
Waa lagu kala baxay
waa runtis. raysulwasaraha. adeeg bulsho
majiro
Waa runti , Hassan dalkii Waa dhacay
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
Shekh yahud Somali barnamishkaga wa qasanyay wa Huba Somali adigu Hadi lagu dhiba wad wareriy lahed hata wad lumiylahed
Mar hadey garteen wa la hagaajin doonaa sheekh hana niyad jabin adigu
Nin wayn oo faaruq ah
Shiekh if you think you can make difference; get up and do something::::Somali ❤❤❤❤
Wadaad allahu aclam waxa tahay
Dadka ka fiican aad sheegayso waxay wax khaban Karan marki allah u ogolaado inay wax khabtaan
Dhibka Somalia haysta wuxu ka bilowday culumadii la laayey
Ku waani umada inay Allah u noqdaan iyagana isu naxariistan isna cafiyaan una ducee madaxdaada Allah ka dhigay isma keenin ayaga meesha
Intaas kaliya faham
Waa run
Scw scw scw ❤️
RW waa waxan yhy haduu run sheegay sheekhow
In la dilo dad aan waxba galabsan sinaba sax uuma aha, adigu se wariye ha aminin gaalka qudhiisa, waayo wax dil dhacayaa waa arin ay iyagu kadanbeeyaan
Dulmi did wakusalamay
SHEEKH MA AAD FAHMI AYAAN ORANKAR HADALKA R, XAMSO WAA SARBEEB OO UU KA WADO IN AAN ISAGA WAXAB GACANTA UGU JIRIN MARKA WAA UU CADEEYE ISAGA OO AF GOBAASI KU MUUJIYEY WAA SIDA AAN KA FAHMEY
Hamze runta ha sheego ee daafa, waana runtiis
Wasaxa waxukahdalay asalwaxare xaqiba feerahkadilacay qaladhan waawarey
Runta ayaa ka sheegaysa waxa jira, I solute you
cagdheertaan sawirka ah oo goomanka weyn leh ogaaden waligoodba waa jaajuusiin amxaaro u shaqeya
I was In london daroobad tahay hadan sheikh waad ku walatay hasan sheikh waa laan dheer1
Xayeysiiska isks fiiri fadlan
Yuhuda ayaa ka fiican qadaadweynta
4.5 talada haloo dhiibo . Hal mar oo kaliya.
Weey saxiixeen yahuuda heshiiska xabad joojinta
shiikh bul bul waxan shaqadaada hadlaysaaa .
Hada kumashquusho xoolaha masakinta aruursi goormad wadan wax uwabaneesa cansar Allaha kurida xaqa masakinta qofkii cuno
Cajeep
bul bulow shahaaado wariyinimo ma leh
Adero xicho hacayin dolada Somalia
Sheikh dulmi diid shabab wa mashruc kasocda rergalbed u hogaminaayo Emirates si dinta christianka ufafto somalina dalinteda qaar bada kushubman qaarna lalaayo qaarna rergalbed gacanta ogadigan hoyo somaliyedo oyeyso cunugeyga socialka igaqaatay wa intaa inta wadamada islamka lagarabo anaga an ogadarnanee
Run sheeg waa belo😅😅😅 sheeg😅😅😅😅
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shekhow kuwan Dowland maaha ee warkooda nagadhaaf
R WASAREHA WAA SAXAN YAHAY DALLAN WALALA WAREGAY 😢
Ma joogan mana jirto waayo somali isma rabto diintoodu waa qabiil wey adagtahay arinkoodu musuq maasaq ma daynayaan ilaa weligood ayey ku jireen
O😊
Run ayaan la shegin mahee Xasan sheekh Waxbadan ha qaldo inta wanaag ah oo wadanka ka qabtay ayaa ka badan , Wali Qof asiga ka wanagsan ma arkin intaan Siyaasi arkaaye Ama intaan wax gartay
Adigu soo sheeg wuxuu qabtay aan aragnee anagu unajeednee
Madax Fiican Somaliya Ma Jirtee Ilahey Hogaan Kher Qaba Allah Noo Soo Saaro🤲
Wcs
Subxaanalaah
Shaqadii natanyahu shabab ayaa noohaya
Weriyaha ugu wanaagsan oo an ku kalsoonahay
Masha Allah
Asc
Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a
Asc
Tuneelada markii ladhisayay israiil iyo.ayagana hawada sare ayeey ka daawanayeen sooma ahan.sida markii dal asiya kuyaalo hubka nukliyeerka sameysanayay aay u dawasocdeen u daawanayeen dalkaas markoo hubka nukliyeerka sameysanayay sida Marekanka u daba socday u ilaalinayay waxay cadeyneysaa in dhulka intiisa kale sidaa loodaba socdo o la ilaalinayo...
❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bilaa calayk dadkan fashilmay ee saasa ee Havana dad tashaday oo wax qabsaday ha ka hadlin mar danbe sheekadooda is ka dhaaf fadlan
Masameeyey waxa uu kahadlaayo maya
Diyaaradaha bamamka dadka lagu xasuuqayo yaa iskaleh
armaa howshiisa cagta laga saaray heeee
Maxaa naga galay natanyaahu hurdadiisa
Maxishoonayaan
Alshabaab they are watching 👀 you
Ragaa sirdoonka 2aad ee afrika ugu xoog badan ka dib wadanka koonfur afrika.
Wax walba waa ogyihiin waan ka maamul wanaagsan yihiin maamulada dowlada
Ninka walalkay dilay sheeganaya in uu jahad ku jiro oo ku jano galaayo diinu lee yahay iga dhaadhici adi
Alle oo qura ayaan ka cabsaneynaa shabab waxan amin sanahay in ay yihiin mashruuc reer galbeed abuureen si ay dunida muslimka u burburiyaa
U fiirso dhamaan dadkii aas aasay ururada islamiga sheegta waxay wax ku soo barteen reer galbeedka
Dadka wax baara ama wax akhriya
Shaxdan wey fahansan yihiin
Lakin waxa nasiib xumo ah dad aminsan in ay diin wadaan dad loo abuuray islamka dabar jarkiisa😢
@WAXTAR-MEDIA kula yaabi maayo adoonsi ayaa ku jirtaa kaligaaa maaha caalamkoo dhan bini adamka caqliga laga adoonsada waxaas aad meerinayso warbaahinta iyo madax isku sheega daba dhilifka iyo dadka aaminsan waxa loogu yeero sharciga caalamiga iyo nabada iyo culimo diintoodi iibsatay ayaa ka shaqayse wlhi hadaadan caqliga alle ku siiye ku xisaabtamin waad khasaarye aduun iyo aakhiro gaaladu iyo munaafaqiinta murtadiinta ee somalida sheegta iyo kuwa. Islaamka sheeganaya ee carabta waxay u halgamayaan inay diinka suuliyaan oo damiyaan xaqa been abuur iyo borobagaando fidiyaan balse alle ayaa xaqa lajiro wuuna saraynayaa islaamku cid hor istaagi karto majirto يذل ذليل او بعز عزيز ee adi wax soo baar wilaayatka islaamiga imaaw ee ay mujaahidiintu joogan wax arag
Talo waxaa ku siina salaada si fcn u tuko
Quraanka aqriskiisa joogte
Xumaan ka fogoow
Ilaahay bari tawbada laasim
Ilaahay kadib wuxuu ku tusi doona xaqa
Kuma ddhahayo mujaahidiintu waa wada nadiif saxaabadi nabi muxamad scw ayaa munaafaqiin gaalada ka xun ku jirtay maxaad umalaynaysaa mujaahidiinta maanta caalamka joogto
Balse wacyiga guud iyo dariiqada jihaadka waa sax
Midna raayada tawxiidka cid aan ka runsheegin ilaahay baa ka cadgoosta !
Intaa ragg dadaalay eedi lahayd naftaada weydii maxaad u qabatay diinta
Maxaad u qanatay muslimiinta?
Hada maxaa u awooda ?
Scw rasuulkeeniya joornaalada lagu sawirayaa la aflagadeeya
Walaalaheena qaza laxasuuqa
Majirto caalamka meel aysam muslimiin ooyen waxaas cida samaynayso waa maraykan UN reer gakbeed yahuud iyo karishtaan oo dhan mawaxaad oranaysaa dawladaha hishiiska la ah ee dastuurada lagu maamulo sxpdeen caalamiga taagan iyo inta taageersan inay muslimiin yyihiin
Wlhi yahuuda ayagaa ka xun
Nio xaqqa Allah ku tuso
Walaalka ayaa ka hadlee aabahay haduu islaamka dhib ku hayo anaa iska leexina
Caqiida rag ku kala tagay!
Asc somalida dhibka ugu weyn oo wax looga qaban karin waa 4.5 sababtoo ah qabiil buu ku yimid qabiilkana wuxuu keenaa kiisa ugu liita haddii laga tiro shaqada qabiilka wey goosanaayaan muxuu qaban karaa ninka madaxda ah
Hays casilo labadooda waa tuug xasan iyo xamse na dhafa so hawl yar
Masuuliyadii ay isku maqiiqeen aysanna waxba ka qaban karin ayey isku marqaati furayaan waa dad inkaari ku dhacday
Weysaxiixeen sheq guul xamaas
Soomaalida dad wax qaban kar ma daayan hadu hayo xilka midkastoo xilhayana jaahil qabiil lagu keenay baa ku wareegsan allaha sahlo
sheikh qofkaasi Hadduu ba daalay guriga waa loo hagaajinaaya haddaan ka eegno dhanka waddankay somalia maadaama ay waddankay labadaas nin Ayan Lahayn oo ummadda dhan u dhaxeeya waa loo hagaajinaaya lkn guri shaqsi ayaa iska Leh marka nimaankan way ku daaleen waddanki wadidiisa waxay ka dhigatay inay Saadaal buxdo ay tahay ah wan wadi waynay somalia taasaana hubaal ah wblhi towfiiq
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Nacam nacam ku haay cuqdad haku dilato dowladna ma rabtid dalkan cid gooni ahaad la rabta lkn waligey dhicimeyso haba ka yaabin
ninkaan dulmi abihis waaye dulmi diid ulabaxay dolada tiiingi riiska umaleya dalka adoomiran dulmi lugo qabasho kuhaya kamahada shidku waas wadhan 4 5 awoodleh
Waxaa looga bixi karaa oo kali ah in alle noo noqdo baryada alle na badiyo dadkana loogu baaqo is cafin sdiinta alle llagu dhaqmo maalin kasta kii madaxweyne noqda waa laga laadlaadaa sabobtoo ah wuxuu ka dhashay qabiil marka ma heleynaa malaaik na maamusha waa maya gacmaha alle utaag oo bari alle kuwaan jooga naaru meel qabow kuwa ugu roonaay aan u arkaa aniga duco halagu kabo diinta wey ku room yihiin aqoon laan ma heyso hala taliyo oo ha la garab istaago meeshey ka khaldan yihiin ha laga soxo adduunka waa tartiib meeshooda sanna sheeg
Cida wax dhacaysa waa madaxweynaha iyo isaga isku haleynaayo tan kale xamze maxuu hayaa waxba mahayo
NETANI YAHUU AYA DHAMAA WAYO DIINBO KUMA XISAB TAMAYO
Waan bixina ayuu dhahay lkn weey yartahay ayuu dhahay
WAR DOWLADA SOMALI MAJORTEE WARKA KALE NOSHEEG
Marxuunkii wuxuu qiranayaa maalmahaan inuu marxuun yahay
Wasax reisalwazaraha ileen sihan aya kaawood badan p.m with no power just ayeh😂
SOMALIYA 8 MADAXDA WEYNE AYA KATALISO MEEL NOORONE MAJIRTO
Beden Waa Munaafuq Warkuu hada sheegaayo Muxuu Usheegi waayey Marhore intaysan laynin Kumayaal Qof oo ah Saqiir iyo kabiir isugu jiro, ayagoon waxdambi ah gelin 🤔
Dad isku sheegay in ay dowlad yihiin hadana aan nidaam dowlad waxba ka aqoon waa qoslaye iyo reysalwasaraha waa qoom u soo shaqa tagay in ay wax dhacaan waxay cuni karaan cunaan canshuur xaaraana daldashaan umadda dhibaan allaha dhibee bal car ha la sheego waxay wadanka ku soo kodhiyeen waa xulufo mooryaan ah cishoodkii baa alle ka qaaday
Sheikh ra,izul wazaraha waa uu saxan yahay runta ayuu ka sheegay wax munafaqad ma uusan sheegin ceebtada aad og tahay waa qayb kamid ah wanagaada balse madaxwaynahay runta maka sheego mana qirta xaqiqda
Sheekhow way joogaan laakiin iyagaa hortaagan oon u ogoleyn in qof kale yimaado iyaguna isuma haystaan in ay wadanka xukumaan ee in ay wakiil u yihiin cidkale shacabka in ay mashquuliyaan yaa loogu tala galay marka hadalkoodu qaymo malehee waa in dadka soomaaliyeed ay dalkooda u naxaan ooyna kuwaan isku haleyn tankale Sheekhow maxaad uga hadli la,adahay arrinta buntiland kasocota ee ladagaalanka argagixisada miyaaney mudneyn in labogaadiyo asksrta iyo shacabka buntiland ee argagixisada ladagaalamaya guulahana kagaarey marka aan saas leeyahay qabyaalad igama aha laakiin waa in latasgeeraa dadka soomaaliyeed ee waxa fiican sameeya si ay kuwakale ugu deydaan
Dulmidiidooow, Adduunka waxaad ugu neceb tahay mujaahidiinta kuwa Kula dhashay!!!, marka yaad u sheegaysaa inaad jeceshahay mujaahidiinta caalamka!!!, nifaaqa la dhimo, oo Israel lagu xabaal, laba wajiile.
shiikh bull bull
90% dadka u shaqeeyo dawlada waa isku qoys kudhow Hassan Sheik. It is like state government that has internationally recognised there is no such somalia government.