Caku! Carab iyo dhaqaale aduunyo maxaa ka dhexeeya.mar ay dhaxal isku dillaan, mar ay lacag isku dillaan, mar ay dahab isku dillaan iyo mar ay daaro isku dillaan. Waxa kale oo la yaab leh dadka is dilayaa markasta waa intii isugu xigtay.sida laba isqaba, laba isla dhashay, laba isdhalay, laba seediya ah iwl.
Marka horaba wuu ku deg degay celinta walaashiis.khalad ayay ku ahayd in uu isla saacadii ay timid uun ku qaado gaadhi geeyana gurigeeda, isaga oo aan ka tala galin Qoyskiisa { Haberyertiis iyo odegeeda}.waayo cadha waxay u baahantahay in wakhti la siiyo inta uu qofku ka soo dagayo.sida oo kale waxay ahayd arin muhiim ah in uu ka tala galiyo qoyskooda, isla markaana lagala xaajoodo wiilka gacan qaadkii uu kula kacay gabadha.iyada oo latusinayo khaladkiisa loona sheegayo arintaasi in ay ahayd waxaan loo baahnayn, hadda kadibna uu ka waantoomo. Markii ay isku dheceen seedigiis kadibna dilku yimid maxaa u sheegtay in uu policka waco una sheego wixii dhacay iyo wixii sababay iyo waliba sida uu uga xunyahay maadaama aan dilku ahayn mid ku talgal uu u sameeyay?.haddii uu sidaas yeeli lahaa waxaa suurtagal ahayd in uu ka bad baadi lahaa dhagertii dambe ee uu wiilka yar u gaystay.laakiin markaan eegno wixii uu haber-wadaagtiis ku sameeyay waxaan dhihi karnaa wuxuu ahaa mujrim lafta xaraami ka ahaa.waana istaahilaa wixii ku dhacay.
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
allow iimanka nagu sug yaa rabi 🤲🤲🤲
Scw scw ❤🫶🏻
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn hafsa bilaneey allaha kubarakeeyo
Wlhi waan ka naxay ninka dilay wlshii maan ka filin
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Hafsa thanks my sister waad nosobadisay dembi dharistii
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
alla xafsooy manta hada ku agjoogo hab 🫂ayn ku sii lahaa ano dhar dhaqow ku jiro o maxa dhageysata islaha so dhacday mahadsanid abyo
❤🌹🥰 🫂
WCS❤MAMO❤
scw scw scw❤❤❤❤
Qolalkii qaxwaha iyo wiifow kkkkkkkkkk
Scw scw scw scw scw scw
Ayagaa dilay qumayo ha aragtee
Scw fakataxxx kasiida sheekada
Hada school Ka Ka imaade was xanuun sanehe isoo duceeya😢
Ilaahay ha ku caafiyo wll qaali 😢
Video igu samaynta badna wuxu ahaa kii ahmed iyo islaantii jarmalka ahayd qisada markan dhagaystay in noloshu easy thy fahmay hada yurub tagi raba❤
❤❤❤❤❤
Hafsa channel kaga wan dhamayn raba video ku jiro dhan wayna vcnyihiin runtii
👍👍👍👍👍👍👍👍
Wcs abaayo saan ku sugayay lee qisooyinkii hore dhagaysanayay ❤
🥰🌹💐
Nin iyo naag iskubdhacsan naagta gurigeed deg deg looguma celiyo ilaa ay iska cafiyaan oo ay farxaan
Suaal lkn walalo luqada carabiga wad taqana sax see ku baraty steps ka racday wax nala wadag ama video ka soo dub ba thanks for your voice message
Ws wr wb anigaa ugu horeeyo maanta Hafsa Team waan idin salaamay ❤
Huno waad nagasoraagtey
Wcs sister
Cms nuno
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
First😂❤
WCS WALAASHAY 🫀 SCW 🫀 SCW 🫀 SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Nun 18hr Midkale sogali
❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ala caraba nin ayey labaxsatay lamaba arag hada waa layska odhanaya lagayaba qofka inuu wax ku dhacen aanu nooleynba
Hafsa eedo qaali wadankee joogtaa? Waa islaantii waxkasta inay ogaato jeclayd afka carabiga sidaad utaqaano ku wareeray marka waxan is dhahay Malaha carabtay joogtaa gabadhaada
Edo sharafy waxaan joka Kenya Garissa
Caku! Carab iyo dhaqaale aduunyo maxaa ka dhexeeya.mar ay dhaxal isku dillaan, mar ay lacag isku dillaan, mar ay dahab isku dillaan iyo mar ay daaro isku dillaan.
Waxa kale oo la yaab leh dadka is dilayaa markasta waa intii isugu xigtay.sida laba isqaba, laba isla dhashay, laba isdhalay, laba seediya ah iwl.
Marka horaba wuu ku deg degay celinta walaashiis.khalad ayay ku ahayd in uu isla saacadii ay timid uun ku qaado gaadhi geeyana gurigeeda, isaga oo aan ka tala galin Qoyskiisa { Haberyertiis iyo odegeeda}.waayo cadha waxay u baahantahay in wakhti la siiyo inta uu qofku ka soo dagayo.sida oo kale waxay ahayd arin muhiim ah in uu ka tala galiyo qoyskooda, isla markaana lagala xaajoodo wiilka gacan qaadkii uu kula kacay gabadha.iyada oo latusinayo khaladkiisa loona sheegayo arintaasi in ay ahayd waxaan loo baahnayn, hadda kadibna uu ka waantoomo.
Markii ay isku dheceen seedigiis kadibna dilku yimid maxaa u sheegtay in uu policka waco una sheego wixii dhacay iyo wixii sababay iyo waliba sida uu uga xunyahay maadaama aan dilku ahayn mid ku talgal uu u sameeyay?.haddii uu sidaas yeeli lahaa waxaa suurtagal ahayd in uu ka bad baadi lahaa dhagertii dambe ee uu wiilka yar u gaystay.laakiin markaan eegno wixii uu haber-wadaagtiis ku sameeyay waxaan dhihi karnaa wuxuu ahaa mujrim lafta xaraami ka ahaa.waana istaahilaa wixii ku dhacay.
Fulaan bin fulaan QOF SOOMAALI AH oo aan garaneynin miyaa jira???!!tolow soomaalidaas mA OROMA?!!
Haa carab manihin😅
@kafiyaabtidoon4043 CARAB MA NIHIN LAAKIIN XISNUL MUSLIMKA QOFKII AQRISTA BES AYAA FAHMI KARA AMA XADIITH YADA
❤❤❤❤❤❤