Walaal waxaan ku siin lahaa talo aan rajeynhayo in aad ku faa'iidi doonto waa hadii aad iga yeesho waxeyna tahay walaal Ilaahay ka baq oo cimrigaan waxaad u baahan tahay in Ilaahay aad u dhowaato qur'aankana barato Ilaahay cibaadadiisana aad u go'do ileen waad weynaataye, waxaad dhaqi kartay dhaqday waxaad dhali kartayna dhashay, marka Walaal ha dhibsan warkeyga ee sidaas yeel waa kuu dan oo waa noo wada dan kuligeene.
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw ❤
Maashaa Allah
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Ma Asha ALLAAH
Sirad cabdule ugas allaha unaxariisto mar horey dhimatey
ma maamada hadeeysaa dhimatey? video gaan 12 days ka hor baa lasoo galshey
Ma, qiso xanunle wayee hooyo❤😂
War waxu macana maska walahi wan qoslay😂😂😂
😂 cajiib
Buug ka qor sheekadan. Waa sheeko yaab badan.
SIDAAN UQOSLAAYEY NEEFTA IGGU DHAGTAY WAN SIGTAY
WALHY ALA EEDO SIRAAD AAA
Waa sheeko qosol ah.
Waa cibaaro adduun
Hhhhhh 😂😂😂😂
Muuska. Iyo. Babaayga
Ayaa qosol leh
Mahadsanid
Masha alah mama sheekoyinkaaga wan jeclahahy
M.a mam hadan kugu so birye❤❤❤
Allah ha unaxaristo
Alla bisinka allaahu maa najaynaa minal dhiig muslin
Siraad cabdulle ugaas matahay fananadi hoseed
Maya
Sheekada wan dhageysanaa aderka hassan ciro
😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkll waa qoslay
@Amiirada qarsoon
Gabadhii ku tiri rida soo xad meeday
sheekoyin kan okale wan xiiseya ❤❤❤
Walasheydii qaaloga aheyd siraad cabdulle guriguri
Hooyo noo reeb numberkaaga
Masha allah mamo
Maamo ma mareeexan baa tahay
Walaal waxaan ku siin lahaa talo aan rajeynhayo in aad ku faa'iidi doonto waa hadii aad iga yeesho waxeyna tahay walaal Ilaahay ka baq oo cimrigaan waxaad u baahan tahay in Ilaahay aad u dhowaato qur'aankana barato Ilaahay cibaadadiisana aad u go'do ileen waad weynaataye, waxaad dhaqi kartay dhaqday waxaad dhali kartayna dhashay, marka Walaal ha dhibsan warkeyga ee sidaas yeel waa kuu dan oo waa noo wada dan kuligeene.
Talo wanaagsan weeye jazakallah kheyr
@@nasramohamed4229 wa iyyaaka walaal
😂😂😂😂